1 H addaba rasuulladii iyo walaalihii Yahuudiya joogay ayay waxay maqleen in dadka aan Yuhuudda ahaynna ay ereygii Ilaah aqbaleen.
وَسَمِعَ الرُّسُلُ وَالإخوَةُ فِي جَمِيعِ أنحاءِ إقليمِ اليَهُودِيَّةِ أنَّ غَيرَ اليَهُودِ قَدْ تَلَقُّوا أيضاً كَلِمَةَ الرَّبِّ.
2 O o markii Butros Yeruusaalem yimid, kuwii ka mid ahaa kuwii gudnaa ayaa la murmay isagii,
فَلَمّا صَعِدَ بُطرُسُ إلَى القُدسِ، انتَقَدَهُ أولَئِكَ الَّذِينَ يَدعُونَ إلَى الخِتانِ.
3 o o waxay ku yidhaahdeen, Waxaad u tagtay niman aan la gudin, waadna la cuntay.
وَقالُوا لَهُ: «لَقَدْ دَخَلتَ بُيُوتَ أشخاصٍ غَيرِ مَختُونِينَ وَأكَلتَ مَعَهُمْ!»
4 L aakiin Butros wuxuu bilaabay inuu sheekadii ugu sheego siday isugu xigtay, oo wuxuu yidhi.
فَبَدَأ بُطرُسُ يَشرَحُ لَهُمْ ما حَدَثَ تَماماً.
5 A nigu waxaan joogay magaalada Yaafaa la yidhaahdo oo waan tukanayay, markaas waxaan khilaawo ku arkay riyo oo ahayd weel soo degaya sida shiraaq weyn oo kale oo afartiisa geesood samada lagaga soo dejinayo; wuuna ii soo dhowaaday,
قالَ: «كُنتُ فِي بَلْدَةِ يافا أُصَلِّي، فَوَقَعَ عَلَيَّ سُباتٌ وَرَأيتُ رُؤيا. رَأيتُ شَيئاً يَشبِهُ قِطعَةَ قُماشٍ كَبِيرَةً مُعَلَّقَةً مِنْ أطرافِها الأربَعَةِ وَمُدَلّاةً مِنَ السَّماءِ، وَنَزَلَتْ عَلَيَّ.
6 o o markaan aad u fiiriyey, ayaan ka fikiray oo waxaan arkay xayawaankii afarta lugood lahaa oo dhulka, iyo dugaagta, iyo waxa gurguurta, iyo haadda cirka.
فَدَقَّقْتُ النَّظَرَ فِيها، فَرَأيتُ بَهائمَ وَحَيواناتٍ مُتَوَحِّشَةً وَزَواحِفَ وَطُيُوراً.
7 O o waxaan maqlay cod igu leh, Kac, Butrosow, gowrac oo cun.
ثُمَّ سَمِعْتُ صَوتاً يَقُولُ لِي: ‹انهَضْ يا بُطرُسُ. اذبَحْ وَكُلْ.›
8 L aakiin waxaan idhi, Saas yaanay noqon, Rabbiyow, maxaa yeelay, wax xaaraan ah oo aan nadiif ahayn, weligay afkayga ma gelin.
«لَكِنِّي قُلْتُ: ‹لَنْ أفعَلَ هَذا يا رَبُّ! لَمْ يَدخُلْ فَمِي طَعامٌ مُحَرَّمٌ أوْ نَجِسٌ مِنْ قَبلُ!›
9 L aakiin markii labaad cod baa samada ka soo jawaabay oo yidhi, Wixii Ilaah nadiifiyey, xaaraan ha ka dhigin.
«فَأجابَني الصَّوتُ ثانِيَةً مِنَ السَّماءِ: ‹ما طّهَّرَهُ اللهُ، لا تُحَرِّمُهُ أنتَ!›
10 T aasna waxay dhacday saddex goor; markaasaa dhammaantood mar labaad samada kor loogu bixiyey.
«وَقَدْ حَدَثَ ذَلِكَ ثَلاثَ مَرّاتٍ. ثُمَّ ارتَفَعَ كُلُّ شَيءٍ إلَى السَّماءِ.
11 O o bal eega, markiiba saddex nin baa istaagtay gurigaannu joognay hortiisa, kuwaasoo la iiga soo diray Kaysariya.
وَفِي تِلكَ اللَّحظَةِ، وَصَلَ ثَلاثَةُ رِجالٍ إلَى البَيتِ الَّذِي كُنّا نَنزِلُ فِيهِ. وَكانُوا قَدْ أُرسَلُوا إلَيَّ مِنْ مَدِينَةِ قَيصَرِيَّةَ.
12 R uuxuna wuxuu ii sheegay inaan raaco iyaga, anoo aan shaki lahayn. Oo lixdatan walaalaha ihina way i raaceen; waxaannan galnay ninkii gurigiisii;
فَأمَرَنِي الرُّوحُ بِأنْ أذهَبَ مَعَهُمْ دُونَ تَرَدُّدٍ. كَما ذَهَبَ مَعِي هَؤُلاءِ الإخوَةُ السِّتَّةُ، وَدَخَلنا بَيتَ الرَّجُلِ.
13 m arkaasuu wuxuu noo sheegay siduu gurigiisa ugu arkay malaa'igta taagan oo ku leh, Yaafaa cid u dir oo uga soo yeedh Simoon kan la yidhaahdo Butros;
فَأخبَرَنا كَيفَ أنَّهُ رَأى مَلاكاً واقِفاً فِي بَيتِهِ يَقُولُ لَهُ: ‹أرسِلْ رِجالاً إلَى بَلدَةِ يافا وَاَسْتَدْعِ سِمعانَ الَّذِي يُدعَى بُطرُسَ.
14 k aasoo kugula hadli doona hadallo aad ku badbaadi doontid, adiga iyo dadka gurigaaga oo dhammiba.
وَهُوَ سَيُخبِرُكَ كَلاماً بِهِ يَكُونُ خَلاصُكَ وَخَلاصُ كُلِّ عائِلَتِكَ.›
15 O o kolkaan bilaabay inaan hadlo ayaa Ruuxa Quduuska ah ku soo degay iyaga siduu bilowgii inoogu soo degay innagana.
«فَلَمّا بَدَأْتُ أتَكَلَّمُ، حَلَّ الرُّوحُ القُدُسُ عَلَيهِمْ، تَماماً كَما حَلَّ عَلَينا نَحنُ فِي البِدايَةِ.
16 M arkaasaan xusuustay ereygii Rabbiga, siduu u yidhi, Runtii Yooxanaa wuxuu dadka ku baabtiisay biyo; laakiin idinka waxaa laydinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.
ثُمَّ تَذَكَّرتُ ما سَبَقَ أنْ قالَهُ الرَّبُّ: ‹كانَ يُوحَنّا يُعَمِّدُ فِي الماءِ، أمّا أنتُمْ فَسَتُعَمِّدُونَ فِي الرُّوحِ القُدُسِ.›
17 H addaba haddii Ilaah iyaga siiyey isku hadiyaddii, siduu inoo siiyey markii aynu Rabbi Ciise Masiix rumaysannay, anigu kumaan ahaa kaygan Ilaah diidi karaa?
فَإنْ كانَ اللهُ قَدْ أعطاهُمُ العَطِيَّةَ نَفسَها الَّتِي أعطاها لَنا عِندَما آمَنّا بِالرَّبِّ يَسُوعَ المَسِيحِ، فَمَنْ أنا لِأُقاوِمَ اللهَ؟»
18 O o markay waxyaalahaas maqleen, ayay dooddii ka aamuseen, Ilaah bayna ammaaneen, oo waxay yidhaahdeen, Haddaba xataa dadka aan Yuhuudda ahaynna Ilaah baa siiyey toobadkeen inay nolol helaan. Kiniisaddii Dadka Aan Yuhuudda Ahayn Oo Antiyokh Ku Tiil
فَلَمّا سَمِعَ المُؤمِنُونَ هَذا، تَوَقَّفُوا عَنِ الجَدَلِ، وَمَجَّدُوا اللهَ وَقالوا: «إذاً، فَقَدْ أعطَى اللهُ حَتَّى غَيرَ اليَهُودِ فُرصَةَ التَّوبَةِ الَّتِي تَقُودُ إلَى الحَياةِ!» البِشارَةُ فِي أنطاكِيَّة
19 H addaba kuwii u kala firidhsanaa, dhibaatadii kacday Istefanos aawadiis, waxay u sodcaaleen tan iyo Foynike iyo Qubrus iyo Antiyokh, iyagoo aan ereyga kula hadlin ninna, Yuhuudda oo keliya mooyaane.
أمّا الَّذِينَ شَتَّتَهُمُ الاضْطِهادُ الَّذِي حَدَثَ فِي زَمَنِ إستِفانُوسَ، فَوَصَلُوا إلَى فِينِيقِيَّةَ وَقُبرُصَ وَأنطاكِيَّةَ. وَكانُوا لا يُبَشِّرُونَ أحَداً غَيرَ اليَهُودِ.
20 L aakiin waxaa jiray qaar iyaga ka mid ah oo ahaa niman reer Qubrus iyo reer Kuranaya ahaa, kuwaasoo, kolkay Antiyokh yimaadeen, xataa Gariiggiina la hadlay, iyagoo ku wacdiyaya Rabbi Ciise.
وَكانَ بَينَهُمْ بَعضُ الرِّجالِ مِنْ قُبرُصَ وَقِيرِينَ. فَلَمّا جاءُوا إلَى أنطاكِيَّةَ، بَدَأُوا يَتَحَدَّثُونَ أيضاً مَعَ اليُونانِيِّيْنَ، ؤَيُبَشِّرونَهُمْ بِالرَّبِّ يَسُوعَ.
21 G acanta Rabbiguna waa la jirtay iyaga; oo kuwa tiro badan oo rumaystay baa Rabbiga u soo jeestay.
وَكانَتْ يَدُ الرَّبِّ مَعَهُمْ. فَآمَنَ عَدَدٌ كَبِيرٌ مِنَ النّاسِ وآمَنُوا بِالرَّبِّ.
22 O o warkii iyaga ku saabsanaa baa wuxuu soo gaadhay kiniisaddii Yeruusaalem ku tiil; markaasay Barnabas tan iyo Antiyokh u direen;
وَوَصَلَتْ هَذِهِ الأخبارُ إلَى الكَنِيسَةِ فِي القُدسِ، فَأرسَلُوا بَرنابا إلَى أنطاكِيَّةَ.
23 k aasoo farxay markuu yimid oo arkay nimcada Ilaah; wuxuuna kulligood ku waaniyey inay Rabbiga ku xajistaan niyad qalbiga ka timid,
فَلَمّا وَصَلَ وَرَأى نِعمَةَ اللهِ تَعمَلُ هُناكَ، فَرِحَ كَثِيراً، وَشَجَّعَهُمْ جَمِيعاً عَلَى أنْ يَظَلُّوا مُخلِصِينَ لِلرَّبِّ مِنْ كُلِّ قُلُوبِهِمْ.
24 m axaa yeelay, nin wanaagsan buu ahaa oo waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah iyo rumaysad; dad badan baana Rabbiga u kordhay.
فَقَدْ كانَ بَرنابا رَجُلاً صالِحاً، مَملُوءاً مِنَ الرُّوحِ القُدُسِ وَالإيمانِ. فَجاءَ عَدَدٌ كَبِيرٌ مِنَ النّاسِ إلَى الرَّبِّ.
25 M arkaasuu Tarsos tegey inuu Sawlos ka doono;
ثُمَّ تَوَجَّهَ بَرنابا إلَى طَرسُوسَ بَحثاً عَنْ شاوُلَ.
26 m arkuu soo helayna, ayuu Antiyokh keenay. Waxaana dhacday inay sannad dhan kiniisadda la urureen oo ay dad badan wax bareen, oo meeshii ugu horraysay ee xertii loogu yeedhay Masiixiyiin waxay ahayd Antiyokh. Barnabas Iyo Sawlos Waxaa Loo Diray Yeruusaalem
فَلَمّا وَجَدَهُ، أحضَرَهُ إلَى أنطاكِيَّةَ. وَاجتَمَعا مَعَ الكَنِيسَةِ سَنَةً كامِلَةً، وَعَلَّما عَدَداً كَبِيراً مِنَ النّاسِ. وَدُعِيَ التَّلامِيذُ مَسِيحِيِّينَ لِأوَّلِ مَرَّةٍ فِي أنطاكِيَّةَ.
27 W akhtigaas waxaa Yeruusaalem ka yimid nebiyo inay Antiyokh tagaan.
وَفِي ذَلِكَ الوَقتِ، جاءَ بَعضُ الأنبِياءِ مِنَ مَدينَةِ القُدسِ إلَى أنطاكِيَّةَ.
28 M arkaasaa mid iyaga ka mid ah oo Agabos la odhan jiray ayaa istaagay, oo wuxuu Ruuxa ku sheegay in abaar weyni dunida ku dhici doonto, taas oo dhacday wakhtigii Kalawdiyos.
وَوَقَفَ واحِدٌ مِنهُمْ، اسْمُهُ أغابُوسُ، وَتَنَبَّأ بِالرُّوحِ بِأنَّ مَجاعَةً شَدِيدَةً سَتَعُمُّ العالَمَ كُلَّهُ. حَدَثَ هَذا أثناءَ حُكمِ كلُوديُوسَ.
29 M arkaasaa mid kasta oo xertii ka mid ihiba, sidii tabartiisu ahayd, wuxuu goostay inuu caawimaad u diro walaalihii Yahuudiya jooga,
فَقَرَّرَ التَّلامِيذُ أنْ يُرسِلَ كُلُّ واحِدٍ قَدرَ ما يَستَطِيعُ، لِمُساعَدَةِ الإخوَةِ السّاكِنِينَ فِي اليَهُودِيَّةِ.
30 o o sidaasay yeeleen, oo waxay waayeelladii ugu sii dhiibeen gacanta Barnabas iyo Sawlos.
وَهَذا ما فَعَلُوهُ، حَيثُ أرسَلُوا تَبَرُّعاتِهِمْ لِلشُّيُوخِ عَنْ طَرِيقِ بَرنابا وَشاوُلَ.