Tirintii 29 ~ ﺍﻟﻌﺪﺩ 29

picture

1 O o bisha toddobaad, maalinteeda kowaad, waa inaad yeelataan shir quduus ah; oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn, waayo, waa maalin buunan laydiin afuufo.

«وَفِي اليَومِ الأوَّلِ مِنَ الشَّهرِ السّابِعِ، يَكُونُ لَكُمُ اجْتِماعٌ مُقَدَّسٌ. تَترُكُونَ جَمِيعَ أعْمالِكُمْ فِيهِ. فَفِي ذَلِكَ اليَومِ تَنْفُخُونَ بِالأبواقِ،

2 O o waa inaad qurbaan la gubo oo caraf udgoon ah Rabbiga ugu bixisaan dibi yar iyo wan weyn iyo toddoba wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn,

وَتُقَدِّمُونَ ذَبائِحَ صَاعِدةً، كَرائِحَةٍ يُسَرُّ بِها اللهُ. فَتُقَدِّمُونَ عِجلاً واحِداً وَكَبْشاً واحِداً وَسَبعَةَ حِملانٍ عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

3 o o waxaad la bixisaan qurbaankoodii hadhuudhka ah oo ah bur saliid lagu daray, oo burkii tobankii meelood saddex meelood dibiga la bixi, wankana laba meelood,

كَما تُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُ ذَلِكَ مِنَ الطَّحِينِ النَّاعِمِ مَمزُوجاً بِزَيتٍ: ثَلاثَةَ أعْشارِ القُفَّةِ مِنَ الطَّحيِنِ لِكُلِّ ثَورٍ، وَعُشْرَينِ اثْنَينِ لِكُلِّ كَبْشٍ،

4 o o toddobada wan oo yaryarna wankiiba meel la bixi.

وَعُشْراً واحِداً لِكُلِّ حَمَلٍ مِنَ الحِملانِ السَّبعَةِ.

5 O o waa inaad orgi qurbaan dembi u bixisaan si laydiinku kafaaro gudo,

كَما تُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيْحَةَ خَطِيَّةٍ لِلتَّكفيرِ عَنْ خَطاياكُمْ.

6 o o ayan ku jirin qurbaanka la gubo ee bisha cusub, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaannadooda cabniinka ah, sidii qaynuunkoodu ahaa, kuwaasoo wada ah caraf udgoon ee ah qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo. Maalintii Kafaaraggudka

هَذا عَدا الذَّبيحَةِ الشَّهرِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَالذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ وَما يُرافِقُهما مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ بِمَقاديرِها المُعْتادَةِ، كَرائِحَةٍ يُسَرُّ بِها اللهُ. يَومُ الكَفّارَة

7 O o bishaas toddobaad, maalinteeda tobnaad, waxaad yeeshaan shir quduus ah, oo waa inaad nafihiinna dhibtaan, oo waa inaydaan innaba shuqul samayn cayn kasta ha ahaadee,

«وَفِي اليَومِ العاشِرِ مِنَ الشَّهرِ السّابِعِ، يَكُونُ لَكُمْ تَجَمُّعٌ مُقَدَّسٌ خاصٌّ. وَفِيهِ تَتَذَلَّلُونَ بِالصَومِ وَالمَلابِسِ البَسيطَةِ، وَلا تَعمَلُونَ أيَّ عَمَلٍ.

8 l aakiinse waa inaad Rabbiga qurbaan la gubo oo caraf udgoon ah ugu bixisaan dibi yar iyo wan weyn iyo toddoba wan oo yaryar oo wada gu jir ah, oo waa inay idiin ahaadaan kuwa aan iin lahayn,

لَكِنْ تُقَدِّمُونَ ذَبائِحَ صَاعِدَةً للهِ ، كَرائِحَةٍ يُسَرُّ بِها. فَتُقَدِّمُونَ عِجلاً واحِداً وَكَبْشاً واحِداً وَسَبعَةَ حِملانٍ عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

9 o o waxaad la bixisaan qurbaankoodii hadhuudhka ah oo ah bur saliid lagu daray, oo burka tobankii meelood saddex meelood dibiga la bixi, wankana laba meelood,

كَما تُقَدِّمُونَ تَقدِماتِ حُبُوبٍ مَعَ الذَّبائِحِ الصَّاعِدَةِ، مِنَ الطَّحِينِ الجَيِّدِ مَمزُوجاً بِزَيتٍ. تُقَدِّمُونَ ثَلاثَةَ أعْشارِ القُفَّةِ لِكُلِّ ثَورٍ، وَعُشْرَينِ اثْنَينِ لِكُلِّ كَبْشٍ،

10 o o toddobada wan oo yaryarna wankiiba meel la bixi.

وَعُشْراً واحِداً لِكُلِّ حَمَلٍ مِنَ الحِملانِ السَّبعَةِ.

11 O o waa inaad orgi qurbaan dembi u bixisaan, oo ayan qurbaanka dembiga oo kafaaraggudka ah, iyo qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisii hadhuudhka ah iyo qurbaannadooda cabniinka ahu ku jirin. Iiddii Taambuugyada

كَما تُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيْحَةَ خَطِيَّةٍ لِلتَّطهِيرِ. تُقَدِّمُونَ هَذِهِ الذَّبائِحَ مَعَ ذَبيحَةِ اليَومِ الأوَّلِ مِنَ الشَّهرِ، وَمَعَ تَقدِمَةِ الحُبُوبِ المُرافِقَةِ لَها. وَمَعَ الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ، وَتَقدِمَةِ الحُبُوبِ المُرافِقَةِ لَها وَالسَكِيبِ. عِيدُ السَّقائِف

12 O o bisha toddobaad maalinteeda shan iyo tobnaad waa inaad yeelataan shir quduus ah, oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn, oo waa inaad inta toddoba maalmood ah Rabbiga iid u samaysaan.

«وَفِي اليَومِ الخامِسَ عَشَرَ مِنَ الشَّهرِ السّابِعِ، يَكُونُ لَكُمُ اجتِماعٌ مُقَدَّسٌ. وَتَتْرُكُونَ جَمِيعَ أعْمالِكُمْ فِي ذَلِكَ اليَوْمِ. تَحتَفِلُونَ بِعِيدِ اللهِ لِسَبعَةِ أيّامٍ.

13 O o waa inaad bixisaan qurbaan la gubo oo ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah, oo ah saddex iyo toban dibi oo yaryar, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah, oo waa inay ahaadaan kuwo aan iin lahayn,

وَفِي هَذا اليَومِ، قَدِّمُوا ذَبائِحَ صَاعِدَةً للهِ ، كَرائِحَةٍ يُسَرُّ بِها اللهُ. قَدِّمُوا ثَلاثَةَ عَشَرَ عِجلاً وَكَبْشَينِ وَأربَعَةَ عَشَرَ حَمَلاً عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

14 o o waxaad la bixisaan qurbaankooda hadhuudhka ah oo ah bur saliid lagu daray, oo burkii tobankii meelood saddex meelood saddex iyo tobanka dibi midkiiba la bixi, oo labada wan oo waaweynna midkiiba laba meelood la bixi,

كَما تُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُ ذَلِكَ مِنَ الطَّحِينِ النَّاعِمِ مَمزُوجاً بِزَيتٍ: ثَلاثَةَ أعشارِ القُفَّةِ لِكُلِّ ثَورٍ مِنَ العُجُولِ الثَّلاثَةَ عَشَرَ، وَعُشْرَينِ اثْنينِ لِكُلِّ كَبْشٍ مِنَ الكَبْشَينِ،

15 o o saddex iyo tobanka wan oo yaryarna mid kasta meel la bixi.

وَعُشْراً واحِداً لِكُلِّ حَمَلٍ مِنَ الحِملانِ الأربَعَةَ عَشَر.

16 O o weliba orgi waa inaad u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

كَما تُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

17 O o maalinta labaadna waxaad bixisaan laba iyo toban dibi oo yaryar, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

«وَفِي اليَومِ الثّانِي، قَدِّمُوا اثْنَي عَشَرَ عِجلاً وَكَبْشَينِ وَأربَعَةَ عَشَرَ حَمَلاً عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

18 O o dibida iyo wananka waaweyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

وَتُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُ هَذا مِنْ تَقْدِمَةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ لِلعُجُولِ وِالكَبْشَينِ وَالحِملانِ بِحَسَبِ عَدَدِها كَالعَادَةِ.

19 O o waa inaad orgi u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

وَتُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

20 O o maalinta saddexaadna waxaad bixisaan kow iyo toban dibi, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

«وَفِي اليَومِ الثّالِثِ، قَدِّمُوا أحَدَ عَشَرَ عِجلاً وَكَبْشَينِ وَأربَعَةَ عَشَرَ حَمَلاً عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

21 O o dibida iyo wananka waaweyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

وَتُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ لِلعُجُولِ وِالكَبْشَينِ وَالحِملانِ بِحَسَبِ عَدَدِها كَالعَادَةِ.

22 O o waa inaad orgi u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

وَتُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

23 O o maalinta afraadna waxaad bixisaan toban dibi, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

«وَفِي اليَومِ الرّابِعِ، قَدِّمُوا عَشْرَةَ عُجُولٍ وَكَبْشَينِ وَأربَعَةَ عَشَرَ حَمَلاً عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

24 O o dibida iyo wananka waaweyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

وَتُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ لِلعُجُولِ وِالكَبْشَينِ وَالحِملانِ بِحَسَبِ عَدَدِها كَالعَادَةِ.

25 O o waa inaad orgi u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

وَتُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

26 O o maalinta shanaadna waxaad bixisaan sagaal dibi, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

«وَفِي اليَومِ الخامِسِ، قَدِّمُوا تِسْعَةَ عُجُولٍ وَكَبْشَينِ وَأربَعَةَ عَشَرَ حَمَلاً عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

27 O o dibida iyo wananka waaweyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah, iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

وَتُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ لِلعُجُولِ وِالكَبْشَينِ وَالحِملانِ بِحَسَبِ عَدَدِها كَالعَادَةِ.

28 O o waa inaad orgi u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

وَتُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

29 O o maalinta lixaadna waxaad bixisaan siddeed dibi, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

«وَفِي اليَومِ السّادِسِ، قَدِّمُوا ثَمانِيَةَ عُجُولٍ وَكَبْشَينِ وَأربَعَةَ عَشَرَ حَمَلاً عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

30 O o dibida iyo wananka waaweyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

وَتُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ لِلعُجُولِ وِالكَبْشَينِ وَالحِملانِ بِحَسَبِ عَدَدِها كَالعَادَةِ.

31 O o waa inaad orgi u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

وَتُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

32 O o maalinta toddobaadna waxaad bixisaan toddoba dibi, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

«وَفِي اليَومِ السّابِعِ، قَدِّمُوا سَبْعَةَ عُجُولٍ وَكَبْشَينِ وَأربَعَةَ عَشَرَ حَمَلاً عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

33 O o dibida iyo wananka waaweyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

وَتُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ لِلعُجُولِ وِالكَبْشَينِ وَالحِملانِ بِحَسَبِ عَدَدِها كَالعَادَةِ.

34 O o waa inaad orgi u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

وَتُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

35 O o maalinta siddeedaadna waa inaad yeelataan shir quduus ah, oo waa inaydaan innaba shuqul caadi ah samayn,

«وَفِي اليَومِ الثّامِنِ، تَتَفَرَّغُونَ لِلعِبادَةِ، فَتَتْرُكُونَ جَمِيعَ أعْمالِكُمْ فِي ذَلِكَ اليَوْمِ.

36 l aakiinse waxaad bixisaan qurbaan la gubo, kaasoo ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga u ah caraf udgoon, oo waa dibi iyo wan weyn iyo toddoba wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.

وَتُقَدِّمُونَ ذَبيحَةً صاعِدَةً مُعَدَّةً بِالنّارِ كَرائِحَةٍ يُسَرُّ بِها اللهُ: ثَوراً واحِداً وَكَبْشاً وَاحِداً وَسَبعَةَ حِملانٍ عُمْرُ كُلِّ واحِدٍ مِنها سَنَةٌ. وَجَمِيعُها بِلا عَيبٍ.

37 O o dibiga iyo wanka weyn iyo wananka yaryarba qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ahba waa inaad u bixisaan sida tiradoodu tahay oo qaynuunka waafaqsan.

وَتُقَدِّمُونَ ما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ لِلثَّورِ وِالكَبْشِ وَالحِملانِ بِحَسَبِ عَدَدِها كَالعَادَةِ.

38 O o waa inaad orgi u bixisaan qurbaan dembi, oo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah, iyo qurbaankiisa hadhuudhka ah, iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.

وَتُقَدِّمُونَ تَيساً واحِداً ذَبِيحَةَ خَطِيَّةٍ. هَذا عَدا الذَّبيحَةِ اليَومِيَّةِ المُنتَظَمَةِ، وَما يُرافِقُها مِنْ تَقْدِمِةِ الحُبُوبِ وَالسَّكِيبِ.

39 K uwaas waa inaad Rabbiga u bixisaan iidihiinna xilligooda, kuwaasoo ayan ku jirin nidarradiinna iyo qurbaannadiinna ikhtiyaarka ah, kuwaasu waa qurbaannadiinna la gubo, iyo qurbaannadiinna hadhuudhka ah, iyo qurbaannadiinna cabniinka ah, iyo qurbaannadiinna nabaadiinada.

«قَدِّمُوا هَذِهِ الذَّبائِحَ وَالتَّقدِماتِ للهِ فِي أعيادِكُمْ، بِالإضافَةِ إلَى النُّذُورِ وَالتَّقدِماتِ الاختِيارِيَّةِ مِنْ ذَبائِحَ صاعِدَةٍ وَطَحيْنٍ وَتَقْدِماتٍ سائِلَةٍ وَذَبائِحَ سَلامٍ.»

40 O o Muuse wuxuu reer binu Israa'iil u sheegay kulli wixii Rabbigu Muuse ku amray oo dhan.

فَتَكَلَّمَ مُوسَى إلَى بَني إسْرائِيلَ بِكُلِّ ما أمَرَهُ اللهُ بِأنْ يَقُولُهُ.