Galatiya 1 ~ ﻏﻼﻃﻲ 1

picture

1 W axaa warqaddan qoraya Bawlos oo ah rasuul aan xagga dadka ka iman, oo aan dadna ku iman, laakiinse ku yimid Ciise Masiix iyo Ilaaha Aabbaha ah oo isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay.

مِنْ بُولُسَ الَّذِي هُوَ رَسُولٌ لا مِنَ النّاسِ، وَلا تَعَيَّنَ بِواسِطَةِ إنسانٍ، بَلْ مِنْ يَسُوعَ المَسِيحِ، وَمِنَ اللهِ الآبِ الَّذِي أقامَهُ مِنَ المَوتِ.

2 A niga iyo walaalaha ila jooga oo dhammi waxaannu tan u qoraynaa kiniisadaha Galatiya.

وَمِنْ كُلِّ الإخوَةِ الَّذِينَ مَعِي، إلَى الكَنائِسِ الَّتِي فِي مُقاطَعَةِ غَلاطِيَّةَ.

3 N imco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbigeenna Ciise Masiix,

لِتَكُنْ لَكُمْ نِعمَةٌ وَسَلامٌ مِنَ اللهِ أبِينا، وَمِنَ الرَّبِّ يَسُوعَ المَسِيحِ.

4 k an naftiisii u bixiyey dembiyadeenna aawadood, si uu inooga bixiyo dunidatan la joogo oo sharka leh sida ay tahay doonista kan Ilaah iyo Aabbe inoo ah.

فَهُوَ الَّذِي قَدَّمَ نَفسَهُ لِكَي يَرفَعَ عَنّا خَطايانا، وَيُحَرِّرَنا مِنْ هَذا العالَمِ الشِّرِّيرِ الَّذِي نَعِيشُ فِيهِ. وَذَلِكَ بِحَسَبِ إرادَةِ اللهِ أبِينا.

5 I sagaa ammaanta leh weligiis iyo weligiis. Aamiin. Bawlos Wuxuu Ka Qalbi Jabay Dadka Galatiya

لَهُ المَجدُ إلَى أبَدِ الآبِدِينَ. آمِينْ. بِشارَةٌ حَقِيقِيَّةٌ واحِدَة

6 W axaan la yaabsanahay dhaqsiiyaha aad uga dhaqaaqaysaan kii nimcada Masiixa idiinku yeedhay, oo aad u leexanaysaan injiil kale,

إنِّي مُندَهِشٌ لِأنَّكُمْ تَتَخَلُّونَ سَرِيعاً عَنِ اللهِ الَّذِي دَعاكُمْ بِنِعْمَةِ المَسِيحِ، وَتَتَحَوَّلُونَ إلَى بِشارَةٍ أُخْرَى.

7 o o aan ahayn mid kale, laakiin waxaa jira kuwo idin dhibaya, oo doonaya inay injiilka Masiixa qalloociyaan.

مَعَ أنَّهُ لَيسَ هُناكَ بِشارَةٌ أُخْرَى، لَكِنْ هُناكَ أشخاصٌ يُربِكُونَكُمْ، وَيُحاوِلُونَ أنْ يُشَوِّهُوا بِشارَةَ المَسِيحِ.

8 L aakiinse annaga ha noqoto ama malaa'ig samada ka timid ha noqotee, kii idinku wacdiya injiil aan ahayn kaannu idinku wacdinnay, ha inkaarnaado.

وَلَكِنْ حَتَّى إنْ جِئْنا نَحْنُ، أوْ مَلاكٌ مِنَ السَّماءِ، وَبَشَّرْناكُمْ بِبِشارَةٍ أُخْرَى تَختَلِفُ عَنِ البِشارَةِ الَّتِي بَشَّرْناكُمْ بِها، فَلْيَكُنْ مَنْ بَشَّرَكُمْ مَلعُوناً.

9 S idii aannu markii hore nidhi, waxaan haatanna leeyahay, Haddii nin idinku wacdiyo injiil kale oo aan ahayn kii aad aqbasheen, ha inkaarnaado.

وَكَما قُلْنا سابِقاً، أقُولُ لَكُمُ الآنَ ثانِيَةً: إنْ بَشَّرَكُمْ أحَدٌ بِبِشارَةٍ تَخْتَلِفُ عَنِ الَّتِي قَبِلْتُمُوها، فَلْيَكُنْ مَلعُوناً.

10 M a waxaan haatan is-oggolaysiinayaa dadka mise Ilaah? Mise waxaan doondoonayaa inaan dadka ka farxiyo? Haddaan weli dadka ka sii farxinayo, ma aanan ahaadeen addoonkii Masiixa. Bawlos Wuxuu Injiilka Ka Helay Masiixa, Laakiin Dadka Kama Helin

أتَظُنُّونَ أنَّنِي أُحاوِلُ بِكَلامي هَذا أنْ أربَحَ تَأْيِيدَ النّاسِ أمْ تَأْيِيدَ اللهِ؟ أوْ هَلْ أُرِيدُ أنْ أُرضِيَ النّاسَ؟ لَو كُنْتُ أُرِيدُ أنْ أُرضِيَ النّاسَ، لَما كُنْتُ خادِماً لِلمَسِيحِ. سُلْطانُ بُولُسَ مِنَ الله

11 W alaalayaalow, waxaan idin ogaysiinayaa in injiilka aan idinku wacdiyey uusan ka iman xagga dadka.

أيُّها الإخوَةُ، أُرِيدُكُمْ أنْ تَعرِفُوا أنَّ البِشارَةَ الَّتِي بَشَّرْتُكُمْ بِها لَيسَتْ مِنْ مَصْدَرٍ بَشَرِيٍّ.

12 W aayo, kama aan helin xagga dadka, laymana barin, laakiin waxaa ii muujiyey Ciise Masiix.

فَأنا لَمْ آخُذْها مِنْ إنسانٍ، وَلَمْ يُعَلِّمْنِي إيّاها إنسانٌ، وَلَكِنَّ يَسُوعَ المَسِيحَ كَشَفَها لِي.

13 W aad maqasheen dabiicaddaydii hore xagga diintii Yuhuudda, sidii aan kiniisaddii Ilaah aad iyo aad ugu silcin jiray oo u kharribi jiray.

قَدْ سَمِعْتُمْ عَنْ سِيرَةِ حَياتِي السّابِقَةِ عِندَما كُنْتُ يَهُودِيّاً. وَتَعلَمُونَ بِأنِّي أسَأْتُ إلَى كَنِيسَةِ اللهِ بِقَسْوَةٍ، وَحاوَلْتُ أنْ أُدَمِّرَها.

14 O o kuwa badan oo asaaggay ah oo aan isku waddan nahay ayaan kaga hor maray diinta Yuhuudda, anigoo aad iyo aad ugu adag xeerarkii awowayaashay.

وَقَدْ كُنْتُ مُتَفَوِّقاً عَلَى كُلِّ مَنْ كانوا فِي مِثلِ عُمْرِي مِنَ اليَهُودِ، لِأنِّي كُنْتُ أكثَرَ إخلاصاً مِنْهُمْ لِتَقالِيدِ الآباءِ.

15 L aakiin Ilaaha uurkii hooyaday iga doortay, oo nimcadiisa iigu yeedhay, markuu ku farxay

لَكِنَّ اللهَ اختارَنِي قَبلَ أنْ أُولَدَ، وَدَعانِي بِالنِّعمَةِ إلَى خِدْمَتِهِ.

16 i nuu Wiilkiisa iga dhex muujiyo inaan dadka aan Yuhuudda ahayn ku wacdiyo isaga warkiisa, isla markaasba lama aan tashan bini aadan.

وَلَمّا قَرَّرَ أنْ يُعلِنَ لِي ابْنَهُ، لِكَي أُبَشِّرَ بِهِ بَينَ غَيرِ اليَهُودِ، لَمْ أستَشِرْ إنساناً،

17 Y eruusaalemna uma aan aadin kuwii hortay rasuullada ahaa, laakiinse waxaan aaday dalka Carabta, dabadeedna waxaan ku soo noqday Dimishaq.

وَلَمْ أذهَبْ إلَى مَدينَةِ القُدْسِ لِأُقابِلَ الرُّسُلَ الَّذِينَ كانُوا قَبلِي، بَلْ ذَهَبْتُ فَوراً إلَى أرْضِ العَرَبِ، ثُمَّ عُدْتُ إلَى دِمَشْقَ.

18 K olkaasaan saddex sannadood dabadeed Yeruusaalem aaday inaan Keeyfas soo barto, oo shan iyo toban maalmood ayaan la joogay isagii.

وَبَعْدَ ثَلاثِ سَنَواتٍ، ذَهَبْتُ إلَى القُدْسِ لِأتَعَرَّفَ بِبُطرُسَ، وَأقَمْتُ عِندَهُ أُسبُوعَينِ.

19 L aakiin rasuulladii kale midna kama arag, Yacquub oo ah Sayidka walaalkiis mooyaane.

وَلَمْ أرَ رَسُولاً آخَرَ سِوَى يَعقُوبَ أخِي الرَّبِّ.

20 W axan aan idiin soo qorayo, Ilaah hortiis, been ka sheegi maayo.

يَشْهَدُ اللهُ عَلَى أنِّي لا أكذِبُ فِيما أكتُبُهُ.

21 M arkaas dabadeed waxaan imid xagga dalalka Suuriya iyo Kilikiya,

بَعْدَ ذَلِكَ جِئْتُ إلَى بِلادِ سُورِيَّةَ وَكِيلِيكِيَّةَ.

22 o o weliba laygama weji garanayn kiniisadaha Masiixa oo Yahuudiya ku yiil.

وَلَمْ أكُنْ مَعرُوفاً لَدَى كَنائِسِ المَسيحِ الواقِعَةِ فِي إقليمِ اليَهُودِيَّةِ.

23 L aakiin waxay maqleen oo keliya in la yidhi, Kii mar ina silcin jiray, hadda wuxuu wax ku wacdiyayaa iimaankii uu mar kharribi jiray.

لَكِنَّهُمْ كانُوا يَسْمَعُونَ النّاسَ يَقُولُونَ: «إنَّ الَّذِي كانَ يُسِيئُ إلَينا سابِقاً، يُبَشِّرُ الآنَ بِالإيمانِ الَّذِي حاوَلَ أنْ يُدَمِّرَهُ!»

24 O o Ilaah bay u ammaaneen daraadday.

فَكانُوا يُمَجِّدُونَ اللهَ بِسَبَبِي.