Muujintii 22 ~ ﻳﻮﺣﻨﺎ ﺭﺅﻳﺎ 22

picture

1 M arkaasay malaa'igtii i tustay webi ah biyaha nolosha, oo u dhalaalaya sidii madarad oo kale, oo ka soo baxaya carshigii Ilaah iyo Wanka,

ثُمَّ أرانِي المَلاكُ نَهرَ ماءِ الحَياةِ. وَكانَ النَّهرُ شَفّافاً كِالبِلَّورِ، يَتَدَفَّقُ مِنْ عَرشِ اللهِ وَالحَمَلِ إلَى وَسَطِ شَوارِعِها.

2 i yo jidkii magaalada dhexdiisa. Webiga dhankiisan iyo dhankiisaasba waxaa ku yiil geedkii nolosha oo dhalaya laba iyo toban cayn oo midho ah, oo midhihiisana dhalaya bil kasta; oo geedka caleemihiisuna waxay quruumaha u ahaayeen bogsiin.

وَعَلَى ضِفَّتَيِّ النَّهرِ هُناكَ شَجَرَةُ حَياةٍ تُعطِي ثَمَرَها اثنَتَي عَشْرَةَ مَرَّةً: فِي كُلِّ شَهرٍ مَرَّةً، وَأوراقُها لِشِفاءِ الأُمَمِ.

3 O o mar dambena naclad ma jiri doonto, oo waxaa halkaas ku jiri doona Ilaah iyo Wanka carshigooda; oo addoommadiisuna way u adeegi doonaan,

لَنْ تَكُونَ هُناكَ لَعنَةٌ بَعدَ الآنِ، وَعَرشُ اللهِ وَالحَمَلِ سَيَكُونُ فِيها. عِبادُهُ يَتَعَبَّدُونَ لَهُ،

4 o o wejigiisay arki doonaan, oo magiciisuna wuxuu ugu oolli doonaa wejigooda.

وَيَرَونَ وَجهَهُ، وَاسْمُهُ يَكُونُ عَلَى جِباهِهِمْ.

5 O o mar dambe habeen ma jiri doono, oo iyana uma baahnaan doonaan laambad iftiinkeed iyo iftiinka qorraxda toona; waayo, waxaa iyaga iftiimin doona Rabbiga Ilaaha ah, oo iyana waxay talin doonaan weligood iyo weligood. Imaatinka Masiixa

لَنْ يَكُونَ هُناكَ لَيلٌ، فَلا يَحتاجُونَ ضَوْءَ مِصباحٍ أوْ ضَوْءَ شَمسٍ، لِأنَّ الرَّبَّ الإلَهَ سَيُنِيرُ عَلَيهِمْ، وَيَسُودُونَ إلَى الأبَدِ.

6 O o markaasay malaa'igtii waxay igu tidhi, Erayadanu waa aamin iyo run; oo Rabbiga ah Ilaaha ruuxyada nebiyada ayaa malaa'igtiisii u soo diray inuu addoommadiisa tuso waxyaalaha waajibka ah inay dhowaan dhacaan.

ثُمَّ قالَ لِي المَلاكُ: «هَذِهِ الكَلِماتُ مُعتَمَدَةٌ وَصَحِيحَةٌ. الرَّبُّ إلَهُ أرواحِ الأنبِياءِ قَدْ أرسَلَ مَلاكَهُ لِيُرِيَ عِبادَهُ الأشياءَ الَّتِي يَنبَغِي أنْ تَحصُلَ سَرِيعاً.

7 O o bal eeg, anigu dhaqsaan u imanayaa. Haddaba waxaa barakaysan kii xajiya erayada wax sii sheegidda oo kitaabkan lagu qoray.

ها أنا آتِي سَرِيعا! هَنِيئاً لِمَنْ يَحفَظُ كَلِماتِ النُّبُوَّةِ فِي هَذا الكِتابِ.»

8 A nigoo Yooxanaa ah waxaan ahay kii maqlay oo arkay waxyaalahan. Oo markii aan maqlay oo aan arkay, ayaan ku hor dhacay cagihii malaa'igtii i tustay waxyaalahan, si aan u caabudo.

أنا يُوحَنّا الَّذِي سَمِعَ وَرَأى هَذِهِ الأشياءَ. عِندَما سَمِعْتُها وَرَأيتُها، انحَنَيتُ لِأسجُدَ عِندَ قَدَمَيِّ المَلاكِ الَّذِي يُرِينِي هَذِهِ الأشياءَ.

9 O o haddana waxay igu tidhi, Iska jir oo saas ha yeelin, waayo, anigu waxaan addoon la ahay adiga iyo nebiyada walaalaha ah iyo kuwa xajiya erayada kitaabkan; haddaba Ilaah caabud.

لَكِنَّهُ قالَ لِي: «احذَرْ أنْ تَفعَلَ هَذا. أنا عَبْدٌ مِثلُكَ أنتَ وَإخوَتِكَ وَالأنبِياءِ، وَأُولَئِكَ الَّذِينَ يَحفَظُونَ الكَلِماتِ الَّتِي فِي هَذا الكِتابِ. اسجُدْ للهِ.»

10 O o haddana waxay igu tidhi, Shaabad ha ku xidhin erayada wax sii sheegidda oo kitaabkan lagu qoray, waayo, wakhtigii waa dhow yahay.

ثُمَّ قالَ لِي: «لا تَكتِمْ كَلِماتِ النُّبُوَّةِ الَّتِي فِي هَذا الكِتابِ، لِأنَّ الوَقتَ قَدِ اقتَرَبَ.

11 O o kii xaqdaranu xaqdarro ha sii sameeyo; oo kii nijaas ahna nijaas ha laga sii dhigo; kii xaq ahuna xaqnimo ha sii sameeyo; kii quduus ahuna quduus ha laga sii dhigo.

فَلْيُواصِلِ الظّالِمُ ظُلمَهُ، وَليَزدَدِ النَّجِسُ نَجاسَةً، وَالبارُّ بِرّاً، وَالمُقَدَّسُ قَداسَةً!»

12 O o bal eeg, anigu dhaqsaan u imanayaa, oo abaalgudkaygiina waan wataa si aan nin walba ugu abaalgudo sida shuqulkiisu yahay.

«ها أنا قادِمٌ سَرِيعاً، وَمَعِي الأُجرَةَ لِكَي أُجازِيَ كُلَّ واحِدٍ حَسَبَ أعمالِهِ.

13 A nigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, kan ugu horreeyey iyo kan ugu dambeeya, bilowgii iyo dhammaadka.

أنا هُوَ الألِفُ وَالياءُ، الأوَّلُ وَالآخِرُ، البِدايَةُ وَالنِّهايَةُ.

14 H addaba waxaa barakaysan kuwa khamiisyadooda maydha, si ay amar ugu lahaadaan inay u yimaadaan geedka nolosha, oo ay magaalada irdaha ka soo galaan.

هَنِيئاً لِمَنْ يُحافِظُونَ عَلَى نَظافَةِ ثِيابِهِمْ، لِكَي يَكُونَ مِنْ حَقِّهِمْ أنْ يَأكُلُوا مِنْ شَجَرَةِ الحَياةِ، وَأنْ يَعبُرُوا البَوّاباتِ وَيَدخُلُوا المَدِينَةَ.

15 H addaba dibadda waxaa jooga eeyihii, iyo saaxiriintii, iyo kuwa sinaysta, iyo gacankudhiiglayaashii, iyo kuwa sanamyada caabuda, iyo ku kasta oo been jecel ama sheega.

أمّا «الكِلابُ» وَمَنْ يُمارِسُونَ السِّحرَ وَالزُّناةَ وَالقَتَلَةَ وَعابِدُو الأوثانِ وَكُلُّ مَنْ يُمارِسُ الكَذِبِ، فَسَيَبقُونَ خارِجاً.»

16 O o anigoo Ciise ah ayaan malaa'igtaydii u soo diray inay waxyaalahan idiinku markhaati furto kiniisadaha aawadood. Anigu waxaan ahay xididkii iyo farcankii Daa'uud, iyo xiddigta waaberi oo dhalaalaysa.

«أنا يَسُوعُ، أرسَلتُ مَلاكِي لِيُعلِنَ لَكُمْ هَذِهِ الأُمُورَ عَنِ الكَنائِسِ. أنا أصلُ داوُدَ وَنَسلُهُ، نَجمَ الصُّبحِ المُنِيرِ.»

17 R uuxa iyo aroosadduba waxay yidhaahdaan, Kaalay. Oo kii maqlaana ha yidhaahdo, Kaalay. Oo kii harraadsanuna ha yimaado. Oo kii doonayaaba biyaha nolosha hadiyad ahaan ha u qaato.

يَقُولُ الرُّوحُ وَالعَرُوسُ: «تَعالَ!» كُلُّ مَنْ يَسمَعْ فَلْيَقُلْ: «تَعالَ!» كُلُّ مَنْ يَعطَشُ فَليَأْتِ، وَكُلُّ مَنْ يُرِيدُ فَليَأخُذْ مَجّاناً مِنَ الماءِ المُحيِي.»

18 O o anigu waxaan ku idhaahdaa nin kasta oo maqla erayadii wax sii sheegidda ee kitaabkan lagu qoray, Haddii nin wax ku daro iyaga, Ilaah wuxuu isaga ku dari doonaa belaayooyinka kitaabkan ku qoran;

إنَّنِي أُحَذِّرُ كُلَّ مَنْ يَستَمِعُ لِكَلِماتِ النُّبُوَّةِ فِي هَذا الكِتابِ: إنْ زادَ أحَدٌ عَلَيها، فَإنَّ اللهَ سَيُنزِلُ عَلَيهِ الكَوارِثَ المُدَوَّنَةَ فِيهِ.

19 o o haddii nin wax ka qaado erayadii kitaabka wax sii sheegiddan, isna Ilaah baa qaybtiisa ka qaadi doona geedka nolosha iyo magaalada quduuska ah iyo waxyaalaha kitaabkan ku qoran.

وَإنْ حَذَفَ أحَدٌ مِنَ الكَلِماتِ الَّتِي فِي كِتابِ النُّبُوَّةِ هَذا، فَإنَّ اللهَ سَيَحرِمُهُ مِنْ نَصِيبِهِ فِي شَجَرَةِ الحَياةِ وَفِي المَدِينَةِ المُقَدَّسَةِ، المَكتُوبُ عَنهُما فِي هَذا الكِتابِ.

20 H addaba kan waxyaalahan ka markhaati furayaa, wuxuu leeyahay, Haah, anigu dhaqsaan u imanayaa. Aamiin, Rabbi Ciisow, kaalay.

يَسُوعُ الَّذِي يَشهَدُ لِهَذِهِ الأُمُورِ يَقُولُ: «نَعَمْ، أنا آتٍ سَرِيعاً.» آمِينْ تَعالَ أيُّها الرَّبُّ يَسُوعُ!

21 N imcada Rabbi Ciise ha la jirto quduusiinta oo dhan. Aamiin.

نِعمَةُ الرَّبِّ يَسُوعَ مَعَكُمْ جَمِيعاً.