1 G oortii Ciise amarkiisa u dhammeeyey laba iyo tobankii xertiisa ahaa, waxaa dhacay inuu meeshaas ka noqday inuu magaalooyinkooda wax ku baro oo ku wacdiyo. Yooxanaa Baabtiisaha
وَعِندَما انتَهَى يَسُوعُ مِنْ تَعلِيمِهِ لِتَلامِيذِهِ الاثنَي عَشَرَ، غادَرَ ذَلِكَ المَكانَ، وَذَهَبَ لِيُعَلِّمَ وَيُعلِنَ رِسالَتَهُ فِي إقليمِ الجَلِيلِ. يَسُوعُ وَيُوحَنّا المَعمَدان
2 G oortii Yooxanaa xabsiga ka maqlay shuqulladii Masiixa, laba xertiisii ah ayuu u soo diray
وَبَينَما كانَ يُوحَنّا المَعمَدانُ فِي السِّجنِ، سَمِعَ عَنْ كُلِّ ما كانَ المَسِيحُ يَعمَلُهُ، فَأرسَلَ رِسالَةً مَعَ بَعضِ تَلامِيذِهِ
3 o o ku yidhi, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kale aannu dhawrnaa?
وَسَألَهُ: «هَلْ أنتَ الَّذي نَنْتَظِرُهُ، أمْ يَنبَغي أنْ نَنتَظِرَ آخَرَ؟»
4 M arkaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Taga oo Yooxanaa uga warrama waxaad aragteen iyo waxaad maqasheen.
فَأجابَهُمْ يَسُوعُ وَقالَ: «اذهَبَوا وَأخبِروا يُوحَنّا بِما سَمِعْتُمْ وَشاهَدْتُمْ:
5 K uwii indhaha la'aa wax bay arkaan, kuwii lugahala'aana way socdaan, kuwii baraska qabayna waa la nadiifiyey, kuwii dhegahala'aana wax bay maqlaan, kuwii dhintayna waa la kiciyey, masaakiintana injiilka waa lagu wacdiyaa,
ها هُمُ العُميُ يُبصِرُونَ، وَالمُقعَدُونَ يَمشُونَ، وَالبُرْصُ يَطْهُرُونَ، وَالصُّمُّ يَسمَعُونَ، وَالمَوتَى يَحيَونَ، وَالمَساكِينُ يَسمَعُونَ البِشارَةَ.
6 o o waxaana barakaysan kan aan iga xumaanin.
وَهَنِيئاً لِمَنْ لا يَتَرَدَّدُ فِي الإيمانِ بِي.»
7 M arkay tageen, Ciise wuxuu bilaabay inuu dadkii badnaa wax uga sheego Yooxanaa oo wuxuu yidhi, Maxaad cidlada ugu baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan cawsduur dabaylu ruxayso?
وَإذْ غادَرَ تَلامِيذُ يُوحَنّا المَكانَ، بَدَأ يَسُوعُ يَتَحَدَّثُ إلَى النّاسِ عَنْ يُوحَنّا فَقالَ: «ما الَّذِي خَرَجتُمْ إلَى البَرِّيَّةِ لِتَرَوهُ؟ قَصَبَةً تُؤَرجِحُها الرِّيحُ؟
8 L aakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan nin dhar jilicsan qaba? Kuwa dharka jilicsan qaba waxay joogaan guryaha boqorrada.
لِماذا خَرَجتُمْ إذاً؟ لِتَرَوا رَجُلاً يَلبَسُ ثِياباً ناعِمَةً؟ إنَّ الَّذِينَ يَرتَدُونَ الثِّيابَ النّاعِمَةَ يَعِيشُونَ فِي قُصُورِ المُلُوكِ.
9 L aakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad nebi soo aragtaan? Haah, waxaan idinku leeyahay, mid nebi ka sarreeya.
فَلِماذا خَرَجْتُمْ إذاً؟ لِتَرَوا نَبِيّاً؟ هُوَ كَذَلِكَ. بَلْ إنِّي أقُولُ لَكُمْ إنَّكُمْ رَأيتُمْ مَنْ هُوَ أعظَمُ مِنْ نَبِيٍّ!
10 K anu waa kii laga qoray, Eeg, waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga, Kan jidkaaga kuu sii diyaargarayn doona hortaada.
فَهَذا هُوَ الَّذِي كُتِبَ عَنهُ: ‹ها أنا أُرسِلُ رَسُولِي قُدّامَكَ. لِيُعِدَّ الطَّرِيقَ أمامَكَ.›»
11 R untii waxaan idinku leeyahay, Intii dumar ka dhalatay, mid Yooxanaa Baabtiisaha ka weyn kama dhex kicin, laakiin kan boqortooyadii jannada ugu yar ayaa ka weyn.
«أقولُ الحَقَّ لَكُمْ، لَمْ يَظْهَرْ بَينَ الَّذِينَ وَلَدَتهُمُ النِّساءُ مَنْ هُوَ أعظَمُ مِنْ يُوحَنّا المَعْمَدانِ. غَيرَ أنَّ أقَلَّ شَخصٍ فِي مَلَكُوتِ السَّماواتِ أعظَمُ مِنهُ.
12 T an iyo wakhtigii Yooxanaa Baabtiisaha boqortooyada jannada waa la xoogay, oo kuwii xoogayna ayaa qaatay.
فَمِنْ وَقتِ يُوحَنّا المَعْمَدانِ إلَى الآنَ، وَالمَلَكُوتُ يُواجِهُ هُجُوماتٍ عَنِيفَةً، وَالعُنَفاءُ يُحاوِلُونَ أخذَهُ بِالقُوَّةِ.
13 W aayo, nebiyadii iyo sharcigu waxay wax sii sheegeen ilaa Yooxanaa.
لِأنَّ شَرِيعَةَ مُوسَى وَكُلَّ الأنبِياءِ تَنَبّأَوا حَتَّى وَقْتِ يُوحَنّا.
14 H addii aad doonaysaan inaad tan aqbashaan, Kanu waa Eliyaas kan iman lahaa.
فَإنْ أرَدتُمْ قُبُولَ ما يَقُولُهُ الأنبِياءُ وَالشَّرِيعَةُ، فَيُوحَنّا هُوَ إيلِيّا الَّذِي تَنَبَّأُوا عَنْ مَجِيئِهِ.
15 K an dhego wax lagu maqlo lahu ha maqlo.
مَنْ لَهُ أُذُنانِ، فَلْيَسمَعْ.»
16 M axaan qarnigan u ekaysiiyaa? Wuxuu u eg yahay carruur suuqa fadhida oo kuwa kale u yeedhaysa,
«بِماذا أُشَبِّهُ هَذا الجِيلِ؟ إنَّهُ أشبَهُ بِأطفالٍ يَجلِسُونَ فِي الأسواقِ، يُنادُونَ رِفاقَهُمْ وَيَقُولُونَ:
17 i yagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad calaacali weydeen.
‹زَمَّرْنا لَكُمْ، فَلَمْ تَرقُصُوا. وَغَنَّيْنا لَكُمْ أغانِيَ الجَنازاتِ، فَلَمْ تَنُوحُوا!›
18 W aayo, Yooxanaa waa yimid isagoo aan waxba cunaynin oo cabbaynin, oo waxay yidhaahdaan, Jinni buu qabaa.
فَقَدْ جاءَ يُوحَنّا، الَّذِي لَمْ يَكُنْ يَأكُلُ كَالآخَرِينَ وَلَمْ يَكُنْ يَشرَبُ نَبيذاً كَالآخَرِينَ، فَقالَ عَنهُ النّاسُ: ‹فِيهِ رُوحٌ شِرِّيرٌ.›
19 W iilka Aadanahuse waa yimid isagoo wax cunaya oo cabbaya, oo waxay yidhaahdaan, Eeg, waa nin cir weyn oo khamriyacab ah oo saaxiib la ah cashuurqaadayaal iyo dembilayaal. Xigmaddu inay xaq tahay waa lagu caddeeyaa shuqulladeeda. Waxaa Hoog Leh Dadka Aan Ilaah Rumaysnayn Magaalooyinkooda
ثُمَّ جاءَ ابْنُ الإنسانِ الَّذِي يَأكُلُ وَيَشرَبُ نَبيذاً كَالآخَرِينَ، فَقالَ عَنهُ النّاسُ: ‹انظُرُوا إلَى هَذا الإنسانِ، فَهُوَ شَرِهٌ وَسِكِّيرٌ، وَهُوَ صَدِيقٌ لِجامِعِي الضَّرائِبِ وَالخُطاةِ!› لكِنَّ ثِمارَ الحِكْمَةِ هِيَ الَّتِي تُثبِتُ أنَّها حِكْمَةٌ صَحِيحَةٌ.» يَسُوعُ يُحَذِّرُ المُدَنَ الخاطِئَة
20 D abadeed wuxuu bilaabay inuu canaanto magaalooyinkii uu shuqulladiisa xoogga leh badidooda ku dhex sameeyey, waayo, ma ay toobadkeenin.
ثُمَّ ابتَدَأ يَسُوعُ يُوَبِّخُ المُدُنَ الَّتِي عَمِلَ فِيها مُعظَمَ مُعجِزاتِهِ، لِأنَّ سُكّانَها لَمْ يَتُوبُوا عَنْ خَطاياهُمْ.
21 W aa kuu hoog, Khorasinay; waa kuu hoog, Beytsayday; waayo, shuqulladii xoogga lahaa oo laydinku dhex sameeyey, haddii Turos iyo Siidoon lagu samayn lahaa, goor horay toobadkeeni lahaayeen, iyagoo dhar joonyad ah gashan oo dambas ku fadhiya.
فَقالَ: «الوَيلُ لَكِ يا كُورْزِيْنُ! الوَيلُ لَكِ يا بَيْتَ صَيدا! لِأنَّهُ لَوْ جَرَتِ المُعجِزاتُ الَّتِي جَرَتْ فِيْكُما فِي صُورَ وَصَيداءَ، لَتابَتا مُنذُ زَمَنٍ بَعِيدٍ، وَلارتَدَى أهلُها الخَيشَ، وَجَلَسُوا عَلَى الرَّمادِ.
22 L aakiin waxaan idinku leeyahay, Maalinta xisaabta Turos iyo Siidoon waa idinka xisaab fududaan doonaan.
وَلَكِنِّي أقُولُ لَكُمْ إنَّ حالَ أهلِ صُورَ وَصَيداءَ سَيَكُونُ أهوَنَ مِنْ حالِكُما يَومَ الدَّينُونَةِ.
23 A diguna Kafarna'umay, samada ma laguu sarraysiin doonaa? Waxaad ku degi doontaa Haadees, waayo, haddii shuqulladii xoogga lahaa oo lagugu dhex sameeyey, Sodom lagu samayn lahaa, ilaa maanta way joogi lahayd.
وَأنتِ يا كَفْرَناحُومَ، هَلْ تَتَوَهَّمِيْنَ أنَّكِ سَتُرفَعِينَ إلَى السَّماءِ؟ لا، بَلْ سَتَهبِطِيْنَ إلَى الهاوِيَةِ! فَلَو أنَّ المُعجِزاتِ الَّتِي جَرَتْ فِيكِ، جَرَتْ فِي سَدُومَ، لَبَقِيَتْ إلَى يَومِنا هَذا.
24 L aakiin waxaan idinku leeyahay, Maalinta xisaabta, dalka Sodom ayaa kaa xisaab fududaan doona. Maanka U Eg Maanka Carruurta
وَلَكِنِّي أقُولُ لَكُمْ إنَّ حالَ أهلِ سَدُومَ، سَيَكُونُ أكثَرَ احتِمالاً مِنْ حالِ أهلِكِ فِي يَومِ الدَّينونَةِ.» يَسُوعُ هُوَ مَصدَرُ الرّاحَة
25 W akhtigaas Ciise ayaa hadalkan yidhi, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waan kugu mahadnaqayaa, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilma yaryar.
فِي ذَلِكَ الوَقتِ، تَكَلَّمَ يَسُوعُ وَقالَ: «أشكُرُكَ أيُّها الآبُ، رَبَّ السَّماءِ وَالأرْضِ. فَقَدْ أخفَيْتَ هَذِهِ الأُمُورَ عَنِ الحُكَماءِ وَالأذكِياءِ، وَكَشَفْتَها لِلبُسَطاءِ كَالأطفالِ.
26 H aah, Aabbow, waayo, sidaas ayaa kaa farxisay. Ciise Shuqulkiisa
نَعَمْ يا أبِي، لِأنَّكَ سُرِرْتَ بِعَمَلِ هَذا.»
27 A abbahay wax walbaba waa ii dhiibay; oo ninna Wiilka garan maayo Aabbaha maahee, oo ninna Aabbaha garan maayo Wiilka maahee iyo kii Wiilku doonayo inuu u muujiyo.
«لَقَدْ سَلَّمَنِي الآبُ كُلَّ شَيءٍ. فَلا أحَدَ يَعرِفُ الابْنَ إلّا الآبُ، وَلا أحَدَ يَعرِفُ الآبَ إلّا الابْنُ وَكُلُّ مَنْ يَشاءُ الابنُ أنْ يَكشِفَ لَهُ.»
28 I i kaalaya kulligiin kuwiinna hawshaysan oo culaabaysanow, oo anigu waan idin nasin doonaa.
«تَعالُوا إلَيَّ أيُّها المُتعَبِينَ وَيا مَنْ تَحمِلُونَ أحمالاً ثَقِيلَةً، وَأنا سَأُعطِيكُمُ الرّاحَةَ.
29 H arqoodkayga dushiinna ku qaata oo wax iga barta; waayo, waan qaboobahay, qalbigayguna waa hooseeyaa, oo naftiinna nasashaad u heli doontaan.
احمِلُوا نِيرِي عَلَيكُمْ، وَتَعَلَّمُوا مِنِّي، لِأنِّي وَدِيعٌ وَمُتَواضِعُ القَلْبِ، فَتَجِدُوا راحَةً لِنُفُوسِكُمْ.
30 W aayo, harqoodkaygu waa dhib yar yahay, oo rarkayguna waa fudud yahay.
لِأنَّ النِّيرَ الَّذِي أنا أُعطِيهِ سَهلٌ، وَالحِملُ الَّذِي أضَعُهُ عَلَيكُمْ خَفِيفٌ.»