Ayuub 6 ~ ﺃﻳﻮﺏ 6

picture

1 M arkaasaa Ayuub jawaabay oo wuxuu yidhi,

فَأجابَ أيُّوبُ:

2 H ahe haddii dhibkayga la miisaami lahaa, Oo masiibadayda kafado la wada saari lahaa!

«آهِ لَو أمْكَنَ وَزْنُ عَذابِي وَوَضْعُ مَصائِبِي كُلِّها عَلَى المَوازِينِ.

3 W uu ka sii cuslaan lahaa cammuudda badaha, Sidaas daraaddeed hadalkaygii degdeg buu noqday.

فَسَتَكُونُ أثقَلَ مِنْ رَملِ البَحرِ. لِذا كَلِماتِي طائِشَةٌ.

4 W aayo, Ilaaha Qaadirka ah fallaadhihiisii ayaa igu dhex jira, Oo naftayduna waabaydoodii way cabbaysaa, Oo Ilaah cabsiintiisiina anigay igu soo kacdaa.

لأنَّ سِهامَ القَدِيرِ فِيَّ، وَرُوحِي تَشرَبُ سُمَّها اللّاذِعَ. حُشِدَتْ أسلِحَةُ اللهِ المُخِيفَةُ لِقِتالِي. سَهلٌ عَلَيْكَ أنْ تَقُولَ كَلامَكَ هَذا، حِينَ لا تُواجِهُ مُصِيبَةً.

5 D ameerdibadeedku miyuu ciyaa markuu caws haysto? Dibiguse miyuu ciyaa markii cunto la siiyo?

لَكِنْ حَتَّى الحِمارُ لا يَتَذَمَّرُ حِينَ يَتَوَفَّرُ لَهُ عُشْبٌ. وَلا الثَّورُ يَخُورُ وَلَدَيْهِ عَلَفٌ.

6 W ixii aan dhadhan lahayn miyaa cusbola'aan la cuni karaa? Ukunta xabkeeduse miyuu dhadhan leeyahay?

هَلْ يُؤكَلُ الطَعامُ بِلا مِلْحٍ؟ أمْ هُناكَ نَكْهَةٌ فِي بَياضِ البَيْضِ؟

7 N aftaydu way diidaa inay taabato, Waxay ii yihiin sida cunto la naco oo kale.

كَذَلِكَ لا رَغبَةَ لِي فِي سَماعِ كَلِماتِكَ، فَهِيَ أشبَهُ بِالطَعامِ الفاسِدِ!

8 H ahe bal maan helo waxa aan u baryootamo, Oo Ilaah bal muu i siiyo waxa aan u xiisoodo!

«لَيتَ طِلبَتِي تُستَجابُ، فَيُعطِينِي اللهُ ما أشتَهِيهِ.

9 O o xataa Ilaah bal muu iska jeclaado inuu i burburiyo, Oo bal muu gacantiisa iga sii daayo oo i baabbi'iyo!

لَيتَ اللهَ يَشاءُ أنْ يَسحَقَنِي. لَيتَهُ يُدَمِّرُنِي تَدمِيراً بِضَربَةٍ خاطِفَةٍ مِنْ يَدِهِ.

10 M arkaas waan istareexi lahaaye, Oo waxaan u adkaysan lahaa xanuun aan ii tudhayn, Waayo, ma aanan diidin Kan Quduuska ah erayadiisii.

فَفِي هَذا تَكُونُ راحَتِي: أنَّنِي لَمْ أتَجاهَلْ كَلامَ القُدُّوسِ، رَغْمَ كُلِّ هَذا الألَمِ.

11 B al xooggaygu waa maxay inaan sugo aawadeed? Aakhirkayguse waa maxay inaan dulqaato aawadeed?

«ما هِيَ القُوَّةُ الَّتِي سَتُعْطينِي رَجاءَ الانتِظارِ، وَمِن أجلِ ماذا أتَمَنَّى طُولَ العُمْرِ؟

12 W ar xooggaygu ma xoogga dhagaxyada baa? Mise jidhkaygu ma naxaas baa?

هَلْ لَدَيَّ قُوَّةُ الصُّخُورِ، أمْ أنَّ جَسَدِي مَصنُوعٌ مِنَ البُرونْزِ؟

13 W ar sow ma aha inaanan iscaawiyi karayn? Sowse xigmaddu igama fogaan?

لَيسَتْ فِيَّ قُوَّةٌ تُعِينُنِي، وَالرَأيُ الصّائِبُ أُخِذَ مِنِّي.

14 K ii diyaar u ah inuu qalbi jabo waa in saaxiibkiis u naxariisto Waaba intaasoo uu ka tago cabsida Ilaaha Qaadirka ahe.

«يَحْتاجُ اليائِسُ إلَى إخلاصِ أصْدِقائِهِ، حَتَّى وَإنِ ابْتَعَدَ عَن تَقوَى القَدِيرِ.

15 W alaalahay waa u khiyaano badnaayeen sida durdur oo kale, Sida biyaha durdurrada ee iska baabba'a,

إخْوَتِي غَدَرُوا بِي كَسَيلِ مِياهٍ، كَسُيُولِ الوادِي يَعبُرُونَ.

16 K uwaasoo barafka la madoobaaday, Oo uu barafka cad isku qariyo.

فِي الشِّتاءِ، تَتَصّلَّبُ بِالجَليدِ الَّذي يُغَطِّي الثِّلْجَ.

17 M arkay qorraxoodaan way libdhaan, Oo markay kululaadaanna meeshooday ka baabba'aan.

وَفِي الصَّيفِ تَجِفُّ، تَختَفِي مِنَ مَكانِها بِسَبَبِ الحَرِّ.

18 K uwa safraa gees bay uga leexdaan, Waxay u baxaan xagga cidlada oo halkaasay ku dhintaan.

تَتَلّوَّى الجَداوِلُ فِي طَرِيقِها، ثُمَّ تَختَفِي فِي الصَّحراءِ.

19 W axaa fiiriyey kuwa Teemaa ka safray, Oo socotooyinkii Shebaa ayaa fishay.

تَبْحَثُ قَوافِلُ تَيْماءُ عَنِ الماءِ بِلَهفَةٍ، وَتَرجُو قَوافِلُ سَبَأَ الماءَ.

20 W ay ceeboobeen, waayo, way rajeeyeen, Halkaasay yimaadeen, oo way hungoobeen.

كانُوا وَاثِقِينَ مِنْ أنَّ الماءَ هُناكَ، فَخابَتْ آمالُهُمْ!

21 W aayo, hadda idinku sidaasaad ii noqoteen, Waxaad aragteen belaayo, waanad baqdeen.

أنْتُمْ مِثلُ هَذِهِ الجَداوِلِ، رَأيْتُمْ تَعاسَتِي فارْتَعَبْتُمْ.

22 B al anigu miyaan idhi, Wax i sii? Amase, Maalkaaga hadiyad iiga keen?

فَهَلْ قُلْتُ لَكُمْ أعطُونِي شَيئاً؟ أمْ طَلَبتُ مِنكُمْ أنْ تَدفَعُوا رِشْوَةً مِنْ مالِكُمْ لِأحَدٍ لِأجلِي؟

23 A mase, Cadowga gacantiisa iga samatabbixi? Amase, Iga furo gacanta kan i dulma?

هَلْ قُلْتُ لَكُمْ أنقِذُونِي مِنْ يَدِ مَنْ يَضطَهِدُنِي؟ أوِ اشتَرُونِي مِنْ يَدِ الَّذِينَ يُرعِبُونَنِي؟

24 B al wax i bar, oo anna waan iska aamusayaa; Oo i garansii wixii aan ku qaldamay.

«عَلِّمُونِي وَأنا أصْمِتُ، وَأفهِمُونِي أينَ أخطَأتُ.

25 E rayo runu xoog badanaa! Laakiinse bal canaantiinna muranka ahu maxay caddaysaa?

ما أقوَى الكَلِماتُ الصّائِبَةُ! لَكِنْ ماذا تُبَرهِنُ أقوالُكُمْ؟

26 M a waxaad u malaynaysaan inaad erayo canaanataan? Maxaa yeelay, kii quustay hadalkiisu waa sida dabayl oo kale.

أتَنْوُونَ انْتِقادَ كَلامِي، وَتَحْسِبُونَ كَلِماتِ اليَأسِ الّتِي أقُولُها مُجَرَّدَ رِيحٍ؟

27 W axaad saami u ridan lahaydeen maalka agoonta, Oo saaxiibkiinna waad ka faa'iidaysan lahaydeen.

حَتَّى إنَّكُمْ تُلقُونَ قُرعَةً عَلَى مالِ اليَتِيمِ، وَتُساوِمُونَ عَلَى صَدِيقِكُمْ.

28 H addaba raalli ahaada oo bal i fiiriya, Waayo, sida runta ah been idiin sheegi maayo.

وَالآنَ تَمَعَّنُوا فِي وَجْهِي، فَإنِّي لَسْتُ أكذِبَ عَلَيكُمْ.

29 H addaba waan idin baryayaaye iska noqda, yaan caddaaladla'aanu dhicin, Ee mar kale iska noqda, waayo, xaalkaygu waa xaq.

أعِيدُوا النَّظَرَ فِي ما قُلْتُمْ وَكُفُّوا عَنْ ظُلْمِي. أعِيدُوا النَّظَرَ الآنَ لأنَّنِي بَريءٌ.

30 W ar ma caddaaladla'aan baa carrabkayga saaran? Mase carrabkaygaan waxyaalo xunxun dhadhamin karin?

هَلْ أخْطأ لِسانِي بِشَيءٍ، أمْ لَمْ يَعُدْ يُمَيِّزُ مَذاقَ الظُّلمِ؟