Bilowgii 8 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 8

picture

1 O o Ilaah wuxuu xusuustay Nuux, iyo wixii noolaa, iyo xoolihii doonnidii kula jiray isagii oo dhan; oo Ilaah dabayl buu dhulka dul mariyey, biyihiina way dhinmeen;

ثُمَّ تَذَكَّرَ اللهُ نُوحَ وَكُلَّ الحَيواناتِ البَرِّيَّةِ وَكُلَّ المَواشِيَ الَّتِي كانَتْ مَعَهُ فِي السَّفِينَةِ. فَجَعَلَ اللهُ رِيحاً تَهُبُّ عَلَى الأرْضِ. فَبَدَأ المِاءُ يَنخَفِضُ.

2 i lihii moolka iyo dariishadihii samaduna way awdmeen; roobkii samadana waa la joojiyey;

وَتَوَقَّفَ تَدَفُّقُ الماءِ مِنْ تَحْتِ الأرْضِ. وَسَدَّتِ السَّماءُ نَوافِذَها، فَلَمْ يَعُدِ المَطَرُ يَنْزِلُ مِنَ السَّماءِ.

3 b iyihiina had iyo goorba dhulkay ka noqonayeen, oo boqol iyo konton maalmood dabadood ayaa biyihii dhinmeen.

ثُمَّ بَدَأ الماءُ يَنْسَحِبُ شَيئاً فَشَيئاً مِنَ الأرْضِ. فَبَدَأ الماءُ يَنحَسِرُ فِي نِهايَةِ المِئَةِ وَالخَمْسِينَ يَوْماً،

4 O o bishii toddobaad, maalinteedii toddoba iyo tobnaad, ayay doonnidii ku fadhiisatay buuraha Araarad.

إلَى أنِ اسْتَقَرَّتِ السَّفِينَةُ عَلَى جِبالِ أراراطَ فِي اليَوْمِ السّابِعَ عَشَرَ مِنَ الشَّهْرِ السّابِعِ.

5 B iyihiina way sii dhinmayeen ilaa bishii tobnaad. Bishii tobnaad, maalinteedii kowaad, ayaa buuraha dushoodii la arkay.

وَاسْتَمَرَّ انخِفاضُ الماءِ حَتَّى الشَّهْرِ العاشِرِ. وَفِي اليَوْمِ الخامِسِ مِنَ الشَّهْرِ العاشِرِ ظَهَرَتْ قِمَمُ الجِبالِ.

6 W axaana dhacday in afartan maalmood dabadood Nuux furay dariishaddii doonnidii uu sameeyey;

وَبَعْدَ أربَعِينَ يَوْماً، فَتَحَ نُوحُ نافِذَةَ السَّفِينَةِ الَّتِي صَنَعَها.

7 o o wuxuu dibadda u diray tuke, hor iyo dib buuna u duulayay, ilaa intay biyihii ka engegeen dhulka dushiisa.

وَأرْسَلَ غُراباً. فَطارَ الغُرابُ مِنْ مَكانٍ إلَى آخَرَ إلَى أنْ نَشِفَتِ المِياهُ عَنِ الأرْضِ.

8 D abadeedna wuxuu diray qoolley si uu u ogaado bal in biyihii dhulka dushiisa ka yaraadeen iyo in kale;

ثُمَّ أرْسَلَ نُوحُ يَمامَةً مِنْ عِنْدِهِ لِيَرَى إنْ كانَ الماءُ قَدِ انْحَسَرَ مِنْ سَطحِ الأرْضِ.

9 l aakiin qoolleydii meel ay cagta dhigto ayay weyday, kolkaasay Nuux xaggiisii ku soo noqotay iyo xaggii doonnidii, maxaa yeelay, biyihii baa dhulka oo dhan dul joogay; kolkaasuu gacanta dibadda u bixiyey, oo soo qabtay iyadii, oo soo geliyey doonnidii.

وَلَكِنَّ اليَمامَةَ لَمْ تَجِدْ مَكاناً تَحُطُّ عَلَيهِ لأنَّ الأرْضَ كانَتْ ما تَزالُ مُغَطّاةً بِالماءِ. فَعادَتْ إلَى نُوحَ فِي السَّفِينَةِ. فَأخرَجَ نُوحُ ذِراعَهُ وَأمْسَكَ بِاليَمامَةِ، وَأدخَلَها إلَى السَّفِينَةِ.

10 K olkaasuu toddoba maalmood oo kale sugay; markaasuu mar kale qoolleydii doonnidii ka diray;

وَانتَظَرَ نُوحُ سَبْعَةَ أيّامٍ أُيضاً. ثُمَّ أرسَلَ اليَمامَةَ مِنَ السَّفِينَةِ ثانِيَةً.

11 q oolleydiina waxay isagii ku soo noqotay fiidkii; oo afkana waxay ku wadatay caleen saytuun oo qoyan; kolkaasuu Nuux ogaaday in biyihii dhulka ka yaraadeen.

فَعادَتِ اليَمامَةُ إلَيهِ فِي ذَلِكَ المَساءِ، تَحْمِلُ فِي مِنْقارِها وَرَقَةَ زَيتُونٍ خَضْراءَ. فَعَرَفَ نُوحُ أنَّ المياهَ قَدِ انخَفَضَتْ عَنِ الأرْضِ.

12 K olkaasuu toddoba maalmood oo kale sugay; dabadeedna qoolleydii buu diray; iyadiina mar dambe kuma ay soo noqon.

فَانتَظَرَ نُوحُ سَبْعَةَ أيّامٍ أُيضاً، وَأرْسَلَ اليَمامَةَ. فَلَمْ تَعُدِ إلَيهِ.

13 O o waxaana dhacday sannaddii lix boqol iyo kowaad, bishii kowaad, maalinteedii kowaad, inay biyihii dhulka ka engegeen: Nuuxna daboolkii buu doonnidii ka qaaday, wuuna fiiriyey, oo bal eeg, dhulka dushiisu way engegnayd.

وَفِي اليَوْمِ الأوَّلِ مِنَ الشَّهْرِ الأوَّلِ، فِي السَّنَةِ الواحِدَةِ وَالسِّتِّ مِئَةٍ مِنْ عُمْرِ نَوْحٍ، جَفَّتِ المِياهُ عَنِ الأرْضِ. فَفَتَحَ نُوحُ بابَ السَّفِينَةِ وَنَظَرَ، فَرَأى أنَّ سَطحَ الأرْضِ قَدْ جَفَّ.

14 O o bishii labaad, maalinteedii toddoba iyo labaatanaad, ayaa dhulka engegay.

وَفِي اليَوْمِ السّابِعِ وَالعِشْرِينَ مِنَ الشَّهْرِ الثّانِي، جَفَّتِ الأرْضُ تَماماً.

15 I laahna Nuux buu la hadlay, isagoo leh,

فَقالَ اللهُ لِنُوحَ:

16 D oonnida ka baxa adiga, iyo naagtaada, iyo wiilashaada, iyo naagaha wiilashaada ee kula jiraba.

«اخرُجْ مِنَ السَّفِينَةِ أنتَ وَزَوْجَتُكَ وَأبناؤكَ وَزَوْجاتُهُمْ مَعَكَ،

17 S oo bixi wax kasta oo nool oo kula jooga, inta jidhka leh oo dhan, kuwaas oo ah haadda, iyo xoolaha, iyo waxa dhulka gurguurta oo dhan; si ay dhulka ugu bataan, oo ay wax badan u dhalaan, oo ay dhulka ugu tarmaan.

وَأخرِجْ كُلَّ كائِنٍ حَيٍّ مَعَكَ، مِنْ كُلِّ نَوْعٍ مِنَ الحَيوانِ وَالطَّيرِ وَالماشِيَةِ وَالزَّواحِفِ عَلَى التَّرابِ، لِكَي تَتَكاثَرَ وَتَتَناسَلَ وَتَزْدادَ عَلَى الأرْضِ.»

18 N uuxna wuu baxay, isagii iyo wiilashiisii, iyo naagtiisii, iyo naagihii wiilashiisa ee la jirayba.

فَخَرَجَ نُوحُ وَأبناؤهُ وَزَوْجَتُهُ وَزَوجَاتُ أبنائِهِ مِنَ السَّفِينَةِ.

19 D ugaag kasta, iyo wax kasta oo gurguurta, iyo haad kasta, iyo wax alla wixii dhulka ku dhaqaaqaaba, jinsigoodii ayay doonnidii kala soo baxeen.

وَخَرَجَ مِنَ السَّفِينَةِ كُلُّ حَيوانٍ، وَكُلُّ زاحِفٍ، وَكُلُّ طَيرٍ، وَكُلُّ ما يَتَحَرَّكُ عَلَى الأرْضِ، كُلٌّ حَسَبَ جِنْسِهِ.

20 N uuxna meel allabari buu Rabbiga u dhisay; xayawaankii daahirka ahaa iyo haaddii daahirka ahaydba, intuu wax ka qaatay, ayuu allabaryo la gubo ku bixiyey meeshii allabariga dusheeda.

ثُمَّ بَنَى نُوحُ مَذْبَحاً للهِ. وَأخَذَ مِنْ جَمِيعِ أنْواعِ الحَيواناتِ الطّاهِرَةِ وَالطُّيُورِ الطّاهِرَةِ، وَقَدَّمَها قَرابِينَ عَلَى المَذْبَحِ.

21 R abbiguna wuxuu uriyey caraftii udgoonayd, kolkaasuu Rabbigu iska yidhi qalbigiisa, Mar dambe dadka aawadiis dhulka uma habaari doono, maxaa yeelay, malaha qalbiga dadku waa shar tan iyo yaraantiisa; mar dambena ma aan dili doono wax kasta oo nool sidii aan yeelay.

وَرَضِيَ اللهُ عَنْ هَذِهِ الذَّبائِحِ وَقالَ: «لَنْ ألْعَنَ الأرْضَ ثانِيَةً بِسَبَبِ النّاسِ، لأنَّ قَلْبَ الإنسانِ مَيّالٌ إلَى الشَّرِّ مُنْذُ صِغَرِهِ. فَلَنْ أعُودَ إلَى إهلاكِ كُلِّ مَخلُوقٍ حَيِّ كَما فَعَلْتُ الآنَ.

22 I ntuu dhulku jiro, beer abuurid, iyo beer goosasho, iyo qabow iyo kulayl, iyo gu iyo jiilaal, iyo habeen iyo maalin midnaba ma joogsan doono.

فَما دامَتْ هُناكَ أرْضٌ، سَيَظَلُّ هُناكَ زَرْعٌ وَحَصادٌ، بَرْدٌ وَحَرٌّ، صَيفٌ وَشِتاءٌ، وَلَيلٌ وَنَهارٌ.»