1 C iise ayaa u jawaabay oo mar kale masaallo kula hadlay, oo wuxuu yidhi,
وَكَلَّمَهُمْ يَسُوعُ مَرَّةً أُخْرَى بِأمثالٍ رَمْزيَّةٍ فَقالَ:
2 B oqortooyada jannada waxay la mid tahay sidii boqor wiilkiisa aroos u dhigay.
«يُشبِهُ مَلَكُوتُ السَّماواتِ مَلِكاً عَمِلَ وَلِيمَةَ عُرْسٍ لابْنِهِ.
3 A ddoommadiisii ayuu u diray inay u yeedhaan kuwa arooska loogu yeedhay, mana ay doonaynin inay yimaadaan.
وَأرسَلَ المَلِكُ عَبِيدَهُ لاسْتِدعاءِ المَدعُوِّينَ إلَى وَلِيمَةِ العُرْسِ، وَلَكِنَّهُمْ لَمْ يُرِيدُوا المَجِيءَ.
4 H addana addoommo kale ayuu diray oo wuxuu ku yidhi, Kuwii loo yeedhay waxaad ku tidhaahdaan, Bal eega, cuntadaydii waan diyaargareeyey, dibiyadaydii iyo neefafkaygii buurbuurnaana waa la qalay, wax walubana waa diyar, ee arooska kaalaya.
«فَأرسَلَ المَلِكُ عَبِيداً آخَرِينَ وَقالَ لَهُمْ: ‹قُولُوا لِأُولَئِكَ المَدعُوِّينَ إنَّ الوَلِيمَةَ جاهِزَةٌ. فَثِيرانِي وَعُجُولِي المُسَمَّنَةُ قَدْ ذُبِحَتْ. وَكُلُّ شَيءٍ جاهِزٌ. فَتَعالَوا إلَى وَلِيمَةِ العُرْسِ.›
5 L aakiin way fududaysteen, oo iska tageen, mid beertiisuu aaday, mid kalena wuxuu aaday baayacmushtarigiisii.
«وَلَكِنَّ المَدعُوِّينَ لَمْ يَهتَمُّوا بِالِأمْرِ، وَمَضَى كُلُّ واحِدٍ مِنْهمْ فِي طَرِيقِهِ. فَذَهَبَ واحِدٌ لِلعَمَلِ فِي حَقلِهِ، وَآخَرُ إلَى تِجارَتِهِ.
6 K uwii kalena addoommadiisii ayay qabteen, wayna caayeen oo dileen.
أمّا الباقُونَ فَأمسَكُوا بِعَبِيدِ المَلِكِ وَضَرَبُوهُمْ وَقَتَلُوهُمْ.
7 L aakiin boqorkii markuu maqlay wuu cadhooday, oo askartiisii buu u diray oo baabbi'iyey kuwaasoo dhiig qabay, magaaladoodiina wuu gubay.
حِينَئِذٍ غَضِبَ المَلِكُ وَأرسَلَ جَيشَهُ فَقَتَلُوا أُولَئِكَ القَتَلَةَ، وَأحرَقُوا مَدِينَتُهُمْ.
8 M arkaasuu addoommadiisii ku yidhi, Arooskii waa diyaar, kuwii loo yeedhayse ma ay istaahilin.
«ثُمَّ قالَ المَلِكُ لِعَبِيدِهِ: ‹وَلِيمَةُ العُرسِ جاهِزَةٌ، وَلَكِنْ أُولَئِكَ المَدعُوِّينَ لَمْ يَكُونُوا يَستَحِقُّونَها.
9 H addaba taga meesha jidadka ku kala leexdaan, oo in alla intaad heshaan arooska ugu yeedha.
لِذَلِكَ اذْهَبُوا إلَى زَوايا الشَّوارِعِ، وَادعُوا كُلَّ الَّذينَ تَجِدُونَهُمْ لِحُضُورِ وَلِيمَةِ العُرْسِ.
10 M arkaasaa addoommadaas jidadkay u baxeen, oo ay soo ururiyeen kuwii ay heleen oo dhan, kuwii sharka lahaa iyo kuwii wanaagsanaaba; gurigii arooskana waxaa laga buuxiyey marti.
فَخَرَجُوا إلَى الشَّوارِعِ، وَجَمَعُوا كُلَّ الَّذينَ وَجَدُوهُمْ، أشراراً كانوا أمْ صالِحِينَ، حَتَّى امتَلأتْ قاعَةُ الوَلِيمَةِ بِالضُّيُوفِ.
11 L aakiin boqorkii kolkuu soo galay inuu martida eego, wuxuu meesha ku arkay nin aan dharkii arooska qabin,
«وَلَمّا دَخَلَ المَلِكُ لِيَرَىْ الضُّيُوفَ، رَأى رَجُلاً هُناكَ لَمْ يَكُنْ يَلبِسُ ثِيابَ العُرْسِ.
12 o o wuxuu ku yidhi, Saaxiibow, sidee baad halkan u soo gashay adigoo aan dharkii arooska qabin? Wuuna iska aamusay.
فَقالَ المَلِكُ لَهُ: ‹يا صَدِيقُ، كَيفَ دَخَلْتَ إلَى هُنا وَأنتَ لا تَلبِسُ ثِيابَ العُرْسِ، وَلَكِنَّ الرَّجُلَ بَقِيَ صامِتاً.
13 M arkaasaa boqorkii wuxuu midiidinyadii ku yidhi, Lugaha iyo gacmaha ka xidha, oo gudcurka dibadda ah ku tuura; halkaas waxaa jiri doonta baroor iyo ilko jirriqsi.
فَقالَ المَلِكُ لِخُدّامِهِ: ‹اربِطُوا رِجلَيهِ وَيَدَيهِ، وَألقُوهُ خارِجاً إلَى الظُّلْمَةِ، حَيثُ يَبكِي النّاسُ وَيَصُرُّونَ عَلَى أسنانِهِمْ.›
14 W aayo, kuwo badan baa loo yeedhay, laakiin kuwo yar baa la doortay. Wax Ku Saabsan Cashuurta Kaysar La Siinayo
لِأنَّ كَثِيرِينَ يُدعَونَ، وَلَكِنْ قَلِيلِينَ فَقَطْ يُختارُونَ.» الفِرِّيسيُّونَ يُحاوِلُونَ الإيقاعَ بِيَسُوع
15 M arkaasaa Farrisiintii baxeen, oo waxay ka wada hadleen si ay hadalkiisa ugu qabtaan.
فَذَهَبَ الفِرِّيسِيُّونَ، وَاجتَمَعُوا لِيَتَشاوَروا كَيفَ يُمكِنُهُمُ أنْ يَصْطادُوا يَسُوعَ بِشَيءٍ يَقُولُهُ.
16 W axay xertoodii ula soo direen Herodosiinta, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waannu og nahay inaad run tahay, oo aad dadka jidka Ilaah run ku bartid, oo aanad ninna u eexan, waayo, dadka wejigooda ma eegtid.
فَأرسَلُوا تَلامِيذَهُمْ إلَيهِ مَعَ أشخاصٍ مِنْ جَماعَةِ هِيرُودُسَ، وَقالُوا لَهُ: «يا مُعَلِّمُ، نَحنُ نَعلَمُ أنَّكَ صادِقٌ وَتُعَلِّمُ طَرِيقَ اللهِ بِكُلِّ صِدقٍ. وَأنَّكَ لا تُجامِلُ أحَداً، لأنَّكَ لا تَنظُرُ إلَى مَقاماتِ النّاسِ.
17 H addaba noo sheeg waxay kula tahay, Ma xalaal baa in cashuur Kaysar la siiyo ama inaan la siin?
فَأخبِرْنا بِرأيكَ، أيَجُوزُ أنْ تُدفَعَ الضَّرائِبُ لِلقَيصَرِ أمْ لا؟»
18 L aakiin Ciise ayaa sharkoodii gartay, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad ii jirrabaysaan, labawejiilayaal yahow?
لَكِنَّ يَسُوعَ عَرَفَ قَصْدَهُمُ الشِّرِّيرَ، فَقالَ لَهُمْ: «أيُّها المُراءُونَ، لِماذا تُحاوِلُونَ اصْطِيادِي؟
19 I tusa lacagta cashuurta. Kolkaasay u keeneen dinaar.
أرُونِي العُملَةَ الَّتِي تَستَخدِمُونَها.» فَأحضَرُوا إلَيهِ دِيناراً.
20 W uxuu ku yidhi, Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan?
فَقالَ لَهُمْ: «لِمَنْ هَذا الرَّسمُ وَهَذا الاسْمُ المَنقوشَينِ عَلَى الدِّينارِ؟»
21 W axay ku yidhaahdeen, Kaysar baa leh. Markaasuu ku yidhi, Haddaba Kaysar siiya wixii Kaysar leeyahay, Ilaahna siiya wixii Ilaah leeyahay.
فَقالُوا لَهُ: «إنَّهُما لِلقَيصَرِ.» فَقالَ لَهُمْ: «إذاً أعطُوا القَيصَرَ ما يَخُصُّهُ، وَأعطُوا اللهَ ما يَخُصُّهُ.»
22 O o goortay taas maqleen, way yaabeen, wayna iska daayeen oo ka tageen. Sarakicidda Kuwii Dhintay
فَلَمّا سَمِعُوا جَوابَهُ هَذا، اندَهَشُوا جِدّاً، وَتَرَكُوهُ وَذَهَبُوا فِي طَرِيقِهِمْ. الصَّدُوقِيُّونَ يُحاوِلُونَ الإيقاعَ بِيَسُوع
23 M aalintaas waxaa u yimid Sadukiin kuwii odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto. Oo waxay weyddiiyeen,
وَفِي ذَلِكَ اليَومِ، جاءَ إلَيهِ بَعضُ الصَّدُوقِيِّينَ، وَهُمُ الَّذِينَ يَقُولُونَ إنَّهُ لا تُوجَدُ قِيامَةٌ، وَسَألُوهُ:
24 o o ku yidhaahdeen, Macallimow, Muuse wuxuu yidhi, Haddii nin dhinto isagoo aan carruur lahayn, walaalkiis waa inuu naagtiisa dumaalo oo uu carruur walaalkiis u dhalo.
«يا مُعَلِّمُ، قالَ مُوسَى إنَّهُ إنْ ماتَ رَجُلٌ وَلَمْ يَتْرُكْ أولاداً، فَعَلَى أخِيهِ أنْ يَتَزَوَّجَ أرمَلَتَهُ، وَأنْ يُنجِبَ وَلَداً يُنْسَبُ لِأخِيهِ.
25 W axaa nala jiray toddoba walaalo ah. Kii ugu horreeyey ayaa guursaday, wuuna dhintay, dhalna ma lahayn, wuxuuna naagtiisii uga tegey walaalkiis.
فَكانَ بَينَنا سَبْعَةُ إخْوَةٍ، فَتَزَوَّجَ الأوَّلُ وَماتَ. وَلِأنَّهُ لَمْ يُنجِبْ أولاداً، تَزَوَّجَ أخُوهُ أرمَلَتَهُ.
26 S idaas oo kalaa ku dhacday kii labaad, iyo kii saddexaad ilaa kii toddobaad.
وَحَدَثَ ذَلِكَ لِلأخِ وَالثّانِي وَالثّالِثِ وَحَتَّى السّابِعِ.
27 M arkay wada dhinteen dabadeed naagtiina waa dhimatay.
وَبَعْدَ أنْ ماتُوا جَمِيعاً، ماتَتِ المَرأةُ أيضاً.
28 H addaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay toddobadoodii kee bay naagtiisii ahaan doontaa? Waayo, kulligood way wada guursadeen iyada.
فَلِمَنْ مِنَ السَّبْعَةِ سَتَكُونُ زَوجَةً يَومَ القِيامَةِ؟ فَقَدْ تَزَوَجُوها جَمِيعاً.»
29 L aakiin Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Waad qaldan tihiin oo garan maysaan Qorniinka iyo xoogga Ilaah.
فَأجابَهُمْ يَسُوعُ: «أنتُمْ فِي ضَلالٍ لِأنَّكُمْ لا تَعرِفُونَ الكِتابَ، وَلا تَعرِفُونَ قُوَّةَ اللهِ.
30 W aayo, wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay dabadeed, layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha Ilaah oo jannada ku jira.
فَافهَموا أنَّهُ فِي الحَياةِ الأبَدِيَّةِ بَعْدَ قِيامَةِ الأمواتِ، النّاسُ لا يَتَزَوَّجُونَ وَلا يُزَوِّجُونَ بَناتِهِمْ، بَلْ يَكُونُونَ كَالمَلائِكَةِ فِي السَّماءِ.
31 L aakiin xagga sarakicidda kuwii dhintay miyaydnaan akhriyin wixii Ilaah idinkula hadlay, markuu yidhi,
أمّا بِخُصُوصِ قِيامَةِ الأمواتِ، أفَلَمْ تَقرَأُوا ما قالَهُ اللهُ؟
32 A nigu waxaan ahay Ilaaha Ibraahim iyo Ilaaha Isxaaq iyo Ilaaha Yacquub? Isagu ma aha Ilaaha kuwa dhintay, laakiin waa Ilaaha kuwa nool.
‹أنا إلَهُ إبْراهِيمَ وَإلَهُ إسْحاقَ وَإلَهُ يَعقُوبَ.› وَلَيسَ اللهُ إلَهَ أمْواتٍ، بَلْ إلَهُ أحْياءٍ.»
33 D adkii badnaa goortay taas maqleen ayay waxbariddiisii ka yaabeen. Qaynuunka Ugu Weyn
فَلَمّا سَمِعَ النّاسُ هَذا الكَلامَ اندَهَشُوا جِدّاً مِنْ تَعلِيمِهِ. أعظَمُ وَصِيَّة
34 L aakiin Farrisiintii goortay maqleen inuu Sadukiintii aamusiiyey ayay isu yimaadeen.
وَعِندَما سَمِعَ الفِرِّيسِيُّونَ أنَّ يَسُوعَ جاوَبَ الصَّدُوقِيِّينَ فَأسكَتَهُمْ، اجتَمَعُوا مَعاً.
35 O o midkood oo sharciga yaqaan ayaa wax weyddiiyey, isagoo jirrabaya, oo wuxuu ku yidhi,
وَسَألَهُ خَبِيرٌ فِي الشَّرِيعَةِ مُحاوِلاً الإيقاعَ بِهِ فَقالَ:
36 M acallimow, qaynuunkee baa sharciga uga weyn?
«يا مُعَلِّمُ، ما هِيَ أعظَمُ وَصِيَّةٍ فِي الشَّرِيعَةِ؟»
37 K olkaasuu ku yidhi isaga, Waa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka jeclaataa qalbigaaga oo dhan iyo naftaada oo dhan iyo caqligaaga oo dhan.
فَقالَ لَهُ يَسُوعُ: «‹تُحِبّ الرَّبَّ إلَهَكَ بِكُلِّ قَلبِكَ، وَبِكُلِّ نَفسِكَ، وَبِكُلِّ عَقلِكَ،›
38 K anu waa qaynuunka ugu weyn oo ugu horreeya.
هَذِهِ هِيَ الوَصِيَّةُ الأُولَى وَالعُظمَى،
39 K u labaad oo u ekina waa kan. Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada.
أمّا الوَصِيَّةُ الثّانِيَةُ فَهِيَ كَالأُولَى: ‹تُحِبُّ صاحِبَكَ كَما تُحِبُّ نَفسَكَ.›
40 S harcigii oo dhan iyo nebiyadiiba waxay sudhan yihiin labadan qaynuun. Wax Masiixa Ku Saabsan
الشَّرِيعَةُ كُلُّها وَكُتُبُ الأنبِياءِ تَتَعَلَّقُ بِهاتَينِ الوَصِيَّتَينِ.» المَسيحُ سَيِّدُ داود
41 K olkii Farrisiintii isu yimaadeen ayaa Ciise wax weyddiiyey,
وَفِيما كانَ الفِرِّيسِيُّونَ مُجتَمِعِينَ حَولَهُ، سَألَهُمْ يَسُوعُ:
42 o o wuxuu ku yidhi, Yuu idinla yahay Masiixu? Waa ina ayo? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Waa ina Daa'uud.
«ماذا تَعتَقِدُونَ حَولَ المَسِيحِ؟ ابْنُ مَنْ هُوَ؟» فَأجابَهُ الفِرِّيسِيُّونَ: «هُوَ ابْنُ داوُدَ.»
43 W uxuu ku yidhi, Haddaba Daa'uud sidee buu Ruuxa ugaga yeedhay Rabbi? isagoo leh,
فَقالَ لَهُمْ: «إذاً كَيفَ دَعاهُ داوُدُ ‹سَيِّداً›عِندَما قالَ وَهُوَ مُقادٌ بِالرُّوحِ:
44 R abbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso, Ilaa aan cadaawayaashaada cagahaaga hoostooda geliyo.
‹قالَ الرَّبُّ لِسَيِّدِي: اجلِسْ عَنْ يَمِينِي إلَى أنْ أجعَلَ أعداءَكَ تَحْتَ قَدَمَيكَ›؟
45 H addaba Daa'uud hadduu ugu yeedhay isaga Sayid, sidee buu wiilkiisa u yahay?
فَإنْ كانَ داوُدُ يَدعُو المَسيحَ سَيِّداً، فَكَيفَ يَكُونُ ابْنَهُ؟»
46 N inna hadal uguma jawaabi karin, oo maalintaas dabadeed ninna kuma dhicin inuu mar dambe wax weyddiiyo.
فَلَمْ يَستَطِعْ أحَدٌ أنْ يُجِيبَهُ بِشَيءٍ، وَلَمْ يَجرُؤْ أحَدٌ بَعدَ ذَلِكَ أنْ يَسألَهُ مَزِيداً مِنَ الأسئِلَةِ.