1 R abbiyow, adigaan kuu qayshaday, haddaba ii soo dhaqso, Oo markaan kuu qayshado, codkayga dhegta u dhig.
بِكَ استَغَثتُ يا اللهُ ، فَأسرِعْ إلَى عَونِي! أصغِ إلَيَّ حينَما أدعُوكَ!
2 B aryootankaygu ha noqdo sida foox hortaada la dhigay, Oo gacma-koruqaadiddayduna ha noqoto sida allabariga fiidnimo.
لَيتَكَ تَقبَلُ صَلَواتِي كَرائِحَةِ البَخُورِ، وَكَفَّيَّ المُرتَفِعَتَينِ كَتَقدِمَةِ المَساءِ.
3 R abbiyow, afkayga waardiye hor jooji, Oo albaabka bushimahaygana dhawr.
أعِنِّي، يا اللهُ ، وَاضبُطْ لِسانِي. أعِنِّي فَأنتَبِهَ إلَى ما يَخرُجُ مِنْ فَمِي.
4 Q albigayga ha u duwin wax shar ah, Yaanu falimo xumaan ah la gelin Dadka xumaanta ka shaqeeya, Oo yaanan wax ka cunin waxyaalahooda macaan.
لا تُحَوِّلْ قَلبِي إلَى الشَّرِّ، فَأنشَغِلَ فِي الشُّرُورِ مَعَ رِفاقِ الاثمِ. لا تَجعَلْنِي أتَلَذَّذُ بِما يَشْتَهُونَ.
5 K an xaqa ahu ha i dilo, raxmad bay ii ahaan doontaa, Oo ha i canaanto, waxay ii noqon doontaa sida saliid madaxa lagu shubto, Madaxayguna yaanu diidin, Waayo, xataa intay sharkooda ku sii jiraan ayaan tukashadayda ka geesta ah sii wadaa.
إنْ أدَّبَنِي إنسانٌ صالِحٌ، فَسَأعتَبِرُ ذَلِكَ كَرَماً. وَإنْ وَبَّخَنِي، فَكَزَيتٍ لِرأسِي. وَأُواصِلُ صَلاتِي ضِدَّ أفعالِ الأشرارِ.
6 X aakinnadoodii waxaa lagu tuuray dhagaxa dhinacyadiisa, Oo iyagu waxay maqli doonaan erayadayda, waayo, way macaan yihiin.
لَيتَهُ يُلقِي بِقادَتِهِمْ مِنْ أعالِي الصُّخُورِ، فَيَعلَمُ الأشرارُ أنِّي تَكَلَّمْتُ بِالحَقِّ.
7 S ida markii beerta la qodo oo dhulka la jeexo Ayaa lafahayagii ugu firidhsan yihiin She'ool afkiisa.
تَناثَرَتْ عِظامُنا عِندَ بابِ القَبرِ كَما يُنثَرُ التُّرابُ عِندَ الفِلاحَةِ وَالحَفرِ.
8 W aayo, Ilaahow Sayidow, indhahaygu xaggaagay ku soo jeedaan, Oo adigaan isku kaa halleeyaa, haddaba naftayda ha dayrin.
نَحوَكَ عَينايَ أيُّها الرَّبُّ الإلَهُ ، عَلَيكَ أتَّكِلُ، فَلا تُسَلِّمنِي إلَى المَوتِ!
9 I ga dhawr dabinka ay ii dhigeen, Iyo siriqda ay xumaanfalayaashu qooleen.
احمِنِي مِنَ الأشراكِ وَالمَصائِدِ الَّتِي نَصَبَها لِيَ الأشرارُ لِيَصطادُونِي!
10 K uwa sharka lahu ha ku dhex dheceen shabagyadooda Markaan anigu ka baxsado.
لِيَسقُطِ الأشرارُ فِي شِباكِهِمْ بَينَما أمُرُّ عَنها بِسَلامَةٍ.