Sharciga Kunoqoshadiisa 14:7 ~ ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 14:7

picture

H abase yeeshee kuwa caynkan ah oo calyanaqsiga raamsado oo raafka jeexan leh waa inaydaan cunin, kuwaasoo ah geela iyo bakaylaha iyo walada, maxaa yeelay, calyanaqsiga way raamsadaan laakiinse raafkoodu ma kala jeexna, oo iyagu waa idinka nijaas,


لَكِنْ مِنَ الحَيواناتِ الَّتِي تَجتَرُّ أوْ لَها حافِرٌ مَشقُوقٌ، لا تَأكُلُوا الجَمَلَ وَالأرنَبَ وَالوَبارَ، لأنَّها تَجتَرُّ وَلَكِنَّ حافِرَها غَيرَ مَشقُوقٍ فَهِيَ نَجِسَةٌ لَكُمْ.

Continue reading Report error