Yashuuca 15:13 ~ ﻳﺸﻮﻉ 15:13

picture

O o wuxuu Kaaleeb ina Yefunneh qayb ka siiyey reer Yahuudah dhexdooda, sidii Rabbigu Yashuuca ugu amray, oo qaybtaas wuxuu ahaa Qiryad Arbac, kaas oo ahaa Canaaq aabbihiis (taasuna waxa weeyaan Xebroon).


وَأعطَى يَشُوعُ كالَبَ بْنَ يَفُنَّةَ حِصَّةً مِنَ الأرْضِ وَسَطَ قَبِيلَةِ يَهُوذا بِحَسَبِ أمرِ اللهِ لِيَشُوعَ، فَأعطاهُ قَرياتَ أرْبَعَ، أي حَبْرُونَ. وَأربَعُ هوَ جَدُّ عَناقَ.

Continue reading Report error