1 R abbiyow, cadaawayaashaydu fara badanaa! Kuwa igu kacaa aad bay u badan yihiin.
Lord, how they are increased who trouble me! Many are they who rise up against me.
2 W ay badan yihiin kuwa naftayda wax ka sheegaa, iyagoo leh, Ilaah isaga caawin maayo. (Selaah)
Many are saying of me, There is no help for him in God. Selah!
3 L aakiinse, Rabbiyow, adigu waxaad tahay gaashaan igu wareegsan, Iyo sharaftayda, iyo kan madaxayga kor u qaada.
But You, O Lord, are a shield for me, my glory, and the lifter of my head.
4 C odkayga ayaan Rabbiga ugu qayliyaa, Oo isaguna wuxuu iiga jawaabaa buurtiisa quduuska ah. (Selaah)
With my voice I cry to the Lord, and He hears and answers me out of His holy hill. Selah!
5 A nigu waan jiifsaday oo waan iska seexday, Oo haddana waan soo toosay, waayo, Rabbiga ayaa i xannaaneeya.
I lay down and slept; I wakened again, for the Lord sustains me.
6 K a baqi maayo dadka kumanyaalkaa, Oo gees kasta iga hareereeyey.
I will not be afraid of ten thousands of people who have set themselves against me round about.
7 K ac, Rabbiyow, oo i badbaadi, Ilaahayow, Waayo, cadaawayaashaydii oo dhan waxaad ku dhufatay dhabanka, Oo kuwa sharka leh ilkahoodiina waad jejebisay.
Arise, O Lord; save me, O my God! For You have struck all my enemies on the cheek; You have broken the teeth of the ungodly.
8 B adbaado waxaa leh Rabbiga, Barakadaadu dadkaaga ha ku soo degto. (Selaah)
Salvation belongs to the Lord; May Your blessing be upon Your people. Selah!