1 W aayo, bal eega, Sayidka ciidammada ahu wuxuu Yeruusaalem iyo dalka Yahuudah ka qaadayaa tiirka iyo waxa la cuskado, xataa tiirka cuntada oo dhan, iyo tiirka biyaha oo dhan,
Защото, ето, Господ, Йехова на Силите, ще отнеме от Йерусалим и от Юдея подкрепата и опората: всяка подкрепа от хляб и всяка подкрепа от вода,
2 i yo ninka xoogga badan, iyo ninka dagaalyahanka ah, iyo xaakinka, iyo nebiga, iyo waxsheegaha, iyo odayga,
всеки силен и всеки воин, съдията и пророка, прорицателя и стареца,
3 i yo sirkaalka konton u taliya, iyo ninka sharafta leh, iyo lataliyaha, iyo saanaca, iyo saaxirka.
петдесетника и почтения, и съветника, изкусния художник и красноречивият говорител.
4 O o waxaan amiirro uga dhigi doonaa carruur, oo dhallaan baa iyaga u talin doona.
И ще им дам деца за князе, които детински ще владеят над тях;
5 O o dadkana midkood kastaba waxaa dulmi doona mid kale, oo mid kastaba waxaa dulmi doona deriskiisa, yarku wuxuu ku kibri doonaa odayga, oo kan hoosena kan sharafta leh.
и хората ще бъдат угнетявани - човек от човека, и всеки - от ближния си; детето ще се големее против стареца и нищожният - против почтения.
6 O o markaas nin wuxuu soo qaban doonaa walaalkiis oo jooga gurigii aabbihiis, oo wuxuu ku odhan doonaa, Adigu waxaad leedahay dhar, haddaba taliye noo noqo oo waxan burburka ahuna ha kaa hooseeyo.
Когато човек улови брата си от бащиния си дом и му каже: Ти имаш облекло, стани ни управител, и нека бъде под твоя ръка това разорено място, -
7 M aalintaasba wuu dhawaaqi doonaa, oo wuxuu odhan doonaa, Anigu bogsiiye noqon maayo, maxaa yeelay, gurigayga dhar iyo dhuuni midna laguma arko, haddaba dadka taliye ha iiga dhigina.
в същия ден той ще се закълне: Не искам да стана изцелител, защото в къщата ми няма нито хляб, нито облекло; няма да ме поставите управител на народа,
8 W aayo, Yeruusaalem waa duntay, oo dadka Yahuudahna waa dheceen, maxaa yeelay, hadalkooda iyo falimahooduba waxay col ku yihiin Rabbiga, oo indhihiisa ammaanta leh ayay ka cadhaysiiyaan.
защото Йерусалим рухна, Юдея падна, понеже и каквото говорят, и каквото правят, са противни на Господа и дразнят славните Му очи.
9 M uuqashada wejigooda ayaa iyaga ku marag furta oo dembigoodana way u sheegaan sidii dadkii Sodom oo kale, oo innaba ma ay qarsadaan. Naftoodaa hoogtay! Waayo, xumaan bay isu keeneen.
Изгледът на лицето им свидетелства против тях; и те, като Содом, вършат греха си явно, не го крият. Горко на душата им! Защото сами на себе си въздадоха зло.
10 W axaad sheegtaan inuu kan xaqa ah barwaaqaysnaan doono, waayo, iyagu waxay cuni doonaan midhihii falimahooda.
Кажете на праведника, че ще му бъде добре, защото всеки такъв ще яде плода на делата си.
11 W axaa hoogay kan sharka ah, waayo, belaayaa ku dhici doonta, oo waxaa loo samayn doonaa wixii gacmihiisu sameeyeen oo kale.
Горко на беззаконника! На него ще бъде зле, защото въздаянието му ще бъдат делата на ръцете му.
12 L aakiinse waxaa dulma dadkayga carruur, oo dumar baa iyaga u taliya. Dadkaygow, hoggaamiyayaashaadu way ku qaldaan, oo waxay kharribaan jidkaaga aad ku socoto.
А за Моя народ - деца ги угнетяват и жени владеят над тях. Народе Мой, вашите водачи ви въвеждат в заблуда и развалят пътя, по който ходите.
13 R abbigu wuxuu u sara joogaa inuu doodo, oo wuxuu u taagan yahay inuu dadka xukumo.
Господ става за съд и застава да съди племената.
14 R abbigu wuxuu dacwad la geli doonaa odayaasha iyo amiirrada dadkiisa. Waa idinka kuwa dhammaystay beercanabka, wixii aad masaakiinta ka soo dhacdeenna guryihiinnay ku dhex jiraan.
Господ ще влезе в съд със старейшините на народа Си и с князете им и ще им каже: Вие сте, които сте похабили лозето! Ограбеното от сиромаха е в къщите ви!
15 S ayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, War maxaad ula jeeddaan dadkayga aad burburinaysaan iyo masaakiinta aad wejigooda duqaynaysaan?
Защо разломявате народа Ми и смилате лицата на сиромасите? - казва Господ, Йехова на Силите.
16 O o weliba Rabbigu wuxuu yidhi, Gabdhaha Siyoon waa kibirsan yihiin, oo waxay socdaan iyagoo madax taagan oo indhaha ku baaqaya, oo qaadaya tallaabooyin yaryar oo degdeg ah, dugaagadaha cagahana way ka shanqadhiyaan,
При това, казва Господ, понеже сионските дъщери са горди и ходят с извисена шия и с безсрамни очи, ходят също ситно и дрънкат с верижки на краката си,
17 h addaba sidaas daraaddeed gabdhaha Siyoon madaxooda dhaladiisa Sayidku wuxuu u yeeli doonaa canbaar, oo wuxuu muujin doonaa cawradooda.
затова Господ ще удари с краста темето на сионските дъщери и Той ще открие голотата им.
18 O o maalintaas Sayidku wuxuu iyaga ka qaadi doonaa quruxda dugaagadaha cagahooda, iyo shabagyada timaha, iyo bilaha,
В същия ден Господ ще отнеме славата на дрънкалките, мрежестите забрадки и луничките,
19 i yo waxa dhegaha la sudho, iyo sindiyada, iyo indhashareeryada,
обеците, гривните и тънките була,
20 i yo waxa madaxa lagu sharraxo, iyo silsiladaha lugaha, iyo waxa madaxa lagu xidho, iyo weelasha cadarka, iyo qardhaasaha,
и връзките за глава, верижките около глезените и поясите, парфюмните кутии и талисманите,
21 i yo kaatummada, iyo sangelisyada,
пръстените и обеците на носа,
22 i yo dharka lagu iido, iyo shaadirrada, iyo go'yaasha, iyo boorsooyinka,
тънките наметала и туниките, шаловете и кесиите,
23 i yo muraayadaha, iyo dharka wanaagsan, iyo garbasaarrada, iyo gambooyinka.
огледалата и тънките ризи, митрите и покривалата.
24 O o waxay noqon doontaa in meeshii ay ka carfi jireen ay ka qudhmuunaan doonaan, oo meeshii ay dhex-xidh ka xidhan jireenna xadhig bay dhexda ku xidhan doonaan, oo meeshii ay timo wanaagsan ka lahaayeenna waa looga xiiri doonaa, oo meeshii ay maro wanaagsan ka guntan jireenna, joonyad bay ka guntan doonaan, oo meeshii ay quruxda ka lahaayeenna waa laga sunti doonaa.
И вместо благоухание ще има гнилост, вместо пояс - въже, вместо накъдрени коси - плешивост, вместо нагръдник - опасване с вретище, и вместо красота - белези от изгаряне.
25 R aggaagu wuxuu ku le'an doonaa seefta, oo kuwaaga xoogga badanuna waxay ku le'an doonaan dagaalka.
Мъжете ти ще паднат от меч, а силата ти - във война.
26 O o Siyoon irdaheeduna way ooyi doonaan oo ay barooran doonaan, oo iyadoo cidla ah ayay dhulka fadhiisan doontaa.
И портите на Сион ще охкат и ще плачат; и той ще седи на земята изоставен.