1 D e waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa'iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo qabiilkii Benyaamiin ah.
И така, казвам: Отхвърлил ли е Бог Своя народ? Да не бъде! Защото и аз съм израилтянин, от Авраамовото потомство, от Вениаминовото племе.
2 I laah dadkiisii uu hore u yiqiin ma xoorin. Mise ma waydaan aqoon waxa Qorniinku ka sheegayo Eliyaas? siduu Ilaah ugu cawday isagoo reer binu Israa'iil ka cabanaya oo leh,
Не е отхвърлил Бог хората Си, които е предузнал. Или не знаете какво казва Писанието за Илия? Как вика към Бога против Израел:
3 R abbow, nebiyadaadii way dileen, meelahaagii allabarigana way dumiyeen, oo keligay baa hadhay, oo naftayday doondoonayaan.
"Господи, избиха пророците Ти, разкопаха олтарите Ти и аз останах сам; но и моя живот искат да отнемат."
4 L aakiinse jawaabtii Ilaah oo u timid isaga maxay leedahay? Waxaan nafahaantayda ula hadhay toddoba kun oo nin oo aan Bacal u jilba joogsan.
Но какво му казва божественият отговор? - "Оставил съм Си седем хиляди мъже, които не са преклонили коляно пред Ваал."
5 S idaas oo kale wakhtigan la joogona waxaa jira kuwo hadhay oo nimco lagu doortay.
Така и в сегашно време има остатък, избран по благодат.
6 L aakiinse haddii nimco lagu doortay, de haddaba ma aha mar dambe xagga shuqullada, haddii kalese nimcadu mar dambe nimco ma aha.
Но ако е по благодат, не е вече от дела, иначе благодатта не е вече благодат, а ако е от делата, не е вече благодат, иначе делото не е вече дело.
7 W aa maxay haddaba? Wixii reer binu Israa'iil doondoonayeen ma ay helin, laakiinse kuwii la doortay waa heleen, intii kalena waa la engejiyey,
Тогава какво? Онова, което Израел търсеше, това не получи, но избраните го получиха, а останалите се закоравиха даже до днес;
8 s ida qoran, Ilaah wuxuu iyaga siiyey maskax hurudda, iyo indho aanay waxba ku arkin, iyo dhego aanay waxba ku maqlin, ilaa maalintatan.
както е писано: "Бог им даде дух на безчувствие, очи - да не виждат, и уши - да не чуват."
9 D aa'uudna wuxuu yidhi, Miiskoodu ha u noqdo dabin iyo wax qabsada iyaga, Iyo wax ay ku turunturoodaan, iyo wax ka aarguta iyaga;
И Давид казва: "Трапезата им нека стане за тях примка и уловка, съблазън и отплата;
10 I ndhahoodu ha madoobaadeen si aanay waxba u arkin, Dhabarkoodana foorari weligiis.
да се помрачат очите им, за да не виждат, и да се сгърби гърбът им завинаги." Спасението на езичниците
11 H addaba waxaan leeyahay, Miyey turunturoodeen inay dhacaan? Maya, ma suurtowdo! Laakiin dhicitinkoodii aawadiis ayaa badbaadinu ugu timid quruumaha kale inay ka hinaasaan.
Тогава казвам: Спънаха ли се, за да паднат? Да не бъде! Но чрез тяхното отклонение дойде спасението на езичниците, за да възбуди у тях ревност.
12 H addaba haddii dhicitinkoodii yahay taajirnimadii dunida, liidnaantoodiina tahay taajirnimadii quruumaha kale, de buuxnaantooduna intee bay sii badin doontaa taajirnimadii? Badbaadada Dadka Aan Yuhuudda Ahayn; Masaalka Ku Saabsan Laamo La Tallaalay
А ако тяхното падане значи богатство за света и тяхната загуба - богатство за езичниците, колко повече ще означава тяхното пълно възстановяване!
13 L aakiin waxaan la hadlayaa kuwiinnan oo ka mid ah dadka aan Yuhuudda ahayn. Haddaba anigoo ah rasuulkii dadka aan Yuhuudda ahayn, hawshayda waan derejeeyaa,
Защото на вас, които бяхте езичници, казвам, че понеже съм апостол на езичниците, аз славя моето служение,
14 s i aan uga hinaasiyo kuwa aan isku jidhka nahay oo aan qaarkood badbaadiyo.
дано по някакъв начин да възбудя към ревност тези, които са моя плът, и да спася някои от тях.
15 W aayo, haddii xooriddoodu tahay maslaxadda dunida, aqbaliddoodii maxay noqon doontaa, soo noolaadka kuwii dhintay mooyaane?
Защото ако тяхното отхвърляне значи примирение на света, какво ще бъде приемането им, ако не оживяване от мъртвите?
16 I nta ugu horraysa oo cajiinku hadday quduus tahay, de cajiinkuna wuu yahay, haddii xididku quduus yahayna, de laamahuna way yihiin.
А ако първата част от тестото е свята, то и цялото тесто е свято; и ако коренът е свят, то и клоните са святи.
17 L aakiinse haddii laamihii qaarkood laga jebiyey, oo adigoo saytuundibadeed ah lagugu tallaalo meeshoodii, oo aad ka qayb gasho wanaagga xididka geedka saytuunka ah,
Но ако някои клони са били отрязани и ти, като беше дива маслина, си бил присаден между тях и си станал съучастник с тях в тлъстия корен на маслината,
18 h a ka faanin laamaha, laakiinse haddii aad faantid, bal ogow inaadan ahayn kan xididka sida, laakiinse xididkaa adiga ku sida.
не се хвали срещу клоните; но ако се хвалиш, знай, че не ти държиш корена, а коренът - тебе.
19 H addaba waxaad odhan doontaa, Laamihii waxaa loo jebiyey in aniga laygu tallaalo meeshoodii.
Но ще кажеш: Бяха отрязани клони, за да се присадя аз.
20 W aa tahay. Rumaysaddarradoodii baa loo jebiyey, adna waxaad ku taagan tahay rumaysadkaaga. Ha iskibrin, laakiinse cabso;
Добре, поради неверие те бяха отрязани, а ти поради вяра стоиш. Не високоумствай, но се бой.
21 w aayo, haddaan Ilaah u tudhin laamihii asliga ahaa, de adna kuu tudhi maayo.
Защото ако Бог не пощади естествените клони, няма да пощади и тебе.
22 B al hadda fiiri roonaanta iyo adkaanta Ilaah; kuwii dhacay xaggooda adkaantiisaa la jirta, laakiinse xaggaaga waxaa la jirta roonaanta Ilaah, haddaad roonaantiisa ku sii socotid, haddii kaleeto adna waa lagu gooyn doonaa.
Виж тогава благостта и строгостта на Бога: строгост към падналите, а божествена благост към теб, ако останеш в тази благост; иначе и ти ще бъдеш отсечен.
23 I yagana haddayan rumaysaddarradoodii ku sii socon, waa lagu tallaali doonaa meeshoodii, waayo, Ilaah waa awoodaa inuu iyaga mar kale ku tallaalo meeshoodii.
Така и те, ако не останат в неверие, ще се присадят; защото Бог може пак да ги присади.
24 W aayo, haddii adiga lagaa soo gooyay saytuun dibadeed oo si aburiddiisa ka gees ah laguugu tallaalay geed saytuun wanaagsan ah, intee baa in ka sii badan kuwan oo ah laamihii asliga ahaa loogu tallaali doonaa geedkoodii saytuunka ahaa? Ilaah Qasdigiisu Wuxuu Yahay Inuu Dhammaan U Naxariisto
Понеже ако ти си бил отсечен от маслина, по естество дива, и против естеството си бил присаден на питомна маслина, то колко повече онези, които са естествени клони, ще се присадят на своята маслина! Спасението на целия Израел
25 W alaalayaalow, anigu dooni maayo, inaad jaahil ka ahaataan qarsoodigan, waabase intaas ood iskibrisaan. Adkaan aan dhammayn baa ku dhacday reer binu Israa'iil ilaa tirada buuxda oo quruumuhu soo gasho;
Защото, братя, за да не се мислите за мъдри, искам да знаете тази тайна, че частично закоравяване сполетя Израел, само докато влезе пълното число на езичниците.
26 o o sidaasay reer binu Israa'iil oo dhammu u wada badbaadi doonaan, sida qoran, Waxaa Siyoon ka soo bixi doona Bixiyaha. Wuxuu Yacquub ka sii jeedin doonaa cibaadola'aanta.
И така целият Израел ще се спаси, както е писано: "Избавител ще дойде от Сион; Той ще отстрани нечестията от Яков;
27 O o kanu waa axdigayga aan la dhigan doono iyaga, Markaan dembigooda ka qaadi doono.
и ето завета от Мене към тях, когато отнема греховете им."
28 X agga injiilka iyagu waa cadaawayaal aawadiin, laakiinse xagga doorashada waa kuwo la jecel yahay awowayaasha aawadood.
Колкото за благовестието, те са неприятели, което е за ваша полза, а колкото за избора, те са възлюбени заради бащите.
29 W aayo, hadiyadaha iyo yeedhidda Ilaah ka soo noqosho ma leh.
Защото даровете и призванието от Бога са неотменими.
30 W aayo, idinkuba mar baad Ilaah caasi ku ahaydeen, laakiinse haatan waxaa laydiinku naxariistay kuwaas caasinimadooda,
Защото както вие някога не се покорявахте на Бога, но сега чрез тяхното непокорство сте придобили милост, та чрез показаната към вас милост и те сега да придобият милост,
31 s idaas oo kalay iyaguna haatan caasi u noqdeen, in naxariistii laydin tusay, iyagana haatan loogu naxariisto.
също така и те сега не се покоряват.
32 W aayo, Ilaah kulli wuxuu ku wada xidhay caasinimo inuu u wada naxariisto kulli.
Защото Бог затвори всички в непокорство, за да покаже към всички милост.
33 M ool dheeraa hodantinimada iyo xigmadda iyo aqoonta Ilaah! Xukummadiisa lama baadhi karo, jidadkiisana lama raadin karo!
О, колко дълбоко е богатството на премъдростта и знанието на Бога! Колко са непостижими Неговите съдби и неизследими пътищата Му!
34 W aayo, bal yaa soo ogaaday maanka Rabbiga? Bal yaase lataliyihiisii noqday?
Защото: "Кой е познал ума на Господа или кой Му е бил съветник?",
35 Y aase awil wax siiyey oo loo abaalgudi doonaa?
или: "Кой от по-напред Му е дал нещо, за да му се отплати?"
36 W aayo, wax waluba isagay ka yimaadeen oo ku yimaadeen oo u yimaadeen aawadiis. Ammaanta isagaa leh weligiis. Aamiin.
Защото всичко е от Него, чрез Него и за Него. На Него да бъде слава до векове. Амин.