1 O o wuxuu kaloo yimid Derbe iyo Lustara; oo bal eega, halkaas waxaa joogay nin xer ah oo la odhan jiray Timoteyos, oo ahaa Yahuudiyad rumaysan wiilkeed, aabbihiise wuxuu ahaa Gariig.
После пристигна и в Дервия и Листра; и ето, там имаше един ученик на име Тимотей, син на една повярвала еврейка, а баща му беше грък.
2 I sagana walaalihii Lustara iyo Ikoniyon joogay baa u marag furay.
Този ученик имаше характер, одобрен от братята в Листра и Икония.
3 B awlos wuxuu doonayay inuu isagu raaco; markaasuu waday oo guday, Yuhuudda meelahaas joogtay darteed; maxaa yeelay, kulligood way wada ogaayeen in aabbihiis uu Gariig ahaa.
Него Павел пожела да води със себе си, затова го взе и го обряза заради юдеите, които бяха по онези места; понеже всички знаеха, че баща му беше грък.
4 O o intay magaalooyinka dhex marayeen, waxay u dhiibeen amarradii rasuulladii iyo waayeelladii Yeruusaalem joogay soo amreen, inay dhawraan.
И като ходиха по градовете, предаваха им наредбите, определени от апостолите и презвитерите в Йерусалим, за да ги пазят.
5 H addaba kiniisadihii iimaankay ku xoogoobeen, oo maalin kastaba tiradoodu waa kordhaysay. Bawlos Ayaa Riyo Wax Ku Arkay
Така църквите се утвърждаваха във вярата и от ден на ден се умножаваха числено. Павел отива в Европа
6 M arkaasay waxay dhex mareen dhulka Farugiya iyo Galatiya iyagoo Ruuxa Quduuska ahu u diiday inay ereyga kaga dhex hadlaan Aasiya,
И апостолите преминаха Фригийската и Галатийската земя, като им бе забранено от Святия Дух да проповядват словото в Азия;
7 o o markay Musiya u dhowaadeen waxay isku dayeen inay Bituniya galaan; laakiin Ruuxa Ciise uma oggolaan;
и като дойдоха до Мизия, опитаха се да отидат във Витиния, но Исусовият Дух не им позволи.
8 m arkaasay soo dhaafeen Musiya oo waxay yimaadeen Taroo'as.
И така, като отминаха Мизия, слязоха в Троада.
9 O o habeennimo ayaa Bawlos wax riyo ku arkay. Waxaa taagnaa nin reer Makedoniya ah isagoo ka baryaya oo leh, Makedoniya kaalay oo na caawi.
А през нощта на Павел се яви видение: един македонец стоеше и му се молеше: Ела в Македония и ни помогни.
10 O o markuu riyadii arkay dabadeed markiiba waxaannu doonnay inaannu Makedoniya tagno, taasoo nala noqotay in Ilaah noogu yeedhay inaannu iyaga injiilka ku wacdinno. Bawlos Wuxuu U Gudbay Makedoniya
И като видя видението, веднага потърсихме случай да отидем в Македония, като дойдохме до заключение, че Бог ни призовава да проповядваме благовестието на тях. Проповедта във Филипи
11 H addaba ayaannu Taroo'as ka dhoofnay, oo waxaannu toos u aadnay Samotraki, maalintii xigtayna waxaannu nimid Ne'abolis;
И така, като отплавахме от Троада, отправихме се право към Самотраки, а на следващия ден - към Неапол,
12 m arkaasaannu meeshaas ka tagnay, oo waxaannu aadnay Filiboy, taas oo ah magaalomadaxda reer Makedoniya, oo ay reer Rooma u taliyaan, magaaladaas waxaannu joognay dhawr maalmood.
и оттам към Филипи, който е главният град на онази част от Македония и римска колония. В този град престояхме няколко дни.
13 M aalintii sabtida ahayd ayaannu iridda ka baxnay, oo waxaannu tagnay webi dhinaciis, meeshaas oo aannu u malaynay meel lagu tukado; markaasaannu fadhiisannay, oo waxaannu la hadallay dumarkii urursanaa.
А в събота излязохме вън от портата край една река, където предполагахме, че става молитва; и седнахме и говорихме на събраните там жени.
14 O o naag Ludiya la odhan jiray, oo dhar guduudan iibin jirtay, oo magaalada Tu'ateyra ka iman jirtay, oo Ilaah caabudi jirtay baa na maqashay; taasoo Rabbigu qalbigeeda furay inay dhegaysato waxyaalihii Bawlos ku hadlay.
И някоя си богобоязлива жена на име Лидия, от град Тиатир, продавачка на морави платове, слушаше и Господ отвори сърцето ѝ да внимава в това, което Павел говореше.
15 O o markii la baabtiisay iyada iyo dadkii gurigeeda, ayay naga bariday iyadoo leh. Haddaad qiyaasaysaan inaan Rabbiga aamin u ahay, gurigayga kaalaya oo jooga. Waana na yeelsiisay.
И като се кръсти тя и домът ѝ, ни помоли: Ако ме признавате за вярна на Господа, влезте в къщата ми и останете. И ни принуди. Апостолите Павел и Сила в затвора
16 O o waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa'iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda.
И един ден, като отивахме на молитвеното място, срещна ни една слугиня, която имаше предсказвателен дух и чрез врачуването си носеше голяма печалба на господарите си.
17 T aasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, Nimankanu waa addoommadii Ilaaha ugu sarreeya, kuwaasoo idinku wacdiyaya jidka badbaadada.
Тя вървеше след Павел и нас и викаше: Тези човеци са слуги на Всевишния Бог, които ви проповядват път за спасение.
18 S idaasna maalmo badan ayay yeelaysay. Laakiin Bawlos oo ka xumaaday ayaa u jeestay oo jinnigii ku yidhi, Magaca Ciise Masiix ayaan kugu amrayaa inaad iyada ka soo baxdid. Markaasuu saacaddiiba ka soo baxay. Bawlos Iyo Silas Waa La Xabbisay, Markaasaa La Bixiyey
Това тя правеше много дни наред. А понеже твърде дотегна на Павел, той се обърна и каза на духа: Заповядвам ти в името на Исус Христос да излезеш от нея. И излезе в същия час.
19 L aakiin sayidyadeedii, markay arkeen in rajadii faa'iidadoodu dhammaatay, ayay Bawlos iyo Silas qabteen, oo waxay u jiideen suuqa, taliyayaasha hortooda,
А когато господарите ѝ видяха, че излезе и надеждата им за печалба, хванаха Павел и Сила и ги завлякоха на пазара пред началниците.
20 o o markay xaakinnadana u keeneen, waxay yidhaahdeen, Nimankanu iyagoo Yuhuud ah ayay si weyn magaaladayada u dhibayaan,
И като ги изведоха при градските съдии, казаха: Тези човеци са юдеи и смущават града ни
21 o o waxay na barayaan caadooyin aan noo xalaal ahayn inaannu aqbalno oo yeelno annagoo reer Rooma ah.
като проповядват обичаи, които на нас, като римляни, не е позволено да приемаме или да пазим.
22 M arkaasaa dadkii badnaa ku wada kaceen; oo xaakinnadiina dharkoodii bay ka jeexeen, waxayna ku amreen in la uleeyo.
Тогава тълпата вкупом се надигна против тях, градските съдии им разкъсаха дрехите и заповядаха да ги бият с тояги.
23 O o markay ulo badan ku dhufteen, ayay xabsiga ku rideen iyagoo ku amraya xabsihayihii inuu aad u ilaaliyo;
И като ги биха много, хвърлиха ги в тъмница и заповядаха на началника на тъмницата да ги пази здраво;
24 i saguna markuu amar caynkaas ah helay, wuxuu iyagii ku riday xabsigii ugu hooseeyey, cagahoodana qori buu aad ugu xidhay.
а той, като получи такава заповед, ги хвърли в по-вътрешната тъмница и стегна добре краката им в клада.
25 L aakiin abbaaraha habeenbadhka Bawlos iyo Silas ayaa tukanayay oo Ilaah gabay ku ammaanayay, maxaabiistuna way dhegaysanayeen;
Но посред нощ, когато Павел и Сила се молеха с химни на Бога, а затворниците ги слушаха,
26 o o filanla'aan waxaa dhacay dhulgariir weyn, sidaas darteed aasaaskii xabsigu waa ruxmay; oo markiiba albaabbadii oo dhammu waa wada furmeen; mid walbana silsiladihiisii waa ka furmeen.
внезапно стана голям трус, така че основите на тъмницата се поклатиха и веднага всички врати се отвориха, и оковите на всички се развързаха.
27 X absihayihiina markuu hurdada ka toosay oo arkay albaabbadii xabsiga oo wada furmay, ayuu seeftiisii la baxay oo ku dhowaaday inuu isdilo, maxaa yeelay, wuxuu u malaynayay maxaabiistii inay baxsatay.
И началникът, когато се събуди и видя тъмничните врати отворени, измъкна меча си и щеше да се убие, като мислеше, че затворниците са избягали.
28 L aakiin Bawlos baa cod weyn ku qayliyey isagoo leh, Waxba ha isyeelin; maxaa yeelay, kulligayo halkaannu wada joognaa.
Но Павел извика със силен глас и каза: Недей прави никакво зло на себе си, защото всички сме тук.
29 M arkaasuu cid u diray siraaddo, oo gudaha ku booday isagoo baqdin la gargariiraya, oo wuxuu ku hor dhacay Bawlos iyo Silas,
Тогава началникът поиска светило, скочи вътре и разтреперан падна пред Павел и Сила;
30 m arkaasuu dibadda u soo saaray, oo ku yidhi, Sayidyadow, maxaa igu waajib ah inaan yeelo inaan ku badbaado?
и ги изведе навън и каза: Господа, какво трябва да направя, за да се спася?
31 K olkaasay ku yidhaahdeen, Rumayso Rabbi Ciise, waadna badbaadi doontaa, adiga iyo dadka gurigaaguba.
А те казаха: Повярвай в Господ Исус Христос и ще се спасиш - ти и домът ти.
32 O o ereyga Rabbiga ayay kula hadleen isaga iyo kuwii gurigiisa joogay oo dhan.
И говориха Господнето учение на него и на всички, които бяха в дома му.
33 M arkaasuu wakhtiga habeenka qudhiisa iyagii kaxeeyey oo nabrahoodii ka maydhay; oo markiiba waa la baabtiisay isagii iyo dadkiisii oo dhanba.
И той ги взе в същия час през нощта и им изми раните; и незабавно се кръстиха, той и домашните му.
34 H addaba gurigiisuu iyagii keenay oo cunto hor dhigay. Isagoo Ilaah rumaysanna ayuu aad ula farxay kuwii gurigiisa joogay oo dhan.
И като ги заведе в къщата си, сложи им трапеза; и повярвал в Бога, зарадва се с целия си дом.
35 L aakiin kolkii ay maalin noqotay ayaa xaakinnadii waxay direen saraakiishii oo leh, Nimankaas sii daa.
А когато се разсъмна, градските съдии пратиха палачите да кажат: Пусни онези човеци.
36 M arkaasaa xabsihayihii hadalladaas u sheegay Bawlos, oo wuxuu ku yidhi, Xaakinnadii baa amar soo diray in laydin sii daayo; haddaba soo baxa oo nabad ku taga.
И началникът съобщи думите на Павел, като каза: Градските съдии са пратили да ви пуснем; затова сега излезте и си идете с мир.
37 L aakiin Bawlos baa wuxuu iyagii ku yidhi, Caddaan bay noogu garaaceen annagoo aan nala xukumin oo ah niman reer Rooma, oo waxayna nagu rideen xabsi; imminkana ma qarsoodii bay nooga saarayaan? Sidaas ma aha; laakiin iyaga qudhoodu ha yimaadeen oo dibadda ha noo saareen.
Но Павел им каза: Биха ни публично, без да сме били осъдени - нас, които сме римляни, и ни хвърлиха в тъмница; и сега тайно ли ни извеждат? Така не става; но те нека дойдат и ни изведат.
38 H addaba saraakiishii baa hadalladaas u sheegay xaakinnadii; oo kolkay maqleen inay reer Rooma yihiin ayay baqeen.
И палачите съобщиха тези думи на градските съдии; а те, като чуха, че са римляни, се уплашиха;
39 M arkaasay yimaadeen oo cafi ka baryeen; oo kolkay dibadda u soo saareenna, waxay weyddiisteen inay magaalada ka tagaan.
и дойдоха и ги помолиха да бъдат снизходителни, и като ги изведоха, поканиха ги да си отидат от града.
40 O o markay xabsigii ka soo baxeen waxay galeen gurigii Ludiya, oo kolkay walaalihii arkeenna ayay dhiirigeliyeen oo ka tageen.
А те, като излязоха от тъмницата, влязоха у Лидия и като се видяха с братята, увещаха ги и си заминаха.