1 H addaba markii la goostay inaannu Itaaliya u dhoofo ayaa Bawlos iyo dhawr kale oo maxaabiis ah waxaa loo dhiibay boqol-u-taliye magiciisa Yulyos la odhan jiray oo ka tirsanaa ciidankii boqorka.
И когато беше решено да отплаваме за Италия, предадоха Павел и няколко други затворници на един стотник на име Юлий, от Августовия полк.
2 O o waxaannu fuulnay doonni Adramuteyon ka timid oo u dhoofaysay meelaha xeebta Aasiya ku yaal, markaasaannu dhoofnay oo waxaa nala socday nin Aristarkhos la odhan jiray oo reer Makedoniya ahaa oo Tesaloniika ka yimid.
И като се качихме на един адрамитски кораб, който щеше да отплава за местата покрай брега на Азия, тръгнахме; и с нас беше Аристарх, македонец от Солун.
3 O o maalintii dambe waxaannu nimid Siidoon; markaasaa Yulyos u naxariistay Bawlos oo fasax u siiyey inuu saaxiibbadiis u tago oo uu dhaqaalo ka helo.
На другия ден стигнахме в Сидон; и Юлий се отнасяше човеколюбиво към Павел и му позволи да отиде при приятелите си, за да се погрижат за него.
4 O o haddana halkaas waannu ka dhoofnay, oo waxaannu ka hoos marnay Qubrus, maxaa yeelay, dabayshu waa na haysay.
И оттам, като станахме, плавахме на за̀вет под Кипър, понеже ветровете бяха насрещни.
5 O o markii aannu ka gudubnay badda u dhow Kilikiya iyo Bamfuliya, waxaannu nimid Mura oo ku taal Lukiya.
И като преплавахме Киликийско и Памфилийско море, стигнахме в ликийския град Мира.
6 O o halkaas boqol-u-taliyihii wuxuu ka helay doonni Iskanderiya ka timid oo u dhoofaysa Itaaliya; markaasuu na fuushiiyey.
Там стотникът намери един александрийски кораб, който плаваше за Италия, и ни качи в него.
7 O o kolkii aannu maalmo badan aayar soconaynay, waxaannu dhib ku nimid Kinidos horteeda, oo dabayshii ayaa noo diiday inaan hore u sii soconno, kolkaasaannu ka hoos marnay Kereetee oo ka hor jeedda Salmoonee.
И след като бяхме плавали бавно много дни и едва стигнахме Книд, понеже вятърът не ни позволяваше да влезем там, плавахме на за̀вет под Крит срещу нос Салмон.
8 O o markii aannu dhib ku dhaafnay, waxaannu nimid meel magaceeda la yidhaahdo Marsooyin Wanaagsan oo u dhow magaalada Lasaya. Melita Buu U Dhoofay. Duufaan Baa Dhacay Oo Doonnidii Waa Burburtay
И като преминахме и него с мъка, стигнахме на едно място, което се казва Добри пристанища, близо до което беше град Ласей.
9 M arkii wakhti badanu dhammaaday, oo haatan dhoofku halis ahaa, maxaa yeelay, Soonkii goor horaa la soo dhaafay, ayaa Bawlos waaniyey iyagii,
Но след като беше минало много време и плаването вече беше опасно, защото и постът беше минал, Павел ги съветваше, като им казваше:
10 o o wuxuu ku yidhi, Niman yahow, waxay ila tahay in dhoofkanu lahaan doono waxyeello iyo khasaaro badan, umana ahaan doonaan shixnadda iyo doonnida oo keliya, laakiin xataa nafaheennu khatar bay ku sugan yihiin.
Господа, виждам, че плаването ще бъде придружено с повреда и големи щети не само на товара и на кораба, но и на живота ни.
11 L aakiin boqol-u-taliyihii wuxuu dhegaystay hadalkii naakhudihii iyo ninkii doonnida lahaa intuu dhegaysan lahaa waxyaalihii Bawlos yidhi.
Но стотникът се доверяваше повече на кормчията и на стопанина на кораба, отколкото на думите на Павел.
12 O o marsadaasu ma ay ahayn mid ku wanaagsan in wakhtiga qabowga la joogo, sidaas daraaddeed ayaa dadkii intiisii badnayd waxay ku talisay in halkaas laga sii dhoofo, haddii si uun lagu gaadhi karo Foynikis oo halkaas wakhtiga qabowga la joogo, taasoo ah marso Kereetee ku taal oo u jeedda woqooyi-bari iyo koonfur-bari.
И понеже пристанището не беше удобно за презимуване, повечето изказаха мнение да отпътуват, ако би било възможно, до Феникс, критско пристанище, което гледа на югозапад и северозапад, и там да презимуват. Морската буря
13 O o kolkii dabayshii koonfureed tartiib u socotay ayay waxay u maleeyeen inay qasdigoodii heleen, kolkaasay barroosinkii qaadeen, oo waxay ag mareen Kereetee.
И когато подухна южен вятър, като мислеха, че са постигнали целта си, те вдигнаха котвата и плаваха близо покрай Крит.
14 L aakiin wakhti aan dheerayn dabadeed ayaa waxaa ka soo kacay duufaan weyn oo magiciisa la yidhaahdo Yurokludoon;
Но малко след това от острова се спусна бурен вятър, наречен евраквилон,
15 o o markii doonnidii la qabsaday oo ay wejiga siin kari weyday dabaysha, ayaannu iska dhiibnay, kolkaasay na kaxaysatay.
и когато корабът бе настигнат от вятъра и поради него не можеше да устои, оставихме се на вълните да ни носят.
16 O o waxaannu ku orodnay gasiirad yar oo Kalawda la yidhaahdo dugsigeed, oo annagoo aad u dhibtoonnay ayaan waxaan awood u helnay inaan huurigii aad u xidhno;
И като минахме на за̀вет под едно островче, наречено Клавдий, с мъка успяхме да запазим лодката;
17 O o kolkii ay kor u soo bixiyeen ayay waxay ku isticmaaleen xadhko wax tara oo doonnidiina way adkeeyeen, oo iyagoo ka cabsanaya inay Surtis oo bacaad ah ku dhacaan, ayay waxay dejiyeen shiraaqii, oo sidaasaa loo kaxaystay.
и когато я извадиха, употребяваха всякакви средства и препасваха кораба отдолу; и като се бояха да не бъдат тласнати върху Сиртис, свалиха платната и се носеха така.
18 O o sidii aannu duufaankii aad ugu hawshoonaynay, ayay maalintii dambe shixnaddii badda ku tuureen.
И понеже бяхме в голяма беда поради бурята, на следващия ден започнаха да изхвърлят товара.
19 O o maalintii saddexaadna waxay gacmahoodii ku tuureen alaabtii doonnida.
И на третия ден те, със собствените си ръце, изхвърлиха корабното оборудване.
20 O o markii intii maalmo badan ah ayan qorraxdii iyo xiddigihii toona ifin, oo duufaan aan yaraynuna uu nagu dhacayay, ayaa rajadii aannu badbaado ku rajaynaynay oo dhan nalaga qaaday.
И понеже в продължение на много дни не се виждаше нито слънце, нито звезди и силната буря напираше, то изчезна вече всяка надежда да бъдем спасени.
21 O o kolkii ay wakhti dheer cuntola'aan sii joogeen ayaa Bawlos dhexdooda istaagay, oo wuxuu ku yidhi, Niman yahow, waxaa idinku habboonayd inaad i maqashaan oo aydaan Kereetee ka soo dhoofin oo helin waxyeelladan iyo khasaaradan toona.
А след дълго гладуване Павел застана между тях и каза: Господа, трябваше да ме слушате да не вдигаме котва от Крит, за да не ни постигнат тези повреди и щети.
22 H addaba waxaan idinku waaninayaa inaad kalsoonaataan; waayo, midkiinna nafta waayi maayo, laakiin waxaa keliyahoo dumaya doonnida.
Но и сега ви съветвам да сте бодри, защото нито една душа от вас няма да се изгуби, а само корабът;
23 W aayo, xalayto ayaa waxaa i soo ag istaagtay malaa'igtii Ilaaha i leh oo aan weliba u adeego.
защото ангел от Бога, на Когото аз принадлежа и на Когото служа, застана до мене тази нощ и каза:
24 W axay igu tidhi, Bawlosow, ha cabsan; waayo, waa inaad Kaysar hortiisa istaagtaa; oo weliba bal eeg, Ilaah wuxuu adiga ku wada siiyey kuwa kula socda oo dhan.
Не бой се, Павле, ти трябва да застанеш пред Цезаря; и, ето, Бог ти подари всички, които плават с тебе.
25 H addaba, niman yahow, kalsoonaada, waayo, anigu Ilaah waan rumaysanahay inay noqon doonto sidii la ii sheegay.
Затова, господа, бъдете бодри; защото вярвам в Бога, че ще бъде така, както ми беше казано.
26 H abase yeeshee waa inaynu ku dhacno gasiirad.
Но ние трябва да бъдем изхвърлени на някой остров.
27 L aakiin intii badda Adriya hore iyo gadaal nalagu kaxeeyey, kolkii habeenkii afar iyo tobnaad la gaadhay, goor habeenbadhkii ku dhow, ayaa baxriyiintii waxay u maleeyeen inay dhul ku soo dhowaanayeen;
А когато настана четиринадесетата нощ и ние бяхме тласкани насам-натам по Адриатическо море, около полунощ моряците усетиха, че се приближават до някаква суша.
28 k olkaasay moolkii badda qiyaas ka qaadeen, oo waxay heleen inuu yahay labaatan baac, oo haddana kolkay in yar socdeen ayay mar kale qiyaas qaadeen, oo waxay heleen inuu yahay shan iyo toban baac.
И като измериха дълбочината, намериха, че е двадесет разтега; и като отидоха малко по-нататък, пак измериха и намериха, че е петнадесет разтега.
29 W axay ka cabsadeen inaannu ku dhacno meelo dhagaxyo leh, markaasay waxay doonnida xaggeeda dambe ka tuureen afar barroosin, oo waxay aad u jeclaysteen in maalin noqoto.
Затова, като се бояха да не бъдат изхвърлени на каменисти места, спуснаха четири котви от задната част и чакаха да съмне.
30 O o baxriyiintii ayaa waxay damceen inay doonnida ka baxsadaan, oo waxay badda qarsoodi ugu dejiyeen huurigii sidii iyagoo barroosinno ka tuuraya doonnidii xaggeeda hore.
И понеже моряците възнамеряваха да избягат от кораба и бяха свалили ладията в морето под предлог, че щели да пуснат котви откъм носа,
31 M arkaasaa Bawlos boqol-u-taliyihii iyo askartii ku yidhi, Kuwanu haddayan doonnida sii joogin, idinku badbaadi kari maysaan.
Павел каза на стотника и на войниците: Ако тези не останат в кораба, вие не можете да се избавите.
32 M arkaasaa askartii xadhkaha huuriga ka jareen oo ay huurigii sii daayeen inuu dhaco.
Тогава войниците отрязаха въжетата на ладията и я оставиха да се носи в морето.
33 O o intii waagu soo beryayay, ayaa Bawlos wuxuu dadkii oo dhan ka baryay inay wax cunaan, oo wuxuu yidhi, Maanta waa maalintii afar iyo tobnaad intii aad sugayseen oo aad iska soomanaydeen, oo aydnaan waxba qaadan.
А на съмване Павел канеше всички да похапнат, като казваше: Днес е четиринадесетият ден, откакто чакате и стоите гладни, без да сте вкусили нищо.
34 H addaba waxaan idinka baryayaa inaad cunto qaadataan, waayo, taasu waa caafimaadkiinna aawadiis; maxaa yeelay, midkiinna tin keliyahu ka go'i maayo madaxiisa.
Затова ви моля да похапнете, защото това ще спомогне за вашето избавление; понеже на никого от вас нито косъм от главата няма да падне.
35 O o markii uu saas yidhi, ayuu wuxuu soo qaatay kibis, oo dadkii oo dhan hortooda ayuu Ilaah ugu mahadnaqay, oo intuu kala jebiyey ayuu bilaabay inuu wax cuno.
И като каза това, взе хляб, благодари на Бога пред всички и разчупи, и започна да яде.
36 M arkaasay wada dhiirranaadeen dhammaantood, oo iyagiina wax bay cuneen.
От това всички се ободриха и ядоха и те.
37 O o intayadii doonnidii ku jirtay oo dhammu waxaannu ahayn laba boqol iyo lix iyo toddobaatan qof.
А в кораба бяхме всичко двеста седемдесет и шест души.
38 O o markii ay cuntada ka dhergeen, ayay doonnidii fududeeyeen, oo sarreenkiina waxay ku tuureen badda.
След като се нахраниха, започнаха да облекчават кораба, като изхвърляха житото в морето. Корабокрушението
39 O o markii waagii beryay, ayay dhulkii garan waayeen; laakiin waxay arkeen marso xeeb leh, oo waxay doonayeen inay doonnidii halkaas ku kaxeeyaan hadday karaan.
И когато се разсъмна, те не познаха земята; обаче забелязаха един залив с песъчлив бряг, в който се решиха да тласнат кораба, ако е възможно.
40 M arkaasay barroosinnadii badda ku xooreen oo badda ku sii daayeen, oo isla markaasba waxay fureen xadhkihii shukaanaha ku xidhnaa, oo intay shiraaqii dabaysha u sii daayeen, ayay xeebta ku hagaageen.
И като откачиха котвите, оставиха ги в морето, развързаха също и въжетата на кормилата, издигнаха малкото платно по посока на вятъра и се отправиха към брега.
41 L aakiin waxay ku dhaceen meel laba badood isaga darmadaan, markaasaa doonnidii dhulka ku dhufatay; oo dhankeedii hore ayaa meel ku liimbaaday oo waxay noqotay wax aan la dhaqdhaqaajin karin, laakiin dhankii dambe wuxuu bilaabay inuu ku burburo mawjadihii xooggooda.
Но попаднаха на едно място, където морето биеше от две страни, и там корабът заседна; предницата се заби и не мърдаше, а задницата взе да се разглобява от напора на вълните.
42 M arkaasaa askartii waxay ku taliyeen inay maxaabiista laayaan, si aan midkoodna intuu dabaasho uga baxsan.
И войниците се наговориха да се избият задържаните, да не би да изплува някой и да избяга.
43 L aakiin boqol-u-taliyihii oo doonayay inuu badbaadiyo Bawlos, ayaa qasdigoodii ka joojiyey; oo wuxuu amray in kuwa dabaalan karaa ay doonnida iska tuuraan, oo ay marka hore dhulka tagaan;
Но стотникът, като искаше да избави Павел, ги възпря от това намерение и заповяда да скочат в морето първо онези, които знаеха да плуват, и да излязат на сухо,
44 o o inta kalena qaar ha ku dabaasho looxaan, qaarna waxyaalo kale oo ay doonnida ka sii qaataan. Oo sidaas daraaddeed waxay noqotay inay dhammaantood dhulkii u baxsadeen iyagoo nabdoon.
а останалите да се спасяват - кой на дъски, кой пък на нещо от кораба. И така стана, че всички излязоха на сушата.