Taariikhdii Labaad 21 ~ 2 Летописи 21

picture

1 O o Yehooshaafaadna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehooraam.

След това Йосафат заспа с бащите си и беше погребан с тях в Давидовия град; и вместо него се възцари синът му Йорам.

2 O o isna wuxuu lahaa walaalo oo ahaa ilma Yehooshaafaad, waana Casaryaah, iyo Yexii'eel, iyo Sekaryaah, iyo Casaryaah, iyo Miikaa'eel, iyo Shefatyaah, oo intaas oo dhammu waxay ahaayeen ilma Yehooshaafaad kii ahaa boqorkii dalka Israa'iil.

А Йорам имаше братя, Йосафатови синове - Азария, Ехиил, Захария, Азария, Михаил и Сафатия; всички те бяха синове на Израелевия цар Йосафат.

3 O o aabbahoodna wuxuu iyagii siiyey hadiyado waaweyn oo ah lacag, iyo dahab, iyo waxyaalo qaali ah, oo weliba wuxuu ugu daray magaalooyin deyr leh oo dalka Yahuudah ku yaal, laakiinse boqortooyadii wuxuu siiyey Yehooraam, maxaa yeelay, wuxuu ahaa curadkiisii. Yehooraam, Boqorkii Yahuudah

Баща им беше им дал много подаръци - сребро, злато и скъпоценни неща, заедно с укрепени градове в Юдея; но царството беше дал на Йорам, понеже той беше първороден.

4 H addaba Yehooraam markuu boqortooyadii aabbihiis fuulay oo uu aad u xoogaystay ayuu walaalihiis oo dhan seef ku laayay, iyaga iyo kuwo kale oo ah amiirradii dadka Israa'iil.

А Йорам, когато се издигна на бащиното си царство и се закрепи, изби всичките си братя с меч, също и неколцина от Израелевите първенци.

5 O o Yehooraam markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo soddon sannadood, siddeed sannadoodna boqor buu ku ahaa Yeruusaalem.

Йорам беше на възраст тридесет и две години, когато се възцари, и царува̀ осем години в Йерусалим.

6 O o wuxuu ku socday jidkii ay boqorradii dalka Israa'iil mareen, sidii reerkii Axaab yeelay oo kale, waayo, wuxuu qabay Axaab gabadhiisii, oo wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah.

Той ходѝ в пътя на Израелевите царе, както постъпваше Ахавовият дом, защото жена му беше Ахавова дъщеря; и вършѝ зло пред Господа.

7 H abase yeeshee Rabbigu ma uu doonaynin inuu baabbi'iyo reerkii Daa'uud, maxaa yeelay, axdi wuu la dhigtay, oo wuxuu u ballanqaaday inuu isaga iyo carruurtiisa had iyo goorba laambad siiyo.

При все това Господ не иска̀ да изтреби Давидовия дом заради завета, който беше сключил с Давид, и понеже беше обещал, че ще даде светилник на него и на потомците му до века.

8 O o wakhtigiisii ayaa reer Edom ka fallaagoobay dadka Yahuudah, oo iyana waxay yeesheen boqor u taliya.

В неговите дни Едом се освободи от ръката на Юда и си поставиха свой цар.

9 M arkaasaa Yehooraam soo gudbay isagoo wata saraakiishiisii iyo gaadhifardoodkiisii oo dhan, oo intuu habeennimo kacay ayuu laayay reer Edom oo hareereeyey isaga iyo saraakiishiisii gaadhifardoodka.

Затова Йорам замина с началниците си и всичките колесници с него; и като стана през нощта, порази едомците, които го обкръжаваха, и началниците на колесниците.

10 R eer Edomna way ka fallaagoobeen oo way ka hoos baxeen gacantii dadka Yahuudah ilaa maantadan la joogo. Oo haddana isla markaasba waxaa kaloo ka fallaagoobay oo gacantiisii ka hoos baxay reer Libnaah, maxaa yeelay, isagu wuxuu ka tegey Rabbigii ahaa Ilaaha awowayaashiis.

Обаче Едом се освободи от ръката на Юда и остава независим до днес. Тогава, в същото време, и Ливна се освободи от ръката му, понеже беше изоставил Господа, Бога на бащите си.

11 O o weliba wuxuu buuraha dalka Yahuudah ka sameeyey meelo sarsare, oo dadkii Yeruusaalem degganaana wuxuu ka dhigay inay sanamyo raacaan, oo dadkii Yahuudahna wuu habaabiyey.

Той построи и високи места по Юдейските планини и направи йерусалимските жители да блудстват, и разврати Юдея.

12 O o waxaa isagii u timid qorniin laga keenay Nebi Eliiyaah, oo leh, Rabbiga aabbahaa Daa'uud Ilaahiisa ahu wuxuu leeyahay, Adigu kuma aadan socon jidadkii aabbahaa Yehooshaafaad maray iyo jidadkii Aasaa oo boqorka dalka Yahuudah ahaa uu maray toona,

Тогава до него дойде писмо от пророка Илия, което гласеше: Така казва Господ, Бог на баща ти Давид: Понеже ти не си ходил в пътищата на баща си Йосафат, нито в пътищата на Юдейския цар Аса,

13 l aakiinse waxaad ku socotay jidkii boqorrada dalka Israa'iil, oo dadkii Yahuudah iyo dadkii Yeruusaalem degganaaba waxaad ka dhigtay inay sanamyo raacaan sidii reerkii Axaab yeelay oo kale, oo weliba waxaad laysay walaalahaa oo reerka aabbahaa ka mid ahaa oo kaa wanaagsanaa,

а си ходил в пътя на Израелевите царе и си направил Юдея и йерусалимските жители да блудстват, както блудства̀ Ахавовият дом, още си избил и братята си, дома на баща си, които бяха по-добри от теб,

14 h addaba sidaas daraaddeed bal eeg, Rabbigu belaayo weyn ayuu ku dhufan doonaa dadkaaga, iyo carruurtaada, iyo naagahaaga, iyo xoolahaaga oo dhanba.

ето, Господ порази с тежък удар народа ти, синовете ти, жените ти и целия ти имот;

15 O o adigana waxaa kugu dhici doona cudur weyn oo xiidmahaaga ayaa bukan doona, ilaa xiidmahaagu ay kaa soo dhacaan maalin ka maalin cudurka aad qabto daraaddiis.

и ти тежко ще боледуваш от разстройство на червата си, докато от болестта червата ти почнат да изтичат от ден на ден.

16 M arkaasaa Rabbigu wuxuu Yehooraam ku soo kiciyey reer Falastiin iyo reer Carabta oo ag joogay reer Itoobiya.

И така, Господ повдигна против Йорам духа на филистимците и на арабите, които са близо до етиопците;

17 O o waxay ku soo kaceen dalka Yahuudah, oo way burburiyeen, waxayna wada qaateen maalkii guriga boqorka yiil oo dhan, iyo weliba wiilashiisii iyo naagihiisii, sidaas daraaddeed wiilna uma hadhin isagii kii wiilashiisa ugu yaraa oo Yehoo'aaxaas la odhan jiray mooyaane.

и те излязоха против Юдея, спуснаха се върху нея и заграбиха целия имот, който се намери в царската къща, също и синовете му, и жените му, така че не му остана син, освен Йоахаз, най-младия от синовете му.

18 O o waxaas oo dhan dabadood Rabbigu wuxuu isaga xiidmihiisii ku dhuftay cudur aan la bogsiin karin.

А след всичко това Господ го порази с неизцерима болест в червата;

19 O o wakhtigii waa iska socday, oo laba sannadood dabadood waxay noqotay in xiidmihiisii la soo dhacay cudurkii uu qabay daraaddiis, oo wuxuu u dhintay cudurro xunxun. Oo dadkiisiina isaga dab uguma ay shidin siday awowayaashiis dab ugu sharfi jireen oo kale.

и след известно време, на края, след две години, червата му изтекоха поради болестта му; и Йорам умря със силни болки. А народът му не гориха аромати за него, както бяха горили за бащите му.

20 O o markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo soddon sannadood, oo Yeruusaalemna boqor buu ku ahaa siddeed sannadood, oo wuxuu tegey oo dhintay isagoo aan la jeclayn, oo waxaa lagu aasay magaalada Daa'uud, laakiinse laguma aasin qabuurihii boqorrada.

Той беше на възраст тридесет и две години, когато се възцари, и царува̀ в Йерусалим осем години; и се пресели неоплакан; погребаха го в Давидовия град, а не в царските гробища.