Boqorradii Labaad 9 ~ 4 Царе 9

picture

1 M arkaasaa Eliishaa u yeedhay mid qoonkii nebiyada ka mid ahaa, oo wuxuu ku yidhi, War guntiga isku giiji, oo weelkan saliidda ahna gacanta ku sii qaado, oo waxaad tagtaa Raamod Gilecaad.

Тогава пророк Елисей повика един от пророческите ученици и му каза: Препаши кръста си, вземи в ръката си този съд с миро и иди в Рамот-галаад;

2 O o markaad halkaas tagto waxaad doondoontaa Yeehuu ina Yehooshaafaad oo ahaa ina Nimshii, oo u tag oo walaalihiis ka dhex kici, oo intaad kaxaysid qol hoose la gal.

и като стигнеш там, потърси в същото място Ииуй, син на Йосафат, Намесиевия син; тогава влез при него, отдели го от братята му и го въведи в една вътрешна стая.

3 O o markaas waxaad qaadataa weelka saliidda ah oo madaxiisa ku shub, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Waxaan kuu subkay inaad ahaato boqor u taliya dalka Israa'iil. Oo markaas intaad albaabka furtid carar oo innaba ha raagin.

После вземи съда с мирото, излей го върху главата му и кажи: Така казва Господ: Помазах те за цар над Израел. Тогава отвори вратата и бягай, без да се забавиш.

4 S idaas daraaddeed ninkii dhallinyarada ahaa oo nebiga ahaa wuxuu tegey Raamod Gilecaad.

И така, младият пророк отиде в Рамот-галаад.

5 O o markuu yimid ayuu arkay saraakiishii ciidanka oo fadhida; oo wuxuu ku yidhi, Sirkaalow, farriin baan kuu wadaa. Markaasaa Yeehuu yidhi, Kayagee baad u waddaa? Isna wuxuu yidhi, Adigaan kuu wadaa, sirkaalow.

Като стигна, военачалниците седяха заедно. Той каза: Имам да ти казвам нещо, о, военачалнико. Ииуй попита: Към кого от всички нас? А той отвърна: Към тебе, военачалнико.

6 O o markaasuu intuu kacay ayuu gurigii galay, dabadeedna saliiddii buu madaxiisa ku shubay, oo wuxuu ku yidhi, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu kugu leeyahay, Waxaan kuu subkay inaad ahaato boqor u taliya dadka Ilaah oo ah dadka Israa'iil.

Ииуй стана и влезе в къщата. Тогава пророкът изля мирото на главата му и му каза: Така казва Господ, Израелевият Бог: Помазах те за цар над Господния народ, над Израел.

7 O o adna waa inaad laysaa reerka Axaab ee sayidkaaga, inaan ka aargudo dhiiggii addoommadaydii nebiyada ahaa, iyo addoommadii Rabbiga oo dhan ee ay Yesebeel daadisay.

И ти да поразиш дома на господаря си Ахаав, за да отмъстя на Езавел за кръвта на слугите Си, пророците, за кръвта на всички Господни слуги.

8 W aayo, Axaab reerkiisa oo dhammu waa halligmayaa; oo Axaab waan ka baabbi'in doonaa wiil kasta ha ahaado mid kasta oo dalka Israa'iil ku dhex xidhan ama mid kasta oo ku dhex furan.

Защото целият Ахаавов дом ще бъде изтребен и ще погубя от Ахаав всеки от мъжки пол както малолетния, така и пълнолетния в Израел;

9 O o reerka Axaab waxaan ka dhigayaa sidii reerkii Yaaraabcaam ina Nebaad iyo sidii reerkii Bacshaa ina Axiiyaah oo kale.

и ще направя дома на Ахаав като дома на Еровоам, Наватовия син, и като дома на Ваас, Ахиевия син.

10 O o Yesebeel ayaa eeydu ku cuni doonaan dhulka Yesreceel, oo ninna iyada ma xabaali doono, oo markaasuu albaabkii furay oo cararay.

А Езавел - кучетата ще я изядат в градския край на Езраел и няма да има кой да я погребе. И като отвори вратата, побегна.

11 M arkaasaa Yeehuu u soo baxay addoommadii sayidkiisii; oo midkood baa wuxuu isagii ku yidhi, War wax waluba ma hagaagsan yihiin? Ninkan waalanu muxuu kuugu yimid? Oo isna wuxuu ku yidhi, Idinku waad garanaysaan ninka iyo hadalkiisu wuxuu ahaaba.

Тогава Ииуй излезе при слугите на господаря си и един от тях му каза: Всичко наред ли е? Защо е дошъл този луд при теб? А той им отговори: Вие знаете човека и това, което каза.

12 O o iyana waxay yidhaahdeen, Taasu waa been; ee bal hadda noo sheeg. Markaasuu yidhi, Saas iyo saas buu igula hadlay, oo igu yidhi, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Waxaan kuu subkay inaad ahaato boqor u taliya dalka Israa'iil.

А те казаха: Не е вярно; я ни кажи. Той отвърна: Така и така ми говорѝ: Така казва Господ: Помазах те за цар над Израел.

13 M arkaasay dhaqsadeen oo nin waliba wuxuu qaatay dharkiisii, oo hoostiisay dhigeen jaranjarada dusheeda, buun bayna ku dhufteen, oo waxay yidhaahdeen, Yeehuu waa boqor. Yeehuu Oo Dilay Yooraam Iyo Axasyaah

Тогава побързаха и като взеха всеки дрехата си, сложиха ги под Ииуй на върха на стълбата, засвириха с тръба и казаха: Ииуй се възцари. Ииуй убива цар Йорам

14 S idaasuu Yeehuu ina Yehooshaafaad oo ahaa ina Nimshii u shirqoolay Yooraam. (Haddaba Yooraam iyo dadka Israa'iil oo dhammu waxay u sii haysteen Raamod Gilecaad Xasaa'eel oo ahaa boqorkii Suuriya daraaddiis,

Така Ииуй, син на Йосафат, Намесиевия син, организира заговор против Йорам. (А Йорам с целия Израел пазеше Рамот-галаад от сирийския цар Азаил;

15 l aakiinse Boqor Yooraam wuxuu ku noqday Yesreceel in laga soo daweeyo nabrihii reer Suuriya ku dhufteen markuu la diriray boqorkii reer Suuriya oo Xasaa'eel ahaa). Markaasaa Yeehuu wuxuu yidhi, Hadday idinla wanaagsan tahay yaan ninna baxsan oo magaalada ka bixin si uu intuu Yesreceel tago xaalkan u sheego.

цар Йорам се беше върнал в Езраел, за да се лекува от раните, които сирийците му бяха нанесли, когато воюваше против сирийския цар Азаил.) Ииуй каза: Ако това е вашето мнение, то да не излезе никой да побегне от града, за да отиде и извести това в Езраел.

16 M arkaasuu Yeehuu gaadhifaras fuulay, oo wuxuu tegey xagga Yesreceel, waayo, Yooraam baa halkaas jiifay, oo Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudahna wuxuu u yimid inuu Yooraam arko.

Тогава Ииуй се качи на колесницата и отиде в Езраел, защото Йорам лежеше там. А Юдейският цар Охозия беше слязъл да види Йорам.

17 H addaba waardiyihii wuxuu kor taagnaa noobiyaddii Yesreceel, oo wuxuu arkay kooxdii Yeehuu oo soo socota; markaasuu yidhi, Waxaan u jeedaa koox. Yooraamna wuxuu yidhi, Nin faras wata u dir, oo ha ka hor tago, oo ha ku yidhaahdo, War ma nabad baa?

Стражът, който стоеше на кулата в Езраел, когато съгледа наближаващата дружина на Ииуй, каза: Виждам една дружина. Йорам заповяда: Вземи конник и прати да ги посрещне; и нека каже: С мир ли идваш ?

18 S idaas daraaddeed waxaa tegey mid faras ku jooga inuu isaga ka hor tago, oo wuxuu ku yidhi, Boqorkii wuxuu ku leeyahay, Ma nabad baa? Oo Yeehuu baa wuxuu ku yidhi, War maxaa nabad kaa galay? I soo daba gal. Markaasaa ninkii waardiyaha ahaa wuxuu yidhi, Ninkii wargeeyska ahaa wuu u tegey iyagii, laakiinse soo noqon maayo.

И така, отиде конник да го посрещне и каза: Така казва царят: С мир ли идваш ? Ииуй отговори: Какво имаш ти с мира? Обърни се и иди зад мен. И стражът извести: Пратеникът стигна до тях, но не се връща.

19 M arkaasuu haddana diray mid labaad oo faras ku jooga, oo isna intuu u tegey ayuu ku yidhi, Boqorkii wuxuu ku leeyahay, Ma nabad baa? Oo Yeehuu baa ugu jawaabay, War maxaa nabad kaa galay? I soo daba gal.

Тогава Йорам изпрати втори конник, който отиде при тях и каза: Така казва царят: С мир ли идваш ? А Ииуй отговори: Какво имаш ти с мира? Обърни се и иди зад мен.

20 M arkaasaa ninkii waardiyaha ahaa yidhi, Isna wuu u tegey iyagii, laakiinse soo noqon maayo, oo socodkuna wuxuu u eg yahay sidii socodkii Yeehuu ina Nimshii; waayo, wuxuu gaadhifaraskiisa u kaxeeyaa sidii isagoo waalan.

И стражът извести: Стигна до тях, но и той не се връща; а карането прилича на карането на Ииуй, Намесиевия син, защото кара като луд.

21 M arkaasaa Yooraam yidhi, Gaadhifaras diyaariya. Oo iyana gaadhifaraskiisii ayay diyaariyeen. Kolkaasaa Yooraam oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil iyo Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudahba waxay baxeen isagoo mid waliba gaadhifaraskiisii ku jiro, oo waxay u baxeen inay Yeehuu ka hor tagaan, oo waxay ka heleen beertii Naabood kii reer Yesreceel.

Тогава Йорам каза: Впрегнете. И впрегнаха колесницата му. И Израелевият цар Йорам и Юдейският цар Охозия излязоха, всеки в колесницата си, отидоха да посрещнат Ииуй и го намериха в нивата на езраелеца Навутей.

22 O o markii Yooraam Yeehuu arkay ayuu ku yidhi, War Yeehuu, ma nabad baa? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, War xaggee nabadu joogtaa inta hooyadaa Yesebeel dhillanimadeedii iyo sixirnimadeediiba ay aad u badan yihiin?

Йорам, като видя Ииуй, попита: С мир ли идваш, Ииуй? А той отговори: Какъв мир, докато са толкова много блудствата и магьосничествата на майка ти Езавел?

23 M arkaasaa Yooraam intuu faraskii dib u ceshaday ayuu cararay oo wuxuu Axasyaah ku yidhi, War Axasyaah, tanu waa khiyaano.

Тогава Йорам обърна юзда и побегна, като казваше на Охозия: Предателство, Охозия!

24 M arkaasaa Yeehuu qaansadiisii ku xooday xooggiisii oo dhan, oo Yooraam ku dhuftay labada garab dhexdooda, oo fallaadhiina waxay ka mudhbaxday wadnaha, markaasuu ku dhex dhacay gaadhifaraskiisii.

А Ииуй дръпна лъка си с пълна сила и улучи Йорам между плещите му така, че стрелата прониза сърцето му и той се прегърби в колесницата си.

25 K olkaasaa Yeehuu wuxuu ku yidhi Bidqar oo sirkaalkiisii ahaa, Isaga kor u qaad oo ku dhex tuur beerta Naabood kii reer Yesreceel; waayo, bal xusuuso sidii Rabbigu isaga hadalkan culus uga sheegay markaynu aniga iyo adiguba innagoo fardo fuushan aabbihiis Axaab daba soconnay;

Тогава Ииуй каза на военачалника си Видкар: Вземи и го хвърли в онази част от нивата, която принадлежи на езраелеца Навутей; защото си спомнѝ, че когато аз и ти яздехме след баща му Ахаав, Господ произнесе против него това пророчество:

26 R abbigu wuxuu yidhi, Hubaal shalayto waxaan arkay Naabood dhiiggiisii iyo dhiiggii wiilashiisii, haddaba adiga beertan baan abaalkaaga kugu siinayaa. Sidaas daraaddeed isaga qaad oo beerta ku dhex tuur sidii erayga Rabbigu ahaa.

Не видях ли вчера кръвта на Навутей и кръвта на синовете му, казва Господ? И в тази част от нивата ще ти въздам, казва Господ. И сега го вдигни и го хвърли в тази част според Господнето слово. Убийството на юдейския цар Охозия

27 L aakiinse Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah markuu taas arkay ayuu u cararay xagga gurigii beerta. Oo Yeehuuna wuu eryaday oo wuxuu yidhi, War isagana gaadhifaraskiisa ku dhex dila. Markaasay isagii ku dileen jiirtii Guur oo Yiblecaam ku ag taal. Wuuna u cararay xagga Megiddoo oo halkaasuu ku dhintay.

А Юдейският цар Охозия, като видя това, побегна през пътя на градинската къща. Ииуй се спусна след него и каза: Поразете и този в колесницата. И го поразиха в нагорнището на Гур, близо до Ивлеам; Охозия избяга в Магедон и умря там.

28 A ddoommadiisii ayaa gaadhifaras xagga Yeruusaalem ugu qaaday, oo qabrigiisii ayay awowayaashiis kula aaseen magaaladii Daa'uud dhexdeeda.

Слугите му го докараха на колесница в Йерусалим, погребаха го в гроба му с бащите му в Давидовия град.

29 O o Axasyaah wuxuu dalka Yahuudah boqor ka noqday sannaddii kow iyo tobnaad oo Yooraam ina Axaab. Yesebeel Waa La Dilay

А Охозия се беше възцарил над Юдея в единадесетата година на Йорам, Ахаавовия син. Избиване на дома на Ахаав

30 O o Yeehuu markuu Yesreceel yimid ayaa Yesebeel maqashay, markaasay intay indhakuulatay oo gambaysatay daaqaddii ka fiirisay.

Така Ииуй дойде в Езраел. Езавел, като чу, начерни клепачите на очите си, накити главата си и надникна през прозореца.

31 O o markii Yeehuu iriddii ka soo galay ayay tidhi, Simriigii sayidkiisii dilayow, ma nabad baa?

И докато Ииуй влизаше през портата, тя попита: С мир ли идваш, ти, Зимриевецо, убиецо на господаря си?

32 O o isna intuu kor u eegay xagga daaqaddii ayuu yidhi, War yaa ila gees ah? Yaa ila gees ah? Markaasaa waxaa soo fiiriyey laba ama saddex nin oo bohon ah.

А той вдигна лицето си към прозореца и извика: Кой е на моя страна? Кой? И към него погледнаха двама-трима евнуха.

33 K olkaasuu ku yidhi, Soo tuura iyada. Iyana way soo tuureen, oo dhiiggeedii waxaa qaar ku saydhmay derbigii iyo fardihii; oo isna kolkaasuu iyadii ku tuntay.

Ииуй заповяда: Хвърлете я долу. И те я хвърлиха долу; и пръсна от кръвта ѝ по стените и по конете; и той я сгази.

34 O o markuu meeshii galay ayuu wax cunay oo wax cabbay, dabadeedna wuxuu yidhi, Bal naagtan habaaran u jeesta oo aasa, waayo, iyadu waa ina boqor.

Ииуй влезе и яде, и пи. След това каза: Идете сега и вижте тази проклетница и я погребете, защото е царска дъщеря.

35 O o iyana waxay u tageen inay iyadii soo aasaan, laakiinse waxba kama ay helin dhaladii iyo cagihii iyo calaacalihii gacmaheeda mooyaane.

Тогава отидоха да я погребат, но не намериха нищо от тялото ѝ освен черепа, краката и дланите на ръцете.

36 S idaas daraaddeed way soo noqdeen, oo isagii bay u soo sheegeen. Wuxuuna yidhi, Kanu waa eraygii Rabbigu kaga hadlay addoonkiisii Eliiyaah kii reer Tishbii isagoo leh, Beerta Yesreceel dhexdeeda ayaa eeydu ku cuni doonaan Yesebeel hilibkeeda.

И когато се върнаха и му съобщиха това, той каза: Това е словото, което Господ говорѝ чрез слугата Си, тесвиеца Илия: В градския край на Езраел кучетата ще ядат месата на Езавел;

37 O o Yesebeel meydkeedu wuxuu ahaan doonaa sida digo taal beerta Yesreceel dhexdeeda, si aan loo odhan, Tanu waa Yesebeel.

и трупът на Езавел в градския край на Езраел ще бъде като гной по лицето на полето, така че няма да кажат: Това е Езавел.