Yeremyaah 33 ~ Еремия 33

picture

1 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa Yeremyaah mar labaad u yimid intuu weli barxaddii xabsiga ku xidhnaa, oo wuxuu ku yidhi,

При това Господнето слово дойде към Йеремия втори път, докато той беше още затворен в двора на стражата, и каза:

2 R abbiga waxyaalahaas sameeya, oo u yeela inuu sii adkeeyo aawadeed, magiciisu waa Rabbiga, oo wuxuu leeyahay,

Така казва Господ, Който държи тези неща, Господ, Който ги прави, за да ги утвърждава - Йехова е името Му:

3 I bari, waanan kuu jawaabi doonaa, oo waxaan ku tusi doonaa waxyaalo waaweyn oo qarsoon oo aadan aqoon.

Извикай към Мен и ще ти отговоря, и ще ти покажа велики и тайни неща, които не знаеш.

4 W aayo, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu ka leeyahay guryaha magaaladan iyo guryaha boqorrada dalka Yahuudah oo loo dumiyey in la sameeyo wax lagaga daafaco tuulmooyinkii dagaalka iyo seefta,

Защото така казва Господ, Израелевият Бог, за къщите на този град и за дворците на Юдейските царе, които са били разрушени, за да изградят защитата против могилите и против меча,

5 I yagu waxay u imanayaan inay reer Kaldayiin la diriraan, laakiinse waxay meeshan ka buuxin doonaan dad dhintay meydadkood, kuwaasoo aan cadhadayda iyo xanaaqayga ku laayay, oo aan dhammaantood xumaantooda aawadeed magaaladan wejigayga uga qariyey.

и за онези, които идват да воюват против халдейците и да напълнят тези къщи с труповете на хората, които Аз ще поразя в гнева и яростта Си, поради всички злини, за които скрих лицето Си от този град:

6 B al ogaada, anigu waxaan iyada u keeni doonaa caafimaad iyo fayoobi, waanan bogsiin doonaa, oo waxaan iyaga u muujin doonaa nabad iyo run badan.

Ето, ще донеса в него здраве и изцеление и ще ги изцеля, и ще им открия изобилие на мир и вярност.

7 O o maxaabiistii dadka Yahuudah, iyo maxaabiistii dadka Israa'iilba waan soo celin doonaa, oo iyagaan u dhisi doonaa sidii markii hore oo kale.

Ще върна Юдовите пленници и Израелевите пленници и ще ги съградя, както преди;

8 X umaantoodii ay igu dembaabeen oo dhan waan ka nadiifin doonaa, oo xumaatooyinkoodii ay igu dembaabeen oo ay igu xadgudbeen oo dhanna waan ka cafiyi doonaa.

ще ги очистя от цялото беззаконие, с което съгрешиха пред Мен и с което престъпиха закона Ми,

9 O o magaaladanu waxay igu noqon doontaa magac farxadeed, oo ammaan iyo sharaf ku hor leh quruumaha dunida oo maqli doona wanaagga aan iyaga u sameeyo oo dhan hortooda, oo iyagu waxay la cabsan doonaan oo la wada gariiri doonaan wanaagga iyo nabadda aan u yeelo oo dhan.

и този град ще Ми бъде град, чието име да се споменава с радост, с хвала и слава пред всички народи по света, които ще чуят цялото добро, което им правя Аз, и ще се убоят и ще се разтреперят за цялото добро и за целия мир, който ще му доставя.

10 R abbigu wuxuu leeyahay, Meeshan aad tidhaahdaan, Waa cidla aan dad iyo duunyo toona lahayn, taasoo ah magaalooyinka dalka Yahuudah iyo jidadka Yeruusaalem, oo ah baabba' cidla ah, oo aan lagu arag dad, iyo wax deggan, iyo duunyo toona, waxaa mar kale laga dhex maqli doonaa

Така казва Господ: В това място, за което вие казвате: Пусто е, без човек и без животно, - да! - в Юдейските градове и в йерусалимските улици, които са пусти, без човек, без жител и без животно, пак ще се чуе

11 c odka farxadda, iyo codka rayraynta, iyo codka arooska, iyo codka aroosadda, iyo codka kuwa leh, Rabbiga ciidammada u mahadnaqa, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa, iyo kuwa guriga Rabbiga allabaryo mahadnaqid ah keena. Waayo, maxaabiista dalka waan soo celin doonaa sidii markii hore oo kale, ayaa Rabbigu leeyahay.

глас на радост и глас на веселие, глас на младоженец и глас на невяста, глас на онези, които казват: Хвалете Господа на Силите, защото Господ е благ, защото Неговата милост е довека, и глас на онези, които принасят благодарствени приноси в дома Господен, защото ще върна пленниците, взети от тази земя, както са били преди това, казва Господ.

12 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Meeshan cidlada ah oo aan dad iyo duunyo toona lahayn, iyo magaalooyinkeeda oo dhanba waxaa mar kale jiri doona rug adhijirro adhyahooda fadhiisiya.

Така казва Господ на Силите: В това място, което е пусто, без човек и без животно, и във всичките му градове пак ще има жилища на овчари, които ще успокояват стадата си.

13 M agaalooyinka buuraha, iyo magaalooyinka dooxada, iyo magaalooyinka koonfureed, iyo dalka reer Benyaamiin, iyo meelaha Yeruusaalem ku wareegsan, iyo magaalooyinka dalka Yahuudahba adhyuhu mar kalay hoos mari doonaan kan tirinaya gacmihiisa, ayaa Rabbigu leeyahay.

В планинските и в полските градове, в южните градове и във Вениаминовата земя, в околностите на Йерусалим и в Юдовите градове пак ще минават стадата под ръката на онези, които ги броят, казва Господ.

14 R abbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaa iman doona wakhti aan wada oofin doona wixii wanaagsanaa ee aan dadka Israa'iil iyo dadka Yahuudahba kaga hadlay.

Ето, идат дни, казва Господ, когато ще изпълня онова добро слово, което говорих за Израелевия дом и за Юдовия дом.

15 W akhtigaas iyo waagaasba waxaan Daa'uud u soo bixin doonaa biqil xaq ah, oo isna wuxuu dalka ku dhex samayn doonaa caddaalad iyo xaqnimo.

В онези дни и в онова време ще направя да израсте на Давид праведен Отрасъл; и той ще извърши правосъдие и правда на земята.

16 W akhtigaas dadka Yahuudah waa la badbaadin doonaa, oo Yeruusaalemna ammaan bay ku degganaan doontaa, oo kanuna waa magaca iyada lagu magacaabi doono, Rabbigu waa xaqnimadayadii.

В онези дни Юда ще бъде спасен и Йерусалим ще обитава в безопасност; и ето името, с което ще се нарича: Господ е наша правда.

17 W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Daa'uud marnaba ma waayi doono nin carshiga reer binu Israa'iil ku fadhiista.

Защото така казва Господ: Никога няма да липсва от Давид човек, който да стои на престола на Израелевия дом;

18 O o wadaaddada reer Laawina marnaba ma waayi doonaan nin hortayda jooga inuu qurbaanno la gubo bixiyo, iyo inuu qurbaanno hadhuudh ah gubo, iyo inuu had iyo goorba allabaryo.

нито от левитските свещеници ще липсва пред Мене човек, който да принася всеизгаряния и да гори хлебни приноси, и да жертва непрестанно.

19 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa Yeremyaah u yimid, oo wuxuu ku yidhi,

И словото Господне дойде към Йеремия и каза:

20 R abbigu wuxuu leeyahay, Haddaad jebin karaysaan axdigayga habeenka, amase axdigayga maalinta, si habeen iyo maalinu ayan xilligooda u ahaanin,

Така казва Господ: Ако ви е възможно да нарушите завета Ми за деня и завета ми за нощта, така че да не става вече ден и нощ на времето си,

21 m arkaas axdigayga aan addoonkayga Daa'uud la dhigtayna waa jabi karayaa si uusan u helin wiil carshigiisa ka dul taliya, iyo kii aan la dhigtay wadaaddada reer Laawi oo midiidinnadayda ah.

тогава ще може да се наруши и заветът Ми със слугата Ми Давид, така че да няма син да царува на престола му, и заветът Ми със служителите Ми - левитските свещеници.

22 S ida aan ciidammada samada loo tirin karin, amase aan ciidda badda loo qiyaasi karin, ayaan u tarmin doonaa farcanka addoonkayga Daa'uud, iyo reer Laawiga ii adeegaba.

Както не може да се изброи небесното множество, нито да се измери морският пясък, така ще умножавам потомството на слугата Ми Давид и левитите, които Ми служат.

23 O o haddana Eraygii Rabbiga ayaa Yeremyaah u yimid, oo wuxuu ku yidhi,

Словото Господне дойде отново към Йеремия и каза:

24 M iyaadan ka fikirayn waxa dadkanu ku hadleen iyagoo leh, Labadii qolo ee uu Rabbigu doortayba wuu xooray? Oo saasay dadkayga u quudhsadaan si ayan iyagu mar dambe hortooda quruun ugu ahaan.

Не си ли размислил какво говори този народ и какво казва: Двата рода, които Господ избра, ето, отхвърлил ли ги е? Така презират те народа Ми, че да не се смятат вече за народ пред тях.

25 R abbigu wuxuu leeyahay, Hadduusan axdigayga habeenka iyo maalintu sii jirin, ama haddaanan waajib ka dhigin qaynuunnada samada iyo dhulkaba,

Така казва Господ: Ако не съм поставил завета Си за деня и нощта и ако не съм определил наредбите за небето и земята,

26 m arkaas waxaan xoori doonaa farcankii Yacquub, iyo addoonkaygii Daa'uudba, si aanan farcankiisa qaarna uga dhigin inay taliyayaal u ahaadaan farcankii Ibraahim, iyo Isxaaq, iyo Yacquub, waayo, maxaabiistooda waan soo celin doonaa, waanan u naxariisan doonaa.

тогава ще отхвърля и потомството на Яков и на слугата Си Давид, така че да не вземам от него хора да управляват потомството на Авраам, Исаак и Яков; защото ще върна пленниците им и ще покажа милост към тях.