1 R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, maalintii waa imanaysaa oo waxay u qaxmaysaa sidii foorno oo kale, oo kuwa kibirka leh oo dhan iyo kuwa xumaanta ka shaqeeya oo dhammuba waxay ahaan doonaan jirrido jajab ah, oo maalinta imanaysa ayaa iyaga gubi doonta, taasuna iyaga uma reebi doonto xidid iyo laan toona.
Защото, ето, иде денят, който ще гори като пещ; и всички горделиви, и всички, които вършат нечестие, ще бъдат плява. И този ден, който иде, ще ги изгори, казва Господ на Силите, и няма да остане нито корен, нито клонче.
2 L aakiinse kuwiinna magacayga ka cabsada waxaa idiin soo bixi doonta qorraxdii xaqnimada oo baallaheeda bogsiinta ku sidda, oo intaad baxdaan ayaad u boodboodi doontaan sida weylaha edegga ka baxa oo kale.
А на вас, които се боите от името Ми, ще изгрее Слънцето на правдата с изцеление в крилата си; и ще излезете и ще се разиграете като телета из обора.
3 O o waxaad ku tuman doontaan kuwa sharka ah oo dhan, waayo, maalinta aan saas sameeyo iyagu waxay ahaan doonaan sida dambas cagihiinna ka hooseeya, ayaa Rabbiga ciidammadu leeyahay.
Ще стъпчете нечестивите; защото те ще бъдат пепел под стъпалата на краката ви в деня, който определям, казва Господ на Силите. Илия като предвестник на деня Господен
4 X usuusta addoonkaygii Muuse sharcigiisii, kaasoo aan ku amray isagoo jooga Buur Xoreeb oo aan u siiyey reer binu Israa'iil oo dhan daraaddood, waxaana weeye qaynuunno iyo xukummo.
Помнете закона на слугата Ми Моисей, който му заповядах в Хорив за целия Израел, т. е. наредбите и законите.
5 B al eega, maalinta weyn oo cabsida badan oo Rabbigu intaanay iman waxaan idiin soo diri doonaa Nebi Eliiyaah.
Ето, Аз ще ви изпратя пророк Илия, преди да дойде великият и страшен ден Господен;
6 O o isagu aabbayaasha qalbigooda ayuu u soo jeedin doonaa carruurta xaggooda, oo carruurta qalbigoodana wuu u soo jeedin doonaa aabbayaasha xaggooda, si aanan u iman oo dhulka inkaar ugu dhufan.
и той ще обърне сърцето на бащите към децата и сърцето на децата - към бащите им, да не би да дойда и поразя земята с проклятие.