1 O o waxay noqotay markii boqorkii gurigiisii degay oo uu Rabbigu nasasho ka siiyey cadaawayaashiisii ku wareegsanaa oo dhan,
И когато царят се установи в къщата си и Господ му беше дал спокойствие от всички неприятели около него,
2 i n boqorkii Nebi Naataan ku yidhi, Bal eeg haatan, anigu waxaan degganahay guri qori kedar ah laga sameeyey, laakiinse sanduuqii Ilaah wuxuu dhex yaal daahyo.
царят каза на пророк Натан: Виж сега, аз живея в кедрова къща, а Божият ковчег стои под завеси.
3 M arkaasaa Naataan wuxuu boqorkii ku yidhi, Tag, oo wax alla wixii qalbigaaga ku jira samee, waayo, Rabbiga ayaa kula jira.
А Натан отвърна на царя: Върви, направи всичко, което е в сърцето ти, защото Господ е с тебе.
4 O o isla habeenkaas Rabbiga eraygiisii baa Naataan u yimid oo ku yidhi,
Но през същата нощ Господнето слово дойде на Натан и каза:
5 T ag, oo waxaad addoonkayga Daa'uud ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu ku leeyahay, War guri aan dego ma ii dhisaysaa?
Иди и кажи на слугата Ми Давид: Така говори Господ: Ти ли ще Ми построиш дом, в който да обитавам?
6 W aayo, guri ma degin ilaa maalintii aan reer binu Israa'iil ka soo bixiyey dalkii Masar iyo tan iyo maantadan, laakiinse waxaan ku dhex socday teendho iyo taambuug.
Защото от деня, когато изведох израелтяните от Египет, до днес не съм обитавал в дом, не съм ходил в шатър и в скиния.
7 O o meel kasta oo aan kula socday reer binu Israa'iil oo dhan, qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo aan ku amray inay quudiyaan dadkayga reer binu Israa'iil ma midkood baan eray kula hadlay oo miyaan ku idhi, War maxaad iigu dhisi weydeen guri kedar ah?
Където и да съм ходил с всички израелтяни, говорих ли някога на някое от Израелевите племена, на което заповядах да пасе народа Ми, Израел, следното: Защо не Ми построихте кедров дом?
8 H addaba waxaad addoonkayga Daa'uud ku tidhaahdaa, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anaa kaa soo kexeeyey xeradii idaha iyo idihii aad raacaysay, inaad ahaatid amiir u taliya dadkayga reer binu Israa'iil,
Сега така да кажеш на слугата Ми Давид: Така казва Господ на Силите: Аз те взех от кошарата, оттам, където пасеше стадото, за да бъдеш вожд на народа Ми, на Израел;
9 w aanan kula jiray meel kastoo aad tagtayba, oo cadaawayaashaadii oo dhanna hortaadaan ka baabbi'iyey. Oo waxaan kuu bixin doonaa magac weyn, oo la mid ah magacyada kuwa waaweyn oo dhulka jooga.
и съм бил с тебе навсякъде, където си ходил, и изтребих всичките ти неприятели пред теб, и направих името ти велико, както името на великите, които са на земята.
10 O o dadkayga reer binu Israa'iilna meel baan u dooran doonaa, oo waan ku beeri doonaa inay meeshooda degganaadaan oo ayan mar dambe dhaqdhaqaaqin, ama ayan ilmaha sharku mar dambe dhibin sidii markii hore,
Ще определя място за народа Си Израел и ще ги насадя, и ще обитават на свое собствено място, и няма да се преместват вече; и тези, които вършат нечестие, няма вече да ги притесняват, както преди -
11 i yo tan iyo maalintii aan xaakinno ku amray inay dadkayga reer binu Israa'iil u taliyaan. Oo adiga waan kaa nasin doonaa cadaawayaashaada oo dhan. Oo weliba Rabbigu wuxuu kuu sheegayaa inuu reer kuu yeeli doono.
от деня, когато поставих съдии над народа Си Израел. И ще те успокоя от всичките ти неприятели. При това Господ ти известява, че Той ще ти съгради дом.
12 O o markii cimrigaagu dhammaado, oo aad la seexato awowayaashaa, farcankaaga kaa dambeeya oo kaa soo bixi doona ayaan sara kicin doonaa, oo boqortooyadiisana waan dhisi doonaa.
Когато се навършат дните ти и заспиш с бащите си, ще въздигна потомеца ти след тебе, който ще излезе от чреслата ти, и ще утвърдя царството му.
13 O o isna guri buu magacayga u dhisi doonaa, oo xoog baan u yeeli doonaa carshiga boqortooyadiisa weligiis.
Той ще построи дом за името Ми; и Аз ще утвърдя престола на царството му до века.
14 O o anigu aabbaan u ahaan doonaa, isna wiil buu ii ahaan doonaa, oo hadduu dembi galona, waxaan ku edbin doonaa usha dadka iyo garaacidda binu-aadmiga,
Аз ще му бъда Отец и той ще Ми бъде син. Ако извърши беззаконие, ще го накажа с тояга, каквато е за мъже, и с удари, каквито са за човешкия род;
15 l aakiinse naxariistaydu ka dhammaan mayso isaga, sidii aan Saa'uul uga dhammeeyey oo kale, kaasoo ahaa kii aan hortaa fogeeyey.
но Моята милост няма да го остави, както я отнех от Саул, когото премахнах пред теб.
16 O o reerkaaga iyo boqortooyadaadaba waxaa laga dhigi doonaa kuwo weligood hortaada ku raaga, oo carshigaaguna weligiis wuu dhisnaan doonaa.
И домът ти и царството ти ще се утвърдят пред тебе довека. Престолът ти ще бъде утвърден довека.
17 H addaba siday erayadaas oo dhan iyo tusniintaas oo dhammu ahaayeen ayaa Naataan kula hadlay Daa'uud. Baryadii Daa'uud
И Натан каза на Давид точно тези думи и напълно според това видение.
18 M arkaasaa Boqor Daa'uud gudaha galay oo Rabbiga hor fadhiistay, oo wuxuu yidhi, Sayidow, Rabbow, bal yaan ahay? Reerkayguna waa maxay oo aad halkan ii soo gaadhsiisay?
Тогава цар Давид влезе и седна пред Господа, и каза: Кой съм аз, Господи Йехова, и какъв е моят дом, че си ме довел до това положение ?
19 O o weliba waxanu hortaada wuu ku yaraa, Sayidow, Rabbow, laakiinse waxaad kaloo ka sii hadashay reerkaygu wuxuu wakhti dheer noqon doono, oo Sayidow, Rabbow, taasu ma caadada dadkaa?
Но даже и това беше малко пред очите Ти, Господи Йехова; и Ти си говорил още за едно дълго бъдеще за дома на слугата Си и даваш това като закон на хората, Господи Йехова!
20 S ayidow, Rabbow! Bal maxaan kaloo kugu odhan karaa? Waayo, waad i garanaysaa anoo addoonkaaga ah, Rabbow Ilaahow.
И какво повече може да Ти каже Давид? Защото Ти, Господи Йехова, познаваш слугата Си.
21 E raygaaga aawadiis iyo qalbigaagu siduu yahay ayaad waxyaalahan waaweyn oo dhan u samaysay, inaad i ogeysiisid anoo addoonkaaga ah.
Заради Своето слово и според Своето сърце Ти си извършил всички тези велики дела, за да ги изявиш на слугата Си.
22 H addaba, Rabbow Ilaahow, waad weyn tahay, waayo, mid kula mid ahu ma jiro, oo adiga mooyaane Ilaah kale ma jiro, siday ahaayeen kulli wixii aannu dhegahayaga ku maqalnay oo dhammu.
Затова Ти си велик, Господи Боже, защото няма подобен на Тебе, нито има бог освен Тебе според всичко, което сме чули с ушите си.
23 B al quruuntee baa dunida joogta oo la mid ah dadkaaga reer binu Israa'iil, kuwaasoo adiga qudhaadu aad soo furatay inay dad kuu ahaadaan, iyo inaad magac isu yeesho, oo aad waxyaalo waaweyn isu samayso, iyo inaad dalkaaga aawadiis waxyaalo cabsi leh ugu samayso dadkaaga hortiisa, kuwaasoo aad ka soo furatay dalkii Masar, iyo quruumaha iyo ilaahyadooda?
И кой друг народ на света е както Твоят народ, както Израел, при когото Бог дойде да го откупи за Свой народ, да ги направи именити? И да извърши за тях велики и страшни дела за земята Ти пред Твоя народ, който Ти си откупил за Себе Си от Египет, като прогони народите и боговете им?
24 O o waxaad dhisatay dadkaagii reer binu Israa'iil inay dad kuu ahaadaan weligood, oo Ilaahood baad noqotay, Rabbiyow.
Защото Ти си утвърдил народа Си Израел за Себе Си, за да Ти бъде народ до века. И Ти, Господи, им стана Бог.
25 H addaba, Rabbow Ilaahow, eraygii aad ku hadashay oo igu saabsanaa anoo addoonkaaga ah oo ku saabsanaa reerkayga weligaa adkee oo sidaad ugu hadashay yeel.
А сега, Господи Боже, утвърди до века думите, които си говорил за слугата Си и за дома му, и стори, както си говорил.
26 O o magacaaguna ha weynaado weligiis, hana la yidhaahdo, Rabbiga ciidammadu waa Ilaaha u taliya reer binu Israa'iil, oo anoo addoonkaaga Daa'uud ah reerkayguna wuu ku dhismi doonaa hortaada.
И нека възвеличат името Ти до века, като казват: Господ на Силите е Бог над Израел. Нека бъде утвърден пред Тебе домът на слугата Ти Давид.
27 W aayo, Rabbiga ciidammadow, Ilaaha reer binu Israa'iilow, anoo addoonkaaga ah wax baad ii muujisay, oo waxaad igu tidhi, Reer baan kuu dhisi doonaa, sidaas daraaddeed waan ku dhiirranahay inaan baryadan ku baryo.
Защото Ти, Господи на Силите, Боже Израелев, откри това на слугата Си: Ще ти съградя дом. Затова слугата Ти намери сърцето си разположено да Ти се помоли с тази молитва.
28 H addaba, Sayidow, Rabbow, waxaad tahay Ilaah, oo erayadaaduna waa run, oo waxan wanaagsanna waad ii ballanqaadday anoo addoonkaaga ah.
И сега, Господи Йехова, Ти си Бог и думите Ти са истинни. Ти си обещал тези блага на слугата Си.
29 H addaba, Sayidow, Rabbow, waan ku baryayaaye, anoo addoonkaaga ah, barakee reerkayga inuu weligiisba hortaada ku sii raago, waayo, adigaa taas ku hadlay, oo reerkayguna weligiis ha barakaysnaado.
Сега благоволи да благословиш дома на слугата Си, за да пребъдва пред Тебе до века. Защото Ти, Господи Йехова, Си говорил тези неща и под Твоето благословение нека бъде благословен до века домът на слугата Ти.