1 Korintos 3 ~ 1 Коринтяни 3

picture

1 A nna, walaalayaalow, idiinlama aan hadli karin sida idinkoo ruuxa raaca, laakiin idinkoo jidhka raaca sida kuwo ilmo yaryar ah oo ku jira Masiix.

И аз, братя, не можах да говоря на вас като на духовни, а като на плътски, като на невръстни в Христос.

2 W axaan idin siiyey caano ee idinma aan siin cunto, waayo, weli ma aydaan cuni karin, haatanna weli ma aad kartaan.

С мляко ви храних, не с твърда храна; защото още не можехте да я приемете, а и сега още не можете.

3 M axaa yeelay, weli jidhkaad raacdaan, waayo, intii xaasidnimo iyo ilaaq dhexdiinna ku jiraan, miyaanaydin jidhka raacsanayn oo sida dadka miyaanaydin u soconayn?

Понеже и досега сте плътски; защото докато има между вас завист и разпри, не сте ли плътски и не постъпвате ли по човешки?

4 W aayo, markii mid yidhaahdo, Anigu waxaan ka mid ahay kuwa Bawlos, mid kalena, Anna Abolloos, miyaanaydin dad ahayn?

Защото когато един казва: Аз съм Павлов, а друг: Аз съм Аполосов, не сте ли като човеци слаби ?

5 H addaba muxuu yahay Abolloos? Bawlosna muxuu yahay? Waxay yihiin midiidinyadii aad xaggooda ku rumaysateen, oo mid kasta sida Rabbigu u siiyey isaga.

Тогава какво е Аполос и какво е Павел? Те са служители, чрез които повярвахте, и то както Господ е дал на всеки от тях.

6 A nigu waan beeray, Abolloosna wuu waraabiyey, laakiin Ilaah baa koriyey.

Аз насадих, Аполос напои, но Господ прави да расте.

7 T aa aawadeed waxba ma aha kan beeraa, ama kan waraabiyaa, laakiin waa Ilaah kan koriyaa.

И така, нито който сади, е нещо, нито който напоява, а Господ, Който прави да расте.

8 K an beeraa iyo kan waraabiyaa waa isku mid, laakiin mid kastaa wuxuu heli doonaa abaalkiis siday hawshiisu ahayd.

При това този, който сади, и този, който напоява, са равни, обаче всеки според своя труд ще получи своята награда;

9 W axaannu nahay kuwa Ilaah la shaqeeya, idinkuna waxaad tihiin beerta Ilaah iyo Ilaah dhismihiisa. Macallimiinta Mas'uuliyaddooda

защото сме съработници на Бога, като вие сте Божия нива, Божие здание.

10 S ida dhise xigmad leh waxaan aasaaskii ku dhigay nimcadii Ilaah i siiyey, oo mid kalena wuu ka dul dhisayaa. Laakiin mid kastaa ha ka fiirsado siduu uga dul dhisayo.

Според дадената ми Божия благодат като изкусен строител аз положих основа; а друг гради на нея. Но всеки нека внимава как гради на нея.

11 W aayo, ninna ma dhigi karo aasaas kale kan la dhigay mooyaane oo ah Ciise Masiix.

Защото никой не може да положи друга основа освен положената, която е Исус Христос.

12 L aakiin nin hadduu aasaaska ku dul dhiso dahab, ama lacag, ama dhagaxyo qaali ah, ama qoryo, ama caws, ama bal,

И ако някой гради на основата злато, сребро, скъпоценни камъни, дърва, сено, слама,

13 n in kasta shuqulkiisa ayaa la muujin doonaa. Waayo, maalintu way caddayn doontaa, maxaa yeelay, dab baa lagu muujiyaa, waayo, nin kasta shuqulkiisa caynkuu yahay dabka ayaa tijaabin doona.

на всеки работата ще стане явна каква е; защото Господният ден ще я изяви, понеже тя чрез огън се открива; и самият огън ще изпита каква е работата на всекиго.

14 N in uun haddii shuqulkiisuu ku dul dhisay hadho, abaal buu heli doonaa.

Този, на когото работата, която е градил, устои, ще получи награда.

15 N in uun haddii shuqulkiisu gubto, wuu khasaari doonaa, isaga qudhiisuse wuu badbaadi doonaa, laakiin sidii wax dab laga soo baxshay oo kaluu u badbaadi doonaa.

А този, на когото работата изгори, ще претърпи загуба; а сам той ще се избави, но като през огън.

16 M iyaanaydin garanaynin inaad tihiin macbudkii Ilaah oo uu Ruuxa Ilaah idinku jiro?

Не знаете ли, че сте храм на Бога и че Божият Дух живее във вас?

17 N in uuni hadduu macbudka Ilaah kharribo, isaga Ilaah baa kharribi doona, waayo, macbudkii Ilaah waa quduus, kaad idinku tihiin.

Ако някой оскверни Божия храм, него Бог ще развали; защото Божият храм е свят, а този храм сте вие.

18 N inna yuusan iskhiyaanayn. Haddii nin dhexdiinna joogaa uu u malaynayo inuu wakhtigan xigmad leeyahay, doqon ha noqdo si uu xigmad u yeesho.

Никой да не се лъже. Ако някой между вас мисли, че е мъдър според този век, нека стане глупав, за да бъде мъдър.

19 W aayo, xigmadda dunidan doqonnimay la tahay Ilaah. Waayo, waxaa qoran, Isagu kuwa xigmadda leh ayuu khiyaanadooda ku qabtaa,

Защото мъдростта на този свят е глупост пред Бога, понеже е писано: "Улавя мъдрите в лукавството им";

20 o o haddana, Rabbigu waa garanayaa tashiyada kuwa xigmadda leh inayan waxba tarin.

и пак: "Господ знае, че разсъжденията на мъдрите са суетни."

21 T aa aawadeed ninna yaanu dadka ku faanin. Waayo, wax walba idinkaa leh,

Затова никой да не се хвали с човеците. Защото всичко е ваше:

22 h a ahaadeen ama Bawlos, ama Abolloos, ama Keeyfas, ama dunida, ama nolosha, ama dhimashada, ama waxyaalaha haatan jooga, ama waxyaalaha iman doona, dhammaan idinkaa leh.

било Павел или Аполос, или Кифа, или светът, или животът, или смъртта, или сегашното, или бъдещето, всичко е ваше;

23 I dinkuna kuwa Masiix baad tihiin, Masiixuna waa kan Ilaah.

а вие сте Христови, а Христос - Божий.