1 K anu waa Eraygii Rabbiga oo u yimid Hoosheeca ina Be'eeri wakhtigii dalka Yahuudah ay boqorrada ku ahaayeen Cusiyaah, iyo Yootam, iyo Aaxaas, iyo Xisqiyaah, iyo wakhtigii dalka Israa'iil uu boqorka ku ahaa Yaaraabcaam ina Yoo'aash. Naagtii Iyo Carruurtii Hoosheeca
Господнето слово, което дойде към Осия, син на Веирия, в дните на Юдейските царе Озия, Йотам, Ахаз и Езекия и в дните на Израелевия цар Еровоам, син на Йоас.
2 R abbigu markuu Hoosheeca markii ugu horraysay la hadlay, wuxuu Rabbigu Hoosheeca ku yidhi, Tag, oo waxaad guursataa naag dhillo ah oo waxaad yeelataa carruur dhillo dhashay, waayo, dadka dalku Rabbigay ka fogaadaan sida naagu ninkeeda uga sinaysata.
Когато Господ започна да говори чрез Осия, Той му каза: Иди, вземи си блудна жена и добий деца от блудство, защото земята с многото си блудстване се отклони от Господа.
3 S idaas daraaddeed wuu tegey oo wuxuu guursaday Gomer oo ahayd ina Diblaayim, oo iyana way uuraysatay, oo wiil bay isagii u dhashay.
И така, Осия отиде и взе Гомер, дъщеря на Девлаим, която зачена и му роди син.
4 M arkaasaa Rabbigu isagii ku yidhi, Magiciisa waxaad u bixisaa Yesreceel, waayo, in yar dabadeed waxaan dhiiggii Yesreceel ka aar gudi doonaa reerka Yeehuu, oo boqortooyada dadka Israa'iilna waan joojin doonaa.
Тогава Господ му каза: Наречи го Йезраел; защото още малко и ще въздам на дома на Ииуй за кръвта, която проля на Йезраел, и ще сложа край на царството на Израелевия дом.
5 O o maalintaas ayaan qaansada dadka Israa'iil ku jebin doona dooxada Yesreceel.
И в онзи ден ще строша Израелевия лък в долината на Йезраел.
6 O o haddana mar kalay uuraysatay oo gabadh bay dhashay. Markaasaa Rabbigu wuxuu isagii ku yidhi, Waxaad magaceeda u bixisaa Lo-Ruxaamaah, waayo, anigu mar dambe dadka Israa'iil u naxariisan maayo, oo sinaba u saamixi maayo.
И тя пак зачена и роди дъщеря. Господ му каза: Наречи я Ло-рухама; защото няма вече да покажа милост към Израелевия дом и никак няма да им простя.
7 L aakiinse waxaan u naxariisan doonaa dadka Yahuudah, oo waxaan iyaga ku badbaadin doonaa Rabbiga Ilaahooda ah, oo kuma badbaadin doono qaanso, ama seef, ama dagaal, ama fardo iyo fardooley toona.
А към Юдовия дом ще покажа милост и ще ги спася чрез Господа, техния Бог, а няма да ги спася с лък, меч или бой, с коне или конници.
8 O o haddana markii ay Lo-Ruxaamaah naaskii ka gudhisay ayay uuraysatay, oo waxay dhashay wiil.
А като отби Ло-рухама, Гомер зачена и роди син.
9 M arkaasaa Rabbigu isagii ku yidhi, Waxaad magiciisa u bixisaa Lo-Cammii, waayo, idinku dadkayga ma ahidin, oo aniguna Ilaahiin idiin ahaan maayo.
И Господ каза: Наречи го Ло-аммий; защото вие не сте Мой народ и Аз няма да бъда ваш Бог. Неверният Израел - невярната Гомер
10 L aakiinse tirada dadka Israa'iil waxay ahaan doontaa sida cammuudda badda oo kale, taasoo aan la qiyaasi karin, lana tirin karin, oo waxay noqon doontaa meeshii laga yidhi iyaga, Dadkayga ma ahidin, waxaa laga odhan doonaa, Idinku waxaad tihiin wiilashii Ilaaha nool.
Но все пак броят на израелтяните ще бъде като морския пясък, който не може да се претегли, нито да се изброи; и вместо онова, което им се каза, че: Не сте Мой народ, ще им се каже: Вие сте деца на живия Бог.
11 O o dadka Yahuudah iyo dadka Israa'iilba waa laysu soo wada ururin doonaa, oo waxay dooran doonaan mid madax iyaga u ah, oo dalkana way ka bixi doonaan, waayo, maalinta Yesreceel maalin weyn bay ahaan doontaa.
Тогава юдеите и израелтяните ще се съберат заедно и ще си поставят един началник, и ще излязат от земята; защото велик ще бъде денят на Йезраел.