Yooxanaa 21 ~ Йоан 21

picture

1 W axyaalahaas dabadeed Ciise ayaa mar kale xertii isugu muujiyey Bad Tiberiyas agteeda. Oo sidatan ayuu isu tusay.

След това Исус пак се яви на учениците на Тивериадското езеро; и ето как им се яви:

2 W axaa wada joogay Simoon Butros, iyo Toomas ka la yidhaahda Didumos, iyo Nataana'el oo ahaa kii Kaana tii Galili, iyo wiilashii Sebedi, iyo laba kale oo xertiisa ah.

там бяха заедно Симон Петър, Тома, наречен Близнак, Натанаил от Кана Галилейска, Зеведеевите синове и други двама от учениците Му.

3 S imoon Butros wuxuu iyaga ku yidhi, Waa soo kalluumaysanayaa. Markaasay ku yidhaahdeen, Annana waa ku raacaynaa. Markaasay tageen oo doonnida fuuleen; laakiin habeenkaas waxba ma ay qaban.

Симон Петър им каза: Отивам да ловя риба. Казаха му: Ще дойдем и ние с теб. Излязоха и се качиха на ладията; и през онази нощ не уловиха нищо.

4 L aakiin markii waagu beryay Ciise wuxuu taagnaa xeebta, xertiisiise ma ay garanaynin inuu Ciise yahay.

А когато вече се разсъмваше, Исус застана на брега; но учениците не познаха, че е Той.

5 M arkaasaa Ciise haddaba ku yidhi, Carruur yahay, wax la cuno ma haysaan? Waxay ugu jawaabeen, Maya.

Исус им каза: Момчета, имате ли нещо за ядене? Отговориха Му: Нямаме.

6 M arkaasuu ku yidhi, Shabagga ku tuura dhinaca midigta ee doonnida, waadna heli doontaane. Haddaba way tuureen, oo ma ayna karin inay soo jiidaan, kalluunka faro badnaantiisa aawadeed.

А Той им каза: Хвърлете мрежата отдясно на ладията и ще намерите. И така, те хвърлиха; и не можаха вече да я извлекат поради многото риба.

7 K ii xerta ahaa oo Ciise jeclaa ayaa ku yidhi Butros, Waa Sayidkii. Haddaba markuu Simoon Butros maqlay inuu Sayidka yahay, ayuu dharkiisa guntaday (waayo, wuu qaawanaa), oo wuxuu isku tuuray badda.

Тогава онзи ученик, когото Исус обичаше, каза на Петър: Господ е. А Симон Петър, като чу, че е Господ, навлече си връхната дреха (защото я беше свалил) и се хвърли в езерото.

8 L aakiin xertii kale waxay ku yimaadeen sixiimadda yar (waayo, kama ay fogayn dhulka, laakiin waxay u jireen qiyaastii laba boqol oo dhudhun), waxayna jiidayeen shabaggii kalluunka.

А другите ученици дойдоха в ладията, защото не бяха далеч от сушата, на около двеста лакти, и влачеха мрежата с рибата.

9 H addaba markay dhulkii u soo degeen waxay arkeen dab dhuxul ah iyo kalluun saaran iyo kibis.

И като излязоха на сушата, видяха разстлана жарава и на нея сложена риба и хляб.

10 M arkaasaa Ciise ku yidhi iyagii, Keena qaar kalluunkaad hadda soo qabateen.

Исус им каза: Донесете от рибата, която сега уловихте.

11 H addaba Simoon Butros ayaa sixiimaddii fuulay, oo wuxuu xagga dhulka u jiiday shabaggii oo ka buuxa boqol iyo saddex iyo konton kalluun oo waaweyn, oo in kastoo ay faro badnaayeen shabaggii ma dillaacin.

Затова Симон Петър се качи на ладията и извлече мрежата на сушата, пълна с едри риби - сто петдесет и три на брой; и макар да бяха толкова много, мрежата не се скъса.

12 M arkaasaa Ciise wuxuu iyaga ku yidhi, Kaalaya oo quraacda. Oo xertii midkoodna kuma uu dhicin inuu yidhaahdo, Kumaad tahay? waayo, waxay garanayeen inuu Sayidka yahay.

Исус им каза: Елате да закусите. И никой от учениците не смееше да Го попита: Ти Кой си?, понеже знаеха, че е Господ.

13 K olkaasaa Ciise yimid oo qaaday kibistii oo siiyey iyaga, kalluunkiina sidoo kale.

Исус дойде, взе хляба и им даде, също и рибата.

14 T aasu waa markii saddexaad oo Ciise xertii isu muujiyey markii uu kuwa dhintay ka soo sara kacay dabadeed. Hadalladii U Dambeeyey Oo Ciise Kula Hadlay Butros

Това беше вече трети път, когато Исус се яви на учениците, след като възкръсна от мъртвите. Исус Христос и Петър

15 H addaba markay quraacdeen dabadeed Ciise wuxuu Simoon Butros ku yidhi, Simoon ina Yoonisow, kuwan ma iga jeceshahay? Wuxuu ku yidhi, Haah, Sayidow, waad og tahay inaan ku jeclahay. Markaasuu ku yidhi, Baraarkayga daaji.

А като закусиха, Исус каза на Симон Петър: Симоне Йонов, обичаш ли Ме повече, отколкото Ме обичат тези? Каза Му: Да, Господи, Ти знаеш, че Те обичам. Той му каза: Паси агънцата Ми.

16 H addana wuxuu mar labaad ku yidhi isaga, Simoon ina Yoonisow, ma i jeceshahay? Wuxuu ku yidhi, Haah, Sayidow, waad og tahay inaan ku jeclahay. Markaasuu ku yidhi, Idahayga ilaali.

Пак му каза втори път: Симоне Йонов, обичаш ли Ме? Отвърна Му: Да, Господи, Ти знаеш, че Те обичам. Той Му каза: Паси овцете Ми.

17 M arkii saddexaad ayuu ku yidhi, Simoon ina Yoonisow, Ma i jeceshahay? Butros ayaa ka calool xumaaday, waayo, wuxuu markii saddexaad ku yidhi, Ma i jeceshahay? Markaasuu ku yidhi, Sayidow, wax walba waad og tahay, waadna garanaysaa inaan ku jeclahay. Ciise ayaa ku yidhi, Idahayga daaji.

Каза му трети път: Симоне Йонов, обичаш ли Ме? Петър се натъжи за това, че трети път му каза: Обичаш ли Ме?, и Му отговори: Господи, Ти всичко знаеш; Ти знаеш, че Те обичам. Исус му каза: Паси овцете Ми.

18 R untii, runtii, waxaan kugu leeyahay, Markaad yarayd adigu waad guntan jirtay, oo waxaad mari jirtay meeshaad doonaysay, laakiin markaad gabowdid, gacmahaad kala bixin doontaa, oo mid kalaa kuu guntin doona, oo wuxuu kuu qaadi doonaa meel aadan doonayn.

Истина, истина ти казвам: Когато беше по-млад, ти сам се опасваше и ходеше, където си искаше; но когато остарееш, ще разтвориш ръце и друг ще те върже и ще те води, където не искаш.

19 W uxuu waxaas u yidhi inuu tuso dhimashaduu Ilaah ku ammaani doono. Markuu waxaas yidhi dabadeed, wuxuu ku yidhi, I soo raac.

А като каза това, Той посочваше с каква смърт Петър щеше да прослави Бога. И като изрече това, му каза: Върви след Мен.

20 B utros markuu jeestay wuxuu arkay kii xerta ahaa oo Ciise jeclaa oo daba socda; isagu wuxuu ahaa kii laabta Ciise ku tiirsanaa wakhtigii cashada oo ku yidhi, Sayidow, waa kuma kan ku gacangelin doonaa?

А Петър, като се обърна, видя, че след него идва ученикът, когото Исус обичаше, този, който на вечерята се беше облегнал на гърдите Му и каза: Господи, кой е този, който ще Те предаде?

21 H addaba Butros markuu arkay, wuxuu Ciise ku yidhi, Sayidow, kanna ka warran?

Като го видя, Петър каза на Исус: Господи, а с този какво ще стане ?

22 C iise wuxuu ku yidhi, Haddaan doonayo inuu joogo ilaa aan imanayo, maxaa kaa galay? Adigu i soo raac.

Исус му каза: Ако искам той да остане, докато дойда, тебе какво те засяга? Ти върви след Мен.

23 H addaba waxaa walaalaha ku dhex faafay hadalkaas oo leh, Kaas oo xerta ka mid ahaa ma dhiman doono. Laakiin Ciise kuma odhan, Ma dhiman doono, wuxuuse yidhi, Haddaan doonayo inuu joogo ilaa aan imanayo, maxaa kaa galay? Dhammaadka

И така, разнесе се слух между братята, че този ученик няма да умре. Исус, обаче, не му каза, че няма да умре, но: Ако искам той да остане, докато дойда, тебе какво те засяга?

24 K an weeye kii xerta ahaa oo u marag furay waxyaalahan, oo qoray waxyaalahan, oo waxaannu garanayna maraggiisu inuu run yahay.

Този е ученикът, който свидетелства за тези неща, който и написа тези неща; и знаем, че неговото свидетелство е истинно.

25 W axaana jira waxyaalo badan oo kale oo Ciise sameeyey, oo haddii mid mid loo wada qoro, waxaan u malaynayaa inaan dunidu qaaddeen buugagga laga qoro.

Има още и много други дела, които извърши Исус; но ако се напишеха едно по едно, струва ми се, че цял свят нямаше да побере написаните книги.