1 O o waxaa dhacday, markaannu iyagii ka tagnay oo dhoofnay dabadeed, inaannu toos u nimid Koos, maalintii dambena waxaannu nimid Rodos, meeshaasna waxaannu ka aadnay Batara;
А като се разделихме с тях и отплавахме, дойдохме право в Кос, а на следващия ден в Родос и оттам - в Патара.
2 o o markaannu helnay doonni Foynike u sii dhaafaysa ayaannu fuulnay oo ku dhoofnay.
И като намерихме кораб, който заминаваше за Финикия, качихме се на него и отплавахме.
3 O o kolkii Qubrus noo muuqatay, ayaannu dhinaca bidixda ka marnay oo u dhoofnay Suuriya, oo waxaannu ku degnay Turos, maxaa yeelay, meeshaasaa doonnidu shixnaddeedii ku dejin lahayd.
А когато Кипър се показа, оставихме го отляво и плавахме към Сирия, и слязохме в Тир, защото там корабът щеше да бъде разтоварен.
4 O o markaannu xertii ka helnay, ayaannu meeshaas joognay toddoba maalmood; oo kuwaasu waxay Ruuxa ugu sheegeen Bawlos inaanu Yeruusaalem cag saarin.
И като издирихме учениците, престояхме там седем дни; и те чрез Духа казваха на Павел да не стъпва в Йерусалим.
5 O o markii maalmahaasu noo dhammaadeen ayaannu ka tagnay oo sii soconnay; oo dhammaantood, iyaga iyo dumarkoodii iyo carruurtoodiiba, ayay na sii ambabbixiyeen ilaa magaalada dibaddeeda; markaasaannu xeebta ku jilba joogsannay oo tukannay,
Когато тези дни изтекоха, тръгнахме и продължихме пътя си; а те всички, с жените и децата си, ни изпратиха извън града; и като коленичихме на брега, се помолихме.
6 o o isnabadgelyaynay; kolkaasaannu doonnidii fuulnay, iyaguse guryahoodii bay ku noqdeen. Bawlos Oo Kaysariya Tegey
И като се простихме един с друг, ние се качихме на кораба, а те се върнаха у дома си.
7 O o markii dhoofkii aannu Turos ka soo dhoofnay noo dhammaaday, waxaannu nimid Botolemays; markaasaannu walaalihii soo salaannay oo maalin la joognay iyagii.
И ние, като отплавахме от Тир, стигнахме в Птоломеида, където поздравихме братята и останахме при тях един ден.
8 M aalintii dambena waannu ka tagnay, oo waxaannu nimid Kaysariya; markaasaannu galnay gurigii Filibos oo ahaa kii wax wacdiyi jiray oo toddobadii ka mid ahaa, oo isagaannu la joognay.
А на следващия ден тръгнахме и стигнахме в Цезарея; и влязохме в къщата на благовестителя Филип, който беше един от седемте дякони, и останахме при него.
9 N inkanu wuxuu lahaa afar gabdhood oo bikrado ah oo wax sheegi jiray.
А той имаше четири дъщери девици, които пророкуваха.
10 K olkaannu maalmo badan meeshaas joognay, waxaa Yahuudiya ka yimid nebi la odhan jiray Agabos.
И след като бяхме прекарали там много дни, един пророк на име Агав слезе от Юдея.
11 O o markuu noo yimid ayuu qaatay Bawlos dhex-xidhkiisii oo ku xidhxidhay gacmihiisii iyo cagihiisii isagoo leh, Ruuxa Quduuska ahu sidaasuu leeyahay, Yuhuudda Yeruusaalem joogtaa sidaasay u xidhi doonaan ninka dhex-xidhkan leh, oo waxay isagii u gacangelin doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn.
И като дойде при нас, взе пояса на Павел и си върза краката и ръцете, и каза: Ето какво каза Святият Дух: Така юдеите в Йерусалим ще вържат човека, на когото е този пояс, и ще го предадат в ръцете на езичниците.
12 A nnaga iyo kuwii meeshaas joogayba, markaannu waxyaalahaas maqalnay, waxaannu isagii ka barinnay inuusan Yeruusaalem tegin.
И като чухме това, и ние, и тамошните го молихме да не отива в Йерусалим.
13 M arkaasaa Bawlos u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad samaynaysaan oo aad u ooyaysaan oo ii qalbi jebinaysaan? Maxaa yeelay, diyaar uma ihi inaan xidhnaado oo keliya, laakiinse waxaan u diyaarahay inaan Yeruusaalem ku dhinto magaca Rabbi Ciise aawadiis.
Тогава Павел отговори: Какво правите вие, като плачете и съкрушавате сърцето ми? Защото аз съм готов не само да бъда вързан, но и да умра в Йерусалим за името на Господ Исус.
14 O o markii la yeelsiin waayay, waannu iska daynay, oo waxaannu nidhi, Rabbiga doonistiisu ha noqoto. Bawlos Oo Yeruusaalem Tegey
И понеже той беше неумолим, ние млъкнахме и казахме: Да бъде Господнята воля.
15 M aalmahaas dabadeedna, alaabtayadii baannu diyaarsannay, oo waxaannu tagnay Yeruusaalem.
И след тези дни се приготвихме за път и отидохме в Йерусалим.
16 O o waxaa na raacay qaar ka mid ahaa xerta Kaysariya iyagoo wada mid Manasoon la odhan jiray oo reer Qubrus ahaa oo xertii hore ka mid ahaa, kaasoo aannu u hoyan lahayn.
С нас дойдоха и някои от учениците в Цезарея и ни заведоха при някой си Мнасон, кипрянин, отдавнашен ученик, у когото щяхме да бъдем гости. Апостол Павел при Яков
17 M arkaannu Yeruusaalem nimidna walaalihii farxad bay nagu soo dhoweeyeen. Bawlos Wuxuu Isku Dayay Inuu Masiixiyiintii Yuhuudda Ahayd La Heshiiyo
И като стигнахме в Йерусалим, братята ни приеха с радост.
18 M aalintii ku xigtayna Bawlos oo nala socda ayaannu waxaannu u tagnay Yacquub; waayeelladii oo dhammuna way joogeen.
А на следващия ден Павел влезе с нас у Яков, където присъстваха всички презвитери.
19 M arkuu iyagii salaamay dabadeedna, mid mid buu ugu sheegay waxyaalihii Ilaah dadka aan Yuhuudda ahayn dhexdooda kaga sameeyey shuqulkiisa.
И като ги поздрави, разказа им едно по едно всичко, което Бог беше извършил между езичниците чрез неговото служение.
20 I yaguna, kolkay taas maqleen, ayay Ilaah ammaaneen; oo waxay ku yidhaahdeen isagii, Walaalow, waad aragtaa intay yihiin kumanyaalka rumaystay oo Yuhuudda ku dhex jira; kulligoodna sharcigay ku kulul yihiin.
А те, като чуха, прославиха Бога. Тогава му казаха: Ти виждаш, брате, колко десетки хиляди повярвали юдеи има и те всички ревностно поддържат закона.
21 I yagana waa loo sheegay wax kugu saabsan inaad Yuhuudda quruumaha ku dhex jirta bartid inay Muuse ka tagaan adigoo u sheegaya inaanay carruurtooda gudin oo aanay caadooyinka ku socon.
А за теб им е говорено, че ти си бил учил всички юдеи, които са между езичниците, да отстъпят от Моисеевия закон, като им казваш да не обрязват децата си, нито да държат старите обреди.
22 H addaba waa maxay? Way wada maqli doonaan inaad timid.
И така, какво да се направи? Сигурно ще се събере тълпа, защото те непременно ще чуят, че си дошъл.
23 S idaas darteed waxaannu kuu sheegayno yeel. Waxaa nala jooga afar nin oo nidar galay;
Затова направи каквото ти кажем. Между нас има четирима мъже, които имат оброк;
24 k uwaas kaxee oo isla daahiri oo kharashka iyaga ka bixi inay madaxa xiirtaan; markaasay dhammaan waxay wada ogaan doonaan inaanay waxba ahayn waxyaalihii lagaa sheegay, laakiin inaad adiga qudhaadu si hagaagsan u socotid oo aad sharciga dhawrtid.
вземи ги и извърши очистването си заедно с тях, и плати за тях, за да обръснат главите си; и така всички ще знаят, че не е истина това, което са слушали за тебе, но че и ти постъпваш порядъчно и пазиш закона.
25 L aakiin wax ku saabsan dadkii aan Yuhuudda ahayn oo rumaystay ayaannu qornay, annagoo ku amrayna inay iska ilaaliyaan waxa sanamyada loo sadqeeyo, iyo dhiigga, iyo waxa la ceejiyo, iyo sinada.
А колкото за повярвалите езичници, ние писахме решението си да се пазят от ядене на идоложертвено, кръв, удушени животни, също и от блудство.
26 M arkaasaa Bawlos nimankii kaxeeyey, oo maalintii dambena intuu iyagii isla daahiriyey ayuu macbudka galay, isagoo caddaynaya maalmihii isdaahirinta dhammaadkoodii, ilaa intii sadqada loo sadqeeyey mid kasta oo iyagii ka mid ahaa. Rabshad Baa Yeruusaalem Ka Dhacday, Oo Bawlos Waa La Xidhay
Тогава Павел взе мъжете; и на следващия ден, като свърши очистването си заедно с тях, влезе в храма и обяви кога щяха да се свършат дните, определени за очистването, когато щеше да се принесе приносът за всеки един от тях. Залавянето на Павел
27 O o kolkii toddobadii maalmood u dhowayd inay dhammaadaan ayaa Yuhuuddii Aasiya ka timid isagii macbudka ku aragtay, markaasay dadkii oo dhan kiciyeen, wayna qabteen isagii,
И когато седемте дни бяха на свършване, юдеите от Азия, като го видяха в храма, разбуниха целия народ, сложиха ръце на него и викаха:
28 i yagoo qaylinaya oo leh, Nimankii reer binu Israa'iilow, na caawiya. Kanu waa ninka bara dadka oo dhan oo meel kasta jooga inay ka gees noqdaan dadka iyo sharciga iyo meeshan. Weliba wuxuu macbudka keenay dad Gariig ah, meeshan quduuska ahna xaaraan buu ka dhigay.
О, израелтяни, помагайте! Това е човекът, който навсякъде учи всички против народа ни, против закона и против това място; а освен това въведе и гърци в храма и оскверни това свято място.
29 M axaa yeelay, mar hore waxay magaalada kula arkeen Torofimos oo reer Efesos ahaa, kaasoo ay u maleeyeen in Bawlos macbudka keenay.
(Защото преди това бяха видели с него в града ефесянина Трофим и мислеха, че Павел го е въвел в храма.)
30 M arkaasaa magaaladii oo dhammu kacday, dadkuna waa isku soo yaacay; kolkaasay Bawlos qabteen oo macbudka ka jiideen; oo markiiba albaabbadii waa la xidhay.
И целият град се развълнува и народът се стече; и като уловиха Павел, извлякоха го вън от храма; и веднага се затвориха вратите.
31 M arkay damceen inay isagii dilaan ayaa war u yimid sirkaalkii ka sarreeyey ciidankii in Yeruusaalem oo dhan rabshaysan tahay.
И когато щяха да го убият, стигна известие до хилядника на полка, че целият Йерусалим е размирен.
32 M arkaasuu wuxuu watay askar iyo kuwo boqol askari u taliya, hoos buuna u soo orday; iyaguna, markay arkeen sirkaalkii sare iyo askartii, ayay Bawlos garaacidda ka daayeen.
И той веднага взе войници и стотници и се завтече долу към тях. А те, като видяха хилядника и войниците, престанаха да бият Павел.
33 M arkaasaa sirkaalkii sare ku soo dhowaaday oo qabtay isagii, oo wuxuu ku amray in lagu xidho laba silsiladood; waana weyddiiyey ninkuu yahay iyo wuxuu sameeyey.
Тогава хилядникът се приближи и го хвана, и заповяда да го оковат с две вериги, и разпитваше кой е той и какво е направил.
34 Q aar waxay ku qayliyeen wax, qaarna wax kale, dadkii badnaa dhexdiis, oo markuu runtii garan kari waayay rabshaddii aawadeed ayuu ku amray in qalcaddii la geeyo.
А в навалицата едни викаха едно, а други - друго; и понеже не можеше да разбере същността на работата поради шумотевицата, заповяда да го закарат в крепостта.
35 O o markii Bawlos sallaankii fuulay, waxaa dhacay in askartii kor u qaadday isagii dadkii badnaa xooggooda aawadiis,
А когато стигна до стъпалата, войниците го вдигнаха и носеха поради насилието на тълпата,
36 w aayo, dadkii faraha badnaa waa daba socday, iyagoo qaylinaya oo leh, Naga fogeeya.
защото целият народ вървеше отзад и викаше: Премахни го!
37 M arkay u dhowayd in Bawlos qalcaddii la keeno ayuu sirkaalkii sare ku yidhi, Ma ii suurtowdaa inaan wax ku idhaahdo? Markaasuu ku yidhi, Af Gariig ma taqaan?
И когато щяха да въведат Павел в крепостта, той каза на хилядника: Позволено ли ми е да кажа нещо? А той каза: Знаеш ли гръцки?
38 H addana miyaanad ahayn Masrigii maalmahan hortoodii rabshad kiciyey oo afarta kun oo nin oo dhiigqabayaal ah cidlada u kaxeeyey?
Не си ли тогава онзи египтянин, който преди известно време размири и изведе в пустинята четирите хиляди мъже убийци?
39 L aakiin Bawlos wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay nin Yuhuudi ah oo reer Tarsos ah taasoo Kilikiya ku taal, oo waxaan ahay magaalo aan yarayn waddanigeed. Waxaan kaa baryayaa inaad ii fasaxdid inaan dadka la hadlo.
А Павел каза: Аз съм юдеин от Тарс Киликийски, гражданин на този знаменит град; и ти се моля да ми позволиш да поговоря на народа.
40 O o kolkuu fasaxayna, Bawlos isagoo sallaankii taagan, ayuu dadkii gacan u taagay; oo markii aad loo aamusay, ayuu af Cibraaniga kula hadlay iyagii, isagoo leh,
И като му позволи, Павел застана на стъпалата и помаха с ръка на народа; а като се въдвори голяма тишина, започна да им говори на еврейски: