1 O o markii Yeremyaah uu wada dhammeeyey dadka oo dhan lahadliddiisii uu u sheegayay erayadii Rabbiga Ilaahooda ah oo dhan, ee Rabbiga Ilaahooda ahu uu ugu soo dhiibay, kuwaasoo ah erayadan oo dhan,
Когато Йеремия изговори на целия народ всички думи на Господа, техния Бог, за които Господ, техният Бог, го беше пратил при тях - всички тези думи, -
2 a yaa waxaa hadlay Casaryaah ina Hooshacyaah, iyo Yooxaanaan ina Qaaree'ax, iyo raggii kibirsanaa oo dhan, oo waxay Yeremyaah ku yidhaahdeen, Been baad sheegaysaa. Rabbiga Ilaaheenna ahu kuuma soo dirin inaad tidhaahdid, Masar ha tegina inaad halkaas joogtaan,
тогава проговориха Азария, Осайевият син, Йоанан, Кариевият син, и всички горделиви мъже, като казаха на Йеремия: Лъжливо говориш ти. Господ, нашият Бог, не те е пратил да кажеш: Не отивайте в Египет да бъдете пришълци там;
3 l aakiinse Baaruug ina Neeriiyaah ayaa nagu soo kaa diray, si uu gacanta reer Kaldayiin noogu rido inay na laayaan, oo ay maxaabiis ahaan Baabuloon noogu kaxaystaan.
а Варух, Нириевият син, те насъска против нас, за да ни предадеш в ръката на халдейците да ни убият и да ни заведат пленници във Вавилон.
4 M arkaasay Yooxaanaan ina Qaaree'ax, iyo saraakiishii ciidammada oo dhan, iyo dadkii oo dhammuba addeeci waayeen codkii Rabbiga inay dalkii Yahuudah degganaadaan.
И така, нито Йоанан, Кариевият син, нито един от всички военачалници или от целия народ не послуша Господния глас да си останат в Юдейската земя;
5 L aakiinse dadkii Yahuudah ee hadhay oo dhan oo ka soo noqday quruumihii loo kala kaxaystay oo dhan si ay dalkii Yahuudah u degganaadaan waxaa kexeeyey Yooxaanaan ina Qaaree'ax iyo saraakiisha ciidammada oo dhan.
а Йоанан, Кариевият син, и всички военачалници взеха всички останали от Юдея, които се бяха върнали от всички народи, където бяха закарани, за да бъдат пришълци в Юдейската земя -
6 D adkaasu waxay ahaayeen raggii, iyo naagihii, iyo carruurtii, iyo gabdhihii boqorka, iyo qof kasta oo Nebuusaradaan oo ahaa sirkaalkii waardiyayaashu uu kaga tegey Gedalyaah ina Ahiiqaam oo ahaa ina Shaafaan, iyo Nebi Yeremyaah, iyo Baaruug ina Neeriiyaah.
мъжете, жените, децата, царските дъщери и всеки човек, когото началникът на телохранителите Навузардан беше оставил при Годолия, син на Ахикам, Сафановия син, и пророк Йеремия и Варух, Нириевия син, -
7 O o waxay yimaadeen dalkii Masar, waayo, ma ay addeecin codkii Rabbiga, oo waxay yimaadeen ilaa Taxfanxees.
и отидоха в Египетската земя (защото не послушаха Господния глас), и отидоха до Тафнес.
8 M arkaas Eraygii Rabbiga ayaa Yeremyaah ugu yimid Taxfanxees, oo wuxuu ku yidhi,
Тогава Господнето слово дойде към Йеремия в Тафнес и каза:
9 D hagxan waaweyn gacanta ku qaad, oo iyadoo ay dadka dalka Yahuudah u wada jeedaan waxaad ku dhex qarisaa meesha lebenku yaal ee iridda laga galo guriga Fircoon ee Taxfanxees ku yaal.
Вземи в ръката си големи камъни и пред очите на Юдейските мъже ги постилай с вар в тухлена настилка, която е при входа на фараоновия дворец в Тафнес; и им кажи:
10 O o waxaad iyaga ku tidhaadaa, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan soo kaxayn doonaa addoonkayga Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, oo carshigiisaan ka dul qotomin doonaa dhagaxantan aan qariyey, oo isna wuxuu ku dul fidin doonaa taambuuggiisa boqornimo.
Така казва Господ на Силите, Израелевият Бог: Ето, ще пратя и ще взема слугата Си, вавилонския цар Навуходоносор, и ще поставя престола му върху тези камъни, които постлах, и той ще разпъне царския си шатър върху тях.
11 O o isagu wuu iman doonaa oo wax buu dalka Masar ku dhufan doonaa, oo kuwii dhimasho ku waajibtay dhimashuu siin doonaa, kuwii maxaabiisnimo ku waajibtayna maxaabiis ahaan buu u kaxaysan doonaa, oo kuwii seefu ku waajibtayna seef buu ku layn doonaa.
Ще дойде и ще порази Египетската земя, и ще предаде онези, които са за смърт, на смърт, а онези, които са за плен, в плен, и които са за меч, под меч.
12 O o waxaan dab ku dayn doonaa guryaha ilaahyada Masar, oo isna wuu gubi doonaa, oo maxaabiis ahaan buu u kaxaysan doonaa, oo isagu wuxuu dalka Masar u huwan doonaa sida adhijir uu dharkiisa u huwado oo kale, oo halkaasna nabad buu kaga bixi doonaa.
И Аз ще запаля огън в обиталищата на египетските богове и той ще ги изгори, а тях ще отведе в плен; и ще се облече с Египетската земя, както овчар облича дрехата си; и ще излезе оттам с мир.
13 O o weliba wuxuu wada burburin doonaa tiirarka Beytshemesh oo dalka Masar ku dhex taal, oo guryaha ilaahyada Masarna dab buu ku wada gubi doonaa.
Също ще строши обелиските, които са в храма на слънцето, което е в Египетската земя; и ще изгори с огън храмовете на египетските богове.