1 O o Boqor Daariyus sannaddiisii afraad ayaa eraygii Rabbigu u yimid Sekaryaah maalintii afraad oo bisha sagaalaad, taasoo ah bisha Kislee'u.
В четвъртата година на цар Дарий Господнето слово дойде към Захария, на четвъртия ден от деветия месец, месец Хаслев.
2 H addaba reer Beytel waxay soo direen Shareser iyo Regem Meleg iyo raggoodiiba inay Rabbiga baryaan,
А жителите на Ветил бяха пратили Сарасар, Регемелех и хората им да искат Господнето благоволение
3 i yo inay la hadlaan wadaaddadii guriga Rabbiga ciidammada, iyo nebiyadii, oo ay ku yidhaahdaan, Miyaan bisha shanaad ooyaa, oo miyaan gooni iska dhigaa sidii aan yeeli jiray sannadahan badan oo dhan?
и да говорят на свещениците от дома на Господа на Силите и на пророците: Да плача ли в петия месец, като се отделя, както вече съм правил толкова години?
4 O o haddana waxaa ii yimid Eraygii Rabbiga oo wuxuu igu yidhi,
Тогава словото от Господа на Силите дойде към мен и каза:
5 W axaad la hadashaa dadka dalka deggan oo dhan iyo wadaaddadaba, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad soomi jirteen oo aad barooran jirteen bisha shanaad iyo bisha toddobaad, oo ah toddobaatankan sannadood, miyaad innaba aniga ii soomi jirteen?
Говорѝ на целия народ на тази земя и на свещениците: Когато постехте и скърбяхте в петия и в седмия месец през тези седемдесет години, наистина за Мене ли постехте, за Мене?
6 O o markaad wax cuntaan, iyo markaad wax cabtaan, miyaydaan nafsaddiinna u cunin oo miyaydaan nafsaddiinna u cabbin?
И когато ядехте и пиехте, не ядехте ли и не пиехте ли за себе си?
7 S ow ma aha erayadii Rabbigu kaga dhex qayliyey nebiyadii hore, markii Yeruusaalem la degganaa oo ay barwaaqada ku dhex jirtay, oo la wada degganaa magaalooyinka hareeraheeda ku wareegsan iyo xagga koonfureed iyo bannaankaba?
Не са ли тези думите, които Господ е говорил чрез предишните пророци, когато Йерусалим беше населен и благоденстваше, както и околните на него градове, и когато южната и полската страни бяха населени?
8 M arkaasaa eraygii Rabbigu u yimid Sekaryaah, isagoo leh,
Господнето слово дойде отново към Захария и каза:
9 R abbiga ciidammadu sidan buu ku hadlay oo yidhi, Garsoorid daacad ah naqa, oo nin waluba walaalkiis ha u sameeyo naxariis iyo raxmad.
Така е говорил Господ на Силите, като е казал: Съдете справедливо и показвайте милост и състрадание всеки към брат си,
10 H ana dulmina carmalka, ama agoonta, ama qariibka, ama masaakiinta, oo midkiinna yuusan qalbiga xumaan ugu fikirin walaalkiis.
не угнетявайте вдовицата, сирачето, чужденеца или сиромаха и никой от вас да не измисля зло в сърцето си против брат си.
11 L aakiinse way diideen inay dhegaystaan, oo intay caasiyeen ayay dhegaha furaysteen, si ayan u maqlin.
Но те отказаха да слушат, оттеглиха плещите си и запушиха ушите си, за да не чуват.
12 O o waxay qalbigoodii ka dhigeen sidii dhagax adag oo kale si ayan u maqlin sharcigii iyo erayadii Rabbiga ciidammadu uu ku soo dhiibay ruuxiisa markuu nebiyadiisii hore soo diray, oo sidaas daraaddeed waxaa Rabbiga ciidammada ka timid cadho weyn.
Дори превърнаха сърцето си в камък, за да не слушат закона и думите, които Господ на Силите беше пратил чрез Духа Си чрез предишните пророци; поради което дойде голям гняв от Господа на Силите.
13 O o sidii uu u dhawaaqay oo iyana ay maqli waayeen, sidaas oo kalay u qayliyeen, oo anna ma aan maqlin, ayaa Rabbiga ciidammadu yidhi,
Затова, както Той викаше, а те не слушаха, така и те ще викат, казва Господ на Силите, но Аз няма да слушам;
14 l aakiinse waxaan iyaga ku kala firdhiyey dabayl duufaan ah oo waxaan dhex geeyey quruumaha ayan aqoon oo dhan. Sidaasuu dalkii cidla u noqday iyaga dabadood, oo ninna ma dhex marin, ciduna kuma soo noqon, waayo, dalkii wacnaa cidla baa laga dhigay.
а ще ги разпръсна като с вихрушка между всички народи, които те не познаваха. Така страната запустя след тях, нямаше кой да заминава и да се връща, защото запустиха плодородната земя.