Ishacyaah 10 ~ Исая 10

picture

1 H oog waxaa leh kuwa amarro aan xaq ahayn soo saara, iyo kuwa wax qalloocan qora,

Горко на тези, които постановяват неправедни наредби, и на писачите, които пишат извратеност,

2 i nay kuwa baahan garta ka qalloociyaan oo ay masaakiinta dadkaygana xaqooda ka qaadaan, oo ay carmallada ka dhigaan waxa ay dhacaan agoontana waxa ay ugaadhsadaan.

за да лишат сиромасите от правосъдието и да отнемат правото на сиромасите от народа Ми, така че вдовиците да им станат плячка и те да съблекат сирачетата!

3 O o bal maxaad samayn doontaan maalinta ciqaabta, iyo wakhtiga baabbi'intu meesha fog ka iman doonto? Bal yaad u magangeli doontaan? Sharaftiinnana xaggee baad kaga tegi doontaan?

И какво ще направите в деня, когато ще бъдете наказани, и в опустошението, което ще дойде отдалеч? Към кого ще прибягвате за помощ? И къде ще оставите славата си?

4 W axay ku dhex foororsan doonaan maxaabiista, oo waxay ku dhex dhici doonaan kuwa la layn doono. Hase ahaatee cadhadiisa kama uu sii jeedin, laakiinse gacantiisii weli way fidsan tahay. Xukunkii Ilaah Ee Ku Dhacay Aashuur

Нищо не им остава освен да се наведат между пленниците и да паднат под убитите. При все това гневът Му не се отвърна, а ръката Му е още протегната. Присъдата над Асирия

5 H oog waxaa leh ka reer Ashuur oo ah ushii cadhadayda iyo hangoolka dhirifkaygu gacanta ugu jiro.

Горко на асириеца, жезъла на гнева Ми, тоягата, в чиято ръка е Моето негодувание!

6 I sagaan u diri doonaa inuu quruun cibaadalaawayaal ah ku kaco, oo waxaan ku amri doonaa amar ka gees ah dadka aan u cadhooday, inuu maalkooda dhaco, oo uu maxaabiis kexeeyo, oo uu iyaga ugu tunto sida dhoobada jidadka dhex taal.

Ще го изпратя против един нечестив народ и ще му дам заръка против народа, на който се гневя, за да извърши грабеж и да улови плячка, и да ги стъпче като калта по пътищата.

7 H abase ahaatee isagu saas kuma talo jiro, oo qalbigiisuna saas kuma fikiro, laakiinse waxaa qalbigiisa ku jira inuu baabbi'iyo oo jaro quruumo aan yarayn.

Обаче намерението му не е да направи така, нито мисли така сърцето му; а в сърцето му е да съсипе и да изтреби не малко народи.

8 W aayo, isagu wuxuu leeyahay, Amiirradaydu dhammaantood sow boqorro ma aha?

Защото казва: Всичките Ми князе не са ли царе?

9 K alnoo sow ma aha sida Karkemiish? Xamadna sow ma aha sida Arfaad? Samaariyana sow ma aha sida Dimishaq oo kale?

Халне не е ли както Кархемис? Емат не е ли както Арфад? Самария не е ли както Дамаск?

10 S idii ay gacantaydu u gaadhay boqortooyooyinkii sanamyada, oo ay taswiirahoodii la xardhay ka sii badnayeen kuwa Yeruusaalem iyo Samaariya,

Както ръката ми е стигнала царствата на идолите, чиито изваяни идоли бяха повече от йерусалимските и самарийските,

11 i yo sidii aan Samaariya iyo sanamyadeedii ku sameeyey oo kale, miyaanan Yeruusaalem iyo sanamyadeedaba ku samayn doonin?

няма ли да направя на Йерусалим и на неговите кумири, както направих на Самария и на нейните идоли?

12 S idaas daraaddeed markii Sayidku shuqulkiisa oo dhan ku dhammaystiro Buur Siyoon iyo Yeruusaalem, wuxuu odhan doonaa, Boqorka Ashuur ayaan u ciqaabi doonaa midhaha qalbigiisa isla weyn iyo faanka indhihiisa kibrayba.

Затова, когато Господ завърши цялото Си дело над хълма Сион и над Йерусалим, ще накажа, казва Той, плода на надменното сърце на асирийския цар и славенето на надигнатите му погледи.

13 W aayo, isagu wuxuu yidhi, Tan waxaan ku sameeyey xoogga gacantayda iyo xigmaddayda, maxaa yeelay, miyir baan leeyahay, oo waxaan durkiyey dadyowga soohdintooda, khasnadahoodiina waan dhacay, oo sidii nin geesi ah oo kale ayaan kuwii carshiyada ku fadhiyey u soo dejiyey.

Защото той казва: Със силата на своята ръка извърших това и с мъдростта си, понеже съм разумен; и преместих границите на народите, разграбих съкровищата им и като силен свалих седящите нависоко;

14 O o gacantayduna waxay maalkii dadka u heshay sidii buul shimbireed oo kale, oo sida loo soo ururiyo ukumo laga tegey ayaan u soo ururiyey dhulka oo dhan, oo lamana arag mid baal dhaqaajiyey, ama afka kala qaaday, amase ciyey.

и ръката ми намери, като гнездо, богатството на племената; и както някой събира оставени яйца, така аз събрах целия свят. И никой не поклати крило, не отвори уста, нито нададе звук.

15 M iyuu faasku ka faanaa kan isaga wax ku gooya? Minshaartuna miyey iska sii weynaysaa kan iyada ku shaqeeya? Waa sida haddii ulu iska gilgisho kuwa iyada kor u qaada, amase sida hangool kor u qaada kan aan qori ahayn?

Дали секирата ще се възвеличава против този, който сече с нея? Ще се големее ли трионът против този, който го движи? - Като че ли жезълът би поклатил тези, които го вдигат. Или тоягата би повдигнала този, който не е дърво!

16 H addaba sidaas daraaddeed Sayidka ah Sayidka ciidammadu wuxuu kuwiisa cayilay ku soo diri doonaa macaluul, oo sharaftiisa meesheedana waxaa lagu shidi doonaa olol ah sida olol dabeed.

Затова Господ, Господ на Силите, ще прати на тлъстите му мършавост и под славата му ще се запали пожар като пожар от огън.

17 I ftiinka Israa'iilna wuxuu noqon doonaa dab, oo kiisa Quduuska ahuna olol, oo maalin qudha ayuu gubi doonaa oo baabbi'in doonaa qodxantiisa iyo yamaaruggiisba,

Светлината на Израел ще бъде за огън и Святият Негов - за пламък; и ще изгори и пояде тръните му и глоговете му в един ден;

18 o o wuxuu dhammayn doonaa ammaanta duuddiisa iyo beertiisa midhaha badanba, iyo naf iyo jidhba, oo waxay noqon doontaa sidii markii calanqaade taag darnaado.

ще погуби и славата на гората му и на плодовитото му поле, и душа, и тяло; и ще бъде, както когато изнемощее болен.

19 O o geedaha duuddiisa ku hadhayna waxay noqon doonaan in yar oo ilma yaru tiradooda qori karo. Kuwii Ka Hadhay Israa'iil

А останалите дървета от гората му ще са малко, дотолкова, че да може дете да ги запише.

20 O o waxay maalintaas noqon doontaa in kuwa dadka Israa'iil ka hadhay iyo intii dadka Yacquub ka baxsatayba ayan mar dambe ku tiirsan kii iyaga wax ku dhuftay, laakiinse waxay si run ah ugu tiirsan doonaan Rabbiga ah Kan Quduuska ah oo dadka Israa'iil.

И в онзи ден останалите от Израел и избавените от Якововия дом няма вече да се облягат на този, който ги порази, а ще се облягат с истина на Господа, Святия Израелев.

21 Q aar hadhay baa soo noqon doona, xataa qaar hadhay oo dadka Yacquub waxay u soo noqon doonaan Ilaaha xoogga badan.

Останалото, останалото от Яков, ще се обърне към могъщия Бог,

22 I sraa'iilow, in kastoo dadkaagu u badan yahay sida cammuudda badda, qaar yar oo qudha ayaa soo noqon doona, oo baabba' la soo amray ayaa caddaalad la qarqi doona.

защото, ако и да е народът ти, Израелю, като морския пясък, само остатък от тях ще се върне; взето е решение за погубване, препълнено с Божията правда.

23 W aayo, Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu baabbi'id la amray ku samayn doonaa dhulka dhexdiisa oo dhan.

Защото Господ, Бог на Силите, ще извърши според решението погубване над цялата страна.

24 H addaba sidaa daraaddeed Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Dadkayga Siyoon degganow, kan reer Ashuur ha ka baqin. Ushiisuu kugu dhufan doonaa, oo hangoolkiisuu kuu qaadan doonaa sida Masriyiintu sameeyeen oo kale,

Затова така казва Господ, Бог на Силите: Народе Мой, който живееш в Сион, не се бойте от асириеца, дори и да ви удари с жезъл и вдигне тоягата си против вас, според както я издигна над Египет;

25 l aakiin, weli wakhti yar baa hadhay, dabadeedna dhirifkaygu wuu idlaan doonaa, oo cadhadayduna way ku dhammaan doontaa baabba'ooda.

защото още твърде малко - и негодуването Ми ще престане и гневът Ми ще се обърне за тяхна погибел.

26 O o Rabbiga ciidammaduna wuxuu iyaga ku ciqaabi doonaa karbaash u gala sida layntii reer Midyaan oo ka dhacday dhagixii weynaa ee Xoreeb agtiisa, oo sida ushiisu u kor ahayd badda ayuu kor ugu qaadi doonaa sidii Masar loogu qaaday oo kale.

И Господ на Силите ще подбуди против него бич, както в порязването на Мадиам при канарата Орив; и жезълът му ще се издигне над морето и ще го възвиси, както го възвиси над Египет.

27 O o maalintaas rarkiisa ayaa garbahaaga laga qaadi doonaa, oo harqoodkiisana surkaagaa laga dejin doonaa, oo harqoodkuna wuxuu u baabbi'i doonaa saliidda aawadeed.

В онзи ден товарът му ще се премести от плещите ти и хомотът му - от врата ти, и хомотът ще се строши поради помазанието ти.

28 C ayaad buu yimid, oo Migroon buu dhex maray, oo wuxuu alaabtiisii dhigtay Mikmaash.

Той дойде в Гаят, мина през Мигрон, в Михмас разтваря вещите си.

29 W ay gudbeen meeshii laga gudbi jiray, oo waxay ku dhaxeen Gebac. Raamaah way gariirtay, Gibecaahdii Saa'uulna way carartay.

Минаха през прохода, нощуваха в Гава; Рама трепери, Гавая Саулова се разбягва.

30 M agaalada Galliimay, codkaaga kor u qaad! Layishay, maqal! Adaa hoogay, Canaatooday!

Извикай с висок глас, Галимова дъще! Слушай, Лаисе! И ти, бедни Анатоте!

31 M admeenaah way carartay, oo dadkii Gebiim degganaana waxay isu soo urursadeen inay baxsadaan.

Мадмина е бежанец, жителите на Гевим се събират на бяг.

32 M aantadan wuxuu soo joogsan doonaa Nob, oo wuxuu gacantiisa ku ruxayaa buurta magaalada Siyoon oo ah kurta Yeruusaalem.

И като престои само днес в Ноб, ще помаха с ръката си към хълма на сионовата дъщеря, към хълма на Йерусалим.

33 B al eega, Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu laamaha u gooyn doonaa si aad loogaga cabsado, oo kuwa waaweynna waa la jari doonaa, oo kuwa dhaadheerna waa la ridi doonaa.

Ето, Господ Йехова на Силите ще изкастри хубавите клончета със страшна сила; високо израсналите ще бъдат отсечени и издигнатите ще се снишат.

34 O o jiqda duuddana bir buu ku jari doonaa, oo Lubnaanna waxay ku dhici doontaa mid xoog badan gacantiis.

Ще изсече с желязо горските гъсталаци; и Ливан ще падне чрез Могъщия.