1 H addaba waa tan reer binu Israa'iil sidii tiradoodu ay ahayd, waxayna ahaayeen madaxdii qolooyinka, iyo kuwii kun kun u taliyey, iyo kuwii boqol boqol u taliyey, iyo saraakiishoodii boqorka uga adeegi jiray wax kasta oo ku saabsan kooxihii soo geli jiray oo bixi jiray bil kasta oo ah bilaha sannadda oo dhan; koox kasta tiradeedu waxay ahayd afar iyo labaatan kun oo nin.
А според преброяването им израелтяните, т. е. началниците на бащините домове, хилядниците, стотниците и чиновниците им, които слугуваха на царя във всичко, което се отнасяше до отрядите, които влизаха в служба и излизаха от месец на месец през всички месеци на годината, бяха двадесет и четири хиляди във всеки отряд.
2 O o kooxdii kowaad ee bixi jirtay bishii kowaad waxaa madax u ahaa Yaashaabcaam ina Sabdii'eel, oo kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Над първия отряд за първия месец беше Ясовеам, Завдииловият син; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
3 O o isagu wuxuu ahaa reer Feres, wuxuuna ugu wada sarreeyey saraakiishii ciidanka oo bishii kowaad bixi jiray oo dhan.
Той беше от Фаресовите потомци, първенец на всички военачалници, за първия месец.
4 O o kooxdii bishii labaadna waxaa madax u ahaa Doday oo ahaa reer Axoo'ax, oo kooxdiisa waxaa ku jiray Miqlood oo taliye ahaa, oo kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Над отряда за втория месец беше ахохецът Додай, с Макелот за първенец на неговия отряд; също и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
5 O o sirkaalkii saddexaad ee ciidanka oo bishii saddexaad bixi jirayna wuxuu ahaa Benaayaah oo madax ahaa oo ahaa ina wadaadkii ahaa Yehooyaadaac, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Третият военачалник за третия месец беше Ванайя, син на свещеник Йодай, главен; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
6 O o kaasu waa Benaayaah oo ahaa kii ugu xoog badnaa soddonkii, oo weliba soddonka madax u ahaa, oo kooxdiisana waxaa ku jiray wiilkiisii Cammiisaabaad.
Това е онзи Ванайя, който беше силният между тридесетте и над тридесетте; в неговия отряд беше и синът му Амизавад.
7 O o sirkaalkii afraad ee bishii afraad bixi jirayna wuxuu ahaa Casaaheel oo ahaa Yoo'aab walaalkiis, wiilkiisii Sebadyaahna wuu ku xigay, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Четвъртият военачалник за четвъртия месец беше Йоавовият брат Асаил и с него синът му Зевадия; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
8 O o sirkaalkii shanaad ee bishii shanaad bixi jirayna wuxuu ahaa Shamhuud oo ahaa reer Yisraax, oo kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Петият военачалник за петия месец беше езраецът Самот; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
9 O o sirkaalkii lixaad oo bishii lixaad bixi jirayna wuxuu ahaa Ciiraa ina Ciqeesh oo ahaa reer Teqooca, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Шестият военачалник за шестия месец беше Ирас, син на текоеца Екис; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
10 O o sirkaalkii toddobaad ee bishii toddobaad bixi jirayna wuxuu ahaa Xeles oo ahaa reer Feloonii, oo ka ahaa reer Efrayim, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Седмият военачалник за седмия месец беше фелонецът Хелис, от Ефремовите синове; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
11 O o sirkaalkii siddeedaad oo bishii siddeedaad bixi jirayna wuxuu ahaa Sibbekay oo ahaa reer Xushaad, oo ka ahaa reer Serax, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Осмият военачалник за осмия месец беше хусатецът Сивехай, от Заровците; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
12 O o sirkaalkii sagaalaad ee bishii sagaalaad bixi jirayna wuxuu ahaa Abiiceser oo ahaa reer Canaatood, oo ka ahaa reer Benyaamiin, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Деветият военачалник за деветия месец беше анатотецът Авиезер, от Вениаминовите синове; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
13 O o sirkaalkii tobnaad ee bishii tobnaad bixi jirayna wuxuu ahaa Maharay oo ahaa reer Netofaah oo ka ahaa reer Serax, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Десетият военачалник за десетия месец беше нетофатецът Маарай, от Заровите синове; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
14 O o sirkaalkii kow iyo tobnaad ee bishii kow iyo tobnaad bixi jirayna wuxuu ahaa Benaayaah oo ahaa reer Fircaatoon, oo ka ahaa reer Efrayim, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin.
Единадесетият военачалник за единадесетия месец беше пиратонецът Ванайя от Ефремовите синове; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
15 O o sirkaalkii laba iyo tobnaad ee bishii laba iyo tobnaad bixi jirayna wuxuu ahaa Xelday oo ahaa reer Netofaah, oo ka ahaa reer Cotnii'eel, oo isaga kooxdiisana waxaa ku jiray afar iyo labaatan kun oo nin. Madaxdii Qolooyinka
Дванадесетият военачалник за дванадесетия месец беше нетофатецът Хелдай, от Готониил; и в неговия отряд имаше двадесет и четири хиляди души.
16 O o weliba waxaa qabiilooyinkii reer binu Israa'iil u talinayay kuwan: reer Ruubeen waxaa u talinayay Eliiceser ina Sikrii oo taliye ahaa, reer Simecoonna waxaa u talinayay Shefatyaah ina Macakaah,
После над Израелевите племена: първенец на Рувимовите синове беше Елиезер, Зехриевият син; на Симеоновите синове - Сафатия, Мааховият син;
17 r eer Laawina waxaa u talinayay Hashabyaah ina Qemuu'eel, reer Haaruunna waxaa u talinayay Saadooq,
на Левиевите синове - Асавий, Кемуиловият син; на Аароновите синове - Садок;
18 r eer Yahuudahna waxaa u talinayay Eliihuu, oo Daa'uud walaalihiis ka mid ahaa, reer Isaakaarna waxaa u talinayay Coomrii ina Miikaa'eel,
на Юда - Елиу, от Давидовите братя; на Исахар - Амрий, Михаиловият син;
19 r eer Sebulunna waxaa u talinayay Yishmacyaah ina Cobadyaah, reer Naftaalina waxaa u talinayay Yereemood ina Casrii'eel,
на Завулон - Исмая, Авдиевият син; на Нефталим - Еримот, Азрииловият син;
20 r eer Efrayimna waxaa u talinayay Hoosheeca ina Casasyaah, oo reer Manaseh badhkiisna waxaa u talinayay Yoo'eel ina Fedaayaah,
на Ефремовите синове - Осия, Азазиевият син; на половината Манасиево племе - Йоил, Федайевият син;
21 r eer Manaseh badhkiisii kale oo joogay dalka Gilecaadna waxaa u talinayay Iddo ina Sekaryaah, reer Benyaamiinna waxaa u talinayay Yacasii'eel ina Abneer,
на другата половина от Манасиевото племе в Галгал - Идо, Захариевият син; на Вениамин - Ясиил, Авенировият син;
22 r eer Daanna waxaa u talinayay Casareel ina Yeroxaam. Oo kuwaasu waxay ahaayeen saraakiishii qabiilooyinka reer binu Israa'iil.
на Дан - Азареил, Ероамовият син. Тези бяха първенците на Израелевите племена.
23 L aakiinse Daa'uud ma uu tirinin intoodii labaatan sannadood ka yarayd, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu yidhi inuu reer binu Israa'iil u badinayo sida xiddigaha samada oo kale.
Но между тях Давид не преброи онези, които бяха на двадесетгодишна възраст и по-долу; защото Господ беше казал, че ще умножава Израел, както небесните звезди.
24 Y oo'aab oo ay Seruuyaah dhashay ayaa bilaabay inuu dadka tirsho, laakiinse ma uusan dhammayn, oo tirintaas aawadeed ayaa reer binu Israa'iil cadho ugu soo degtay, oo tiradiina laguma darin xisaabtii kitaabkii taariikhda oo Boqor Daa'uud. Mas'uuliyiintii Boqorka
Йоав, Саруииният син, почна да брои, но не свърши; и поради това преброяване падна гняв върху Израел и броят не бе вписан между работите, записани в летописите на цар Давид.
25 O o boqorka khasnadihiisana waxaa u talinayay Casmaawed ina Cadii'eel, oo guryihii wax lagu kaydiyey ee beeraha ku yiil, iyo kuwii ku yiil magaalooyinka, iyo tuulooyinka, iyo qalcadahaba waxaa u talinayay Yoonaataan ina Cusiyaah.
А над царските съкровища беше Азмавет, Адииловият син; над съкровищата на полетата, на градовете, на селата и на крепостите - Йонатан, Озиевият син;
26 O o kuwii samayn jiray shuqulka beeraha inay dhulka qodaanna waxaa u talinayay Cesrii ina Keluub.
над полските работници, които обработваха земята - Езрий, Хелувовият син;
27 O o beeraha canabka ahna waxaa u talinayay Shimcii oo ahaa reer Raamad, oo guryihii lagu kaydiyey khamrigii laga helay beeraha canabka ahna waxaa u talinayay Sabdii oo ahaa reer Shifmii.
над лозята - раматецът Семей; над плода от лозята, слаган в складовете за вино - Завдий, Сифамиевият син;
28 O o dhirtii saytuunka ahayd iyo dhirtii darayga ahayd oo dalkii dooxada ahaa ku yiilna waxaa u talinayay Bacal Xaanaan oo ahaa reer Geder, guryihii saliidda lagu kaydiyeyna waxaa u talinayay Yoo'aash.
над маслините и черниците, които бяха на полето - гедерецът Вааланан; над складовете за дървено масло - Йоас;
29 O o lo'dii Shaaroon daaqi jirtayna waxaa u talinayay Shitray oo ahaa reer Shaaroon, oo lo'dii dooxooyinka joogtayna waxaa u talinayay Shaafaad ina Adlay.
над говедата, които пасеха в Сарон - саронецът Ситрай; над говедата, които бяха в долините - Сафат, Адлайевият син;
30 O o geelashana waxaa u talinayay Oobiil oo ahaa reer Ismaaciil, oo dameerahana waxaa u talinayay Yexdeyaah oo ahaa reer Meeronotii,
над камилите - исмаилецът Овил; над ослите - меронотецът Ядайя;
31 o o adhyahana waxaa u talinayay Yaasiis oo ahaa reer Hagrii. Oo kulli intaas oo dhammu waxay ahaayeen taliyayaashii maalkii Boqor Daa'uud.
а над овцете - агарецът Язиз. Всички те бяха надзиратели на цар Давидовия имот.
32 O o weliba Yoonaataan oo ahaa Daa'uud adeerkiis wuxuu ahaa lataliye waxgarasho weyn leh, iyo karraaniba, oo Yexii'eel ina Xakmooniina wuxuu la jiray boqorka wiilashiisa.
А Давидовият чичо Йонатан, човек разумен и книжовник, беше съветник; Ехиил, Амониевият син, беше с царските синове;
33 O o Axiitofelna wuxuu ahaa boqorka lataliyihiisa, oo Xuushay oo ahaa reer Arkiina wuxuu ahaa boqorka saaxiibkiis.
Ахитофел - царски съветник; архиецът Хусай - царски приятел;
34 O o Axiitofelna waxaa ku xigay Yehooyaadaac ina Benaayaah, iyo Aabyaataar, oo boqorka ciidankiisana waxaa sirkaal u ahaa Yoo'aab.
а съветниците след Ахитофел - Йодай, Ванайевият син, и Авиатар; а началник на царската войска - Йоав.