1 O o saasuu ku wada dhammaaday shuqulkii uu Boqor Sulaymaan u sameeyey guriga Rabbiga. Oo Sulaymaanna wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis Daa'uud quduuska ka dhigay ee ahayd lacagtii, iyo dahabkii, iyo weelashii, oo wuxuu ku riday khasnadihii guriga Ilaah. Sanduuqii Axdiga Oo Macbudka La Keenay
Така бе завършена цялата работа, която Соломон направи за Господния дом. И Соломон внесе нещата, посветени от баща му Давид - среброто, златото и всичките вещи, и ги положи в съкровищниците на Божия дом. Пренасяне на Ковчега на Завета в храма
2 M arkaasaa Boqor Sulaymaan wuxuu Yeruusaalem isugu soo shiriyey odayaashii reer binu Israa'iil, iyo qabiilooyinka madaxdoodii oo dhan, oo ahaa amiirradii jilibyadii reer binu Israa'iil inay sanduuqii axdiga Rabbiga ka soo qaadaan magaaladii Daa'uud oo Siyoon ahayd.
Тогава Соломон събра в Йерусалим Израелевите старейшини и всички началници на племената, началниците на бащините домове на израелтяните, за да пренесат ковчега на Господния завет от Давидовия град, който е Сион.
3 O o raggii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay u soo shireen boqorkii wakhtigii iidda ah bisha toddobaad.
И така всички Израелеви мъже се събраха пред царя на празника в седмия месец.
4 O o odayaashii reer binu Israa'iil oo dhammu way yimaadeen, markaasay kuwii reer Laawi sanduuqii axdiga soo qaadeen.
А когато дойдоха всички Израелеви старейшини, левитите вдигнаха ковчега.
5 O o way keeneen sanduuqii axdiga, iyo teendhadii shirka, iyo kulli weelashii quduuska ahaa oo teendhada ku jiray oo dhan; oo intaas oo dhan waxaa soo qaaday wadaaddadii reer Laawi.
Те пренесоха ковчега и шатъра за срещане с всички святи принадлежности, които бяха в шатъра; свещениците и левитите ги пренесоха.
6 O o Boqor Sulaymaan iyo shirkii reer binu Israa'iil oo isaga u soo ururay oo dhammu waxay wada joogeen sanduuqii hortiisa, iyagoo ku allabaryaya ido iyo dibi aan la sheegi karin ama aan farahooda la tirin karin.
А цар Соломон и цялото Израелево общество, които се бяха събрали пред него, бяха пред ковчега и жертваха овце и говеда, които по множеството си не можеха да се пресметнат или да се изброят.
7 O o wadaaddadiina sanduuqii axdiga Rabbiga ayay meeshiisii keeneen, oo waxay soo geliyeen guriga qolkiisii quduuska ahaa oo ahaa meeshii ugu wada quduusnayd, taasoo ah keruubiimta baalashooda hoostooda.
Така свещениците внесоха ковчега на Господния завет на мястото му, в светилището на дома, в пресвятото място, под крилете на херувимите.
8 W aayo, keruubiimtu baalashoodii way ku kor fidiyeen meeshii sanduuqa, oo ku qariyeen sanduuqii iyo ulihiisiiba.
Защото херувимите бяха с крилете си разперени над мястото на ковчега и херувимите покриваха отгоре ковчега и върлините му.
9 O o uluhuna aad bay u dhaadheeraayeen, sidaas daraaddeed dabadooda waxaa laga arki jiray sanduuqii ka horreeya meesha ugu wada quduusan, laakiinse dibadda kama ay muuqan; oo halkaasuu yaal ilaa maantadan.
А върлините бяха издадени, така че се виждаха краищата им, издадени от ковчега пред светилището, но отвън не се виждаха; и са там до днес.
10 O o sanduuqiina waxba kuma jirin labadii loox ee dhagaxa ahayd oo Muuse isagoo Xoreeb jooga ku riday markii Rabbigu axdiga la dhigtay reer binu Israa'iil ee ay dhulkii Masar ka soo baxeen mooyaane.
В ковчега нямаше друго освен двете плочи, които Моисей положи там, на Хорив, където Господ сключи завет с израелтяните, когато бяха излезли от Египет.
11 O o kolkii wadaaddadii ka soo baxeen meeshii quduuska ahayd, (waayo, kulli wadaaddadii joogay oo dhammu way isdaahiriyeen oo milahoodiina ma ay dhawrin,
А щом свещениците излязоха от светилището (защото всички свещеници, които се намираха там, бяха се осветили, без да чакат реда на отрядите си;
12 o o weliba waxaa kaloo joogay kuwii reer Laawi oo gabayaaga ahaa oo dhan, xataa Aasaaf, iyo Heemaan, iyo Yeduutuun, iyo wiilashoodii iyo walaalahood, oo waxay soo xidheen dhar wanaagsan, waxayna wateen suxuun laysku garaaco, iyo shareerado, iyo kataarado, oo waxay istaageen meeshii allabariga dhankeedii bari, oo iyaga waxaa la jiray boqol iyo labaatan wadaad oo turumbooyin ka dhawaajinaya, )
а и всички певци левити - Асаф, Еман, Едутун и синовете им и братята им, облечени във висон и държащи кимвали, псалтири и арфи, стояха на изток от жертвеника и с тях - сто и двадесет свещеници, които свиреха с тръби)
13 o o haddana markii kuwii turumbada afuufayay iyo kuwii gabayaaga ahaaba ay luuqdii isla heleen sidii iyagoo ah isku nin, si ay u sameeyaan cod keliya oo laga maqlo Rabbiga ammaaniddiisa iyo ku-mahadnaqiddiisa, oo markay codkoodii kor u qaadeen oo ay ka dhawaajiyeen turumbooyinkii iyo suxuuntii laysku garaacayay iyo alaabtii muusikada, oo ay Rabbiga ammaaneen iyagoo leh, Wuu wanaagsan yahay, waayo, naxariistiisu way raagtaa weligeedba, ayaa daruuri ka buuxsantay gurigii Rabbiga,
и като възгласиха тръбачите и певците заедно, пеещи и славословещи Господа с един глас, и като издигнаха глас с тръби и кимвали, и музикални инструменти и хвалеха Господа, защото е благ, защото милостта Му е довека, тогава домът, Господният дом, се изпълни с облак,
14 o o sidaas daraaddeed wadaaddadii way taagnaan kari waayeen inay adeegaan daruurtii aawadeed, waayo, Rabbiga ammaantiisa ayaa ka buuxsantay gurigii Ilaah.
така че поради облака свещениците не можаха да застанат, за да служат, защото Господнята слава изпълни Божия дом.