1 O o reer binu Israa'iilna waxay iska degeen Shitiim, markaasay dadkii bilaabeen inay ka dhillaystaan gabdhihii reer Moo'aab,
А докато Израел оставаше в Ситим, народът почна да блудства с моавките;
2 w aayo, dadkii bay ugu yeedheen allabaryadii ilaahyadooda, markaasay dadkii wax cuneen, oo waxay u sujuudeen ilaahyadoodii.
защото те канеха народа на жертвите на боговете си и народът ядеше и се кланяше на боговете им.
3 O o reer binu Israa'iil waxay isku dareen Bacal Fecoor. Markaasaa Rabbiga cadhadiisii aad ugu kululaatay reer binu Israa'iil.
Израел се привърза към Ваалфегор; и Господният гняв пламна против Израел.
4 K olkaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Dadka madaxdiisa oo dhan soo wado oo maalin cad ku deldel Rabbiga hortiisa in cadhadii kululayd oo Rabbigu ay ka soo noqoto reer binu Israa'iil.
Тогава Господ каза на Моисей: Хвани всички първенци на народа и ги обеси за Господа пред слънцето, за да се отвърне от Израел Господният яростен гняв.
5 K olkaasaa Muuse wuxuu xaakinnadii reer binu Israa'iil ku yidhi, Idinka mid waluba ha dilo nimankiisii Bacal Fecoor isku daray.
А Моисей нареди на Израелевите съдии: Убийте всеки подчинените си хора, които се привързаха към Ваалфегор.
6 O o bal eeg, mid reer binu Israa'iil ah ayaa walaalihiis ula yimid naag reer Midyaan ah Muuse hortiisa iyo shirkii reer binu Israa'iil oo dhan hortooda iyagoo ku ooyaya iriddii teendhadii shirka horteeda.
И, ето, един от израелтяните дойде и доведе на братята си една мадиамка пред очите на Моисей и пред цялото общество израелтяни, когато те плачеха пред входа на шатъра за срещане.
7 O o Fiinexaas ina Elecaasaar oo ahaa wadaadkii Haaruun wiilkiisii markuu taas arkay ayuu shirka dhexdiisii ka kacay oo wuxuu gacanta ku qaatay waran.
А Финеес, син на Елеазар, син на свещеника Аарон, като видя, стана изсред обществото, взе копие в ръката си
8 O o teendhadii ayuu uga daba galay ninkii reer binu Israa'iil, oo ninkii reer binu Israa'iil iyo naagtii labadiiba calooshuu ka wareemay. Markaasaa belaayadii laga joojiyey reer binu Israa'iil.
и влезе след израелтянина в спалнята, и прободе и двамата - израелтянина и жената в корема ѝ. Така язвата престана от израелтяните.
9 O o intii belaayadii u dhimatay waxay ahaayeen afar iyo labaatan kun.
А умрелите от язвата бяха двадесет и четири хиляди души.
10 K olkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi,
Тогава Господ говорѝ на Моисей:
11 W axaa cadhadaydii reer binu Israa'iil ka celiyey Fiinexaas ina Elecaasaar oo ah wiilkii wadaadka Haaruun ah, waayo, dhexdooda ayuu iiga qiirooday, oo sidaas daraaddeed anigu qiiradaydii kuma aan baabbi'in reer binu Israa'iil.
Финеес, син на Елеазар, син на свещеника Аарон, отвърна яростта Ми от израелтяните; понеже показа ревност сред тях, подобна на Моята, така че Аз не изтребих израелтяните в ревността Си.
12 H addaba sidaas daraaddeed waxaad tidhaahdaa, Bal eeg, anigu waxaan isaga la dhiganayaa axdigaygii nabadda.
Затова му кажи: Ето, Аз му давам Моя завет на мир;
13 O o isaga iyo farcankiisa ka dambeeyaba buu u ahaan doonaa axdiga wadaadnimo weligeed ah, maxaa yeelay, Ilaahiis buu qiiro u qabay, oo reer binu Israa'iil ayuu u kafaaro guday.
ще бъде на него и на потомството му след него завет на вечно свещенство, защото беше ревностен за своя Бог и направи умилостивение за израелтяните.
14 H addaba ninkii reer binu Israa'iil oo la dilay, oo naagtii reer Midyaan lala dilay, magiciisu wuxuu ahaa Simrii ina Saaluu oo amiir u ahaa qoladiisa reer Simecoon.
А името на убития израелтянин, който беше убит с мадиамката, беше Зимрий, син на Салу, първенец на един бащин дом от Симеоновите синове.
15 O o naagtii reer Midyaan oo la dilay magaceedu wuxuu ahaa Kaasbii ina Suur, oo aabbeheed wuxuu madax u ahaa qolo ka mid ah reer Midyaan.
И името на убитата мадиамка беше Хазвия, дъщеря на Сура, началник на народа, от един бащин дом в Мадиам.
16 M arkaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
След това Господ говорѝ на Моисей:
17 R eer Midyaan dhib oo laa iyaga,
Измъчвайте мадиамците и ги поразете;
18 w aayo, waxay idinku dhibeen khiyaanadooda ay idinku khiyaaneeyeen xagga xaalkii Fecoor iyo xaalkii Kaasbii oo ahayd gabadhii amiirka reer Midyaan oo walaashood ahayd, taasoo maalintii belaayada la dilay xaalkii Fecoor aawadiis.
защото те ви измъчват с коварствата, с които ви примамиха чрез Фегор и чрез сестра си Хазвия, дъщеря на един мадиамски първенец, която беше убита в деня на язвата, наложена поради Фегор.