Yashuuca 2 ~ Исус Навиев 2

picture

1 M arkaasaa Yashuuca ina Nuun wuxuu Shitiim si qarsoon uga diray laba nin oo basaasyo ah, oo wuxuu ku yidhi, Bal taga oo soo ilaaleeya dalka iyo magaalada Yerixoo. Markaasay tageen, oo waxay galeen guri naag dhillo ah oo magaceeda la odhan jiray Raxab, oo halkaasay jiifsadeen.

Тогава Исус, Навиновият син, изпрати от Ситим двама мъже да съгледат тайно и им каза: Идете, разгледайте земята и Йерихон. И те отидоха, и като влязоха в къщата на една блудница на име Раав, престояха там.

2 O o markaasaa boqorkii Yerixoo loo sheegay oo lagu yidhi, Niman reer binu Israa'iil ah ayaa caawa magaalada yimid si ay dalka u ilaaleeyaan.

Но някой извести на йерихонския цар: През нощта тук дойдоха мъже от израелтяните, за да съгледат земята.

3 M arkaasaa boqorkii Yerixoo cid u diray Raxab, oo ku yidhi, Soo bixi nimankii kuu yimid oo gurigaaga galay, waayo, waxay u yimaadeen si ay dalka oo dhan u ilaaleeyaan.

И така, йерихонският цар изпрати хора до Раав да ѝ кажат: Изведи мъжете, които дойдоха при теб и които влязоха в къщата ти; защото са дошли да съгледат цялата земя.

4 L aakiin naagtii mar horay kaxaysay labadii nin, wayna qarisay; oo waxay tidhi, Haah, nimankii waa ii yimaadeen, laakiinse ma aan garanaynin meel ay ka yimaadeen,

Но жената скри двамата мъже и каза: Наистина мъжете дойдоха при мене, но не знаех откъде бяха.

5 o o markii iridda la xidhi lahaa oo ay gudcur noqotay ayay nimankii baxeen. Meeshii nimankii tageenna anigu garan maayo; haddaba dhaqso u raacdeeya, waayo, waad gaadhi karaysaan.

Когато на мръкване щяха да се затворят портите, мъжете излязоха. Не зная къде отидоха, но ако побързате след тях, скоро ще ги настигнете.

6 L aakiinse waxay iyagii keentay saqafkii dushiisa, oo waxay ku qarisay caws linen la yidhaahdo oo ay qummaati ugu dhigtay saqafka dushiisa.

Жената беше качила мъжете на покрива на къщата и ги беше скрила в ленените снопи, които беше наредила там.

7 N imankiina markaasay u raacdaysteen xagga Webi Urdun ilaa meeshii laga gudbi jiray; oo isla markii kuwii iyaga raacdaynayay baxeen ayaa iriddii la xidhay.

И изпратените мъже ги гониха по пътя, който отива за Йордан, като стигнаха до бродовете. А портата беше затворена веднага след като преследвачите излязоха от града.

8 O o intaanay seexan ka hor ayaa naagtii saqafkii ugu timid iyagii,

А преди мъжете да си легнат, Раав се качи при тях на покрива на къщата

9 o o waxay nimankii ku tidhi, Anigu waan ogahay in Rabbigu dalka idin siiyey, oo cabsidiinnii baa nagu dhacday, iyo in kuwa dalka deggan oo dhammu ay hortiinna ku dhalaaleen.

и им каза: Зная, че Господ ви даде тази земя, и страх от вас ни е обзел, и всичките жители на тази земя примряха от страх пред вас;

10 W aayo, waxaannu maqalnay sidii Rabbigu hortiinna uga engejiyey biyihii Badda Cas, markii aad Masar ka soo baxdeen, iyo wixii aad ku samayseen labadii boqor oo Siixon iyo Coog oo ahaa reer Amor, ee joogay Webi Urdun shishadiisa, oo aad wada baabbi'iseen.

понеже чухме как Господ е пресушил водата на Червеното море пред вас, когато сте излезли от Египет, и какво сте направили на двамата аморейски царе, които бяха оттатък Йордан - на Сион и на Ог, които сте изтребили.

11 O o isla markii aannu maqalnay ayaannu dhalaalnay, oo idinka daraaddiin ninna xoog kuma hadhin; maxaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa Ilaaha samada sare iyo dhulka hooseba jooga.

Като чухме, сърцата ни примряха и падна духът на всички поради слуха за вас; защото Господ, вашият Бог, Той е Бог на небето горе и на земята долу.

12 H addaba sidaas daraaddeed waan idin baryayaaye, Rabbiga iigu dhaarta inaad reerka aabbahay ugu roonaanaysaan sidaan idiinku roonaaday oo kale, oo i siiya calaamo run ah;

И сега, моля ви, закълнете ми се в Господа, че както аз показах милост към вас, ще покажете и вие милост към бащиния ми дом; и ми дайте някакъв знак в уверение на това,

13 i yo inaad badbaadinaysaan aabbahay, iyo hooyaday, iyo walaalahay, iyo waxay haystaan oo dhan, iyo inaad naftayada dhimasho ka samatabbixinaysaan.

че ще запазите живота на баща ми, на майка ми, на братята ми и на сестрите ми, и всичко, което имат, и че ще избавите живота ни от смърт.

14 M arkaasaa nimankii waxay naagtii ku yidhaahdeen, Naftayadu waxay u bixi doontaa tiinna, haddaydnan sheegin xaalkayaga, oo markii Rabbigu dalka na siiyo roonaan iyo daacadnimo ayaannu kugula macaamiloon doonnaa.

Мъжете ѝ отговориха: Ние сме готови да умрем вместо вас - само не издавайте това наше дело; и когато Господ ни предаде земята, ще ти покажем милост и вярност.

15 K olkaasay xadhig daaqadda kaga dhex dejisay, waayo, gurigeedu wuxuu ku yiil magaalada derbigeeda, oo waxay degganayd derbiga dushiisa.

Тогава тя ги спусна с въже през прозореца; защото къщата ѝ беше на градската стена и тя живееше на стената,

16 O o waxay iyagii ku tidhi, Buurta xaggeeda taga, yaan raacdadu idin heline, oo intii saddex maalmood ah halkaas ku dhuunta, ilaa ay raacdadu ka soo noqonayso; dabadeedna jidkiinna iska mara.

и им каза: Идете в гората, за да не ви срещнат преследвачите, и се крийте там три дни, докато те се върнат; и после продължете пътя си.

17 K olkaasaa nimankii waxay iyadii ku yidhaahdeen, Bal ogow, annagu eed kuma yeelan doonno dhaartaadan aad nagu dhaarisay.

Тогава мъжете ѝ казаха: Ето как ще бъдем свободни от тази клетва, с която ти ни накара да се закълнем.

18 M arkii aannu dalka nimaadno, xadhiggan dunta guduudan ah waa inaad ku xidhaa daaqaddii aad naga dejisay. Oo waa inaad guriga gudihiisa ku soo urursataa aabbahaa, iyo hooyadaa, iyo walaalahaa, iyo reerka aabbahaa oo dhan.

Когато влезем в земята, да вържеш това въже от червена прежда на прозореца, през който ти ни спусна; а баща си и майка си, братята си и целия си бащин дом да събереш при себе си в къщи.

19 O o waxay ahaan doontaa, in ku alla kii ka baxa albaabbada gurigaaga oo jidka maraba, uu dhiiggiisu ahaan doono dushiisa, oo annana aannan eed ku yeelanaynin, iyo in ku alla kii guriga kugula jira haddii far la saaro, uu dhiiggiisu dushayada ahaan doono.

Всеки, който би излязъл извън вратата на къщата ти, неговата кръв ще бъде на главата му, а ние ще бъдем свободни от клетвата си; но на всеки, който остане с тебе в къщата, неговата кръв ще бъде на нашата глава, ако някой вдигне ръка против него.

20 L aakiinse haddaad xaalkayaga sheegto, de markaas eed kuma yeelan doonno dhaartaadii aad nagu dhaarisay.

Обаче, ако издадеш нашия план, тогава ще бъдем свободни от клетвата, с която ти ни накара да се закълнем.

21 K olkaasay waxay ku tidhi, Sidaad tidhaahdeen ha ahaato. Kolkaasay iska dirtay, oo iyana way ka tageen; markaasay xadhiggii guduudnaa daaqaddii ku xidhay.

А тя каза: Да бъде според както казвате. И ги изпрати и те си отидоха; и тя върза червеното въже на прозореца.

22 K olkaasay tageen, oo waxay yimaadeen buurtii, oo halkaasay saddex maalmood joogeen, ilaa ay raacdadii ka soo noqotay; oo raacdadiina jidka oo dhan bay ka doondooneen, laakiinse ma ay helin.

След като тръгнаха, те отидоха в гората и останаха там три дни, докато се върнаха преследвачите; а преследвачите ги търсиха по целия път, но не ги намериха.

23 M arkaasaa labadii nin noqdeen; buurtii bay ka degeen, oo intay webigii gudbeen ayay u yimaadeen Yashuuca ina Nuun; kolkaasay u sheegeen wixii ku dhacay oo dhan.

Тогава двамата мъже се върнаха и като слязоха от гората, преминаха Йордан и дойдоха при Исус, Навиновия син; и му разказаха всичко, което им се беше случило.

24 O o waxay Yashuuca ku yidhaahdeen, Sida runta Rabbigu dalka oo dhan gacmaheennuu geliyey, oo weliba, kuwa dalka deggan oo dhammu horteenay ku dhalaalayaan kulligood.

Те казаха на Исус: Наистина Господ предаде в ръцете ни цялата земя; а при това всичките местни жители примираха от страх пред нас.