O o aabbahoodna wuxuu iyagii siiyey hadiyado waaweyn oo ah lacag, iyo dahab, iyo waxyaalo qaali ah, oo weliba wuxuu ugu daray magaalooyin deyr leh oo dalka Yahuudah ku yaal, laakiinse boqortooyadii wuxuu siiyey Yehooraam, maxaa yeelay, wuxuu ahaa curadkiisii. Yehooraam, Boqorkii Yahuudah
Баща им беше им дал много подаръци - сребро, злато и скъпоценни неща, заедно с укрепени градове в Юдея; но царството беше дал на Йорам, понеже той беше първороден.
Continue reading Report error