1 R abbigu wuxuu Sayidkayga ku yidhi, Midigtayda fadhiiso, Ilaa aan cadaawayaashaada ka dhigo meeshaad cagahaaga saaratid.
The Lord says to my Lord: “ Sit at My right hand Until I make Your enemies a footstool for Your feet.”
2 R abbigu wuxuu Siyoon ka soo diri doonaa ushii xooggaaga, Cadaawayaashaada dhexdooda ka tali.
The Lord will stretch forth Your strong scepter from Zion, saying, “ Rule in the midst of Your enemies.”
3 D adkaagu iyagoo raalli ah bay isbixiyaan maalintii xooggaaga, Iyagoo leh quruxda quduusnimada, ee ka timaada uurka waaberiga, Adigaa leh sayaxa dhallinyaranimadaada.
Your people will volunteer freely in the day of Your power; In holy array, from the womb of the dawn, Your youth are to You as the dew.
4 R abbigu wuu dhaartay, kana soo noqon maayo, oo wuxuu yidhi, Adigu weligaaba wadaad baad tahay, Sidii derejadii Malkisadaq.
The Lord has sworn and will not change His mind, “You are a priest forever According to the order of Melchizedek.”
5 S ayidka midigtaada joogaa Wuxuu maalinta cadhadiisa dooxi doonaa boqorro.
The Lord is at Your right hand; He will shatter kings in the day of His wrath.
6 I sagu quruumaha dhexdooda ayuu wax ku xukumi doonaa, Oo meel walba wuxuu ka buuxin doonaa meydad, Oo waddammo badan ayuu madaxda ka dili doonaa.
He will judge among the nations, He will fill them with corpses, He will shatter the chief men over a broad country.
7 I ntuu jidka socdo ayuu durdurka ka cabbi doonaa, Oo sidaas daraaddeed ayuu madaxa kor u qaadi doonaa.
He will drink from the brook by the wayside; Therefore He will lift up His head.