Sabuurradii 6 ~ Psaumes 6

picture

1 R abbiyow, cadhadaada ha igu canaanan, Oo dhirifkaaga kululna ha igu edbin.

(6: 1) Au chef des chantres. Avec instruments à cordes. Sur la harpe à huit cordes. Psaume de David. (6: 2) Éternel! ne me punis pas dans ta colère, Et ne me châtie pas dans ta fureur.

2 R abbiyow, ii naxariiso, waayo, anigu waan taagdaranahay, Rabbiyow, i bogsii, waayo, lafahaygu way dhib qabaan.

(6: 3) Aie pitié de moi, Éternel! car je suis sans force; Guéris-moi, Éternel! car mes os sont tremblants.

3 O o weliba naftayduna aad iyo aad bay u dhibaataysan tahay, Adiguse, Rabbiyow, ilaa goormaad sugaysaa?

(6: 4) Mon âme est toute troublée; Et toi, Éternel! jusques à quand?...

4 R abbiyow, soo noqo oo naftayda samatabbixi, Oo igu badbaadi raxmaddaada daraaddeed.

(6: 5) Reviens, Éternel! délivre mon âme; Sauve-moi, à cause de ta miséricorde.

5 W aayo, geeridu ma leh xusuus adiga lagugu xusuusto, Bal yaase She'ool kaaga mahadnaqi doona?

(6: 6) Car celui qui meurt n'a plus ton souvenir; Qui te louera dans le séjour des morts?

6 W axaan la daalay jibaadkayga, Habeen kasta sariirtayda oohin baan ku qoyaa. Gogoshaydana waxaan ku qoyaa ilmadayda.

(6: 7) Je m'épuise à force de gémir; Chaque nuit ma couche est baignée de mes larmes, Mon lit est arrosé de mes pleurs.

7 I shaydu waxay la gudhaysaa tiiraanyo, Oo cadaawayaashayda daraaddood ayay la gabowdaa.

(6: 8) J'ai le visage usé par le chagrin; Tous ceux qui me persécutent le font vieillir.

8 I ga taga, kuwiinna xaqdarrada ka shaqeeya oo dhammow, Waayo, Rabbigu waa maqlay codkii oohintayda.

(6: 9) Éloignez-vous de moi, vous tous qui faites le mal! Car l'Éternel entend la voix de mes larmes;

9 R abbigu waa maqlay baryootankaygii, Oo Rabbigu waa aqbalayaa tukashadayda.

(6: 10) L'Éternel exauce mes supplications, L'Éternel accueille ma prière.

10 C adaawayaashayda oo dhammu way wada ceeboobi doonaan, oo aad iyo aad bay u dhibtoon doonaan, Dib bay u noqon doonaan, oo si kediso ah ayay u ceeboobi doonaan.

(6: 11) Tous mes ennemis sont confondus, saisis d'épouvante; Ils reculent, soudain couverts de honte.