1 O o kooxihii reer Haaruunna waa kuwan. Wiilashii Haaruun waxay ahaayeen Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar.
También los hijos de Aarón fueron distribuidos en grupos. Los hijos de Aarón fueron Nadab, Abiú, Eleazar e Itamar.
2 L aakiinse Naadaab iyo Abiihuuba aabbahood way ka hor dhinteen, oo carruurna ma ay lahayn, haddaba sidaas daraaddeed hawshii wadaadnimada waxaa samayn jiray Elecaasaar iyo Iitaamaar.
Como Nadab y Abiú murieron antes que su padre, y no tuvieron hijos, Eleazar e Itamar ejercieron el sacerdocio.
3 O o Daa'uud oo ay la jiraan Saadooq oo ahaa reer Elecaasaar iyo Axiimeleg oo ahaa reer Iitaamaar ayaa iyagii u kala qaybiyey sidii hawshoodu kala ahayd.
David, junto con Sadoc, de los hijos de Eleazar, y Ajimélec, de los hijos de Itamar, los repartió por sus turnos en el ministerio.
4 O o reer Elecaasaar waxaa laga dhex helay niman madax ah oo ka badan intii reer Iitaamaar laga helay, oo iyagii sidanaa loo kala qaybiyey, reer Elecaasaar waxaa ku jiray lix iyo toban nin, oo qolooyin madax u ah, oo reer Iitaamaarna waxaa ku jiray siddeed, sidii qolooyinkoodu kala ahaayeen.
Había más hombres importantes de los hijos de Eleazar que de los hijos de Itamar, y quedaron repartidos así: De los hijos de Eleazar, dieciséis jefes de casas paternas. De los hijos de Itamar, ocho jefes de casas paternas.
5 O o sidanaa iyagii saami loogu kala qaybiyey, oo caynba caynkii kale waa lagu daray, waayo, waxaa jiray amiirro meesha quduuska ah, iyo amiirro Ilaah oo ahaa reer Elecaasaar iyo reer Iitaamaar labadaba.
Fueron repartidos por sorteo los unos con los otros, porque de los hijos de Eleazar y de los hijos de Itamar hubo jefes del santuario y príncipes de la casa de Dios.
6 O o Shemacyaah ina Netaneel oo karraanigii ahaa, oo ahaa reer Laawi ayaa iyagii ku hor qoray boqorkii, iyo amiirradii, iyo wadaadkii Saadooq, iyo Axiimeleg ina Aabyaataar, iyo madaxdii qolooyinkii wadaaddada iyo reer Laawi ahaa, in reer loo qaado reer Elecaasaar, reerna loo qaado reer Iitaamaar.
El escriba de los levitas Semaías hijo de Natanael escribió sus nombres en presencia del rey y de los príncipes, y delante del sacerdote Sadoc, de Ajimélec hijo de Abiatar y de los jefes de las casas paternas de los sacerdotes y levitas, designando por sorteo una casa paterna para Eleazar y otra para Itamar.
7 H addaba saamigii kowaad wuxuu u soo baxay Yehooyaariib, kii labaadna Yedacyaah,
La primera suerte le tocó a Joyarib, la segunda a Jedaías,
8 k ii saddexaadna Haarim, kii afraadna Secoriim,
la tercera a Jarín, la cuarta a Segorín,
9 k ii shanaadna Malkiiyaah, kii lixaadna Miyaamin,
la quinta a Malquías, la sexta a Mijamín,
10 k ii toddobaadna Haqoos, kii siddeedaadna Abiiyaah,
la séptima a Cos, la octava a Abías,
11 k ii sagaalaadna Yeeshuuca, kii tobnaadna Shekaanyaah,
la novena a Josué, la décima a Secanías,
12 k ii kow iyo tobnaadna Eliyaashiib, kii laba iyo tobnaadna Yaaqiim,
la undécima a Eliasib, la duodécima a Yaquín,
13 k ii saddex iyo tobnaadna Xufaah, kii afar iyo tobnaadna Yeshebe'aab,
la decimotercera a Jupá, la decimocuarta a Jesebeab,
14 k ii shan iyo tobnaadna Bilgaah, kii lix iyo tobnaadna Immeer,
la decimoquinta a Bilgá, la decimosexta a Imer,
15 k ii toddoba iyo tobnaadna Xeesiir, kii siddeed iyo tobnaadna Hafisees,
la decimoséptima a Hezir, la decimoctava a Afses,
16 k ii sagaal iyo tobnaadna Fetaxyaah, kii labaatanaadna Yexesqeel,
la decimonovena a Petajías, la vigésima a Ezequiel,
17 k ii kow iyo labaatanaadna Yaakiin, kii laba iyo labaatanaadna Gaamuul,
la vigesimoprimera a Jaquín, la vigesimosegunda a Gamul,
18 k ii saddex iyo labaatanaadna Dalaayaah, kii afar iyo labaatanaadna Macasyaah.
la vigesimotercera a Delaía, la vigesimocuarta a Magasías.
19 K aasu wuxuu ahaa qaynuunkii ay u kala qaybsanaayeen oo ay hawshooda ku qaban jireen, inay gurigii Rabbiga ku soo galaan qaynuunkii iyaga lagu soo dhiibay awowgood Haaruun, sidii Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil uu isaga ku amray. Intii Ka Hadhay Reer Laawi
Éstos fueron distribuidos para su ministerio, para que entraran en la casa del Señor, según les fue ordenado por Aarón su padre, de la manera que le había mandado el Señor, el Dios de Israel.
20 O o reer Laawi intii hadhayna waxaa ka mid ahaa kuwan, wiilashii Camraam waxaa ka joogay Shuubaa'eel, wiilashii Shuubaa'eelna waxaa ka joogay Yexdeyaah.
Los restantes hijos de Leví fueron: De los hijos de Amirán, Subael; de los hijos de Subael, Yejedías;
21 R eer Rexabyaahna waxaa wiilashii Rexabyaah ka joogay Yishyaah oo madax ahaa.
de los hijos de Rejabías, el jefe Isías;
22 R eer Isehaarna waxaa ka joogay Shelomoo, wiilashii Shelomoodna waxaa ka joogay Yaaxad.
de los izharitas, Selomot y Yajat, su hijo;
23 W iilashii Xebroonna waxaa ka joogay Yeriyaah oo madax ahaa, iyo Amaryaah oo ahaa kii labaad, iyo Yaxasii'eel oo ahaa kii saddexaad, iyo Yeqamcaam oo ahaa kii afraad.
de los hijos de Hebrón, el jefe Jerías, seguido de Amarías, Jahaziel y Jecamán;
24 W iilashii Cusii'eelna waxaa ka joogay Miikaah, wiilashii Miikaahna waxaa ka joogay Shaamiir.
Micaía hijo de Uziel, Samir hijo de Micaía,
25 O o Miikaah walaalkiisna wuxuu ahaa Yishyaah, wiilashii Yishyaahna waxaa ka joogay Sekaryaah.
Isías, hermano de Micaía; Zacarías hijo de Isías,
26 W iilashii Meraariina waxaa ka joogay Maxlii iyo Mushii, wiilashii Yacasiyaahna waxaa ka joogay Benoo.
Mali y Musi, hijos de Merari; Beno hijo de Jazías.
27 W iilashii Meraariina, waxaa reer Yacasiyaah ka joogay Benoo, iyo Shoham, iyo Sakuur, iyo Cibrii.
Los hijos de Merari, por parte de Jazías: Beno, Soán, Zacur e Ibri.
28 R eer Maxliina waxaa ka joogay Elecaasaar, oo aan waxba wiilal lahayn.
Por parte de Mali, Eleazar, que no tuvo hijos.
29 R eer Qiishna waxaa ka joogay ina Qiish, oo ahaa Yeraxme'eel.
Yeramel hijo de Cis.
30 R eer Mushii waxaa ka joogay Maxlii, iyo Ceeder, iyo Yeriimood. Kuwaasu waxay ahaayeen reer Laawi siday qolooyinkoodu kala ahaayeen.
Los hijos de Musi fueron Mali, Edar y Jerimot. Éstos fueron los descendientes de los levitas, por sus casas paternas.
31 O o kuwanu iyana waxay riteen saami sidii walaalahood reer Haaruun ay yeeleen oo kale, oo waxay ku hor riteen Boqor Daa'uud, iyo Saadooq, iyo Axiimeleg, iyo kuwii madaxda u ahaa qolooyinkii wadaaddada iyo reer Laawi. Kan qolooyinkii madaxda u ahaa waxaa lagala mid dhigay sida kuwa walaalkiisa yar.
También éstos fueron sorteados, como sus parientes aaronitas, delante del rey David, de Sadoc y Ajimélec, y de los jefes de las casas paternas de los sacerdotes y levitas, lo mismo el jefe de los padres que el menor de sus parientes.