Sabuurradii 76 ~ Salmos 76

picture

1 I laah baa reer Yahuudah lagu dhex yaqaan, Oo magiciisuna reer binu Israa'iil dhexdooda waa ku weyn yahay.

Dios es bien conocido en Judá; grande es su nombre en Israel.

2 O o taambuuggiisu wuxuu ku yaal Saalem, Hoygiisuna wuxuu ku yaal Siyoon.

En Salén está su tabernáculo, y en Sión está el lugar donde reside.

3 O o halkaas wuxuu ku jejebiyey fallaadhihii qaansada, Iyo gaashaankii, iyo seeftii, iyo dagaalkiiba. (Selaah)

Allí hizo pedazos las saetas y los arcos, los escudos, las espadas y las armas de guerra.

4 A digu waxaad ka ammaan iyo haybad badan tahay buuraha ugaadha leh.

¡Glorioso eres tú, Señor, y más imponente que los montes!

5 K uwii qalbiga adkaa waa la dhacay, oo hurdadoodii ayay wada gam'een, Oo raggii xoogga badnaana midkoodna gacmihiisii waxba kuma samayn.

Los valientes fueron despojados, y durmieron su sueño; ningún valiente guerrero pudo defenderse.

6 I laaha Yacquubow, canaantaadii aawadeed Ayaa gaadhifardood iyo fardoba waxay kula dhex dheceen hurdo weyn.

Cuando tú, Dios de Jacob, los reprendiste, jinetes y caballos quedaron desconcertados.

7 A digase waa in lagaa cabsadaa, Bal yaa hortaada istaagi kara mar haddaad cadhootid?

Tú, mi Dios, inspiras temor; en tu enojo, ¿quién puede sostenerse ante ti?

8 W axaad ka dhigtay in xukun samada laga maqlo, Oo dhulkiina waa baqay, oo wuu aamusay,

Desde los cielos dictaste tu sentencia; la tierra tuvo miedo y se quedó en suspenso

9 M arkuu Ilaah xukunka u sara kacay Inuu badbaadsho kuwa camalka qabow oo dhulka jooga oo dhan. (Selaah)

cuando tú, mi Dios, te levantaste para juzgar y salvar a los mansos de la tierra.

10 H ubaal waxaa ku ammaani doonta dadka cadhadiisa, Oo waxaad dhexda ku xidhan doontaa cadhada inteeda hadhay.

La ira humana redunda en tu alabanza; todos sus enojos se vuelven para ti una corona.

11 R abbiga Ilaahiin ah wax u nidra, oo u oofiya, Inta hareerihiisa ku wareegsan oo dhammu isaga hadiyado ha u keeneen kan ay waajibka tahay in laga cabsado.

¡Cumplamos a Dios el Señor nuestras promesas! Todos los que rodean al Dios temible, ¡tráiganle ofrendas!

12 I sagu wuxuu gooyn doonaa amiirrada ruuxooda, Boqorrada dunidana wuu u cabsi badan yahay.

Dios abate el ánimo de los príncipes, e infunde temor en los reyes de la tierra.