Sabuurradii 4 ~ Psalm 4

picture

1 I laaha xaqnimadaydow, markii aan ku baryo i maqal, Markii aan cidhiidhi ku jirayba meel baad ii bannaysay, Ii naxariiso oo baryadayda maqal.

Hear me when I call, O God of my righteousness! You have relieved me in my distress; Have mercy on me, and hear my prayer.

2 B inu-aadmigow, ilaa goormaa sharaftaydu sharafjab u rogmanaysaa? Ilaa goormaad wax aan micne lahayn jeclaanaysaan? Oo ilaa goormaad been doondoonaysaan? (Selaah)

How long, O you sons of men, Will you turn my glory to shame? How long will you love worthlessness And seek falsehood? Selah

3 L aakiinse ogaada in Rabbigu gooni ahaan isugu soocay kii cibaado leh, Rabbigu wuu maqli doonaa markii aan u yeedho isaga.

But know that the Lord has set apart for Himself him who is godly; The Lord will hear when I call to Him.

4 C adhooda oo ha dembaabina, Qalbigiinna la hadla markii aad sariirtiinna ku jiiftaan, oo aamusa. (Selaah)

Be angry, and do not sin. Meditate within your heart on your bed, and be still. Selah

5 B ixiya allabaryadii xaqnimada, Oo Rabbiga isku halleeya.

Offer the sacrifices of righteousness, And put your trust in the Lord.

6 W axaa jira kuwo badan oo yidhaahda, Bal yaa wanaag na tusaya? Rabbiyow, iftiinka wejigaaga nagu ifi.

There are many who say, “Who will show us any good?” Lord, lift up the light of Your countenance upon us.

7 W axaad qalbigayga gelisay farxad Ka sii badan tan ay helaan markii hadhuudhkooda iyo khamrigoodu ay kordhaan.

You have put gladness in my heart, More than in the season that their grain and wine increased.

8 N abad baan ku jiifsanayaa oo aan ku seexanayaa, Waayo, Rabbiyow, adigoo keliya ayaa ammaan igu bariiya.

I will both lie down in peace, and sleep; For You alone, O Lord, make me dwell in safety.