1 R eer binu Israa'iil sodcaalladoodii waa kuwan markay gacanta Muuse iyo Haaruun koox koox ugaga soo bexeen dalkii Masar.
These journeys of the sons of Israel who have come out of the land of Egypt, by their hosts, by the hand of Moses and Aaron;
2 O o Muuse wuxuu amarka Rabbiga ugu qoray bixitimmadoodii sidii sodcaalladoodu ahaayeen, oo sodcaalladoodii sidii bixitimmadoodu ahaayeen waa kuwan.
and Moses writeth their outgoings, by their journeys, by the command of Jehovah; and these their journeys, by their outgoings:
3 O o bishii kowaad maalinteedii shan iyo tobnaad ayay Racmeses ka guureen. Habeenkii Kormaridda maalintii ka dambaysay ayay reer binu Israa'iil gacan sarraysa ku bexeen iyadoo Masriyiintii oo dhammu ay u jeedaan,
And they journey from Rameses in the first month, on the fifteenth day of the first month, on the morrow of the passover have the sons of Israel gone out with a high hand, before the eyes of all the Egyptians --
4 i ntii Masriyiintu ay aasayeen curadyadoodii uu Rabbigu ku dhex laayay oo dhan. Oo ilaahyadoodiina Rabbigu xukummo buu ku soo dejiyey.
and the Egyptians are burying those whom Jehovah hath smitten among them, every first-born, and on their gods hath Jehovah done judgments --
5 O o reer binu Israa'iil Racmeses bay ka guureen, oo waxay degeen Sukod.
and the sons of Israel journey from Rameses, and encamp in Succoth.
6 O o Sukodna way ka guureen, oo waxay degeen Eetaam oo ku taal cidlada darafkeeda.
And they journey from Succoth, and encamp in Etham, which in the extremity of the wilderness;
7 O o haddana Eetaam bay ka guureen, oo waxay dib ugu noqdeen Fiihaahiirod oo ku hor taal Bacal Sefoon; kolkaasay degeen Migdol horteeda.
and they journey from Etham, and turn back on Pi-Hahiroth, which on the front of Baal-Zephon, and they encamp before Migdol.
8 O o Haxiirod horteedana way ka guureen, oo badday dhex mareen oo waxay gaadheen cidlada, oo cidladii Eetaam ayay saddex maalmood socodkood ku dhex socdeen, kolkaasay Maaraah degeen.
And they journey from Pi-Hahiroth, and pass over through the midst of the sea, into the wilderness, and go a journey of three days in the wilderness of Etham, and encamp in Marah.
9 O o Maaraahna way ka guureen, oo waxay yimaadeen Eelim, oo Eelim waxaa ku yiil laba iyo toban ilood oo biyo ah iyo toddobaatan geed oo timir ah, kolkaasay halkaas degeen.
And they journey from Marah, and come in to Elim, and in Elim twelve fountains of waters, and seventy palm trees, and they encamp there;
10 O o haddana Eelim way ka guureen, oo waxay degeen Badda Cas agteeda.
and they journey from Elim, and encamp by the Red Sea.
11 O o Badda Cas way ka guureen, oo waxay dhex degeen cidlada Siin la yidhaahdo.
And they journey from the Red Sea, and encamp in the wilderness of Sin;
12 O o cidladii Siinna way ka guureen, kolkaasay degeen Daafqaah.
and they journey from the wilderness of Sin, and encamp in Dophkah.
13 O o Daafqaahna way ka guureen, oo waxay degeen Aaluush.
And they journey from Dophkah, and encamp in Alush;
14 O o Aaluushna way ka guureen, oo waxay degeen Refiidiim, meeshaas oo aan lahayn biyo ay dadku cabbaan.
and they journey from Alush, and encamp in Rephidim; and there was there no water for the people to drink.
15 O o Refiidiimna way ka guureen, oo waxay dhex degeen cidladii Siinay.
And they journey from Rephidim, and encamp in the wilderness of Sinai;
16 O o cidladii Siinayna way ka guureen, kolkaasay degeen Qibrood Xatawaah.
and they journey from the wilderness of Sinai, and encamp in Kibroth-Hattaavah.
17 O o Qibrood Xatawaahna way ka guureen, kolkaasay degeen Xaseerood.
And they journey from Kibroth-Hattaavah, and encamp in Hazeroth;
18 O o Xaseeroodna way ka guureen, oo waxay degeen Ritmaah.
and they journey from Hazeroth, and encamp in Rithmah.
19 O o Ritmaahna way ka guureen, oo waxay degeen Rimmon Feres.
And they journey from Rithmah, and encamp in Rimmon-Parez;
20 O o Rimmon Feresna way ka guureen, oo waxay degeen Libnaah.
and they journey from Rimmon-Parez, and encamp in Libnah.
21 O o Libnaahna way ka guureen, oo waxay degeen Risaah.
And they journey from Libnah, and encamp in Rissah;
22 O o Risaahna way ka guureen, oo waxay degeen Qeheelaataah.
and they journey from Rissah, and encamp in Kehelathah.
23 O o Qeheelaataahna way ka guureen, oo waxay degeen Buur Shefer.
And they journey from Kehelathah, and encamp in mount Shapher;
24 O o haddana Buur Shefer way ka guureen, oo waxay degeen Xaraadaah.
and they journey from mount Shapher, and encamp in Haradah.
25 O o Xaraadaahna way ka guureen, oo waxay degeen Maqheelod.
And they journey from Haradah, and encamp in Makheloth;
26 O o Maqheelodna way ka guureen, oo waxay degeen Taxad.
and they journey from Makheloth, and encamp in Tahath.
27 O o Taxadna way ka guureen, oo waxay degeen Terax.
And they journey from Tahath, and encamp in Tarah;
28 O o Teraxna way ka guureen, oo waxay degeen Mitqaah.
and they journey from Tarah, and encamp in Mithcah.
29 O o Mitqaahna way ka guureen, oo waxay degeen Xashmonaah.
And they journey from Mithcah, and encamp in Hashmonah;
30 O o Xashmonaahna way ka guureen, oo waxay degeen Mooseerood.
and they journey from Hashmonah, and encamp in Moseroth.
31 O o Mooseeroodna way ka guureen, oo waxay degeen Bini Yacaqaan.
And they journey from Moseroth, and encamp in Bene-Jaakan;
32 O o Bini Yacaqaanna way ka guureen, oo waxay degeen Xor Haggidgaad.
and they journey from Bene-Jaakan, and encamp at Hor-Hagidgad.
33 O o Xor Haggidgaadna way ka guureen, oo waxay degeen Yaatbaataah.
And they journey from Hor-Hagidgad, and encamp in Jotbathah;
34 O o haddana Yaatbaataah way ka guureen, oo waxay degeen Cabronaah.
and they journey from Jotbathah, and encamp in Ebronah.
35 O o Cabronaahna way ka guureen, oo waxay degeen Cesyoon Geber.
And they journey from Ebronah, and encamp in Ezion-Gaber;
36 O o Cesyoon Geberna way ka guureen, oo waxay degeen cidladii Sin (taasoo ah Qaadeesh).
and they journey from Ezion-Gaber, and encamp in the wilderness of Zin, which Kadesh.
37 O o Qaadeeshna way ka guureen, oo waxay degeen Buur Xor oo ku taal dalka reer Edom darafkiisa.
And they journey from Kadesh, and encamp in mount Hor, in the extremity of the land of Edom.
38 M arkaasaa wadaadkii Haaruun ahaa wuxuu Buur Xor ku fuulay amarka Rabbiga, oo halkaasuu ku dhintay sannaddii afartanaad bishii shanaad maalinteedii kowaad markay reer binu Israa'iil dalkii Masar ka soo bexeen dabadeed.
And Aaron the priest goeth up unto mount Hor, by the command of Jehovah, and dieth there, in the fortieth year of the going out of the sons of Israel from the land of Egypt, in the fifth month, on the first of the month;
39 H aaruunna markuu Buur Xor ku dhintay wuxuu jiray boqol iyo saddex iyo labaatan sannadood.
and Aaron a son of a hundred and twenty and three years in his dying in mount Hor.
40 O o boqorkii Caraad oo reer Kancaan ahaa oo degganaa xagga koonfureed ee dalka reer Kancaan wuxuu maqlay in reer binu Israa'iil soo socdaan.
And the Canaanite -- king Arad -- who is dwelling in the south, in the land of Canaan, heareth of the coming of the sons of Israel.
41 O o waxay ka guureen Buur Xor, kolkaasay degeen Salmonaah.
And they journey from mount Hor, and encamp in Zalmonah;
42 O o Salmonaahna way ka guureen, oo waxay degeen Fuunon.
and they journey from Zalmonah, and encamp in Punon.
43 O o Fuunonna way ka guureen, oo waxay degeen Obod.
And they journey from Punon, and encamp in Oboth;
44 O o Obodna way ka guureen, oo waxay degeen Ciyee Hacabaariim, oo ku taal soohdinta dalka Moo'aab.
and they journey from Oboth, and encamp in Ije-Abarim, in the border of Moab.
45 O o Ciyiimna way ka guureen, oo waxay degeen Diibon Gaad.
And they journey from Iim, and encamp in Dibon-Gad;
46 O o Diibon Gaadna way ka guureen, oo waxay degeen Calmoon Diblaatayimaah.
and they journey from Dibon-Gad, and encamp in Almon-Diblathaim.
47 O o Calmoon Diblaatayimaahna way ka guureen, oo waxay degeen buuraha Cabaariim oo Neboo ku hor yaal.
And they journey from Almon-Diblathaim, and encamp in the mountains of Abarim, before Nebo;
48 O o haddana buurihii Cabaariim way ka guureen, oo waxay degeen bannaanka dalka Moo'aab oo Webi Urdun u dhow ee Yerixoo ka soo hor jeeda.
and they journey from the mountains of Abarim, and encamp in the plains of Moab, by Jordan, Jericho.
49 O o haddana waxay degeen Webi Urdun agtiisa tan iyo Beytyeshimood iyo xataa tan iyo Aabeel Shitiim oo ku yaal bannaanka dalka Moo'aab.
And they encamp by the Jordan from Beth-Jeshimoth, unto Abel-Shittim, in the plains of Moab.
50 M arkaasaa Rabbigu Muuse kula hadlay bannaankii dalka Moo'aab oo Webi Urdun u dhowaa ee Yerixoo ka soo hor jeeday, oo wuxuu ku yidhi,
And Jehovah speaketh unto Moses, in the plains of Moab, by Jordan, Jericho, saying,
51 R eer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad Webi Urdun gudubtaan oo aad dalka Kancaan gashaan,
`Speak unto the sons of Israel, and thou hast said unto them, When ye are passing over the Jordan unto the land of Canaan,
52 w aa inaad dadka dalka deggan oo dhan hortiinna ka eridaan, oo aad dhagaxyadooda sawirrada ah oo dhan wada baabbi'isaan, oo aad sanamyadooda la shubay oo dhan wada burburisaan, oo aad meelahooda sarsare oo dhan wada dumisaan.
then ye have dispossessed all the inhabitants of the land from before you, and have destroyed all their imagery, yea, all their molten images ye destroy, and all their high places ye lay waste,
53 M arkaas waa inaad dalka hanti ahaan u qaadataan oo aad iska dhex degtaan; waayo, dalka idinkaan idin siiyey inaad lahaataan.
and ye have possessed the land, and dwelt in it, for to you I have given the land -- to possess it.
54 O o dalka waa inaad qabiil qabiil saami ugu dhaxashaan. Inta badan waxaad siisaan dhaxalka badan, oo inta yarna waxaad siisaan dhaxalka yar. Oo meel alla meeshii nin saami ugu dhaco halkaas isagaa iska lahaanaya, oo sida qabiilooyinkii awowayaashiin yihiin waa inaad u dhaxashaan.
`And ye have inherited the land by lot, by your families; to the many ye increase their inheritance, and to the few ye diminish their inheritance; whither the lot goeth out to him, it is his; by the tribes of your fathers ye inherit.
55 L aakiinse haddaydnan dadka dalka deggan hortiinna ka eryin, markaas kuwii aad daysaan waxay idinku noqon doonaan sidii wax indhihiinna muda, iyo sidii qodxan dhinacyada idinkaga jira, oo waxay idinku dhibi doonaan dalka aad deggan tihiin.
`And if ye do not dispossess the inhabitants of the land from before you, then it hath been, those whom ye let remain of them, for pricks in your eyes, and for thorns in your sides, and they have distressed you on the land in which ye are dwelling,
56 O o sidii aan ku talaggalay inaan iyaga ku sameeyo ayaan idinka idinku samayn doonaa.
and it hath come to pass, as I thought to do to them -- I do to you.'