1 Q uruumaha oo dhammow, Rabbiga ammaana, Dadyowga oo dhammow, ammaana isaga.
Praise Jehovah, all ye nations, Glorify Him, all ye peoples.
2 W aayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay, Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa. Rabbiga ammaana.
For mighty to us hath been His kindness, And the truth of Jehovah to the age. Praise ye Jah!