Ayuub 29 ~ 約 伯 記 29

picture

1 O o haddana Ayuub hadalkiisuu sii waday, oo wuxuu yidhi,

約 伯 又 接 著 說 :

2 W axaan jeclaan lahaa inaan ahaado sidii waayihii hore, Iyo sidii aan ahaan jiray markii Ilaah i dhawri jiray,

惟 願 我 的 景 況 如 從 前 的 月 份 , 如 神 保 守 我 的 日 子 。

3 M arkay laambaddiisu madaxayga ku ifin jirtay, Oo aan nuurkiisa gudcurka ku dhex mari jiray,

那 時 他 的 燈 照 在 我 頭 上 ; 我 藉 他 的 光 行 過 黑 暗 。

4 M arkii aan xoog lahaan jiray, Oo qarsoodiga Ilaahna teendhadayda saarnaan jiray,

我 願 如 壯 年 的 時 候 : 那 時 我 在 帳 棚 中 , 神 待 我 有 密 友 之 情 ;

5 M arkii Ilaaha Qaadirka ahu ila jiri jiray, Oo carruurtayduna ay hareerahayga joogi jireen,

全 能 者 仍 與 我 同 在 ; 我 的 兒 女 都 環 繞 我 。

6 M arkay tallaabooyinkaygu subagga la barwaaqoobi jireen, Oo ay webiyaasha saliidda ahu dhagaxa iiga soo shubmi jireen!

奶 多 可 洗 我 的 腳 ; 磐 石 為 我 出 油 成 河 。

7 M arkaan magaalada iriddeeda u bixi jiray, Oo aan kursigayga meel bannaan ku diyaarin jiray.

我 出 到 城 門 , 在 街 上 設 立 座 位 ;

8 D hallinyaradu intay i arkaan ayay dhuuman jireen, Oo odayaashuna intay sara joogsadaan ayay istaagi jireen,

少 年 人 見 我 而 迴 避 , 老 年 人 也 起 身 站 立 ;

9 A miirraduna intay hadalka joojiyaan, Ayay afka gacanta saari jireen.

王 子 都 停 止 說 話 , 用 手 摀 口 ;

10 R agga gobta ahuna way aamusi jireen, Oo carrabkoodiina dhabxanagguu ku dhegi jiray.

首 領 靜 默 無 聲 , 舌 頭 貼 住 上 膛 。

11 W aayo, markii dhegu i maqasho, way ii ducayn jirtay, Oo iluna markay i aragto, way ii marag furi jirtay.

耳 朵 聽 我 的 , 就 稱 我 有 福 ; 眼 睛 看 我 的 , 便 稱 讚 我 ;

12 M axaa yeelay, waxaan samatabbixin jiray miskiinka qaylinaya, Iyo weliba agoonka aan wax u kaalmeeya lahayn.

因 我 拯 救 哀 求 的 困 苦 人 和 無 人 幫 助 的 孤 兒 。

13 K a halligaadda ku dhow ducadiisa ayaa igu soo degi jirtay, Oo ta carmalka ahna qalbigeeda waan ka farxin jiray ilaa ay gabay la rayrayso.

將 要 滅 亡 的 為 我 祝 福 ; 我 也 使 寡 婦 心 中 歡 樂 。

14 W axaan huwan jiray xaqnimo, oo iyana dhar bay ii noqon jirtay, Oo caddaaladdayduna waxay ii ahaan jirtay sida khamiis iyo cimaamad oo kale.

我 以 公 義 為 衣 服 , 以 公 平 為 外 袍 和 冠 冕 。

15 K uwa indhaha la' indho baan u ahaan jiray, Kuwa curyaanka ahna cago baan u ahaan jiray.

我 為 瞎 子 的 眼 , 瘸 子 的 腳 。

16 A abbaan u ahaan jiray saboolka baahan, Oo ka aanan aqoonna xaalkiisa waan baadhi jiray.

我 為 窮 乏 人 的 父 ; 素 不 認 識 的 人 , 我 查 明 他 的 案 件 。

17 K a xaqa daran daamankiisa waan jebin jiray, Oo wixii uu dhufsadana ilkihiisaan ka soo bixin jiray.

我 打 破 不 義 之 人 的 牙 床 , 從 他 牙 齒 中 奪 了 所 搶 的 。

18 M arkaasaan is-idhi, Buulkaygaan ku dhex dhiman doonaa, Oo cimrigayguna wuxuu u badan doonaa sida cammuudda oo kale.

我 便 說 : 我 必 死 在 家 中 ( 原 文 是 窩 中 ) , 必 增 添 我 的 日 子 , 多 如 塵 沙 。

19 X ididkaygu biyaha xaggooduu u faafayaa, Oo laamahaygana habeenkii oo dhan waxaa saaran sayax.

我 的 根 長 到 水 邊 ; 露 水 終 夜 霑 在 我 的 枝 上 。

20 S haraftaydu way igu cusub tahay, Oo qaansadayduna gacantayday ku cusboonaatay.

我 的 榮 耀 在 身 上 增 新 ; 我 的 弓 在 手 中 日 強 。

21 D adku dhegtuu ii dhigi jiray, oo i sugi jiray, Oo taladayda aawadeedna way u aamusi jireen.

人 聽 見 我 而 仰 望 , 靜 默 等 候 我 的 指 教 。

22 W eligood igama ay daba hadlin, Oo hadalkayguna korkooduu ku soo dhibci jiray.

我 說 話 之 後 , 他 們 就 不 再 說 ; 我 的 言 語 像 雨 露 滴 在 他 們 身 上 。

23 O o waxay ii dhawri jireen sidii roobka oo kale, Oo waxay afkooda u kala furi jireen sidii roobka dambe loo sugo.

他 們 仰 望 我 如 仰 望 雨 , 又 張 開 口 如 切 慕 春 雨 。

24 W aan u af caddayn jiray markay qalbi jabaan, Oo nuurkii jaahaygana hoos uma ay tuuri jirin.

他 們 不 敢 自 信 , 我 就 向 他 們 含 笑 ; 他 們 不 使 我 臉 上 的 光 改 變 。

25 W axaan dooran jiray jidkooda, oo sida nin madax ah ayaan u fadhiisan jiray, Oo waxaan u dhaqmi jiray sidii boqor ciidan dhex fadhiya, Iyo sidii mid u tacsiyeeya kuwa baroorta.

我 為 他 們 選 擇 道 路 , 又 坐 首 位 ; 我 如 君 王 在 軍 隊 中 居 住 , 又 如 弔 喪 的 安 慰 傷 心 的 人 。