1 I sxaaqna wuxuu u yeedhay Yacquub, wuuna u duceeyey, oo wuxuu ku amray, oo ku yidhi, Waa inaadan naag ka guursan gabdhaha reer Kancaan.
以 撒 叫 了 雅 各 來 , 給 他 祝 福 , 並 囑 咐 他 說 : 你 不 要 娶 迦 南 的 女 子 為 妻 。
2 K ac oo xagga Fadan Araam tag, iyo xagga gurigii Betuu'el oo ah hooyadaa aabbeheed; oo halkaas naag ka guurso gabdhaha Laabaan oo ah hooyadaa walaalkeed.
你 起 身 往 巴 旦 亞 蘭 去 , 到 你 外 祖 彼 土 利 家 裡 , 在 你 母 舅 拉 班 的 女 兒 中 娶 一 女 為 妻 。
3 O o Ilaaha Qaadirka ahu ha ku barakeeyo, oo ha ku badiyo, oo ha ku tarmiyo, inaad noqotid dad faro badan,
願 全 能 的 神 賜 福 給 你 , 使 你 生 養 眾 多 , 成 為 多 族 ,
4 o o ha ku siiyo barakadii Ibraahim, adiga iyo farcankaaga kula joogaba, inaad dhaxashid dalka aad qariibka ku tahay, oo Ilaah Ibraahim siiyey.
將 應 許 亞 伯 拉 罕 的 福 賜 給 你 和 你 的 後 裔 , 使 你 承 受 你 所 寄 居 的 地 為 業 , 就 是 神 賜 給 亞 伯 拉 罕 的 地 。
5 I sxaaqna Yacquub wuu diray: oo wuxuu u kacay Fadan Araam xagga Laabaan, ina Betuu'el kii reer Suuriya, oo ahaa Rebeqah walaalkeed tii ahayd Yacquub iyo Ceesaw hooyadood.
以 撒 打 發 雅 各 走 了 , 他 就 往 巴 旦 亞 蘭 去 , 到 亞 蘭 人 彼 土 利 的 兒 子 拉 班 那 裡 。 拉 班 是 雅 各 、 以 掃 的 母 舅 。
6 C eesawna wuxuu arkay in Isxaaq u duceeyey Yacquub oo u diray Fadan Araam, inuu halkaas naag ka guursado, iyo inuu markuu u duceeyey amray, oo ku yidhi, Waa inaadan naag ka guursan gabdhaha reer Kancaan;
以 掃 見 以 撒 已 經 給 雅 各 祝 福 , 而 且 打 發 他 往 巴 旦 亞 蘭 去 , 在 那 裡 娶 妻 , 並 見 祝 福 的 時 候 囑 咐 他 說 : 不 要 娶 迦 南 的 女 子 為 妻 ,
7 i yo in Yacquub addeecay aabbihiis iyo hooyadiis, oo uu u kacay xagga Fadan Araam.
又 見 雅 各 聽 從 父 母 的 話 往 巴 旦 亞 蘭 去 了 ,
8 O o Ceesaw wuxuu arkay inaanay gabdhaha reer Kancaan ka farxin aabbihiis Isxaaq.
以 掃 就 曉 得 他 父 親 以 撒 看 不 中 迦 南 的 女 子 ,
9 M arkaasuu Ceesaw wuxuu u kacay xagga Ismaaciil, oo wuxuu naagihii uu qabay ku daray Mahalad gabadhii Ismaaciil ina Ibraahim, taas oo ahayd Nebayod walaashiis, si ay naagtiisii u noqoto. Riyadii Yacquub Ku Riyooday Beytel
便 往 以 實 瑪 利 那 裡 去 , 在 他 二 妻 之 外 又 娶 了 瑪 哈 拉 為 妻 。 他 是 亞 伯 拉 罕 兒 子 以 實 瑪 利 的 女 兒 , 尼 拜 約 的 妹 子 。
10 Y acquubna waa ka tegey Bi'ir Shebac, oo wuxuu u kacay xagga Haaraan.
雅 各 出 了 別 是 巴 , 向 哈 蘭 走 去 ;
11 O o meel buu gaadhay oo halkaasuu habeenkii oo dhan joogay, maxaa yeelay, qorraxdu way dhacday, markaasuu qaaday mid ka mid ah dhagxantii meeshaas, oo barkaday, halkaasuuna jiifsaday si uu u seexdo.
到 了 一 個 地 方 , 因 為 太 陽 落 了 , 就 在 那 裡 住 宿 , 便 拾 起 那 地 方 的 一 塊 石 頭 枕 在 頭 下 , 在 那 裡 躺 臥 睡 了 ,
12 W uuna riyooday, oo riyadiisii wuxuu ku arkay sallaan dhulka qotoma oo caaraddiisiina samada gaadhay, wuxuuna arkay malaa'igihii Ilaah oo ku koraya, kuna soo degaya.
夢 見 一 個 梯 子 立 在 地 上 , 梯 子 的 頭 頂 著 天 , 有 神 的 使 者 在 梯 子 上 , 上 去 下 來 。
13 O o bal eeg, Rabbigaa isdul taagay, oo yidhi, Waxaan ahay Rabbiga ah Ilaaha awowgaa Ibraahim, iyo Ilaaha Isxaaq. Dhulka aad ku jiifto, waxaan siin doonaa adiga iyo farcankaaga.
耶 和 華 站 在 梯 子 以 上 ( 或 作 站 在 他 旁 邊 ) , 說 : 我 是 耶 和 華 ─ 你 祖 亞 伯 拉 罕 的 神 , 也 是 以 撒 的 神 ; 我 要 將 你 現 在 所 躺 臥 之 地 賜 給 你 和 你 的 後 裔 。
14 F arcankaaguna wuxuu noqon doonaa sida ciidda dhulka, oo waxaad ku firdhi doontaan tan iyo galbeed, iyo bari, iyo tan iyo woqooyi, iyo koonfur: oo adiga iyo farcankaagay qabiilooyinka dhulka oo dhammu ku barakoobi doonaan.
你 的 後 裔 必 像 地 上 的 塵 沙 那 樣 多 , 必 向 東 西 南 北 開 展 ; 地 上 萬 族 必 因 你 和 你 的 後 裔 得 福 。
15 O o bal eeg, waan kula jiraa, meel alla meeshii aad tagtidna waan kugu dhawri doonaa, dalkanna mar kalaan kugu soo celin doonaa; waayo, anigu kaa tegi maayo ilaa aan sameeyo wixii aan kugula hadlay.
我 也 與 你 同 在 。 你 無 論 往 那 裡 去 , 我 必 保 佑 你 , 領 你 歸 回 這 地 , 總 不 離 棄 你 , 直 到 我 成 全 了 向 你 所 應 許 的 。
16 M arkaasuu Yacquub ka toosay hurdadiisii, oo wuxuu yidhi, Hubaal Rabbigaa halkan jooga, mana aan ogayn.
雅 各 睡 醒 了 , 說 : 耶 和 華 真 在 這 裡 , 我 竟 不 知 道 !
17 W uuna cabsaday, oo wuxuu yidhi, Meeshanu cabsi badanaa! Tanu meel kale ma aha, gurigii Ilaah mooyaane, tanuna waa iriddii samada.
就 懼 怕 , 說 : 這 地 方 何 等 可 畏 ! 這 不 是 別 的 , 乃 是 神 的 殿 , 也 是 天 的 門 。
18 Y acquubna aroor horuu kacay, oo wuxuu qaaday dhagaxii uu barkaday, oo sidii tiir buu u qotomiyey, kolkaasuu saliid ku dul shubay.
雅 各 清 早 起 來 , 把 所 枕 的 石 頭 立 作 柱 子 , 澆 油 在 上 面 。
19 M eeshaas magaceediina wuxuu u bixiyey Beytel: laakiinse markii hore magaalada magaceedu wuxuu ahaa Luus.
他 就 給 那 地 方 起 名 叫 伯 特 利 ( 就 是 神 殿 的 意 思 ) ; 但 那 地 方 起 先 名 叫 路 斯 。
20 Y acquubna nidar buu nidray, oo wuxuu yidhi, Haddii Ilaah ila jiro, oo uu jidkan aan socdo igu dhawro, oo uu i siiyo wax aan cuno, iyo dhar aan xidho,
雅 各 許 願 說 : 神 若 與 我 同 在 , 在 我 所 行 的 路 上 保 佑 我 , 又 給 我 食 物 吃 , 衣 服 穿 ,
21 o o aan aniga oo nabad qaba ku soo noqdo gurigii aabbahay, markaas Rabbigu wuxuu ii noqon doonaa Ilaah,
使 我 平 平 安 安 地 回 到 我 父 親 的 家 , 我 就 必 以 耶 和 華 為 我 的 神 。
22 o o dhagaxan aan sidii tiir u qotomiyey, wuxuu noqon doonaa guriga Ilaah: oo wax alla wixii aad i siisidna hubaal meel tobnaadka adigaan ku siin doonaa.
我 所 立 為 柱 子 的 石 頭 也 必 作 神 的 殿 , 凡 你 所 賜 給 我 的 , 我 必 將 十 分 之 一 獻 給 你 。