1 W axaa dhulkii ka dhacday abaar, oo aan ahayn tii hore oo waagii Ibraahim dhacday. Markaasaa Isxaaq u kacay xagga Abimeleg oo ahaa boqorkii reer Falastiin xagga Geraar.
在 亞 伯 拉 罕 的 日 子 , 那 地 有 一 次 饑 荒 ; 這 時 又 有 饑 荒 , 以 撒 就 往 基 拉 耳 去 , 到 非 利 士 人 的 王 亞 比 米 勒 那 裡 。
2 R abbiguna wuu u muuqday isaga, oo wuxuu ku yidhi, Xagga Masar ha u dhaadhicin, laakiinse deg dhulka aan kuu sheegi doono.
耶 和 華 向 以 撒 顯 現 , 說 : 你 不 要 下 去 , 要 住 在 我 所 指 示 你 的 地 。
3 D hulkan qariib ahaan u deg, oo anna waan kula jiri doonaa, oo waan ku barakayn doonaa; waayo, adiga iyo farcankaaga ayaan dalalkan oo dhan siin doonaa, oo waxaan adkayn doonaa dhaartii aan ugu dhaartay aabbahaa Ibraahim.
你 寄 居 在 這 地 , 我 必 與 你 同 在 , 賜 福 給 你 , 因 為 我 要 將 這 些 地 都 賜 給 你 和 你 的 後 裔 。 我 必 堅 定 我 向 你 父 亞 伯 拉 罕 所 起 的 誓 。
4 F arcankaagana waxaan u tarmin doonaa sida xiddigaha samada, oo waxaan farcankaaga siin doonaa dalalkan oo dhan, farcankaagayna quruumaha dunida oo dhammu ku barakoobi doonaan;
我 要 加 增 你 的 後 裔 , 像 天 上 的 星 那 樣 多 , 又 要 將 這 些 地 都 賜 給 你 的 後 裔 。 並 且 地 上 萬 國 必 因 你 的 後 裔 得 福 ─
5 m axaa yeelay, Ibraahim baa addeecay codkaygii, wuxuuna dhawray wixii la ii dhawri lahaa, iyo xukummadaydii, iyo amarradaydii, iyo qaynuunnadaydii.
都 因 亞 伯 拉 罕 聽 從 我 的 話 , 遵 守 我 的 吩 咐 和 我 的 命 令 、 律 例 、 法 度 。
6 I sxaaqna wuxuu degganaa Geraar:
以 撒 就 住 在 基 拉 耳 。
7 o o dadkii meeshaas joogay baa naagtiisii ka warsaday, oo wuxuu yidhi, Iyadu waa walaashay: waayo, wuu ka cabsaday inuu yidhaahdo, Waa naagtaydii, oo wuxuu isyidhi, waaba intaasoo ay dadka meeshanu igu dilaan Rebeqah aawadeed, maxaa yeelay, way suurad quruxsanayd.
那 地 方 的 人 問 到 他 的 妻 子 , 他 便 說 : 那 是 我 的 妹 子 。 原 來 他 怕 說 : 是 我 的 妻 子 ; 他 心 裡 想 : 恐 怕 這 地 方 的 人 為 利 百 加 的 緣 故 殺 我 , 因 為 他 容 貌 俊 美 。
8 M arkuu halkaas wakhti dheer joogay ayaa Abimeleg oo ahaa boqorkii reer Falastiin daaqad ka fiiriyey, oo uu arkay Isxaaq oo naagtiisii Rebeqah la qooqaya.
他 在 那 裡 住 了 許 久 。 有 一 天 , 非 利 士 人 的 王 亞 比 米 勒 從 窗 戶 裡 往 外 觀 看 , 見 以 撒 和 他 的 妻 子 利 百 加 戲 玩 。
9 M arkaasuu Abimeleg Isxaaq u yeedhay, oo yidhi, Hubaal iyadu waa naagtaadii. De sidee baad ku tidhi, Waa walaashay? Isxaaqna wuxuu ku yidhi, Maxaa yeelay, waxaan is-idhi, Waaba intaasoo aad u dhimatid iyada aawadeed.
亞 比 米 勒 召 了 以 撒 來 , 對 他 說 : 他 實 在 是 你 的 妻 子 , 你 怎 麼 說 他 是 你 的 妹 子 ? 以 撒 說 : 我 心 裡 想 , 恐 怕 我 因 他 而 死 。
10 O o Abimelegna wuxuu ku yidhi, War waa maxay waxan aad nagu samaysay? Mid dadka ka mid ahu dhib yaraan buu ula jiifsan lahaa naagtaada, oo kolkaasaad eed noo soo jiidi lahayd.
亞 比 米 勒 說 : 你 向 我 們 做 的 是 甚 麼 事 呢 ? 民 中 險 些 有 人 和 你 的 妻 同 寢 , 把 我 們 陷 在 罪 裡 。
11 M arkaasaa Abimeleg wuxuu dadkii oo dhan ku amray, oo yidhi, Kii ninkan ama naagtiisa taabta hubaal naftaa laga qaadi doonaa.
於 是 亞 比 米 勒 曉 諭 眾 民 說 : 凡 沾 著 這 個 人 , 或 是 他 妻 子 的 , 定 要 把 他 治 死 。
12 I sxaaqna dhulkaasuu wax ku beertay, isla sannaddiina wuxuu helay boqol laab; Rabbiguna wuu barakeeyey isagii.
以 撒 在 那 地 耕 種 , 那 一 年 有 百 倍 的 收 成 。 耶 和 華 賜 福 給 他 ,
13 N inkiina wuu weynaaday, oo hor u maray, ilaa uu noqday nin aad u weyn,
他 就 昌 大 , 日 增 月 盛 , 成 了 大 富 戶 。
14 w uxuuna lahaa adhi iyo lo', iyo addoommo fara badan; markaasay reer Falastiin ka masayreen.
他 有 羊 群 牛 群 , 又 有 許 多 僕 人 , 非 利 士 人 就 嫉 妒 他 。
15 C eelashii addoommada aabbihiis qodeen oo dhan waagii aabbihiis Ibraahim noolaa ayay reer Falastiin hore u awdeen oo ciid uga buuxiyeen.
當 他 父 親 亞 伯 拉 罕 在 世 的 日 子 , 他 父 親 的 僕 人 所 挖 的 井 , 非 利 士 人 全 都 塞 住 , 填 滿 了 土 。
16 A bimelegna wuxuu Isxaaq ku yidhi, Naga tag; waayo, aad baad nooga xoog badan tahay.
亞 比 米 勒 對 以 撒 說 : 你 離 開 我 們 去 罷 。 因 為 你 比 我 們 強 盛 得 多 。
17 M arkaasaa Isxaaq halkaas ka tegey, oo dooxadii Geraar degay, halkaasuuna joogay.
以 撒 就 離 開 那 裡 , 在 基 拉 耳 谷 支 搭 帳 棚 , 住 在 那 裡 。
18 K olkaasaa Isxaaq mar kale qoday ceelashii biyaha oo ay qodeen waagii aabbihiis Ibraahim noolaa, waayo, reer Falastiin baa awday markii Ibraahim dhintay ka dib, oo wuxuu magacyadoodii u bixiyey magacyadii aabbihiis Ibraahim u bixiyey.
當 他 父 親 亞 伯 拉 罕 在 世 之 日 所 挖 的 水 井 因 非 利 士 人 在 亞 伯 拉 罕 死 後 塞 住 了 , 以 撒 就 重 新 挖 出 來 , 仍 照 他 父 親 所 叫 的 叫 那 些 井 的 名 字 。
19 M arkaasaa addoommadii Isxaaq dooxadii qodeen, oo waxay ka heleen ceel durdur ah.
以 撒 的 僕 人 在 谷 中 挖 井 , 便 得 了 一 口 活 水 井 。
20 M arkaasaa xoolojirradii reer Geraar la dirireen xoolojirradii Isxaaq, iyagoo leh, Biyaha annagaa leh. Ceelka magiciisiina wuxuu u bixiyey Ceseq, maxaa yeelay, way la dirireen isagii.
基 拉 耳 的 牧 人 與 以 撒 的 牧 人 爭 競 , 說 : 這 水 是 我 們 的 。 以 撒 就 給 那 井 起 名 叫 埃 色 ( 就 是 相 爭 的 意 思 ) , 因 為 他 們 和 他 相 爭 。
21 C eel kalena way qodeen, oo kaasna way kula dirireen, markaasuu magiciisii u bixiyey Sitnah.
以 撒 的 僕 人 又 挖 了 一 口 井 , 他 們 又 為 這 井 爭 競 , 因 此 以 撒 給 這 井 起 名 叫 西 提 拿 ( 就 是 為 敵 的 意 思 ) 。
22 K olkaasuu meeshaas ka guuray, oo wuxuu qoday ceel kale; kaasna kulama ay diririn; magiciisiina wuxuu u bixiyey Rexobod, oo wuxuu yidhi, Haatan Rabbigu meel buu noo banneeyey, oo dalka waannu ku badnaynaa.
以 撒 離 開 那 裡 , 又 挖 了 一 口 井 , 他 們 不 為 這 井 爭 競 了 , 他 就 給 那 井 起 名 叫 利 河 伯 ( 就 是 寬 闊 的 意 思 ) 。 他 說 : 耶 和 華 現 在 給 我 們 寬 闊 之 地 , 我 們 必 在 這 地 昌 盛 。
23 M arkaasuu halkaas ka tegey, oo wuxuu u kacay Bi'ir Shebac.
以 撒 從 那 裡 上 別 是 巴 去 。
24 O o isla habeenkaas ayaa Rabbigu u muuqday isagii oo ku yidhi, Waxaan ahay aabbahaa Ibraahim Ilaahiisa. Ha cabsan, waayo, waan kula jiraa, oo waan ku barakayn doonaa, farcankaagana waan tarmin doonaa addoonkaygii Ibraahim aawadiis.
當 夜 耶 和 華 向 他 顯 現 , 說 : 我 是 你 父 親 亞 伯 拉 罕 的 神 , 不 要 懼 怕 ! 因 為 我 與 你 同 在 , 要 賜 福 給 你 , 並 要 為 我 僕 人 亞 伯 拉 罕 的 緣 故 , 使 你 的 後 裔 繁 多 。
25 K olkaasuu halkaas ka dhisay meel allabari, oo magaca Rabbiga ku baryootamay, halkaas buuna teendhadiisii ka dhisay, markaasaa addoommadii Isxaaq halkaas ceel ka qodeen.
以 撒 就 在 那 裡 築 了 一 座 壇 , 求 告 耶 和 華 的 名 , 並 且 支 搭 帳 棚 ; 他 的 僕 人 便 在 那 裡 挖 了 一 口 井 。
26 D abadeedna Abimeleg iyo saaxiibkiis Axusad, iyo Fiikol oo ahaa madaxda ciidankiisa ayaa Geraar ka tegey oo Isxaaq u kacay.
亞 比 米 勒 , 同 他 的 朋 友 亞 戶 撒 和 他 的 軍 長 非 各 , 從 基 拉 耳 來 見 以 撒 。
27 M arkaasaa Isxaaq ku yidhi, Maxaad iigu timaadeen, waabad i neceb tihiine, oo aad iska kay erideene?
以 撒 對 他 們 說 : 你 們 既 然 恨 我 , 打 發 我 走 了 , 為 甚 麼 到 我 這 裡 來 呢 ?
28 O o waxay yidhaahdeen, Caddaan baannu u aragnay in Rabbigu kula jiro; oo waxaannu nidhi, Annaga iyo adiga dhaaru ha inoo dhexayso oo aynu axdi dhiganno,
他 們 說 : 我 們 明 明 的 看 見 耶 和 華 與 你 同 在 , 便 說 , 不 如 我 們 兩 下 彼 此 起 誓 , 彼 此 立 約 ,
29 i naadan wax na yeelayn, sidii annana aannan kuu taaban, oo aannan waxba kuugu samayn wanaag mooyaane, oo aannu nabad kuugu dirnay. Adigu hadda waxaad tahay kan Rabbigu barakeeyey.
使 你 不 害 我 們 , 正 如 我 們 未 曾 害 你 , 一 味 的 厚 待 你 , 並 且 打 發 你 平 平 安 安 的 走 。 你 是 蒙 耶 和 華 賜 福 的 了 。
30 D iyaafad buuna u sameeyey, wayna cuneen oo cabbeen.
以 撒 就 為 他 們 設 擺 筵 席 , 他 們 便 吃 了 喝 了 。
31 K olkaasay aroor hore kaceen, oo isu dhaardhaarteen: markaasaa Isxaaq iska diray, iyana nabad bay kaga ambabbaxeen.
他 們 清 早 起 來 彼 此 起 誓 。 以 撒 打 發 他 們 走 , 他 們 就 平 平 安 安 的 離 開 他 走 了 。
32 O o isla maalintaas ayay addoommadii Isxaaq yimaadeen, oo ay uga warrameen ceelkii ay qodeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Biyaannu helnay.
那 一 天 , 以 撒 的 僕 人 來 , 將 挖 井 的 事 告 訴 他 說 : 我 們 得 了 水 了 。
33 M arkaasuu u bixiyey Shebcaah; sidaas daraaddeed magaaladaas magaceeda waxaa ilaa maantadan la yidhaahdaa Bi'ir Shebac.
他 就 給 那 井 起 名 叫 示 巴 ; 因 此 那 城 叫 做 別 是 巴 , 直 到 今 日 。
34 C eesaw markuu afartan sannadood jiray ayuu guursaday Yuhuudiid ina Be'eerii kii reer Xeed, iyo Basmad ina Eeloon kii reer Xeed.
以 掃 四 十 歲 的 時 候 娶 了 赫 人 比 利 的 女 兒 猶 滴 , 與 赫 人 以 倫 的 女 兒 巴 實 抹 為 妻 。
35 K uwaasuna Isxaaq iyo Rebeqah ayay caloolxumo geliyeen.
他 們 常 使 以 撒 和 利 百 加 心 裡 愁 煩 。