1 Tesaloniika 1 ~ 帖 撒 羅 尼 迦 前 書 1

picture

1 A nnagoo ah Bawlos iyo Silwanos iyo Timoteyos waxaannu warqaddan u qoraynaa dadka Tesaloniika kiniisaddooda oo ku jirta Ilaaha Aabbaha ah iyo Rabbi Ciise Masiix. Nimco ha idinla jirto iyo nabadu.

保 羅 、 西 拉 、 提 摩 太 寫 信 給 帖 撒 羅 尼 迦 在 父 神 和 主 耶 穌 基 督 裡 的 教 會 。 願 恩 惠 平 安 歸 與 你 們 !

2 H ad iyo goorba Ilaah baannu idiinku mahadnaqnaa kulligiin, annagoo baryadayada idinku xusuusanayna.

我 們 為 你 們 眾 人 常 常 感 謝 神 , 禱 告 的 時 候 提 到 你 們 ,

3 W axaannu joogsila'aan Ilaaheenna oo ah Aabbeheenna hortiis ku xusuusannaa shuqulka rumaysadkiinna iyo hawsha jacaylkiinna iyo dulqaadashada rajadiinna ee ku jira Rabbigeenna Ciise Masiix.

在 神 我 們 的 父 面 前 , 不 住 的 記 念 你 們 因 信 心 所 做 的 工 夫 , 因 愛 心 所 受 的 勞 苦 , 因 盼 望 我 們 主 耶 穌 基 督 所 存 的 忍 耐 。

4 A nnagu waannu og nahay, walaalaha Ilaah jecel yahayow, in Ilaah idin doortay,

被 神 所 愛 的 弟 兄 阿 , 我 知 道 你 們 是 蒙 揀 選 的 ;

5 w aayo, injiilkayagu idiinkuma iman hadal oo keliya, laakiinse wuxuu kaloo idiinku yimid xoog iyo Ruuxa Quduuska ah iyo hubaal badan. Waad garanaysaan caynkaannu dhexdiinna ku ahayn idinka aawadiin.

因 為 我 們 的 福 音 傳 到 你 們 那 裡 , 不 獨 在 乎 言 語 , 也 在 乎 權 能 和 聖 靈 , 並 充 足 的 信 心 , 正 如 你 們 知 道 、 我 們 在 你 們 那 裡 , 為 你 們 的 緣 故 是 怎 樣 為 人 。

6 O o waxaad noqoteen kuwo ku dayda annaga iyo Rabbigaba, idinkoo ereyga ku helay dhib badan iyo farxadda Ruuxa Quduuska ah.

並 且 你 們 在 大 難 之 中 , 蒙 了 聖 靈 所 賜 的 喜 樂 , 領 受 真 道 就 效 法 我 們 , 也 效 法 了 主 ;

7 S idaas daraaddeed masaal baad u noqoteen kuwa rumaystay oo Makedoniya iyo Akhaya jooga oo dhan.

甚 至 你 們 作 了 馬 其 頓 和 亞 該 亞 所 有 信 主 之 人 的 榜 樣 。

8 W aayo, ereygii Rabbigaa idinka dhawaaqay, mana aha Makedoniya iyo Akhaya dhexdooda oo keliya, laakiinse rumaysadkiinna xagga Ilaah wuxuu gaadhay meel kasta; oo sidaas daraaddeed uma aannu baahnin inaannu wax nidhaahno.

因 為 主 的 道 從 你 們 那 裡 已 經 傳 揚 出 來 。 你 們 向 神 的 信 心 不 但 在 馬 其 頓 和 亞 該 亞 , 就 是 在 各 處 也 都 傳 開 了 ; 所 以 不 用 我 們 說 甚 麼 話 。

9 W aayo, iyaguba waxay ka warramaan wax nagu saabsan oo ah sidaannu idiinku soo galnay, iyo sidaad sanamyadii uga jeesateen oo Ilaah ugu soo jeesateen, inaad u adeegtaan Ilaaha nool oo runta ah,

因 為 他 們 自 己 已 經 報 明 我 們 是 怎 樣 進 到 你 們 那 裡 , 你 們 是 怎 樣 離 棄 偶 像 , 歸 向 神 , 要 服 事 那 又 真 又 活 的 神 ,

10 o o aad samada ka sugtaan Wiilkiisa uu kuwii dhintay ka soo sara kiciyey oo ah Ciisaha inaga samatabbixinaya cadhada imanaysa.

等 候 他 兒 子 從 天 降 臨 , 就 是 他 從 死 裡 復 活 的 ─ 那 位 救 我 們 脫 離 將 來 忿 怒 的 耶 穌 。