Efesos 1 ~ 以 弗 所 書 1

picture

1 A nigoo Bawlos ah, oo rasuul u ah Ciise Masiix xagga doonista Ilaah, waxaan warqaddan u qorayaa quduusiinta Efesos joogta iyo kuwa aaminka ah oo Ciise Masiix ku jira.

奉 神 旨 意 , 作 基 督 耶 穌 使 徒 的 保 羅 , 寫 信 給 在 以 弗 所 的 聖 徒 , 就 是 在 基 督 耶 穌 裡 有 忠 心 的 人 。

2 N imco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheenna ah iyo Rabbi Ciise Masiix. Barakooyin Ruuxa Ka Yimid

願 恩 惠 、 平 安 從 神 我 們 的 父 和 主 耶 穌 基 督 歸 與 你 們 !

3 A mmaanu ha u ahaato Ilaaha ah Aabbaha Rabbigeenna Ciise Masiix. Wuxuu Masiix inagu siiyey barako kasta oo Ruuxa ka timid ee ku jirta meelaha jannada,

願 頌 讚 歸 與 我 們 主 耶 穌 基 督 的 父 神 ! 他 在 基 督 裡 曾 賜 給 我 們 天 上 各 樣 屬 靈 的 福 氣 :

4 x ataa siduu inoogu doortay isaga dhexdiisa intaan dunida la aasaasin ka hor inaynu quduus ahaanno oo iin la'aanno isaga hortiisa, isagoo ina jecel,

就 如 神 從 創 立 世 界 以 前 , 在 基 督 裡 揀 選 了 我 們 , 使 我 們 在 他 面 前 成 為 聖 潔 , 無 有 瑕 疵 ;

5 o o hore inoogu doortay inuu inaga dhigto carruurtiisii xagga Ciise Masiix siduu doonayay oo ku farxay,

又 因 愛 我 們 , 就 按 著 自 己 意 旨 所 喜 悅 的 , 預 定 我 們 藉 著 耶 穌 基 督 得 兒 子 的 名 分 ,

6 i n la ammaano cisada nimcadiisa ee uu inagu siiyey kan uu jecel yahay.

使 他 榮 耀 的 恩 典 得 著 稱 讚 ; 這 恩 典 是 他 在 愛 子 裡 所 賜 給 我 們 的 。

7 I saga, sida ay hodantinimada nimcadiisu tahay, waxaynu dhiiggiisa ku leennahay madaxfurasho ah dembidhaafkeenna.

我 們 藉 這 愛 子 的 血 得 蒙 救 贖 , 過 犯 得 以 赦 免 , 乃 是 照 他 豐 富 的 恩 典 。

8 N imcadaas wuxuu inoogu badiyey xagga xigmadda iyo miyirka oo dhan,

這 恩 典 是 神 用 諸 般 智 慧 聰 明 , 充 充 足 足 賞 給 我 們 的 ;

9 o o wuxuu ina ogeysiiyey qarsoodiga doonistiisa siduu ugu farxay oo Masiixa ugu fikiray

都 是 照 他 自 己 所 預 定 的 美 意 , 叫 我 們 知 道 他 旨 意 的 奧 祕 ,

10 o o ugu talaggalay dhammaadka wakhtiga inuu Masiixa ku ururiyo wax kasta, waxa samooyinka ku jira iyo waxa dhulka joogaba.

要 照 所 安 排 的 , 在 日 期 滿 足 的 時 候 , 使 天 上 、 地 上 、 一 切 所 有 的 都 在 基 督 裡 面 同 歸 於 一 。

11 I sagaynu dhaxal ku helnay innagoo laynagu doortay qasdiga kan wax kasta kaga shaqeeya sida ay tahay talada doonistiisu,

我 們 也 在 他 裡 面 得 ( 或 作 : 成 ) 了 基 業 ; 這 原 是 那 位 隨 己 意 行 、 做 萬 事 的 , 照 著 他 旨 意 所 預 定 的 ,

12 i n kuweenna markii hore Masiixa wax ku rajeeyey aynu ahaanno kuwo aawadood lagu ammaano Ilaah cisadiisa.

叫 他 的 榮 耀 從 我 們 這 首 先 在 基 督 裡 有 盼 望 的 人 可 以 得 著 稱 讚 。

13 O o weliba idinku isagaad ku maqasheen ereyga runta ah, kaas oo ah injiilka badbaadadiinna, oo weliba idinku markii aad rumaysateen ayaa laydinku shaabadeeyey Ruuxa Quduuska ah oo uu ballanqaaday,

你 們 既 聽 見 真 理 的 道 , 就 是 那 叫 你 們 得 救 的 福 音 , 也 信 了 基 督 , 既 然 信 他 , 就 受 了 所 應 許 的 聖 靈 為 印 記 。

14 o o ah carbuuntii dhaxalkeenna xagga furashada hantida Ilaah in la ammaano cisadiisa. Bawlos Baryadiisii

這 聖 靈 是 我 們 得 基 業 的 憑 據 ( 原 文 作 : 質 ) , 直 等 到 神 之 民 ( 原 文 作 : 產 業 ) 被 贖 , 使 他 的 榮 耀 得 著 稱 讚 。

15 A nigu waxaan maqlay rumaysadkiinna xagga Rabbi Ciise, iyo jacaylka aad quduusiinta oo dhan u qabtaan, oo sidaas daraaddeed

因 此 , 我 既 聽 見 你 們 信 從 主 耶 穌 , 親 愛 眾 聖 徒 ,

16 m a joojiyo inaan Ilaah idiinku mahadnaqo. Baryadayda ayaan idinku soo xusuusanayaa,

就 為 你 們 不 住 的 感 謝 神 。 禱 告 的 時 候 , 常 題 到 你 們 ,

17 i n Ilaaha Rabbigeenna Ciise Masiix oo ah Aabbaha ammaanta uu ruuxa xigmadda iyo muujinta idinku siiyo aqoonta aad isaga taqaaniin.

求 我 們 主 耶 穌 基 督 的 神 , 榮 耀 的 父 , 將 那 賜 人 智 慧 和 啟 示 的 靈 賞 給 你 們 , 使 你 們 真 知 道 他 ,

18 O o waxaan Ilaah baryayaa in indhaha qalbigiinna la nuuriyo, si aad u ogaataan waxa ay tahay rajada yeedhistiisu, iyo waxa ay tahay hodantinimada ammaanta dhaxalkiisa ee ku jirta quduusiinta,

並 且 照 明 你 們 心 中 的 眼 睛 , 使 你 們 知 道 他 的 恩 召 有 何 等 指 望 , 他 在 聖 徒 中 得 的 基 業 有 何 等 豐 盛 的 榮 耀 ;

19 i yo waxa ay tahay weynaanta xooggiisa aan la koobi karin oo uu u hayo kuweenna rumaysan, sida uu u shaqeeyo xoogga itaalkiisa

並 知 道 他 向 我 們 這 信 的 人 所 顯 的 能 力 是 何 等 浩 大 ,

20 e e uu kaga shaqeeyey Masiixii, goortuu kuwii dhintay ka soo sara kiciyey, oo uu fadhiisiyey meelaha jannada xagga midigtiisa.

就 是 照 他 在 基 督 身 上 所 運 行 的 大 能 大 力 , 使 他 從 死 裡 復 活 , 叫 他 在 天 上 坐 在 自 己 的 右 邊 ,

21 O o wuxuu isaga ka sarreeysiiyey madax kasta, iyo amar kasta, iyo xoog kasta, iyo sayidnimo kasta, iyo magac kasta oo la magacaabay, mana aha wakhtigan oo keliya, laakiinse xataa kan imanaya.

遠 超 過 一 切 執 政 的 、 掌 權 的 、 有 能 的 、 主 治 的 , 和 一 切 有 名 的 ; 不 但 是 今 世 的 , 連 來 世 的 也 都 超 過 了 。

22 W ax kastana wuxuu ka hoosaysiiyey cagihiisa, oo wuxuu isaga madax wax kasta ka sarreeyaa uga dhigay kiniisadda,

又 將 萬 有 服 在 他 的 腳 下 , 使 他 為 教 會 作 萬 有 之 首 。

23 t aas oo ah jidhkiisa oo ah buuxidda kan wax kasta meel walba ku buuxiya.

教 會 是 他 的 身 體 , 是 那 充 滿 萬 有 者 所 充 滿 的 。