Luukos 9 ~ 路 加 福 音 9

picture

1 L aba-iyo-tobankii ayuu isugu yeedhay, wuxuuna siiyey xoog iyo amar ay jinniyada oo dhan ku saaraan oo ay cudurro ku bogsiiyaan.

耶 穌 叫 齊 了 十 二 個 門 徒 , 給 他 們 能 力 、 權 柄 , 制 伏 一 切 的 鬼 , 醫 治 各 樣 的 病 ,

2 W uuna diray inay boqortooyadii Ilaah ku wacdiyaan dadka oo ay bogsiiyaan kuwa buka.

又 差 遣 他 們 去 宣 傳 神 國 的 道 , 醫 治 病 人 ,

3 W uxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u qaadanina, ama ul, ama qandi, ama kibis, ama lacag. Laba khamiisna ha qaadanina.

對 他 們 說 : 行 路 的 時 候 , 不 要 帶 柺 杖 和 口 袋 , 不 要 帶 食 物 和 銀 子 , 也 不 要 帶 兩 件 褂 子 。

4 G uri alla gurigaad gashaan jooga, meeshaasna ka baxa.

無 論 進 那 一 家 , 就 住 在 那 裡 , 也 從 那 裡 起 行 。

5 K uwa alla kuwii aan idin soo dhowayn, markaad magaaladaas ka baxdaan siigada cagihiinna ka dhabaandhaba inay marag ka gees ah ku ahaato.

凡 不 接 待 你 們 的 , 你 們 離 開 那 城 的 時 候 , 要 把 腳 上 的 塵 土 跺 下 去 , 見 證 他 們 的 不 是 。

6 M arkaasay baxeen, oo tuulooyinka ayay dhex mareen, iyagoo injiilka ku wacdiyaya oo meel walbaba kuwa buka ku bogsiinaya. Herodos Waa Welwelay

門 徒 就 出 去 , 走 遍 各 鄉 宣 傳 福 音 , 到 處 治 病 。

7 M arkaasaa taliye Herodos maqlay waxa dhacay oo dhan, wuuna shakiyey, waayo, qaar baa yidhi, Yooxanaa ayaa kuwii dhintay ka soo sara kacay,

分 封 的 王 希 律 聽 見 耶 穌 所 作 的 一 切 事 , 就 游 移 不 定 ; 因 為 有 人 說 : 是 約 翰 從 死 裡 復 活 ;

8 q aarna waxay yidhaahdeen, Eliyaas ayaa soo muuqday, qaar kalena waxay yidhaahdeen, Nebi nebiyadii hore ah ayaa soo sara kacay.

又 有 人 說 : 是 以 利 亞 顯 現 ; 還 有 人 說 : 是 古 時 的 一 個 先 知 又 活 了 。

9 M arkaasaa Herodos wuxuu yidhi, Yooxanaa madaxaan ka gooyay, Yuu yahay kan aan waxan ka maqlayo? Oo wuxuu doonayay inuu arko. Waxaa Cunto La Siiyey Shan Kun Oo Nin

希 律 說 : 約 翰 我 已 經 斬 了 , 這 卻 是 甚 麼 人 ? 我 竟 聽 見 他 這 樣 的 事 呢 ? 就 想 要 見 他 。

10 R asuulladii markay soo noqdeen ayay isaga u sheegeen wixii ay sameeyeen. Wuuna waday oo keli ahaan u kaxeeyey magaalada Beytsayda la odhan jiray.

使 徒 回 來 , 將 所 作 的 事 告 訴 耶 穌 , 耶 穌 就 帶 他 們 暗 暗 的 離 開 那 裡 , 往 一 座 城 去 ; 那 城 名 叫 伯 賽 大 。

11 L aakiin dadkii badnaa, goortay ogaadeen, way soo raaceen. Markaasuuna iyaga soo dhoweeyey, oo wuxuu kala hadlay wax ku saabsan boqortooyadii. Ilaah, oo kuwii u baahnaa in la bogsiiyona wuu bogsiiyey.

但 眾 人 知 道 了 , 就 跟 著 他 去 ; 耶 穌 便 接 待 他 們 , 對 他 們 講 論 神 國 的 道 , 醫 治 那 些 需 醫 的 人 。

12 G oortii maalintii dhammaanaysay laba-iyo-tobankii ayaa yimid iyagoo ku leh, Dadka badan dir si ay u tagaan tuulooyinka iyo beeraha ku wareegsan, oo ay ugu hoydaan oo cunto uga helaan, waayo, meeshan cidlada ah ayaynu joognaa.

日 頭 快 要 平 西 , 十 二 個 門 徒 來 對 他 說 : 請 叫 眾 人 散 開 , 他 們 好 往 四 面 鄉 村 裡 去 借 宿 找 吃 的 , 因 為 我 們 這 裡 是 野 地 。

13 W uxuuse ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Annagu wax ka badan shan kibsood iyo laba kalluun ma hayno, inaannu tagno oo dadkan oo dhan cunto u soo iibinno maahee.

耶 穌 說 : 你 們 給 他 們 吃 罷 ! 門 徒 說 : 我 們 不 過 有 五 個 餅 , 兩 條 魚 , 若 不 去 為 這 許 多 人 買 食 物 就 不 夠 。

14 W aayo, waxay ku dhowaayeen shan kun oo nin. Wuxuu xertiisii ku yidhi, U fadhiisiya koox koox konton konton ah.

那 時 , 人 數 約 有 五 千 。 耶 穌 對 門 徒 說 : 叫 他 們 一 排 一 排 的 坐 下 , 每 排 大 約 五 十 個 人 。

15 S idaasay yeeleen oo wada fadhiisiyeen.

門 徒 就 如 此 行 , 叫 眾 人 都 坐 下 。

16 M arkaasuu wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay, ayuu barakeeyey, oo kala jejebiyey, oo xertiisii siiyey, inay dadkii badnaa hortooda dhigaan.

耶 穌 拿 著 這 五 個 餅 , 兩 條 魚 , 望 著 天 祝 福 , 擘 開 , 遞 給 門 徒 , 擺 在 眾 人 面 前 。

17 M arkaasay cuneen oo ka wada dhergeen; waxaana la guray jajabkii ka hadhay oo laba iyo toban dambiilood ah. Butros Wuxuu Qiray Inuu Ciise Yahay Masiixa

他 們 就 吃 , 並 且 都 吃 飽 了 ; 把 剩 下 的 零 碎 收 拾 起 來 , 裝 滿 了 十 二 籃 子 。

18 I ntuu keli ahaan u tukanayay, ayaa xertiisii la joogtay, markaasuu weyddiiyey isagoo leh, Dadkii badnaa yay igu sheegaan?

耶 穌 自 己 禱 告 的 時 候 , 門 徒 也 同 他 在 那 裡 。 耶 穌 問 他 們 說 : 眾 人 說 我 是 誰 ?

19 W ay u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Eliyaas, qaarna waxay yidhaahdeen, Nebi nebiyadii hore ah oo soo sara kacay.

他 們 說 : 有 人 說 是 施 洗 的 約 翰 ; 有 人 說 是 以 利 亞 ; 還 有 人 說 是 古 時 的 一 個 先 知 又 活 了 。

20 M arkaasuu wuxuu ku yidhi, Idinkuse yaad igu sheegtaan? Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Masiixii Ilaah. Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dhimashadiisa Iyo Sarakiciddiisa

耶 穌 說 : 你 們 說 我 是 誰 ? 彼 得 回 答 說 : 是 神 所 立 的 基 督 。

21 L aakiin wuu waaniyey oo wuxuu ku amray inaanay ninna waxaas u sheegin,

耶 穌 切 切 的 囑 咐 他 們 , 不 可 將 這 事 告 訴 人 ,

22 i sagoo leh, Waxay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmadu diidaan, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo. Waa In Nafta La Diido

又 說 : 人 子 必 須 受 許 多 的 苦 , 被 長 老 、 祭 司 長 、 和 文 士 棄 絕 , 並 且 被 殺 , 第 三 日 復 活 。

23 M arkaasuu wuxuu kulligood ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana maalin walba ha soo qaato oo ha i soo raaco.

耶 穌 又 對 眾 人 說 : 若 有 人 要 跟 從 我 , 就 當 捨 己 , 天 天 背 起 他 的 十 字 架 來 跟 從 我 。

24 W aayo, kan doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, laakiin kan naftiisa u lumiya aawaday, kaasaa badbaadin doona.

因 為 , 凡 要 救 自 己 生 命 ( 生 命 : 或 作 靈 魂 ; 下 同 ) 的 , 必 喪 掉 生 命 ; 凡 為 我 喪 掉 生 命 的 , 必 救 了 生 命 。

25 W aayo, nin maxay u taraysaa hadduu dunida oo dhan helo oo uu islumiyo oo khasaaro?

人 若 賺 得 全 世 界 , 卻 喪 了 自 己 , 賠 上 自 己 , 有 甚 麼 益 處 呢 ?

26 M axaa yeelay, ku alla kii ka xishooda aniga iyo ereygaygaba, Wiilka Aadanaha ayaa ka xishoon doona isaga, goortuu ku yimaado ammaantiisa iyo ammaanta Aabbihiis iyo tan malaa'igaha quduuska ah.

凡 把 我 和 我 的 道 當 作 可 恥 的 , 人 子 在 自 己 的 榮 耀 裡 , 並 天 父 與 聖 天 使 的 榮 耀 裡 降 臨 的 時 候 , 也 要 把 那 人 當 作 可 恥 的 。

27 L aakiin run baan idiin sheegayaa, Kuwa halkan taagan qaarkood sinaba dhimasho uma dhadhamin doonaan ilaa ay arkaan boqortooyada Ilaah. Ciise Muuqiisu Waa Isbeddelay

我 實 在 告 訴 你 們 , 站 在 這 裡 的 , 有 人 在 沒 嘗 死 味 以 前 , 必 看 見 神 的 國 。

28 A bbaaraha siddeed maalmood hadalladan dabadood waxaa dhacay inuu waday Butros, iyo Yooxanaa, iyo Yacquub, oo buurtuu fuulay inuu ku tukado,

說 了 這 話 以 後 約 有 八 天 , 耶 穌 帶 著 彼 得 、 約 翰 、 雅 各 上 山 去 禱 告 。

29 o o intuu tukanayay, araggii wejigiisa ayaa si kale noqday, dharkiisuna caddaan ayuu la dhalaalayay.

正 禱 告 的 時 候 , 他 的 面 貌 就 改 變 了 , 衣 服 潔 白 放 光 。

30 O o bal eeg, laba nin ayaa la hadlayay isaga, waxayna ahaayeen Muuse iyo Eliyaas,

忽 然 有 摩 西 、 以 利 亞 兩 個 人 同 耶 穌 說 話 ;

31 o o ammaan ku soo muuqday, oo waxay kala hadlayeen dhimashadiisa uu Yeruusaalem dhowaan ku dhammayn lahaa.

他 們 在 榮 光 裡 顯 現 , 談 論 耶 穌 去 世 的 事 , 就 是 他 在 耶 路 撒 冷 將 要 成 的 事 。

32 L aakiin Butros iyo kuwii la jiray ayaa hurdo la cuslaaday; oo goortay tooseen ayay arkeen ammaantiisa iyo labadii nin oo la taagan.

彼 得 和 他 的 同 伴 都 打 盹 , 既 清 醒 了 , 就 看 見 耶 穌 的 榮 光 , 並 同 他 站 著 的 那 兩 個 人 。

33 K olkay ka tegayeen waxaa dhacay in Butros ku yidhi Ciise, Macallimow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno, haddaba saddex waab aannu ka dhisno, mid adaan ku dhisaynaa, midna Muuse, midna Eliyaas, waayo, ma uu garanaynin wuxuu leeyahay.

二 人 正 要 和 耶 穌 分 離 的 時 候 , 彼 得 對 耶 穌 說 : 夫 子 , 我 們 在 這 裡 真 好 ! 可 以 搭 三 座 棚 , 一 座 為 你 , 一 座 為 摩 西 , 一 座 為 以 利 亞 。 他 卻 不 知 道 所 說 的 是 甚 麼 。

34 I ntuu waxaas lahaa, waxaa timid daruur oo iyagay hadhaysay, wayna baqeen kolkay daruurtii galeen.

說 這 話 的 時 候 , 有 一 朵 雲 彩 來 遮 蓋 他 們 ; 他 們 進 入 雲 彩 裡 就 懼 怕 。

35 D aruurtiina waxaa ka yimid cod leh, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay ee maqla isaga.

有 聲 音 從 雲 彩 裡 出 來 , 說 : 這 是 我 的 兒 子 , 我 所 揀 選 的 ( 有 古 卷 : 這 是 我 的 愛 子 ) , 你 們 要 聽 他 。

36 G oortii codkii ahaaday Ciise keliya ayaa la arkay; markaasay iska aamuseen, oo maalmahaas ninna uma ay sheegin wixii ay arkeen. Wiilkii Jinniga Qabay Waa La Bogsiiyey

聲 音 住 了 , 只 見 耶 穌 一 人 在 那 裡 。 當 那 些 日 子 , 門 徒 不 提 所 看 見 的 事 , 一 樣 也 不 告 訴 人 。

37 M aalintii xigtay, goortay buurta ka soo degeen, waxaa dhacay in dad badni la kulmay isaga.

第 二 天 , 他 們 下 了 山 , 就 有 許 多 人 迎 見 耶 穌 。

38 O o bal eeg, nin dadkii badnaa ka mid ah ayaa qayliyey isagoo leh, Macallimow, waxaan kaa baryayaa inaad wiilkayga eegto, waayo, waa madigayga,

其 中 有 一 人 喊 叫 說 : 夫 子 ! 求 你 看 顧 我 的 兒 子 , 因 為 他 是 我 的 獨 生 子 。

39 o o bal eeg, jinni baa qabsada, oo dhaqsiba wiilkaa qayliya, jinniguna waa gilgilaa, oo wiilku afkuu ka xumbeeyaa; dhib ayaa jinnigu kaga baxaa, isagoo aad u burburinaya.

他 被 鬼 抓 住 就 忽 然 喊 叫 ; 鬼 又 叫 他 抽 瘋 , 口 中 流 沫 , 並 且 重 重 的 傷 害 他 , 難 以 離 開 他 。

40 W axaan xertaada ka baryay inay ka saaraan, wayna kari waayeen.

我 求 過 你 的 門 徒 , 把 鬼 趕 出 去 , 他 們 卻 是 不 能 。

41 M arkaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Qarni yahow rumaysadka daranu oo madaxa adagu, ilaa goormaan idinla jiri doonaa, oo ilaa goormaan idiin dulqaadan doonaa? Wiilkaaga halkan keen.

耶 穌 說 : 噯 ! 這 又 不 信 又 悖 謬 的 世 代 阿 , 我 在 你 們 這 裡 , 忍 耐 你 們 要 到 幾 時 呢 ? 將 你 的 兒 子 帶 到 這 裡 來 罷 !

42 I ntuu weli soo socday, jinnigii ayaa jeexjeexay oo gilgilay. Markaasaa Ciise jinnigii wasakhda lahaa canaantay, wiilkiina ayuu bogsiiyey oo aabbihiis ku celiyey.

正 來 的 時 候 , 鬼 把 他 摔 倒 , 叫 他 重 重 的 抽 瘋 。 耶 穌 就 斥 責 那 污 鬼 , 把 孩 子 治 好 了 , 交 給 他 父 親 。

43 K ulli way ka wada yaabeen Ilaah weynaantiisa. Ciise Baa Mar Labaad Dhimashadiisa Sii Sheegay Laakiin intay kulligood la wada yaabsanaayeen wixii uu sameeyey oo dhan, wuxuu xertiisii ku yidhi,

眾 人 都 詫 異 神 的 大 能 ( 大 能 : 或 作 威 榮 ) 。 耶 穌 所 作 的 一 切 事 , 眾 人 正 希 奇 的 時 候 , 耶 穌 對 門 徒 說 :

44 H adalladanu ha galeen dhegihiinna, waayo, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelin doonaa.

你 們 要 把 這 些 話 存 在 耳 中 , 因 為 人 子 將 要 被 交 在 人 手 裡 。

45 L aakiin hadalkaas ayay garan waayeen, waana laga qariyey si ayna u garan, wayna ka cabsadeen inay hadalkas wax ka weyddiiyaan. Is-hoosaysiinta

他 們 不 明 白 這 話 , 意 思 乃 是 隱 藏 的 , 叫 他 們 不 能 明 白 , 他 們 也 不 敢 問 這 話 的 意 思 。

46 W axaa ka dhex kacday dood ay islahaayeen, Kee baa ahaan doonaa kan inoo weyn.

門 徒 中 間 起 了 議 論 , 誰 將 為 大 。

47 L aakiin Ciise markuu gartay fikirrada qalbigooda ayuu ilmo qaaday oo is-ag joojiyey,

耶 穌 看 出 他 們 心 中 的 議 論 , 就 領 一 個 小 孩 子 來 , 叫 他 站 在 自 己 旁 邊 ,

48 m arkaasuu ku yidhi iyaga, Ku alla kii magacayga ku aqbala ilmahan, wuu i aqbalaa, oo ku alla kii i aqbalaa, wuxuu aqbalaa kii i soo diray, waayo, kii idiinku wada yar, kaas ayaa u weyn. Midba Midka Kale Ha U Dulqaato

對 他 們 說 : 凡 為 我 名 接 待 這 小 孩 子 的 , 就 是 接 待 我 ; 凡 接 待 我 的 , 就 是 接 待 那 差 我 來 的 。 你 們 中 間 最 小 的 , 他 便 為 大 。

49 Y ooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya, oo waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco.

約 翰 說 : 夫 子 , 我 們 看 見 一 個 人 奉 你 的 名 趕 鬼 , 我 們 就 禁 止 他 , 因 為 他 不 與 我 們 一 同 跟 從 你 。

50 L aakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Ha u diidina, waayo, kan aan idinka gees ahayn waa idinla gees. Ciise Wuxuu U Kacay Yeruusaalem; Dadka Reer Samaariya Sooma Ay Dhowayn

耶 穌 說 : 不 要 禁 止 他 ; 因 為 不 敵 擋 你 們 的 , 就 是 幫 助 你 們 的 。

51 G oortii wakhtigii isaga kor loo qaadi lahaa uu dhowaaday, wuxuu wejigiisa u jeediyey inuu Yeruusaalem tago.

耶 穌 被 接 上 升 的 日 子 將 到 , 他 就 定 意 向 耶 路 撒 冷 去 ,

52 M arkaasuu hortiisa cid u diray, oo intay tageen ayay galeen tuulo reer Samaariya ah inay wax u diyaariyaan isaga.

便 打 發 使 者 在 他 前 頭 走 。 他 們 到 了 撒 瑪 利 亞 的 一 個 村 莊 , 要 為 他 預 備 。

53 I yaguse ma ay dhowayn, waayo, wejigiisa ayaa u jeeday xagga Yeruusaalem.

那 裡 的 人 不 接 待 他 , 因 他 面 向 耶 路 撒 冷 去 。

54 M arkaasaa xertiisii Yacquub iyo Yooxanaa goortay arkeen, waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, ma doonaysaa inaannu dab amarno inuu cirka ka soo dego oo baabbi'iyo?

他 的 門 徒 雅 各 、 約 翰 看 見 了 , 就 說 : 主 阿 , 你 要 我 們 吩 咐 火 從 天 上 降 下 來 燒 滅 他 們 , 像 以 利 亞 所 作 的 ( 有 古 卷 無 「 像 以 利 亞 所 作 的 」 數 字 ) 麼 ?

55 I saguse waa ku jeestay oo canaantay iyaga, oo ku yidhi, Garan maysaan caynkii ruuxa aad ka tihiin.

耶 穌 轉 身 責 備 兩 個 門 徒 , 說 : 你 們 的 心 如 何 , 你 們 並 不 知 道 。

56 M arkaasay waxay aadeen tuulo kale. Sida Loo Imtixaamo Kuwa Doonaya Inay Xer Noqdaan

人 子 來 不 是 要 滅 人 的 性 命 ( 或 作 : 靈 魂 ; 下 同 ) , 是 要 救 人 的 性 命 。 說 著 就 往 別 的 村 莊 去 了 ( 有 古 卷 只 有 五 十 五 節 首 句 , 五 十 六 節 末 句 ) 。

57 O o intay jidka ku socdeen nin baa ku yidhi isaga, Waan ku raacayaa meel alla meeshaad tagtidba.

他 們 走 路 的 時 候 , 有 一 人 對 耶 穌 說 : 你 無 論 往 那 裡 去 , 我 要 跟 從 你 。

58 M arkaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Dawacooyinku godad bay leeyihiin, shimbirraha cirkuna buulal bay leeyihiin, laakiin Wiilka Aadanahu meel uu madaxiisa dhigo ma leh.

耶 穌 說 : 狐 狸 有 洞 , 天 空 的 飛 鳥 有 窩 , 只 是 人 子 沒 有 枕 頭 的 地 方 。

59 M id kalena ayuu ku yidhi, I soo raac. Laakiin isagu wuxuu ku yidhi, Sayidow, horta ii oggolow inaan tago oo aabbahay soo aaso.

又 對 一 個 人 說 : 跟 從 我 來 ! 那 人 說 : 主 , 容 我 先 回 去 埋 葬 我 的 父 親 。

60 L aakiin wuxuu ku yidhi, Iska daa, meydadku ha aaseen meydadkooda, laakiin adigu bax oo boqortooyadii Ilaah ku naadi.

耶 穌 說 : 任 憑 死 人 埋 葬 他 們 的 死 人 , 你 只 管 去 傳 揚 神 國 的 道 。

61 M id kale ayaa yidhi, Sayidow, waan ku raacayaa, laakiin horta ii oggolow inaan kuwa gurigayga jooga ku soo idhaahdo, Nabadgelyo.

又 有 一 人 說 : 主 , 我 要 跟 從 你 , 但 容 我 先 去 辭 別 我 家 裡 的 人 。

62 C iise ayaa ku yidhi, Ma jiro nin gacantiisa mixaraatka saara oo dib u eega, oo u qalma boqortooyada Ilaah.

耶 穌 說 : 手 扶 著 犁 向 後 看 的 , 不 配 進 神 的 國 。