Falimaha Rasuullada 24 ~ 使 徒 行 傳 24

picture

1 K olkaasaa shan maalmood dabadeed waxaa yimid Ananiyas oo ahaa wadaadkii sare oo wata kuwo waayeellada ah iyo mid codkar ah oo Tertullos la odhan jiray; oo waxay taliyihii u sheegeen wax Bawlos ka gees ah.

過 了 五 天 , 大 祭 司 亞 拿 尼 亞 同 幾 個 長 老 , 和 一 個 辯 士 帖 士 羅 下 來 , 向 巡 撫 控 告 保 羅 。

2 O o markii loo yeedhay ayaa Tertullos wuxuu bilaabay inuu isagii dacweeyo, oo wuxuu yidhi, Adiga daraaddaa waxaannu ku raaxaysannaa nabad badan, oo dhaqaalahaaga aawadiisna xumaatooyinka waa laga hagaajiyaa quruuntan.

保 羅 被 提 了 來 , 帖 士 羅 就 告 他 說 :

3 A nnaguna si walba iyo meel walba ayaannu ku aqbalnaa, adigan Feelikos ah oo sharafka weyn lahow, oo aad iyo aad ayaannu ugu mahadnaqaynaa.

腓 力 斯 大 人 , 我 們 因 你 得 以 大 享 太 平 , 並 且 這 一 國 的 弊 病 , 因 著 你 的 先 見 得 以 更 正 了 ; 我 們 隨 時 隨 地 滿 心 感 謝 不 盡 。

4 L aakiin si aanan kuu sii daalin, waxaan kaa baryayaa inaad raxmaddaada nooga maqashid dhawr eray.

惟 恐 多 說 , 你 嫌 煩 絮 , 只 求 你 寬 容 聽 我 們 說 幾 句 話 。

5 M axaa yeelay, waxaannu aragnay in ninkanu yahay nin baas oo fidmad ka dhex kiciya Yuhuudda dunida joogta oo dhan, waana kan horgalaha u ah dariiqada Naasaraaniyiinta;

我 們 看 這 個 人 , 如 同 瘟 疫 一 般 , 是 鼓 動 普 天 下 眾 猶 太 人 生 亂 的 , 又 是 拿 撒 勒 教 黨 裡 的 一 個 頭 目 ,

6 o o wuxuu aad ugu dadaalay inuu macbudka nijaaseeyo; oo weliba annagu waan soo qabannay isagii, oo waxaannu ku xukumi lahayn wax sharcigayaga ku saabsan.

連 聖 殿 他 也 想 要 污 穢 ; 我 們 把 他 捉 住 了 。 ( 有 古 卷 在 此 有 : 要 按 我 們 的 律 法 審 問 ,

7 L aakiin waxaa yimid sirkaalkii sare oo Lusiyas la yidhaahdo, oo gacantayada xoog kaga baxshay isagii,

不 料 千 夫 長 呂 西 亞 前 來 , 甚 是 強 橫 , 從 我 們 手 中 把 他 奪 去 , 吩 咐 告 他 的 人 到 你 這 裡 來 。 )

8 o o wuxuu kuwii soo dacwaynayay ku amray inay hortaada yimaadaan. Isaga markaad adiga qudhaadu imtixaantid waad ka ogaan kari doontaa waxyaalahan aannu isaga ku dacwaynayno oo dhan.

你 自 己 究 問 他 , 就 可 以 知 道 我 們 告 他 的 一 切 事 了 。

9 O o Yuhuuddiina way ku darmadeen dacwadii iyagoo adkaynaya in waxyaalahaasu saas yihiin.

眾 猶 太 人 也 隨 著 告 他 說 : 事 情 誠 然 是 這 樣 。

10 O o markii taliyuhu u gacan haadiyey inuu hadlo, ayaa Bawlos u jawaabay oo wuxuu yidhi. Anigu waan ogahay inaad sannado badan quruuntan xaakin u ahayd, sababtaas daraaddeed anigoo aad u faraxsan ayaan isdaafacayaa.

巡 撫 點 頭 叫 保 羅 說 話 。 他 就 說 : 我 知 道 你 在 這 國 裡 斷 事 多 年 , 所 以 我 樂 意 為 自 己 分 訴 。

11 A digu waad ogaan karaysaa inayan laba iyo toban maalmood ka badnayn kolkii aan Yeruusaalem caabudidda u tegey.

你 查 問 就 可 以 知 道 , 從 我 上 耶 路 撒 冷 禮 拜 到 今 日 不 過 有 十 二 天 。

12 A nigoo qof la doodaya ama dad badan kicinaya laygama helin ama macbudka ama sunagogyada ama magaalada.

他 們 並 沒 有 看 見 我 在 殿 裡 , 或 是 在 會 堂 裡 , 或 是 在 城 裡 , 和 人 辯 論 , 聳 動 眾 人 。

13 K uumana ay caddayn karaan waxyaalihii ay imminka igu dacwaynayaan.

他 們 現 在 所 告 我 的 事 並 不 能 對 你 證 實 了 。

14 L aakiin tan baan kuu qiranayaa, inaan Ilaaha awowayaashayo ugu adeego sida Jidka ay yidhaahdaan dariiqo bidcinimo ah, anigoo rumaysan waxyaalaha sharcigu leeyahay oo dhan iyo waxyaalaha lagu qoray kitaabbadii nebiyada.

但 有 一 件 事 , 我 向 你 承 認 , 就 是 他 們 所 稱 為 異 端 的 道 , 我 正 按 著 那 道 事 奉 我 祖 宗 的 神 , 又 信 合 乎 律 法 的 和 先 知 書 上 一 切 所 記 載 的 ,

15 O o waxaan xagga Ilaah ka rajaynayaa waxyaalaha ay kuwan qudhooduba filanayaan, waana inay jiri doonto sarakicidda ay kuwa xaqa ah iyo kuwa aan xaqa ahayn soo sara kici doonaan.

並 且 靠 著 神 , 盼 望 死 人 , 無 論 善 惡 , 都 要 復 活 , 就 是 他 們 自 己 也 有 這 個 盼 望 。

16 T an ayaan ku dadaalayaa inaan had iyo goorba qabo qalbi aan xumaan u keenin xagga Ilaah iyo xagga dadba.

我 因 此 自 己 勉 勵 , 對 神 對 人 , 常 存 無 虧 的 良 心 。

17 H addaba sannado badan dabadeed ayaan waxaan u imid inaan quruuntayda u keeno sadaqooyin iyo qurbaanno.

過 了 幾 年 , 我 帶 著 賙 濟 本 國 的 捐 項 和 供 獻 的 物 上 去 。

18 M arkaan kuwaas keenayay ayay macbudka iga heleen, anigoo daahirsamay, oo aan dad badan la joogin, oo aan buuq ku jirin; laakiin waxaa joogay kuwo Yuhuud ah oo Aasiya ka yimid

正 獻 的 時 候 , 他 們 看 見 我 在 殿 裡 已 經 潔 淨 了 , 並 沒 有 聚 眾 , 也 沒 有 吵 嚷 , 惟 有 幾 個 從 亞 西 亞 來 的 猶 太 人 。

19 k uwaasoo ay waajib ahayd inay halkan hortaada joogaan oo ay i dacweeyaan haddii ay wax igu haystaan.

他 們 若 有 告 我 的 事 , 就 應 當 到 你 面 前 來 告 我 。

20 H addii kalese nimankan qudhoodu ha sheegeen xaqdarradii ay igu heleen markii aan shirka hor istaagay,

即 或 不 然 , 這 些 人 若 看 出 我 站 在 公 會 前 , 有 妄 為 的 地 方 , 他 們 自 己 也 可 以 說 明 。

21 h addii ayan ahayn codkan keliya oo aan ku dhawaaqay markaan iyaga dhex taagnaa oo idhi, Wax ku saabsan sarakicidda kuwii dhintay ayaad maanta igu xukumaysaan. Feelikos Baa Xaajadii Dib U Dhigay

縱 然 有 , 也 不 過 一 句 話 , 就 是 我 站 在 他 們 中 間 大 聲 說 : 我 今 日 在 你 們 面 前 受 審 , 是 為 死 人 復 活 的 道 理 。

22 L aakiin Feelikos oo aad u sii garanaya wax ku saabsan Jidka ayaa xaajadoodii dib u dhigay oo yidhi, Kolkii sirkaalka sare oo Lusiyas ah yimaado ayaan xaajadiinna dhammaan u garan doonaa.

腓 力 斯 本 是 詳 細 曉 得 這 道 , 就 支 吾 他 們 說 : 且 等 千 夫 長 呂 西 亞 下 來 , 我 要 審 斷 你 們 的 事 。

23 M arkaasuu boqol-u-taliyihii ku amray in la ilaaliyo isagoo aan xidhnayn oo aan saaxiibbadiis laga joojin inay u adeegaan.

於 是 吩 咐 百 夫 長 看 守 保 羅 , 並 且 寬 待 他 , 也 不 攔 阻 他 的 親 友 來 供 給 他 。

24 L aakiin dhawr maalmood dabadeed ayaa Feelikos yimid isagoo ay naagtiisa Darusilla oo Yahuudiyad ahayd la socoto, oo wuxuu u cid dirsaday Bawlos, oo wuxuu ka maqlay wax ku saabsan rumaysadkuu rumaystay Ciise Masiix.

過 了 幾 天 , 腓 力 斯 和 他 夫 人 ─ 猶 太 的 女 子 土 西 拉 ─ 一 同 來 到 , 就 叫 了 保 羅 來 , 聽 他 講 論 信 基 督 耶 穌 的 道 。

25 O o intuu kala hadlayay xaqnimada iyo iscelinta iyo xukunka imanaya, ayaa Feelikos cabsaday oo u jawaabay oo ku yidhi, Haatan iska tag; oo markaan wakhti wanaagsan helo ayaan kuu yeedhan doonaa.

保 羅 講 論 公 義 、 節 制 , 和 將 來 的 審 判 。 腓 力 斯 甚 覺 恐 懼 , 說 : 你 暫 且 去 罷 , 等 我 得 便 再 叫 你 來 。 保 羅 講 論 公 義 、 節 制 , 和 將 來 的 審 判 。 腓 力 斯 甚 覺 恐 懼 , 說 : 你 暫 且 去 罷 , 等 我 得 便 再 叫 你 來 。

26 W uxuu rajaynayay in Bawlos lacag siiyo isagii, sidaas daraaddeed ayuu marar badan u soo cid diray oo la hadlay isagii.

腓 力 斯 又 指 望 保 羅 送 他 銀 錢 , 所 以 屢 次 叫 他 來 , 和 他 談 論 。

27 L aakiin markii laba sannadood dhammaatay waxaa Feelikos jagadiisa qaatay Borkiyos Feestos; Feelikosna isagoo doonaya inuu Yuhuuddii ka farxiyo ayuu Bawlos daayay isagoo xidhan.

過 了 兩 年 , 波 求 非 斯 都 接 了 腓 力 斯 的 任 ; 腓 力 斯 要 討 猶 太 人 的 喜 歡 , 就 留 保 羅 在 監 裡 。