Sabuurradii 56 ~ 詩 篇 56

picture

1 I laahow, ii naxariiso, waayo dad baa waxay doonayaan inay i liqaan; Maalinta oo dhan isagoo diriraya ayuu i dulmaa.

( 非 利 士 人 在 迦 特 拿 住 大 衛 。 那 時 , 他 作 這 金 詩 , 交 與 伶 長 。 調 用 遠 方 無 聲 鴿 。 ) 神 啊 , 求 你 憐 憫 我 , 因 為 人 要 把 我 吞 了 , 終 日 攻 擊 欺 壓 我 。

2 C adaawayaashaydu maalinta oo dhan waxay doonayaan inay i liqaan, Waayo, kuwa kibirka igula diriraa waa tiro badan yihiin.

我 的 仇 敵 終 日 要 把 我 吞 了 , 因 逞 驕 傲 攻 擊 我 的 人 甚 多 。

3 M arkaan cabsado, Waan isku kaa hallaynayaa.

我 懼 怕 的 時 候 要 倚 靠 你 。

4 I laah caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa, Waayo, Ilaah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo, Haddaba bal binu-aadmigu muxuu igu samayn karaa?

我 倚 靠 神 , 我 要 讚 美 他 的 話 ; 我 倚 靠 神 , 必 不 懼 怕 。 血 氣 之 輩 能 把 我 怎 麼 樣 呢 ?

5 M aalinta oo dhan erayadayda way qalloociyaan, Fikirradooda oo dhammu waa igu col si ay shar iigu sameeyaan.

他 們 終 日 顛 倒 我 的 話 ; 他 們 一 切 的 心 思 都 是 要 害 我 。

6 W ay isa soo wada urursadaan, oo way dhuuntaan, Oo waxay fiirsadaan tallaabooyinkayga, Markay gaadayaan naftayda.

他 們 聚 集 , 埋 伏 窺 探 我 的 腳 蹤 , 等 候 要 害 我 的 命 。

7 I yagu ma xumaan bay ku baxsan doonaan? Ilaahow, dadyowga adoo cadhaysan hoos u tuur.

他 們 豈 能 因 罪 孽 逃 脫 麼 ? 神 啊 , 求 你 在 怒 中 使 眾 民 墮 落 !

8 W aad og tahay warwareeggayga, Bal ilmadayda qaruuraddaada ku shub, Waayo, miyaanay buuggaaga ku qorrayn?

我 幾 次 流 離 , 你 都 記 數 ; 求 你 把 我 眼 淚 裝 在 你 的 皮 袋 裡 。 這 不 都 記 在 你 冊 子 上 麼 ?

9 M arkaasaa cadaawayaashaydu dib u noqon doonaan maalinta aan kuu yeedho, Waayo, waxaan ogahay in Ilaah ila jiro.

我 呼 求 的 日 子 , 我 的 仇 敵 都 要 轉 身 退 後 。 神 幫 助 我 , 這 是 我 所 知 道 的 。

10 I laah caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa, Oo Rabbigana caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa.

我 倚 靠 神 , 我 要 讚 美 他 的 話 我 倚 靠 耶 和 華 , 我 要 讚 美 他 的 話 。

11 I laah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo, Haddaba bal dad muxuu igu samayn karaa?

我 倚 靠 神 , 必 不 懼 怕 。 人 能 把 我 怎 麼 樣 呢 ?

12 I laahow, nidarradaada waan qabaa, Oo waxaan kuu bixinayaa qurbaanno mahadnaqid ah.

神 啊 , 我 向 你 所 許 的 願 在 我 身 上 ; 我 要 將 感 謝 祭 獻 給 你 。

13 W aayo, naftaydaad ka samatabbixisay dhimasho, Sow cagahayga dhicitin kama aad samatabbixin? Inaan Ilaah hortiisa ku socdo Iftiinka kuwa nool.

因 為 你 救 我 的 命 脫 離 死 亡 。 你 豈 不 是 救 護 我 的 腳 不 跌 倒 、 使 我 在 生 命 光 中 行 在 神 面 前 麼 ?