Markos 8 ~ 馬 可 福 音 8

picture

1 M aalmahaas dadkii aad buu u badnaa oo waxay cunaanna ma haysan, markaasaa Ciise xertiisii u yeedhay oo ku yidhi,

那 時 , 又 有 許 多 人 聚 集 , 並 沒 有 甚 麼 吃 的 。 耶 穌 叫 門 徒 來 , 說 :

2 D adka badan ayaan u naxariisanayaa, waayo, durba saddex maalmood ayay ila joogeen, oo waxay cunaanna ma haystaan.

我 憐 憫 這 眾 人 ; 因 為 他 們 同 我 在 這 裡 已 經 三 天 , 也 沒 有 吃 的 了 。

3 H addii aan guryahooda u diro, iyagoo sooman, jidkay ku itaalbeeli doonaan, waayo, qaarkood waxay ka yimaadeen meel fog.

我 若 打 發 他 們 餓 著 回 家 , 就 必 在 路 上 困 乏 , 因 為 其 中 有 從 遠 處 來 的 。

4 K olkaasaa xertiisii u jawaabtay, oo waxay ku yidhaahdeen, Meeshan cidlada ah xaggee looga heli karaa kibis dadkanu ka dhergaan?

門 徒 回 答 說 : 在 這 野 地 , 從 那 裡 能 得 餅 , 叫 這 些 人 吃 飽 呢 ?

5 G oortaasuu weyddiiyey, Immisa kibsood baad haysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba.

耶 穌 問 他 們 說 : 你 們 有 多 少 餅 ? 他 們 說 : 七 個 。

6 K olkaasuu dadkii badnaa ku amray inay dhulka fadhiistaan. Markaasuu toddobadii kibsood soo qaaday, oo goortuu ku mahadnaqay ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan. Markaasay dadkii badnaa hor dhigeen.

他 吩 咐 眾 人 坐 在 地 上 , 就 拿 著 這 七 個 餅 祝 謝 了 , 擘 開 , 遞 給 門 徒 , 叫 他 們 擺 開 , 門 徒 就 擺 在 眾 人 面 前 。

7 W axay haysteen in yar oo kalluun yaryar ah. Oo intuu barakeeyey, wuxuu ku amray inay kuwaasna hortooda dhigaan.

又 有 幾 條 小 魚 ; 耶 穌 祝 了 福 , 就 吩 咐 也 擺 在 眾 人 面 前 。

8 M arkaasay cuneen oo dhergeen; kolkaasay soo ururiyeen toddoba dambiilood oo ka buuxa jajabkii hadhay.

眾 人 都 吃 , 並 且 吃 飽 了 , 收 拾 剩 下 的 零 碎 , 有 七 筐 子 。

9 K uwii cunayna waxay ku dhowaayeen afar kun, markaasuu diray.

人 數 約 有 四 千 。 耶 穌 打 發 他 們 走 了 ,

10 K olkiiba xertiisii ayuu doonni la fuulay, oo wuxuu yimid dhinacyada Dalmanuuta. Ciise Baa Diiday Markii Calaamo La Weyddiistay

隨 即 同 門 徒 上 船 , 來 到 大 瑪 努 他 境 內 。

11 M arkaasaa Farrisiintu u soo baxday, oo waxay bilaabeen inay wax weyddiiyaan, oo waxay ka doonayeen inuu calaamo cirka ka tuso, si ay u jirrabaan.

法 利 賽 人 出 來 盤 問 耶 穌 , 求 他 從 天 上 顯 個 神 蹟 給 他 們 看 , 想 要 試 探 他 。

12 I ntuu ruuxiisa ka taahay ayuu yidhi, Qarnigan muxuu calaamo u doondoonayaa? Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarnigan calaamo lama siin doono.

耶 穌 心 裡 深 深 的 歎 息 , 說 : 這 世 代 為 甚 麼 求 神 蹟 呢 ? 我 實 在 告 訴 你 們 , 沒 有 神 蹟 給 這 世 代 看 。

13 M arkaasuu ka tegey oo haddana doonniduu fuulay oo dhanka kale u kacay. Ciise Baa Xertii Ku Canaantay Indhala'aantoodii

他 就 離 開 他 們 , 又 上 船 往 海 那 邊 去 了 。

14 X ertii waxay illoobeen inay kibis soo qaataan, oo doonnida kibis kuma ay haysan mid keliya maahane.

門 徒 忘 了 帶 餅 ; 在 船 上 除 了 一 個 餅 , 沒 有 別 的 食 物 。

15 M arkaasuu wuxuu ku amray, oo ku yidhi, Iska eega oo iska jira khamiirka Farrisiinta iyo khamiirka Herodos.

耶 穌 囑 咐 他 們 說 : 你 們 要 謹 慎 , 防 備 法 利 賽 人 的 酵 和 希 律 的 酵 。

16 M arkaasay isla wada hadleen, oo isku yidhaahdeen, Sababtaasu waa kibistii aannan haysan aawadeed.

他 們 彼 此 議 論 說 : 這 是 因 為 我 們 沒 有 餅 罷 。

17 C iise oo gartay ayaa ku yidhi, Maxaad isu la hadlaysaan? Ma kibistii aydnaan haysan aawadeed ba? Miyaydnaan weli arkin oo aydnaan garanaynin? Qalbigiinnu weli ma engegan yahay?

耶 穌 看 出 來 , 就 說 : 你 們 為 甚 麼 因 為 沒 有 餅 就 議 論 呢 ? 你 們 還 不 省 悟 , 還 不 明 白 麼 ? 你 們 的 心 還 是 愚 頑 麼 ?

18 I ndho baad leedihiin, miyaydnaan waxba arkaynin? Dhegona waad leedihiin, miyaydnaan waxba maqlaynin oo aydnaan xusuusnayn?

你 們 有 眼 睛 , 看 不 見 麼 ? 有 耳 朵 , 聽 不 見 麼 ? 也 不 記 得 麼 ?

19 G oortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban.

我 擘 開 那 五 個 餅 分 給 五 千 人 , 你 們 收 拾 的 零 碎 裝 滿 了 多 少 籃 子 呢 ? 他 們 說 : 十 二 個 。

20 O o goortii aan toddobadii kibsood afartii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba.

又 擘 開 那 七 個 餅 分 給 四 千 人 , 你 們 收 拾 的 零 碎 裝 滿 了 多 少 筐 子 呢 ? 他 們 說 : 七 個 。

21 W uxuuna ku yidhi, Miyaydnaan weli garanaynin? Ciise Wuxuu Bogsiiyey Nin Indhala' Oo Beytsayda Joogay

耶 穌 說 : 你 們 還 是 不 明 白 麼 ?

22 M arkaasay yimaadeen Beytsayda. Oo waxay u keeneen nin indha la' oo ay ka baryeen inuu taabto.

他 們 來 到 伯 賽 大 , 有 人 帶 一 個 瞎 子 來 , 求 耶 穌 摸 他 。

23 M arkaasuu ninkii indhaha la'aa gacanta qabtay, oo tuulada dibadda uga saaray, oo goortuu indhaha kaga tufay oo gacmihiisii saaray, wuxuu weyddiiyey, Wax ma arkaysaa?

耶 穌 拉 著 瞎 子 的 手 , 領 他 到 村 外 , 就 吐 唾 沫 在 他 眼 睛 上 , 按 手 在 他 身 上 , 問 他 說 : 你 看 見 甚 麼 了 ?

24 K or buu u eegay oo yidhi, Waxaan arkayaa niman, oo waxay ii le'eg yihiin sida geedo socda.

他 就 抬 頭 一 看 , 說 : 我 看 見 人 了 ; 他 們 好 像 樹 木 , 並 且 行 走 。

25 K olkaasuu mar kale gacmihiisii indhaha ka saaray. Markaasuu aad iyo aad wax u eegay, wuuna bogsaday, oo wax walba bayaan buu u arkay.

隨 後 又 按 手 在 他 眼 睛 上 , 他 定 睛 一 看 , 就 復 了 原 , 樣 樣 都 看 得 清 楚 了 。

26 K olkaasuu gurigiisii u diray, oo wuxuu ku yidhi, Tuulada ha gelin. Butros Wuxuu Qiray Inuu Ciise Yahay Masiixa

耶 穌 打 發 他 回 家 , 說 : 連 這 村 子 你 也 不 要 進 去 。

27 M arkaasaa Ciise iyo xertiisii waxay tageen oo galeen tuulooyinka Kaysariya Filibos. Xertiisii ayuu jidka ku weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Dadku yay igu sheegaan?

耶 穌 和 門 徒 出 去 , 往 該 撒 利 亞 腓 立 比 的 村 莊 去 ; 在 路 上 問 門 徒 說 : 人 說 我 是 誰 ?

28 W axay yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha, qaarna, Eliyaas, qaar kalena, Nebiyada midkood.

他 們 說 : 有 人 說 是 施 洗 的 約 翰 ; 有 人 說 是 以 利 亞 ; 又 有 人 說 是 先 知 裡 的 一 位 。

29 M arkaasuu weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Idinkuse yaad igu sheegtaan? Butros ayaa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waxaad tahay Masiixa.

又 問 他 們 說 : 你 們 說 我 是 誰 ? 彼 得 回 答 說 : 你 是 基 督 。

30 M arkaasuu ku amray inayan ninna isaga u sheegin. Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dhimashadiisa Iyo Sara Kiciddiisa

耶 穌 就 禁 戒 他 們 , 不 要 告 訴 人 。

31 K olkaasuu bilaabay inuu baro inay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmadu diidaan, oo la dilo, oo saddex maalmood dabadeed uu soo sara kaco.

從 此 , 他 教 訓 他 們 說 : 人 子 必 須 受 許 多 的 苦 , 被 長 老 、 祭 司 長 , 和 文 士 棄 絕 , 並 且 被 殺 , 過 三 天 復 活 。

32 H adalkaas bayaan buu ugu hadlay. Markaasaa Butros gees u waday oo bilaabay inuu canaanto.

耶 穌 明 明 的 說 這 話 , 彼 得 就 拉 著 他 , 勸 他 。

33 L aakiin Ciise markuu soo jeestay oo xertiisii eegay, ayuu Butros canaantay, oo wuxuu ku yidhi, Gadaal iga mar, Shayddaan yahow, waayo, waxyaalaha Ilaah kama fikirtid, waxaadse ka fikirtaa waxyaalaha dadka. Waa In Nafta La Diido

耶 穌 轉 過 來 , 看 著 門 徒 , 就 責 備 彼 得 說 : 撒 但 , 退 我 後 邊 去 罷 ! 因 為 你 不 體 貼 神 的 意 思 , 只 體 貼 人 的 意 思 。

34 G oortaasuu dadkii badnaa u yeedhay iyo xertiisiiba oo wuxuu ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana ha soo qaato oo ha i soo raaco.

於 是 叫 眾 人 和 門 徒 來 , 對 他 們 說 : 若 有 人 要 跟 從 我 , 就 當 捨 己 , 背 起 他 的 十 字 架 來 跟 從 我 。

35 K an doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, laakiin kan naftiisa u lumiya aawaday iyo injiilka aawadii, kaasaa badbaadin doona.

因 為 , 凡 要 救 自 己 生 命 ( 或 作 : 靈 魂 ; 下 同 ) 的 , 必 喪 掉 生 命 ; 凡 為 我 和 福 音 喪 掉 生 命 的 , 必 救 了 生 命 。

36 W aayo, nin maxay u taraysaa hadduu dunida oo dhan helo oo uu naftiisa lumiyo?

人 就 是 賺 得 全 世 界 , 賠 上 自 己 的 生 命 , 有 甚 麼 益 處 呢 ?

37 N in muxuu u bixiyaa naftiisa beddelkeeda?

人 還 能 拿 甚 麼 換 生 命 呢 ?

38 H addaba ku alla kii qarnigan dembiga iyo sinada leh kaga xishooda aniga iyo hadalkaygaba, Wiilka Aadanaha ayaa ka xishoon doona isaga markuu ammaantii Aabbihiis kula yimaado malaa'igaha quduuska ah.

凡 在 這 淫 亂 罪 惡 的 世 代 , 把 我 和 我 的 道 當 作 可 恥 的 , 人 子 在 他 父 的 榮 耀 裡 , 同 聖 天 使 降 臨 的 時 候 , 也 要 把 那 人 當 作 可 恥 的 。