1 W axaa jiray nin buka oo ah Laasaros reer Beytaniya ee joogay tuulada Maryan iyo walaasheed Maarta.
有 一 個 患 病 的 人 , 名 叫 拉 撒 路 , 住 在 伯 大 尼 , 就 是 馬 利 亞 和 他 姐 姐 馬 大 的 村 莊 。
2 M aryantaasu waxay ahayd tii Rabbiga cadar marisay oo cagihiisa timaheeda ku tirtirtay, oo walaalkeed Laasaros bukay.
這 馬 利 亞 就 是 那 用 香 膏 抹 主 , 又 用 頭 髮 擦 他 腳 的 ; 患 病 的 拉 撒 路 是 他 的 兄 弟 。
3 S idaa aawadeed walaalihii farriin bay Rabbiga u direen iyagoo leh, Sayidow, ogow, kii aad jeclayd waa bukaaye.
他 姐 妹 兩 個 就 打 發 人 去 見 耶 穌 , 說 : 主 阿 , 你 所 愛 的 人 病 了 。
4 L aakiin Ciise markuu taas maqlay wuxuu yidhi, Bukaankanu kan dhimashada ma ahaa, laakiin waa ammaanta Ilaah aawadeed in Wiilka Ilaah lagu ammaano.
耶 穌 聽 見 , 就 說 : 這 病 不 至 於 死 , 乃 是 為 神 的 榮 耀 , 叫 神 的 兒 子 因 此 得 榮 耀 。
5 C iise ayaa jeclaa Maarta iyo walaasheed iyo Laasaros.
耶 穌 素 來 愛 馬 大 和 他 妹 子 並 拉 撒 路 。
6 S idaa aawadeed markuu maqlay inuu buko, laba maalmood oo kale ayuu meeshuu joogay iska sii joogay.
聽 見 拉 撒 路 病 了 。 就 在 所 居 之 地 仍 住 了 兩 天 。
7 M arkaas dabadeed ayuu xertii ku yidhi, Yahuudiya aan haddana tagno.
然 後 對 門 徒 說 : 我 們 再 往 猶 太 去 罷 。
8 X ertii waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, Yuhuuddu waxay haddana doonayeen inay ku dhagxiyaan, ma waxaad mar kale u kacaysaa meeshaas?
門 徒 說 : 拉 比 , 猶 太 人 近 來 要 拿 石 頭 打 你 , 你 還 往 那 裡 去 麼 ?
9 C iise ayaa ugu jawaabay, Maalintu miyaanay laba iyo toban saacadood ahayn? Qof hadduu maalinta socdo ma turunturoodo, waayo, wuxuu arkaa iftiinka dunidan.
耶 穌 回 答 說 : 白 日 不 是 有 十 二 小 時 麼 ? 人 在 白 日 走 路 , 就 不 至 跌 倒 , 因 為 看 見 這 世 上 的 光 。
10 L aakiin qof hadduu habeenka socdo, wuu turunturoodaa, waayo, iftiinku kuma jiro isaga.
若 在 黑 夜 走 路 , 就 必 跌 倒 , 因 為 他 沒 有 光 。
11 W axyaalahaas ayuu ku hadlay, oo dabadeedto wuxuu ku yidhi iyaga, Saaxiibkeen Laasaros waa hurdaa, laakiin waan u tegayaa inaan soo toosiyo.
耶 穌 說 了 這 話 , 隨 後 對 他 們 說 : 我 們 的 朋 友 拉 撒 路 睡 了 , 我 去 叫 醒 他 。
12 S idaa daraaddeed xertii waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, hadduu hurdo wuu bogsanayaa.
門 徒 說 : 主 阿 , 他 若 睡 了 , 就 必 好 了 。
13 C iise wuxuu ka hadlayay dhimashadiisa, iyaguse waxay u maleeyeen inuu ka hadlayo nasashada hurdada.
耶 穌 這 話 是 指 著 他 死 說 的 , 他 們 卻 以 為 是 說 照 常 睡 了 。
14 C iise haddaba ayaa bayaan ugu yidhi, Laasaros waa dhintay.
耶 穌 就 明 明 的 告 訴 他 們 說 : 拉 撒 路 死 了 。
15 A nigu waa ku faraxsanahay aawadiin inaanan halkaas joogin si aad u rumaysataan, laakiin aan u tagno.
我 沒 有 在 那 裡 就 歡 喜 , 這 是 為 你 們 的 緣 故 , 好 叫 你 們 相 信 。 如 今 我 們 可 以 往 他 那 裡 去 罷 。
16 S idaa aawadeed Toomas, kii Didumos la odhan jiray, wuxuu ku yidhi xertii la socotay, Innaguna aan tagno si aynu ula dhimanno.
多 馬 , 又 稱 為 低 土 馬 , 就 對 那 同 作 門 徒 的 說 : 我 們 也 去 和 他 同 死 罷 。
17 H addaba markuu Ciise yimid wuxuu ogaaday inuu afar maalmood xabaasha ku jiray.
耶 穌 到 了 , 就 知 道 拉 撒 路 在 墳 墓 裡 已 經 四 天 了 。
18 H addana Beytaniya waa u dhowayd Yeruusaalem, oo waxay u jirtay qiyaas shan iyo toban istaadiyon.
伯 大 尼 離 耶 路 撒 冷 不 遠 , 約 有 六 里 路 。
19 Y uhuud badan waxay u yimaadeen Maarta iyo Maryan inay walaalkood uga tacsiyeeyaan.
有 好 些 猶 太 人 來 看 馬 大 和 馬 利 亞 , 要 為 他 們 的 兄 弟 安 慰 他 們 。
20 M aarta haddaba markay maqashay in Ciise imanayo, ayay ka hor tagtay, Maryanse gurigay iska fadhiday.
馬 大 聽 見 耶 穌 來 了 , 就 出 去 迎 接 他 ; 馬 利 亞 卻 仍 然 坐 在 家 裡 。
21 M arkaasaa Maarta waxay Ciise ku tidhi, Sayidow, haddaad halkan joogtid, walaalkay ma uu dhinteen.
馬 大 對 耶 穌 說 : 主 阿 , 你 若 早 在 這 裡 , 我 兄 弟 必 不 死 。
22 H adda waxaan garanayaa in wax alla waxaad Ilaah weyddiisatid uu ku siinayo.
就 是 現 在 , 我 也 知 道 , 你 無 論 向 神 求 甚 麼 , 神 也 必 賜 給 你 。
23 M arkaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Walaalkaa waa sara kici doonaa.
耶 穌 說 : 你 兄 弟 必 然 復 活 。
24 M aartaa ku tidhi, Waan garanayaa inuu kici doono wakhtiga sarakicidda ee maalinta u dambaysa.
馬 大 說 : 我 知 道 在 末 日 復 活 的 時 候 , 他 必 復 活 。
25 C iise ayaa ku yidhi, Anigu waxaan ahay sarakicidda iyo nolosha. Kii i rumaystaa, in kastoo uu dhinto, wuu noolaan doonaa.
耶 穌 對 他 說 : 復 活 在 我 , 生 命 也 在 我 。 信 我 的 人 雖 然 死 了 , 也 必 復 活 ,
26 K ii kasta oo nool oo i rumaystaa weligii ma dhiman doono. Waxan ma rumaysan tahay?
凡 活 著 信 我 的 人 必 永 遠 不 死 。 你 信 這 話 麼 ?
27 W axay ku tidhi, Haah, Sayidow, waan rumaysnahay inaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Ilaah ee dunida iman lahaa.
馬 大 說 : 主 阿 , 是 的 , 我 信 你 是 基 督 , 是 神 的 兒 子 , 就 是 那 要 臨 到 世 界 的 。
28 M arkay taas tidhi, way tagtay oo hoos ahaan ugu soo yeedhay walaasheed Maryan, oo waxay ku tidhi, Macallinkii halkan buu joogaa, waana kuu yeedhayaa.
馬 大 說 了 這 話 , 就 回 去 暗 暗 的 叫 他 妹 子 馬 利 亞 , 說 : 夫 子 來 了 , 叫 你 。
29 I yaduna kolkay maqashay, dhaqso bay u kacday oo u tagtay.
馬 利 亞 聽 見 了 , 就 急 忙 起 來 , 到 耶 穌 那 裡 去 。
30 C iise weli ma iman tuulada, laakiin wuxuu weli joogay meeshii Maarta kaga hor tagtay.
那 時 , 耶 穌 還 沒 有 進 村 子 , 仍 在 馬 大 迎 接 他 的 地 方 。
31 H addaba Yuhuuddii iyada guriga la joogtay oo u tacsiyaynaysay, markay arkeen Maryan inay dhaqso u kacday oo baxday, ayay raaceen, iyagoo u malaynaya inay xabaashii tegayso inay meeshaas ku baroorato.
那 些 同 馬 利 亞 在 家 裡 安 慰 他 的 猶 太 人 , 見 他 急 忙 起 來 出 去 , 就 跟 著 他 , 以 為 他 要 往 墳 墓 那 裡 去 哭 。
32 H addaba Maryan markay timid meeshii Ciise joogay oo ay aragtay isaga, waxay ku dhacday cagihiisa iyadoo ku leh, Sayidow, haddaad halkan joogtid, walaalkay ma uu dhinteen.
馬 利 亞 到 了 耶 穌 那 裡 , 看 見 他 , 就 俯 伏 在 他 腳 前 , 說 : 主 阿 , 你 若 早 在 這 裡 , 我 兄 弟 必 不 死 。
33 C iise haddaba markuu arkay iyadoo barooranaysa, iyo Yuhuuddii la socotay oo la barooranaysa, ayuu ka qalbi xumaaday, wuuna murugooday.
耶 穌 看 見 他 哭 , 並 看 見 與 他 同 來 的 猶 太 人 也 哭 , 就 心 裡 悲 歎 , 又 甚 憂 愁 ,
34 M arkaasuu yidhi, Xaggee baad dhigteen? Waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, kaalay oo arag.
便 說 : 你 們 把 他 安 放 在 那 裡 ? 他 們 回 答 說 : 請 主 來 看 。
35 C iise waa ooyay.
耶 穌 哭 了 。
36 S idaa daraaddeed Yuhuuddu waxay yidhaahdeen, Bal eega, siduu u jeclaa.
猶 太 人 就 說 : 你 看 他 愛 這 人 是 何 等 懇 切 。
37 Q aarkoodse waxay yidhaahdeen, Ninkan oo indhaha u furay kii indha la'aa, miyuusan wax ka samayn karin inuusan ninkaasu dhiman?
其 中 有 人 說 : 他 既 然 開 了 瞎 子 的 眼 睛 , 豈 不 能 叫 這 人 不 死 麼 ?
38 S idaa daraaddeed Ciise oo mar kale qalbi xumaaday ayaa xabaashii yimid. Waxay ahayd god, dhagax baana saarnaa.
耶 穌 又 心 裡 悲 歎 , 來 到 墳 墓 前 ; 那 墳 墓 是 個 洞 , 有 一 塊 石 頭 擋 著 。
39 C iise ayaa yidhi, Dhagaxa ka qaada. Maarta oo ahayd kii dhintay walaashiis, waxay ku tidhi, Sayidow, hadda wuu urayaa, waayo, afar maalmood buu mootanaa.
耶 穌 說 : 你 們 把 石 頭 挪 開 。 那 死 人 的 姐 姐 馬 大 對 他 說 : 主 阿 , 他 現 在 必 是 臭 了 , 因 為 他 死 了 已 經 四 天 了 。
40 C iise wuxuu ku yidhi, miyaanan kugu odhan, Haddaad rumaysatid, waxaad arki lahayd ammaanta Ilaah?
耶 穌 說 : 我 不 是 對 你 說 過 , 你 若 信 , 就 必 看 見 神 的 榮 耀 麼 ?
41 M arkaasay dhagaxii ka qaadeen. Ciisena indhihiisuu kor u taagay oo yidhi, Aabbow, waan kuugu mahadnaqayaa inaad i maqashay.
他 們 就 把 石 頭 挪 開 。 耶 穌 舉 目 望 天 , 說 : 父 阿 , 我 感 謝 你 , 因 為 你 已 經 聽 我 。
42 W aana ogaa inaad mar kasta i maqasho, laakiin dadkan badan oo hareerahayga taagan aawadood ayaan taas u idhi inay rumaystaan inaad adigu i soo dirtay.
我 也 知 道 你 常 聽 我 , 但 我 說 這 話 是 為 周 圍 站 著 的 眾 人 , 叫 他 們 信 是 你 差 了 我 來 。
43 M arkuu sidaas ku hadlay dabadeed wuxuu ku dhawaaqay cod weyn, Laasarosow, soo bax.
說 了 這 話 , 就 大 聲 呼 叫 說 : 拉 撒 路 出 來 !
44 M arkaasaa kii dhintay soo baxay, isagoo gacmaha iyo cagaha ay kafan kaga xidhan tahay, wejigana maro kaga xidhan tahay. Kolkaasuu Ciise wuxuu ku yidhi iyaga, Fura oo daaya, ha socdee. Wadaaddadii Sare Shirqool Bay Ciise U Dhigeen
那 死 人 就 出 來 了 , 手 腳 裹 著 布 , 臉 上 包 著 手 巾 。 耶 穌 對 他 們 說 , 解 開 , 叫 他 走 !
45 S idaa aawadeed qaar badan oo Yuhuuddii ah oo Maryan u yimid oo arkay wuxuu sameeyey ayaa rumaystay.
那 些 來 看 馬 利 亞 的 猶 太 人 見 了 耶 穌 所 做 的 事 , 就 多 有 信 他 的 ;
46 Q aarkoodse way u tageen Farrisiintii, oo waxay u sheegeen wuxuu Ciise sameeyey.
但 其 中 也 有 去 見 法 利 賽 人 的 , 將 耶 穌 所 做 的 事 告 訴 他 們 。
47 S idaa aawadeed wadaaddadii sare iyo Farrisiintii shir bay isugu yimaadeen oo yidhaahdeen, Maxaynu samaynaa? Waayo, ninkanu calaamooyin badan buu sameeyeye.
祭 司 長 和 法 利 賽 人 聚 集 公 會 , 說 : 這 人 行 好 些 神 蹟 , 我 們 怎 麼 辦 呢 ?
48 H addaynu sidaa u dayno, dhammaan way rumaysan doonaan isaga, oo dadka Roomana way iman doonaan, oo waxay qaadan doonaan meesheenna iyo quruunteenna.
若 這 樣 由 著 他 , 人 人 都 要 信 他 , 羅 馬 人 也 要 來 奪 我 們 的 地 土 和 我 們 的 百 姓 。
49 M idkood Kayafas la odhan jiray, oo wadaadka sare ahaa sannaddaas, wuxuu iyagii ku yidhi, Waxba garan maysaan,
內 中 有 一 個 人 , 名 叫 該 亞 法 , 本 年 作 大 祭 司 , 對 他 們 說 : 你 們 不 知 道 甚 麼 。
50 o o ka fiirsan maysaan inay idiin roon tahay in nin keli ahu dadka u dhinto oo aan quruunta oo dhammu lumin.
獨 不 想 一 個 人 替 百 姓 死 , 免 得 通 國 滅 亡 , 就 是 你 們 的 益 處 。
51 W axaas iskama odhan, laakiin isagoo ah wadaadka sare sannaddaas, wuxuu sii sheegay in Ciise quruunta u dhiman doono,
他 這 話 不 是 出 於 自 己 , 是 因 他 本 年 作 大 祭 司 , 所 以 預 言 耶 穌 將 要 替 這 一 國 死 ;
52 q uruuntii oo keliya uma aha, laakiin inuu mid keliya isugu soo ururiyo carruurtii Ilaah oo kala firidhsan.
也 不 但 替 這 一 國 死 , 並 要 將 神 四 散 的 子 民 都 聚 集 歸 一 。
53 H addaba maalintaas wixii ka dambeeyey waxay ku tashadeen inay dilaan.
從 那 日 起 , 他 們 就 商 議 要 殺 耶 穌 。
54 S idaa daraaddeed mar dambe Ciise bayaan uma dhex marin Yuhuudda, wuuse ka tegey meeshaas, ilaa meel u dhowayd cidlada, ilaa magaalo la yidhaahdo Efrayim, halkaasuuna xertii la joogay.
所 以 , 耶 穌 不 再 顯 然 行 在 猶 太 人 中 間 , 就 離 開 那 裡 往 靠 近 曠 野 的 地 方 去 , 到 了 一 座 城 , 名 叫 以 法 蓮 , 就 在 那 裡 和 門 徒 同 住 。
55 H adda Iidda Yuhuudda ee Kormaridda la yidhaahdaa waa dhowayd, kuwa badanna waxay u kaceen Yeruusaalem iyagoo dalka ka yimid Iiddii Kormaridda horteed inay isdaahiriyaan.
猶 太 人 的 逾 越 節 近 了 , 有 許 多 人 從 鄉 下 上 耶 路 撒 冷 去 , 要 在 節 前 潔 淨 自 己 。
56 S idaa daraaddeed ayay Ciise doondooneen, oo waxay isku yidhaahdeen, iyagoo macbudka dhex taagan, Maxay idinla tahay? Ma inuusan iidda imanaynin baa?
他 們 就 尋 找 耶 穌 , 站 在 殿 裡 彼 此 說 : 你 們 的 意 思 如 何 , 他 不 來 過 節 麼 ?
57 W adaaddadii sare iyo Farrisiintii waxay amar ku bixiyeen, Hadduu qof ogaado meeshuu joogo waa inuu sheego, ha la qabtee.
那 時 , 祭 司 長 和 法 利 賽 人 早 已 吩 咐 說 , 若 有 人 知 道 耶 穌 在 那 裡 , 就 要 報 明 , 好 去 拿 他 。